1.3k Oo Comments Hadad iga dhex aragto Legend ba tahay 😭🙏✊🏽 wlahy Heestan Wan Buha inay 50k dislikes Aygadhayso Marka iso sheega sxpyal😢👎🏿 From Spain 🇪🇸
@@gamerwolf2197 anigu kuma odhan can maha sed ufikirtaa horta lkin inuu ceepoopy ma cidpa loo sheegayaa na kanina muuna waxpa fhmyn adoona qoralka si ficn usoo akhrn reply hlasoo ordin abti
Runtii Nimco dareen in sidaas loo amano oo loo sharfo wey u qalantaa waayo waa fanaanad sumcad ku leh bulshada somaliyeed🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴, Lkn waxaan kala saari la’ahay iney Daarood- Ogadeen tahay iyo iney Isaaq tahay ama Hawiye, qofkii yaqaana hoos haku soo qoro mahadsanid ✋✌️👍🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️
Nabigu scw wuu idhi walalka hadad wax ka sheegto wad xamatay ashpti waxy dhaheen ka wrn nabi allow wxas laga sheegayo haday runtahay wuxu wa xata hadu yahay wa kugu denbi hadanu ahayna wad ka been aburatay o cirdigisa ayad meel uga dhacda》marka ninkan cirdigisa mel ha uga dhicina👍
Nimco dareen waxay ila muuqataa mid mar hore ku dhacday howsha waayo inpadan ayay jooogta hargeisa waxa iyadana qurbaha ka keenay ma yara any way filimku waa epsiode TWO incha allah inuu xalad yeesho ayaan rajaynayaa😂😂😂
Nimco Dareen waa fariid tashatay. Waxay is weydiisey hees lagu mashquulo oo 2 million daawato halkee ugu dhow? Jawaabti waxay noqotay : Cabdi Cajuun ay ka shidantahay gar iyo gardaraba - waanay ku guulaysatay khmaarkii ay dheeshay. Nimco good job abaayo!
Waxaa sharaf dhaca nin raga in loociil nin raga waxaa xurmaa gabadha in dhibkeeda la dhayo lakiin yaa og gafka ee geestay iyada yaa og dhawaaca assiga uu qabo 58k dis like cabdi askari ayeey dhabar jab ku tahay kuma aha ciise abdi askariyoow ma mudnid intaa balse dadkeena ayaa kula jeclaaday intaa iyagoo uwada dad shaqo idinka dhaxeeso🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅
‘’KA MAYDHO WIXII KUSOO MARAY’’
#HAPPY #18MAY #SOMALILANDIS30
waryaa waanu ku taageernaa ee jooji waxaa wadiid abdi askari wllo
Erayga xidhiidh midha dhala
Maal gali waa jaban yahay
nimcooy dareeneka ku qaatay kuma dhigo 😂😂😂
Anigu tagero ayaan kuahay ee lakin manta waa 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
Viva ABDI ASKARI TUBE viva
Wllo waadiga comentigyga akhrinaye
Ilaahay baan kugu dhaarshaye liketa hayla dhaafin wllo
9kun oo coment hadaad iga dhex aragto igula sali nabiga scw
Scw
Scw
SCW SCW SCW
Scw
Scw
Hurdadi ayaba igaga tagtay kusaliya xabiibkeena suuban scw❤❤❤❤🕌
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 22
Scw
Scw scw
Scw
Scw
Waa hubaa heestan inaa daawaneyso 2024 pls like ha ila dhaafin👍😊🤣
Waxaan daawanayaa 9 August 2024 from south africa
Ana wxa dawanayaa 20/7/24 from norway😅
@@ifrahmusesheikhabdulahi7615
Mash Allah ina adeer. Allah ku hafido. Aniguna Baydhabo kaa soo salameya 👋❤
Waa runtaa
@@MastarAadan-2 2025😭😂
Hadad wiil tahay oo intaso qorala iga dhex arktey wllhy wllkey qaliya tahay ❤️
Sido kale wllo wlzhy thy
Hadan Qaar Badani igu Ka QabsanayN Numperkaga Halka iigu So Qor Ayan Ku Odhan Lahaa 🤣😇
@@hamsehassan83 hhhh Anaka jogno iskabule eh
Keligaa ayaa lagu eegayaa
Anigo cabdi cajuun walaalkiiya comentigaga arkay isu badnow
7,4k haddad iga dhex aragtay illhay haku janeeyo adi iyo waalidkaaba🤲🏾🥰
Ameen 🥰🥰
War jeclideyda an manta duco ku hely😄🥰😍 sido kale wll
Ameeeen🥺
Amen
Aamin
3k hada iga dhex argtay ku sali nabiga Mohamed scw ♥️ scw ♥️
Scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️
Scw scw scw scw scw scw scw
scw
1M markay gaadhay hadaad daawanayso 🤣🙋♂️
👇
🤣🤣
Wan Ku saray wll
Hestan 1 year kadib dawady
@bidehassan aniga ka daran 2year leter❤❤
Heestaba wn dawan la ahy commenta aqris le ku jira inta ila midka ah likta haila dhafin 6.7K comment Ayyyy🥰🤣
Aniga igumasocoto
7.6k marayaa😀hada
Wlh aniga hita warafaday San uaqrinaye,
Kula mid ahy drs aisha
😂😂😂😂😂👎
1.3k Oo Comments Hadad iga dhex aragto Legend ba tahay 😭🙏✊🏽
wlahy Heestan Wan Buha inay 50k dislikes Aygadhayso Marka iso sheega sxpyal😢👎🏿
From Spain 🇪🇸
Waan kaadhex arkay hhhhhhhhhhh
1.8K ka so dhax arkay
Somaali faan jecla adna lagen baatahy
Nio 90 waa ku arkaa coment qorow kama daashid miyaa🤣🤣✌️
😂😂😂😂🖐
6.5k comant ina. Iga dhex aragtid wa i sharaf likta😍❤️
Sharfanid🥰
10k mar Kay gaarto hadaa ka danbayso. Cafimaad iyo mustaqbal fiican kuu rajaynayaa wll. Only single👍
Amiin wllo alla hakaa aqbalo muztaqbal fiicana hana siiyo dhamaantee
Thanks
Amiin yarabi 🤲
Thns 🙏
Aamin yaa rabi
inta sidaydaa comnka inay akhrido liketa hayla dhaafina 🤣 aar somali waa dad fani ah wlhi waan idin wataa gar iyo gardaraba
Wllhi ampa coment uso gLaY😂
nimaa inta nin ceeja kuluuliyay owyiri anaa kudhalay asoow yir beesa isii hadii kale waakugu macaradaa warkaas😂😂😂😂
1.5k Comment hadaa iga soo dhax hesho Cimriga alle hakuu barakeeyo I.a ❤🥰
Aamin wll0h
Ar tan yaa wax u sheego🤣🤣
Aamiin
Kkkkk
Amiin
3 k comments hadaad iga dhax aragtay adi iyo hooyada allaha idiin xifdiyo
Amin sdkle❤🤲
Aamin abowe sido kale
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Aamiin dhamaanteenba
Wan Ka Dhex Arkay Sido Kle ilhy ha Idin xifdiyo
9.7 k comments hadda iga aragtid ku salli Nabi Mohamed NNKH 🧡🤍❤
Scw scw
Salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam
Scw
Scw
Scw
cayaal xamar is muujiya😍🇸🇴
🇸🇴
Meeshu waa hargeysa libaxyadii geeska
@@usamajama3598 cuqdd ma naqaano cayaal xmr nahay sakiin laq
@@ciiloow9451 😂😂😂😂sax
Blaaayo ninkan
Hadad 9.4 igu dhex aragto ilahey awlad fican haku siiyo
Aameen adna sidoo kale wllkay alle haku sharfo
Aaamiin aamiin yrbi
Sidokle adna wllo🤲🤲🤲🤲
Aamiin😍
Aaamin yaa rabi
Amiiin
Awalan Asc marki xiga inta xanuunsan alle ha caafiyo koleey qoraalkeyga waad aqrineesaayee ha ilowin inaad igula saliso rasuulka SCW SCW❤ SCW wll likta ha iga iloowin bls🥺🙏
War see isleedahay ma blue makeup walaashi ba tahy
Scw scw scw
Scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Naf cajuun lakulantaa maharsatee musqul waydiidaa mahooyatee😀😀9.3k Waadba iga danbaysaaye likta igu sharaf
Hhhh wlhi waa sax sxb naf Cajun lakulnty dhib waa u yaal
Ewroarofitift
Adiga dadka maa alle wakiil uga tahay ,qofka wuu toobadkeeni karaa marko qaldamo marka stop doqonimada aad meesha la imaaneyso meeshan
@@hasanyuusuf451 hadii uutoobad keeno alla ayuu utoobad keenay lkn dhamaanteen waxaa xasuusanaa falkii xumaa uu ku,kacay
Nin gabar ceebeeyay nin maaha
Heesta waxa ka shidan commentska wa qoslay 7.5k hda iga dhax arakto sharafa ledahy
ninkan waxba lagu arkey😅😅
Maxaa lagu arkay ninyahow kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk comments waawada qosol miran
Wllshy ♥️🙏
Wan kaga jeda😂😂😂
🧐
Umadiina nabiga salintiisa halkaan keenaya , ma umad habaaran baa tihiin subhanallah. Umada somalida waaba la maray😭😭.
Waa cajiib wlhi marka horeba danbi baynu dhagaysanaynaa markasay halkana xabiibiki qaaliga ahaa keenayaan
Absolutely
Saliga nabiga in lays xasuusiyaa way fiicantay wllo
Heestaba waxa ka macaan komeentiga 😁 ya ila arkay
Aniga
Waa runta
Xaqiiiq
Saaid walhi😂😂😂😂
Runtada waaye
WALAL KUSALI NEBI MAXAMED❤😍✌
Scw
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم🙏🏼
Scwscw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Hadad aragtaan 🥰hooyo 💝macaan love ka saara
cagtii joogsan weydaa marbay cajuun lakulantaa 😂😭
Nimcooy illaa intaa garaad lahaa wad heesaysay balse maanta waxan ka baqayaa inay fanaanad ban ahay xagas kuso dhamaato 🤣 Ninkan kabtiisa kuma gasho ee maka harto 😂😂 😭 war wixi intaaso comment iga dhex arkay bal liketa dhac igu siiya 😂🥰🙏👋
Kudar kaa miradana iska eeg
Cagtii joogsan waydaa mar bay cajuun lakulantaaa
Cagtii joogsan waydaa marbay cajuun lakulantaa 😂😂😂
🤣🤣🤣
Cagtii joogsanwayday marbay cajuun lakulantaa
"Marnab xumaan meel kuma lihid"
Gabar walboo somaliyeed🙌
Hhh
@@jiijahayaad1466 ❣🌺
Sheko wye tas😆😁🤣
❤️❤️
Anaa og intaas comment inan layga dhex arkayn 😑💚
9.7 k ayaan joogaa
Wa lagu jeedaa lipx
Wan ku arkà
Heestu waxay kahadlaysoba weli ma dhegaysan ee commentgaan akhrianyaa cidii ila mida👍😀😀
Aniga kula mida o hadana yaban🤯
Hadayer heestiye , hadhow ha ooynin
Kula mid baan ahay🤣🤣
SomaLi waa FuNny WLLHI 🤣🤣
8k hadaad uga dhex aragtid Mesha madow🐃 paL cadee⚪⚪🤣🤣
Hadaad i fahantay ❤❤❤😯🤣
🤣🤣🤣🤣 ku daali un
Wan madobeyay
😃😃😃😃😃😃☝️ adiga funny ah blhi
❤💚💗🧡💙💜💗
guuleysta
Walaahi Facebook Aan Ka imaaday inta ila midkaa Isoo Raaca...😂👍
anaa kulamida wlhi
waan kulasocdaa
10k commenta hada iga dhax aragtid indhaha nuurkooda allah kama qaado idib allah 💙👍👍
Aamiin
DadkU heeS dhagaysi maaHa waa comments akhriS
yaa iLa arkeY 😁😁
Hhhhh kow ani aaa ka ah real nigga I get you ✊🏾
That’s soo true
Viva cajun
Ani cml😅🤣😂😂
Aniga
ma umaleenaayo in commentigaan qof arki doono, 7.4k oo comments ah hadaa aragto liketa dhag sii.
Wakuarkaaa
Nimco Dareen eey, hadhaw waa la i sixray kaama maqli karno! 🙆♀️😂
😂😂😂😂😂
Video ha kaa duubo naa joogy hooy ninkaa iyo naagaha qurbaha iskuma fiicne🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ka dhamaad dadka hooy🤣🤣
Shaadiya waad fikir fiicantahay
Kkkkk
Inta sideyda oo kale ah commenti aqris usoo gashay liketa dhac iyo sii allaah ku sharfee
4-9 kun qofod hada iga dhax arakto alle haku xafido walalayal✌️
Qafkii ani ila mid ah oo heesta Bos Iska dha hay soo comanti u aqristo asoo lackta ilaal sanaayo leik ha ii saaro😁😂🙏
Xiniinyaha yaan lays qabsan nio waxaan salaamayaa inta samaha jecel OO keliya
Marki u horeesay ee cmment aan bixiyo iskumid ka nahay wlhi 😂😂😂 qusul iku dishay
@@salmoshireabdi8299 oo cadaa wlaahi ani xitaa comanti aa yutub kadhiibte kaas ayaa iigu horeye🙄💕🤣
9.1K hadda iga dhex aragto
Adi iyo Hooyada Allaha Idin xifdiyo😭😰💕♥️
Aaaaamin
Aaaaamiin aaaamiin yrbi
Amiiin
Aamiin
Aamiin aamiin aamiin
Legendkan aad baan u taageeraa🎉.
Nimco dareen mrkuu cabdi ciisee video call kasoo waco, "Aggah war garabsaarka ii soo qabo kii baa iso garaacayee"😂😂
😂😂😂😂
dhaga wax weyn ma jireen
🤣🤣🤣
Hhhhhhhh
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkk
Tartanka dhankee kaga jirtaa anigu qeybta disliketa ku jiraa😂😂😂 viva dumarnimo❤️💞
Naagaha hinaasay inta aragatay
Ilaa hada dilslkta koobka haysa 👎💪😁
dhiigaaa iwda gabarnimo
Inta heesta melahaa ka soo maqashay ismuujiya kolay commentigayga in laga dambeyo umalayn mayo waa la soo dahe 😂
Halow Anaa kaa dampeeyo😹🤞
😅😅
Hofdhdxj hff dv
@@quenhafziina8425 hhhhh adna waa laga sii dambeya
2025 hadd soo garto heestan like isaar waa wllkine🙏🙏🙏🙏🙏
Aduunka somali ugu jecelahy hday ku nacaan aduunka kasarayan sida cajuun😂ilove my somali people❤️ garabkina intaan haysano nin xun wxba nama yeeli karo❤️
Horta ma yaqanba dadkan maxaa lala xiiqi waaba ninkaas caanka ah ee Ilaahay hibada siiyay waa la jecelahay ninkan was kale looma buunbuuninaayo
Naagti cajuun isku aamintay aan sugno waxa ku dhaca
@@gamerwolf2197 hadana uogyhy inla necepyahy maxy hipadu utari wuu ceepoopeee
@@ahlamfarah7758 ooo nacaybka Maxaa lagag qaadi caqli yaraa wadiga arkaya heestiisii soo gashay shalay kaliya inta views keedu marayo iyo sida loo hadal hayo
@@gamerwolf2197 anigu kuma odhan can maha sed ufikirtaa horta lkin inuu ceepoopy ma cidpa loo sheegayaa na kanina muuna waxpa fhmyn adoona qoralka si ficn usoo akhrn reply hlasoo ordin abti
Heestaba ma fiirsan comment akhris baan usoo galay intii ila mida👍
Haa wahi Anna commentiga usoo galay qosol midbaa yidhi waxbaad salagleh😄😄🤣🤣🤣🤣
Kula mid ban ahahy🤣
Me too
Ha anan comment aan khawiso ayaan u soo galay kkkkkk ccajuuun iyo nimco dareen game cusub kkkk
Kkkkkk
5.6k hadaad igadhax aragto waxaan kuurajeeynaa farxad iyo caafimaad aakhirana janah insha allah waxaan kuleeyahay walaal salaada hakatagin intaad nooshahay waayo ayadaa ugu horeeyso xisaab taada markii lagu xisaabinaayo 🙏🙏🙏🙏
Jazakallah wll waano fiican iyo tallo wanagsan ba tahee
6.6k uu maraa waana laguu jeedaa hhhhhh
Alle ha ku sharfo
wllky aaamin ❤
Waayahy mahadsanid wllo qli
Intii heesta aan dhagysan ee comments akhirsay 😜 ii baqa
Ninkani inuu laandheere yoonis Abdirahman ah yahay Ma shakaa kaaga jira. 😂😂❤
Hadaan Lamaane ahayna maxaad ii rajeyneysaa🙄
🤣ʷˣᵃᵈ ⁿᵃᵍᵘ ˢᵐʸⁿᵒᵒˢⁱᵈ ʷᵃᵃ ᵈʳᵐᵒʸᵃᵃ😅😅
Adigu iskaabulo miyaad tahay?
Amiin Amiin
@@yusra11_ 😂😂😂
Cajun zuntah hablaha ka ilmaysiisa maahee waa zuntah hooyoonikah ka ilmayziiya intiih ilah argy farta taaga nooh🤣🤣🤣🤣🤣
kkkk
6.6K comment hada iga dhax aragto nolasha kuma xumeso wll
🥰🥰ameen
Aaaaamin wll ♥️
Aaamiin ❤ Sidoo kale wll 🥰🥰
Ciidagale iyo reer isaaq duni horteed ayay isku mid ahaayeen
inta coment akhris darti uso gshy meshn😂🖐
Aniga kakow
@@mohamudomar7605 fmn zzz wef 'll f aaaqa7 12th 119
Umasogalin akhiris
🤣🤣🤣🤣shuba dhashay nimco daren 😂
Aniga😅🤣🤣
6.4k commt yaa iga dhex arka comment ku dhiigle ayaad tahay hadaad i aragto 😁
Hhhhhh
@@abdiqaadir5351 😁 Legend
😂😂
Cabdinajiib maxamed salaan anaa kaa dhex arka libaax😃
aniga waaba zexda zy wx idhafin zazn ku arky 🤣🤣🤣
Cagtii joogsan wayda marbay cajuun lakulantaa war yaa ii jeedaa 🤙🏻👁👀
😁😁😁😁Aaheey runtaa wye
@@juwayriyojanaat1340 ka ducayso cajuun 🤦♂️
Miyaad ka masayrtay
@@muuminad3143 maya calacal ba ka danbayn dona
Cabdi ciise heestaan waa iga gaday sxb❤😂🙏👍
Cagtii joogsan waydaaa marbay cajuun la kulanta😂😂😂😂😂
😂😂😂
🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🥰
🤣🤣
Cagtii joogsan waydaa mar bay CAJIIN la kulantaa😂😂😂😂
6.3K Comments hadaa iga dhex aragtay
Nasaba tahay ee like ta isku muuji
Nimco dareen coming soon new musalsal
😂
Hhhhh welcome😂😂😂
😂. Nacima dareenlaay ✅
Mar kaliya nabiga igula saliya scw
Scw scw scw scw scw scw ♥️
scw.🥰
Scw scw ogow inala fcn yhy ilakeno magaca Nabiga scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Runtii Nimco dareen in sidaas loo amano oo loo sharfo wey u qalantaa waayo waa fanaanad sumcad ku leh bulshada somaliyeed🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴, Lkn waxaan kala saari la’ahay iney Daarood- Ogadeen tahay iyo iney Isaaq tahay ama Hawiye, qofkii yaqaana hoos haku soo qoro mahadsanid ✋✌️👍🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️
Ogaadeen weeye Nimco dareen
Waa ogaadeen hooyadeed isaaq thy
❤❤❤😂 lakiin Shabaab warkaas ma ogola
War nicmo dareen sowtii wada qosolka ahayd 🙃talow iyadana ma muuqala laga hayaa🤔😂
Heesti dhan waxey dhamatay ani oo comments aqrinayo 😄😄😄 7.9K ma iga dhax aragta
Hhhhhhhhhhh
Wlhi labadena isku mida maba dhagysn heesta san community u akhrinayey
Isku mid nahy sow mahan
@@pricesssusan6031 haaahey
Dadku hees dhagaysi maaha waa commenti akhris yaa ila arkey🤣
Islamarki ma ii iqabatay
Kow baaan ka ahyBa dEe 😂😂
Hhhh
@@apdirizakofficial7088 🤣
Video ga dhan 1minute maan daawan comments Ka as Ku mashquulsanahy cml
Nabigu scw wuu idhi walalka hadad wax ka sheegto wad xamatay ashpti waxy dhaheen ka wrn nabi allow wxas laga sheegayo haday runtahay wuxu wa xata hadu yahay wa kugu denbi hadanu ahayna wad ka been aburatay o cirdigisa ayad meel uga dhacda》marka ninkan cirdigisa mel ha uga dhicina👍
Cabdi ciise cajuun qofka ugu saamaynta badnaa sanadkan 2021 😂😂
Hadaad 8.2K iga dhex aragto 🇸🇴Somali🇸🇴 Nasab ah ayaa tahay wlhi ee u soo ducee masjidka al Aqsa❤️ iyo Falastiin🙏
Alla...ha..garabgalo
inshaalah❤❤❤❤💯
Ilahyaw ceebtayada asdur iyo cebahaa Muslinkaba amin aamin
Ameen
Aamiin
Hadaad iga dhex aragto 10k oo qof ilaahay caruur badan haku siiyo adna wll like ta❤
Ku sali nabiga scw hada meesha
Imaato wye ✋
Scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Waxay ku jirtaa nimco daren nagaha uu ka hayo faraha inta igu raacsan farta taag
Hhhhhhh
Cagti joogsan waydo marbay cajuun la kulantaaa🤣🤣🤣
Hhhhhhhhhhhh wad iga qoslisay
😂😂😂😂
@@aminaabukar5666 wlhi waa iga qoslisay😂🤣🙈🙈
Wallhi wa run Dalarna nimco dareen
Hhh 🤣 best maahmaaH
Abdi cajuun dharka waa iska badalay ayida ma waxee istiri adoo dharka badalanaa armuu video kaa duubaa 🤣🤣👊
Dhibka dhafa 🤣
🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣 wax qasan o qosol leh ba tahay
Hahahahhahahahahahaha
🤣🤣
Nimco dareen waxay ila muuqataa mid mar hore ku dhacday howsha waayo inpadan ayay jooogta hargeisa waxa iyadana qurbaha ka keenay ma yara any way filimku waa epsiode TWO incha allah inuu xalad yeesho ayaan rajaynayaa😂😂😂
😂😂😂😂😂
😆
🤣😂😂🤣🤣🤣😂
Cagtii Joogsan wayday marbey cajuun la kulantaa naa hooy nimcooy dhiiqa lugaha la gashay saad oga bixi laheed falankeeda gal hadhow hasoo ooyin🤩adoo qawan
Ninkii ugu horeyay Ee Film Labo atarisho leh Matalay Isagna Khayim Ka Yahay😂😂😂😂😂
Godob cashaq waye musasalkaa 🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂
Kkkk ishq mein marjawan ma dwn miya wli😂💔
Walaahay graaddadweeye ookaly waligay ma arag naag kaa jugbadan
Reer gadaal ka gaarow lika ii Saraa marmeesha lagu kala tagaa soconaaye😂😂😂😃🙋🏼♂️
Yaa ila mida oo sacad saacad ugu soo noqonaya coment dartii 😀😀 l
😂😂😂😂😂😂😂👎👎👎👎
Aniga
Hhhhh aniga
Wlhi aniga 🤣🤣🤣
Intan ninkan Safiyo kubarate ismujiya bcoz horan lomagaraneynin
Waxaan garan la ahay ilaa hadda dadka dhahayo like ta dhac kusii maxay ula jeedaan 😅
7.8k comment hadaad iga dhex aragto dhallinyaro aa tahay indhahaada allaha kuu barakeeyo
Ku jeedaaaaa🙆🏿🙆🏿
amiin..libax
Nimco dareen maryaha badali meysee ma waxey ka baqeysaa in uu video ka duubo🤣😂🤣😂
Hhhhhhh ar adigaa
Hhhhh waan umaleeye😁
Garacoow ma ila aragtaa 😂😁😂
Haa Malaha 😂😂😂
Somali 😂😂😂 laga aman heli mayo
Nimco Dareen waa fariid tashatay. Waxay is weydiisey hees lagu mashquulo oo 2 million daawato halkee ugu dhow? Jawaabti waxay noqotay : Cabdi Cajuun ay ka shidantahay gar iyo gardaraba - waanay ku guulaysatay khmaarkii ay dheeshay. Nimco good job abaayo!
Walahi nin yahow waa asiibtay
Hhhhhhhhhhhh
Waa xaqiiq heesta ugu daawshada badan bay noqon waa faaiido
10k oo comment hdaa iga dhex aragtay wn kusalamaayaa abyo iyo apoweh nolosha idinma xumeyso❤❤😊
Legend Nimco dareen & legend CCC wxy noqdeen sunta dadbadan kaga ilmeysiisey.
DURIYADAHA💚ISAAQ❤&💚OGADEN❤cumaamadooda lama heysan karo
💚LIBAAXYADA😍GEESKA❤
😂
Nimco iyo calankii jamhuuriyadu way isku Soo baxeen qurux
Happy 18 may all Landers 💚🤍❤️
Cagtii joogsan weeydaa mar, uun bay ceeb lakulantaa hadda waa cagtii joogsanweeyda marbeey cajuun lakulantaa😢
abayo tàan rag ba ka danbeya
😅😅🤣
Waxaa sharaf dhaca nin raga in loociil nin raga waxaa xurmaa gabadha in dhibkeeda la dhayo lakiin yaa og gafka ee geestay iyada yaa og dhawaaca assiga uu qabo 58k dis like cabdi askari ayeey dhabar jab ku tahay kuma aha ciise abdi askariyoow ma mudnid intaa balse dadkeena ayaa kula jeclaaday intaa iyagoo uwada dad shaqo idinka dhaxeeso🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅
Nimco ma faraxsana arma horay lo gowracay maskiinta😂😂
😂😂😂Faro buu ka hayaa dhilada
Hayeey dooliga 😃😃😃🙋♀️
🤣🤣🤣🤣☝️
Way u eegty
Waa is dhahay nimco sideydi hore mahin ma faraxsana 😂😂
Hadad iga soo dhex heshan janada inoo balan😍😍😍
4 jeer bay igu dul dhamaatay heestuh anoo commentga akhri nayah😂😂
😂😂
Get a life
@Nimcolaki Official nooceeh😂
sida aan kuu firihayay 2 mar ey iigu dhamaty 😜🔬
Hhhhh
fadlan anbiiyada alaa sharfay isilkood yaan laxad gudbin❤
Cagtii joogsan waydaa,mar bay cajuun la kulanta😅😅😆
Kkkk
🤣😉
Kkkk
Hhhhhhhj
Hhhhh
Cagtii joogsan waydaba mar bay cajuun la kulanta😂😂
Waa sheko kle😀
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Walee ma meeyrantide dhiiqaad lugaha lagashay cagtii joogsanweysaa marbey cajuun lakulanta igagadan kalmadaasi kkkkkkkkkkk
Wa mahmah jirta😂😂
KKK waa ayadi guriga guriga asmo dalaq tiri hada kahor hdana Cajun dalaq
Agah nagtu il adkaa😱kan wuxu yahy cidna kama qarsanee maxaa dapa dhigy😋naag waji ma leh wlle ninkii xumeyay gabar iyado kle ah ayey iyadana laso jaseysaa😓✌
Isku ray ayaa nahay wlhi naagah qaar waji mle
alla ciil weyna io caro xaqiiq nagi ku walalmaha 🤣 anba is cayne angu
Abayo gabadha maxuu ku suubiyey iga daba geya
reer abtigayi isaaq waa gob.ilaahayow daa waa nasab kamilah.waxaan ahayi hawiye viva reer shaxisixaaq
😍😍😍
❤❤❤❤❤
Subxanka warya ila mida comment aqris usogaly🏃♀️😂
😂😂😂😂ani 🤸♀️🏃♀️🤣
@@habooncllaahi6341 kkk ani
Ani😂😂😜
aniga🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ani 🤣🤣🤣🤣
Nimco dareeney taageero baan ku ahay ana ku naxaye iskubadnaw 😸😸😸
Ooo maxay iskaga badnanyza ee haya 😅😅😅😅ninku ma bahalba
@Zeynab Abdi cidnaa lama qasbo malaha ada Lagu qasbaye😅😅😅😅😭
😅😅😅😅😅😅
Wali anaa kamaida dalaq baan soo.idhi
Ish kuhaay cajiun hhh Iska jir
Ogaadeen iyo Isaaq kaliya ayaa like 👍 saaray laangaabyadii kale Dislike 👎bay kala daaleen iyagu waa 2 laandheereyal Nimco dhiigu biyo ma aha guulaysta inader adiga iyo cabdi cajuun ❤