Maxaa xal u ah kufsiga & Dhiiga daadanaya ..somalia || Khudbah || Sh Mohamed Cabdi Umal d

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 61

  • @Mohamedabdullahi-cf3uq
    @Mohamedabdullahi-cf3uq 9 місяців тому +3

    Allaw noodaa sheekheena amiin

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole 9 місяців тому +2

    Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah ❤❤❤❤❤

  • @hodanfarah8714
    @hodanfarah8714 9 місяців тому +1

    Jazaa kilaaahu Khayr Sheikh Umal ❤❤❤

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 10 місяців тому +1

    Ilahayow miisaanka xasanadka ugu dar sheikh maxamud cabdi umal walalheena inoo soo gudbiyeyna Ajar fara badan hakaa siiyo Ilahayow kuwii wax kuqaata naga yeel

  • @nabiiladen3040
    @nabiiladen3040 10 місяців тому +3

    Ala ha ku barakeeyo sheikh Mohammed abdi umal

  • @abdullahihussein5487
    @abdullahihussein5487 10 місяців тому +2

    M.a Allah sheikh xainofdo cmri deer o ibaadah lex xasiyo

  • @mamedshafi3394
    @mamedshafi3394 10 місяців тому +2

    Manshallh baarakallh shekha illaahay cimrigiisa ha barakeeyo

  • @badr3628
    @badr3628 9 місяців тому +3

    jazakalahu kheyr sheekh

  • @ilyasyonis3217
    @ilyasyonis3217 10 місяців тому +1

    JazakaAllahu khayran sheikh umal

  • @abdifatahahmed6102
    @abdifatahahmed6102 9 місяців тому +1

    Ilahow noo dambi daf kuligena aminn ❤

  • @KheirowIbeee-uw4ze
    @KheirowIbeee-uw4ze 10 місяців тому +3

    Shukran Sheekhuna Sheekh umal

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed1187 9 місяців тому +1

    Shiekh maxamed cabdi cafidu Allah

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 10 місяців тому +6

    يقول الله تعالى في سورة البقرة : ( وَلَنَبْلُوَنَّكُمْ بِشَيْءٍ مِنَ الْخَوْفِ وَالْجُوعِ وَنَقْصٍ مِنَ الْأَمْوَالِ وَالْأَنْفُسِ وَالثَّمَرَاتِ وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ * الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ * أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ ) البقرة/ 155 - 157

  • @XuseenAadan-yp6eu
    @XuseenAadan-yp6eu 10 місяців тому +4

    Maasha allah shiikh alle hakubarakeeyo hana kaa ajarsiiyo wacdigaaga aamiin aamiin aamiin 🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 10 місяців тому +2

    جزا ك الله خیرا شیخنا
    اللهم انصر اخواننا في فلسطین

  • @zackmohamed4183
    @zackmohamed4183 10 місяців тому +2

    Mshllh shieckana allah haxafido ❤

  • @user-ge2ek1kl3m
    @user-ge2ek1kl3m 9 місяців тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم امين يارب ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohaayub1
    @mohaayub1 10 місяців тому +2

    جزاك الله خيرا شيخ محمد عبد أمل

  • @user-vz3sy8lj5h
    @user-vz3sy8lj5h 10 місяців тому +2

    شكرا لك يا شيخ امل

  • @maxamedyusufaadan1456
    @maxamedyusufaadan1456 9 місяців тому +1

    M a shekha umal xafidulaha

  • @mohameddahirkeynan5446
    @mohameddahirkeynan5446 10 місяців тому +2

    جزاك الله خير وبارك الله فيك واثابك الله الجنة ان شاء الله شيخنا الفاضل شيخ محمد عبد أمل

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 10 місяців тому +2

    Ameen Yaa Rabb

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 9 місяців тому +1

    Sh.umal hadii aan lahelin cid kuxukunka alle ku xukunta dadka
    Wax isbadalaya majirayo

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu 10 місяців тому +2

    Masha Allaah Masha Allaah

  • @KaafiYare-tl1tx
    @KaafiYare-tl1tx 9 місяців тому +1

    Maa shaa allah

  • @husseinsheikh8074
    @husseinsheikh8074 10 місяців тому +2

    Mashaallah jazakaAllahu khayra.Dadka islamka oo diigooda daadhinaya Kitaabka Quraanka hakudaqmeena.

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 10 місяців тому +2

    Wallahi dadkan culimada ladabadhigay meel xun bay kudabaydoonana

  • @user-yt3wm9mf7i
    @user-yt3wm9mf7i 10 місяців тому +2

    Sheikh

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 9 місяців тому

    Jasaka Allah ❤

  • @mohaayub1
    @mohaayub1 10 місяців тому +4

    Free Palestine

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 9 місяців тому +1

    Warka sheekha maqla walaalaha soomaaliyeed intaad nin xun oo qabyaalad idinku hogaamin lahaa

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 10 місяців тому +2

    Sax

  • @abdurahim-li7db
    @abdurahim-li7db 10 місяців тому +1

    16:04 16:04 16:05 16:05

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808 10 місяців тому +1

    Allah hakaa abal mariyo qayrka iyo dacwada islamka aad umada garsinaysid

  • @samira-141
    @samira-141 10 місяців тому +2

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 10 місяців тому +2

    Allah xaqa ha nagu sugo dhibkana ha inag dul qaado. Reer Falastiina Allah ha u gargaaro oo gaaladaa isu soo bahaysatay ha ka kaafiyo

  • @user-kp4ut4cv3m
    @user-kp4ut4cv3m 6 місяців тому

    M.a

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 9 місяців тому

    WAHAABIYOOY INTA AAD XASUUQDEEN AYAA KA BADAN INTA CADAWGU ISLAAMKA KA XASUUQAY

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 10 місяців тому +1

    Sheekh diig buu ku waashay war aduunka waa lahaystaa ee umadda u sheeg in la iska difaaco gaalada iyo wixii lasocda sidii dumarkii maalintii 4 jeer ha qabaysanina e

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 місяців тому

      Dhiiga Muslim ka ah ee daadanayo waxa ka mid kuwa diyaaradaha mareykanka baabi'inayaan ee shacab ka sheekhu muu ka hadlo .

    • @17jirchannel86
      @17jirchannel86 10 місяців тому +1

      War kuwaas Sheekh way xiri haddu ka ahdo wuxuu lahadlayaa kuwo qabiil isku laynayoo gaalo hub isugu dhiibtay halkay gaalo la loolami lahaayeen OO Iska celin lahayeen
      Kuwaas hadday shareecada islaamaka ku dhaqmi lahayeen dhigooda wu kala badbaadi lahaa lakin Culumadii baaba baqayoon xaqqa sheegayn

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 місяців тому

      @@17jirchannel86
      Waa in laga hadlo meesha ay baahashu ka quruntay , deegaanada dagaal qabiileedyadu ka socdaan in badan oo ka mid ah rag baa joogi jiray wax isleynayana lama arki jirin inti ay joigeen , hadda maxaa keenay ?
      Waa ayo dadka uu rabo in ay kala dhexgalaan oo awood ula tagaan hadii la kari waayo ma kuwa dowlad isku sheegga ah ee hurinaya ee dhinacyada dagaalamaya la kala safan , xuduudihi allah jideeyay na ka tagay ?

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 10 місяців тому +2

    Mahad karatay ali dheere adan suni gaalo ayey shagaalo uyihiin waa tuugo diin aan laxeyn weyfaanaan ayagoo iska dhiga iney diin ushageynayaan waa mufsidiin

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 місяців тому

      Gaalo garab uma noqon , qawaaniintoodana ma qaadan ee kitaabka qur'aanka ah ayay qaateen , kuwa dulloobay waa kuwa yiri gaalki Allah cadowga inoogu sheegay waa saaxiib , kitaabki qur'aan-ka ahaana ku bedeshay penalty cord.

    • @NimcaaMahamed-xu9mg
      @NimcaaMahamed-xu9mg 3 місяці тому

      War illahi hakusohanuniyo galnima kusugantahay

    • @City-sr4iv
      @City-sr4iv 3 місяці тому

      @@NimcaaMahamed-xu9mg diinta islaamka nimankan ka ah amiirinta wey is laayyi doonaan maxey is ku dili doonaan amiirinta aduunyo jaceel dartii lkn runta xadii aad arki laheyd runta ayaa kaamagan dee
      Alle diintiisa gofkii inkara
      Aduunyo sidoo kujoogo wey adkaaney dee that is true

  • @suhaybadahirhirsi-pi3cv
    @suhaybadahirhirsi-pi3cv 10 місяців тому +1

    Su aal shiekh in la raaco firiqo iyo inan laracin maxay kadhigan tahay

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 10 місяців тому +4

    Sheikh Umalow, markii aad Kismaayo dhul ka boobtay inadrkaa Axmed madoowe xoog kugu siiyey ayaad maanta Diinta islaamka iyo waxyaalo kale nooga sheekaynaysaa? dadka cawaanka ah oo ku dhageesta waxaa doontid u sheeg, Guryahaygii Kismaayo adiga iyo adeerkaa Axmaq madoowe ayaa xoog ku haysta, taa ka hadal mujrim yahow.

    • @Alinoor-zm2hm
      @Alinoor-zm2hm 10 місяців тому +2

      Nio Dunida kaan oo kalee aya isga ka nool baal eeg wa xuu qorayoo

    • @Alinoor-zm2hm
      @Alinoor-zm2hm 10 місяців тому

      Adaa mujriim aah ee aaf xumaada daadaka kala noqoo duli yahoow

    • @guletgulet3389
      @guletgulet3389 10 місяців тому

      @@Alinoor-zm2hm aniga ninkaas dhulkaygii ayuu iga dhacay, adiga maa qabiil baa ku taageerasaa, cidda aan ahay xitaa maa garanaysid, ammaan kaa xigaa doofaarkaas tuugga ah?

    • @guletgulet3389
      @guletgulet3389 10 місяців тому

      @@Alinoor-zm2hm lah jada aad ku hadleesid jubaland maa garan karto, odagaa yar oo jiiska ah naga wata qabribayax wax haa noqdo, Kismaayo dhaafi la 'yahay,kismaayo banaanka loo taagan yahay,O ayuu ku jiraa isaga ciidanka Dhafoor culusta Kenya oo meesha ku haysta, waa maxbuus,ismana oga.

    • @guletgulet3389
      @guletgulet3389 10 місяців тому

      @@Alinoor-zm2hm makula tahay haddii Kenyaanka meesha ku haysta ay ka baxaan Kismaayo in Axmaqaasi sii joogi doono Kisimaay?

  • @samowade1300
    @samowade1300 10 місяців тому +1

    22:05 sheekh xuduuda kuwa ka tagay ee dowladda aad u taqaan ee kitaabka qur'aanka ah ku bedeshay penalty cord ee qof sineystay ee guur horay usoo maray ee la leeyahay waxa cadaatay in uu falkaa ku dhacay hadana dhowr sano oo xabsi ah lagu xukumayo ama ganaax lacageed diinta boos ma ku leedahay , dowladdaa sidaa sameyneysase sidaa ma ku hagaagsan tahay , xukunkeedu waa sudee ? Bulshadu waxyaabaha masiiriga ay u baahantahay tan aa ka mid ah .
    Sidee nidaam kitaabki tuuray ee penalty cord ku bedeshay looga aamusaa oo looga sugaa barwaaqo iyo nabad .

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 9 місяців тому +1

    filter kii Maga ilaawday 😅

  • @user-ty4qb5yy4w
    @user-ty4qb5yy4w 9 місяців тому

    Asc su aal diini maalka ninka kadhintay asaay daji malagudhi gikara

  • @abdiadan1949
    @abdiadan1949 10 місяців тому +1

    Somali naclad haku dhacdo nacalatula caleek waad ceebowdeen Somali 🔪🔪🔪