Galka Marxuum Ganacsade Abuukar Kaabax oo hore loogu xukumay Taliyihii Hilwaa Qoslaaye iyo kooxdiisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • Maxkamadda Sare iyo Galka Marxuum Ganacsade Abuukar Kaabax oo hore loogu xukumay Taliyihii Hilwaa Qoslaaye iyo Ilaaladiisa .
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 8

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 17 днів тому +2

    Waa yaab abuukaate asiga lacag buu rabaa familka eedeeysana yaasha in kasta aay u muuqato ineey ku cadahay caruurtooda waxii dhacay waa aduun sheeydhaan baa shaqeeysanaayo, qamrigii iyo balaayadii aay faraha kula jireen beey ka nasteen korkooda ayeey ka muuqataa.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 17 днів тому

    Weligeey afukaate ka ragsan indhaha ma saarin

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 14 днів тому

    Moorayan ayey ku leeyihiin waa ciidan qaran

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 17 днів тому

    Aduunka hadaa kudiidaan aqiro soo madanbeyso

  • @raasamaalfurniture9513
    @raasamaalfurniture9513 17 днів тому +1

    Somaalileey ninkasta oo qareen ah hala dilo bal nimankan eega ilaahay dagaalka kula jira ee xaraanta ah qof qof dilay hadaad wadada u tilmaamto ladanbibaad tahay sharciga islaamka

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 17 днів тому

    Haddii gacan ku dhiigle la daayo waxaa la fàsaxay kala aarsi iyo in sharciga hoos u dhaco

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 17 днів тому

    Kkkkkkkkkk.odayabaana.nu.helayan.uhaaraay

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c 17 днів тому

    Haye. Qirashadi shalay aaway. Iyo Ceelkaas gabaraa ku dhacday. Hahahaha cajiib cadaalad waa ka baqee maxkamada maxee u bqee yaab