HEESTA CALAF ( HEES CUSUB) SIR MOHAMUD OMAR IYO YURUB GEENYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 лис 2016
  • HEESTA CALAF YURUB GEENYO IYO SIR MOHAMUD SHOWGII YURUB LONDON 2016

КОМЕНТАРІ • 191

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 7 років тому +9

    sowturaxma yurub geenyo xidigada fankan casriga ah and seer maxamuud alaya cizak waan ka helay heestan noolow geenyada shaximan and seer mahamoud

  • @babymushka7803
    @babymushka7803 6 років тому +73

    Somaliland weynaga hadal qurxoonyihiin weyna naga murti iyo macna wanaagsanyihiin hesahoodu rer xamar hadal maqurxi karno ilaahaa nalehe walba fanaaniinteenta abwaanada somaliland hesaha noosameya hadhahaan plz👐

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 6 років тому +13

    Yurub qofka zaani Uarag waxa uu moodayaa islaan lkn hadaad zaani u aragto waa wax yaroo wada jiniyada yurub ku aaminsanahay kor Ahaw

  • @cismanabdi830
    @cismanabdi830 6 років тому +4

    waa laba fanaan oo illahay codka hibo u siiyey sowtu raxma yurub mahamed Abdi geenyo and zeero mohamoud Abdi noolada duriyadii reer sheekh isaxaaq oo is helay

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 2 роки тому +2

    Wan la caruus galay qofkan jecla Mansha allah inta is jecel waxan leyahay waydin is heli ee igu samra

  • @ogbadabdi4751
    @ogbadabdi4751 7 років тому +3

    axsan wale wahes fananin culusba qaday hestan waaw viva xidigaha geska

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 років тому +4

    yslaam eeshcalaa hees sxbkeey SIR MAHAMUD halkeedii buu dhigay isaga iyo YURUB GEENYO OO AAD U SHIDAN SIDAY U LABISAN TAHAY AYAABA CAJIIBA (SAWTUL RAHMA)

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 років тому +5

    yslaam SIR MAHMUD IYO YURUB GEENYO waad ka baxsateen ...
    erayada....ABDI QANI XAAJI OCTOBER.....hadii aanan qaldaneen ....halkaa ka wad sxb

  • @mohamedsaid4726
    @mohamedsaid4726 7 років тому +3

    abwaan midho culus samaye wale cabdiqani xaaji ahmed maxamud. caleeeek caleeek yaa abwaan. midho macan iyi fanaan qali ah ba is heelay. abwaanka mustaqabaalka no badali duna yusuf shaciir wale waa adiga bye. ... jiid....

  • @aaminahassan9647
    @aaminahassan9647 4 роки тому +13

    my favourite song 🎶❤💯✔👰

    • @abdirahman12ful
      @abdirahman12ful 4 роки тому +1

      Aad bay u macaan tahay walee❤❤💯💯🔥

  • @munamohamed2566
    @munamohamed2566 7 років тому +4

    Woow cirkoo wada daruuriyooo cadceed muuqaaanaynoo miyey ii curtooo casarkaynoo is baranaaa cishqi igu bilaaabmay yazalaaam sawtu raxma yurub and sir mohamud

  • @Ai-Illumination-Island
    @Ai-Illumination-Island 7 років тому +11

    adeerkay sir mohamud iyo geenyo really nice song #welldone

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 9 місяців тому

      Adeerkaa Fuaad Cumar waan jecelahayee usheeg😂😂

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 6 років тому +11

    caku maya hayga filan sidee maya u odhan nin reer sheekh ah labadaba waa qurux badan yihiin il iyo cowriba lada ilmadeeraday

  • @abwaanhalbeeg2019
    @abwaanhalbeeg2019 7 років тому +5

    axsan hees sir maxamuud iyo yurub xaqeeday mariyeen abwaan c/qani xaaji agtoobar hambalyo ereyadu waa meel mar

  • @afyareofficial3050
    @afyareofficial3050 3 роки тому +1

    Sowtu raxmo yurub m abdi geenyo intii dawanaysa tariikhda 15/9/2020 waan salmaY

  • @ugaaz
    @ugaaz 7 років тому +13

    Heestaan Anooba si fcn usii dhageesan Aa Qalbiga Ka dareemay wlh 😍😍
    Jawi Dagan 😍😘🎹🎸

  • @filsanabdale4449
    @filsanabdale4449 Рік тому +2

    still 2023 wan dhagaysta ❤

  • @mcnabil3193
    @mcnabil3193 7 років тому +5

    MY FAVORITE SENT SIIIIIIIIRRRRRRRRRR IYO YURUB NOLADAA

  • @zeynapyusuf8860
    @zeynapyusuf8860 7 років тому +2

    waaaaaaaaaaaw eesh cala hees yurub iyo sir maxamuud fananiin culus noolada dad qaliya

  • @kingguyo6452
    @kingguyo6452 7 років тому +3

    Tlhi yurub fanka waa uqalantaa
    Sir adina sdokle waaaaw

  • @ladanahmed2354
    @ladanahmed2354 2 роки тому +2

    Ina dhageysto kama daaalo ila hda 2022❤✌

  • @iam_zalman0726
    @iam_zalman0726 7 років тому +30

    wale duriyadi sheekh isaaq ayaa is hely nolda

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 7 років тому +3

      billioner baplii Wa sas weeye indr. Duriyad barakeysan!

    • @abdifatahabdiqadir6007
      @abdifatahabdiqadir6007 4 роки тому

      Sheikh isxaaq ma kii mar hore dhintay mise mid cusub wax dhintay ayaad tahay

  • @amalhassan6032
    @amalhassan6032 7 років тому +8

    yurub iyo sir mahamuud cumar super

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 3 роки тому +1

    Still 2021 yaa dhageysanayo

  • @hayadhasan1789
    @hayadhasan1789 7 років тому +8

    hayaay yurub walee sirka way kaga qaaday ax axa ax sowtul rahma iyo sir baa is helay hhhhhh

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 7 років тому +14

    yuruub geenyo sir maxamed iyo maxmed bk furinlee rijaalin somaliland ku dheertay waaaah waah sri iyo geenyo

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 7 років тому +2

    caku maya maya ha igu odhan nice song noolada yurub genyo and seer mahamoud

  • @mohamedmouna9619
    @mohamedmouna9619 7 років тому +6

    Bravo Sir Mohamoud iyo geenyo😍😍😍💟💟💟💝💝💝👏👏👏

  • @hamdaafjanno4594
    @hamdaafjanno4594 7 років тому +3

    Wah wah wah wah wah wah wah wah wah wah 2 fanan ugu jecelahy

  • @asmalove8650
    @asmalove8650 7 років тому +29

    walee duriyadi sheekh isaaq ayaa is hely nolada somalilanderka

    • @bilemohaa
      @bilemohaa 6 років тому

      ????

    • @samadabara4792
      @samadabara4792 6 років тому

      asma love yurub waa naag samaroon .isaaq baad u walaatay.

    • @cajabcajab4823
      @cajabcajab4823 5 років тому +4

      @@samadabara4792 gormay nooqotay samaron anuu gabadh duriyada ah oo arab sheikh issaq ayaan kuu ogaye ?

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 5 років тому +5

      @@cajabcajab4823
      😂😂😂😂Daku isaqa neceba wan yaabe qaar badan eey leeyahin isaq ma aha oo idhaha iska ridayan iyan arkay armay silanyo biixi ciro nagu qabsadan biri

    • @musbaaxmaxamedmusbaax4476
      @musbaaxmaxamedmusbaax4476 3 роки тому

      @@samadabara4792 hhhhhhhhhhhh

  • @fadumoluul1211
    @fadumoluul1211 7 років тому +5

    axsan hees mcn afkina cano & mlb lagu qabay

  • @amaldaud6552
    @amaldaud6552 7 років тому +8

    geenyo iyo zir Mahmoud 😘😘😘

  • @jimalekader7889
    @jimalekader7889 7 років тому +7

    yuruB geenYo
    sawtu raHma
    hees macaaN iga dheH

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 7 років тому +2

    ISHQIYAAZAK ALUSTAAD SIR MAHAMUD AND GEENYO VERY GOOD SONG

  • @farxiyakabayare1292
    @farxiyakabayare1292 7 років тому +5

    waaaaw esh cala yurub geenyo

  • @yasminmohamed4972
    @yasminmohamed4972 7 років тому +6

    kuwaas darbiga gadaal tagan ma tikitak ayey waayen

  • @ayaanlemohamed9448
    @ayaanlemohamed9448 3 роки тому +3

    Sawtu rahma yurub geenyo borada codka 🥰💯🎄🎄😍🥰🥰💯💯🔥

  • @sadaamxariir2033
    @sadaamxariir2033 7 років тому +7

    yurub mxamud walayabay heestu cadi mha

  • @asmahamoud9902
    @asmahamoud9902 7 років тому +4

    horta yurub qurux laguma gadhayo manch Allah

  • @abdirahmencadde4202
    @abdirahmencadde4202 7 років тому +9

    sawtu rahma y.geenyo axzan hees mcn

  • @Ifften2010
    @Ifften2010 6 років тому

    Waaaw ninkan Waa shidan yahay. Yaa yiri labsalax umba abwan ah. Somali land iyo xidgaha geska ha harano. Dibada iska dig. Somalia hanolato 😂😂😂😂😘😘😘😘😘

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 6 років тому +1

    alaylahe reer hargaisa ayaa is helay dhalad ah dhashii sheekha

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 3 роки тому

    yaa salaaam mohamoud iyo geenyo sutul rahma
    Yaa fan ku gaadhaya duriyada

  • @hodanciise6965
    @hodanciise6965 7 років тому +6

    Wale way ka tuuntay reer london

  • @wardasancawl9247
    @wardasancawl9247 7 років тому +2

    first watch is me😎😎😎

  • @amun5155
    @amun5155 4 роки тому +1

    Sir Mohamud &Yurub GEENYO waa labada aan Taaheero Waaaw

  • @bilemohaa
    @bilemohaa 6 років тому

    Waa nin guurdoon ah Bile Y H Mohamoud Faratoon (UK) INA Wasiir.

  • @caalamshow9320
    @caalamshow9320 7 років тому +4

    inama caadi mah aha yurub

  • @khalhmed6810
    @khalhmed6810 2 роки тому +3

    Two legends...lander excellence

  • @hanaabukar9356
    @hanaabukar9356 7 років тому +1

    anoo kula caweeyo uu hirgalana caashaqu Ciid bay aniga ii tahay Inan kula caruusgalan Cindigayga galiyee Caku Maya ha iga filan

  • @shacnihussainkoshin5168
    @shacnihussainkoshin5168 7 років тому +5

    mohamud and geenyo ❤❤💕❤❤❤

  • @quweentakhaatumo3290
    @quweentakhaatumo3290 6 років тому +1

    Geenyo wayadan danbe waa sii cayileysaa

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 місяці тому

    beyjka yurub#casarkaan is baranaaa cishqi igu billabmooo (cindiga) kuqaatteeeee

  • @bilanayanle6883
    @bilanayanle6883 7 років тому +4

    Ma sha alaah yurub cod mcn

  • @abdifatahabdiqadir6007
    @abdifatahabdiqadir6007 4 роки тому

    Reer sheikh is xaaq dadkiina dhinac ka raaca dadka ayaad hor socotaane

  • @line_up_boy6141
    @line_up_boy6141 7 років тому

    inan Kula carus galoban cadilkay katuugee caku maya ha iga filan
    nice song i like it

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 роки тому +1

    Hio finishing cagu maya macan haiga filaneee hio tu imenimaliza geenyo kuwata waligey

  • @saidamohamed9015
    @saidamohamed9015 6 років тому +1

    I love your music and videos

  • @burcolove9526
    @burcolove9526 7 років тому +3

    wooiiiiwwwoow waxba ka dhacay wazii horeba quba soowtu raxma iyo sr maxamuud

  • @cawocabdiyusuf2047
    @cawocabdiyusuf2047 7 років тому +6

    geeenyo ❤❤💕❤❤❤

  • @dreamgirl4you869
    @dreamgirl4you869 7 років тому +1

    caku maya heygu Oran ❤

  • @abdirashid7055
    @abdirashid7055 7 років тому +4

    Yurub 👏👏👏👏👄👄👄

  • @queenniitainaqalinle4102
    @queenniitainaqalinle4102 7 років тому +1

    waaaw nolada waa xidigehenii

  • @abwaancali395
    @abwaancali395 7 років тому +2

    Maanshaa Allah

  • @quruximan9321
    @quruximan9321 7 років тому +11

    inankula caruus gala ban cadilkay ka tuuge caku Maya Maya Maya ha IGA filan 😍😍😍😍😍

  • @zirmukhtarmohamed2716
    @zirmukhtarmohamed2716 7 років тому +1

    calaf igu ka daray bàn cadiilken ka tugee caku maya haygu oran ramla

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 7 років тому +2

    It's a nice song ... !!

  • @mohamedelmi2711
    @mohamedelmi2711 7 років тому

    wow waxaas baa hees ah

  • @zeitunibrahim5823
    @zeitunibrahim5823 7 років тому +4

    beside's y urub amazing voice there z sir who looks very old but still more hondsome

    • @walalkhayrjecel9160
      @walalkhayrjecel9160 3 роки тому

      So true

    • @Abshir252
      @Abshir252 Рік тому

      Signs of narcissistic tendencies. Speak ill and yet still compliment. I know what you did there 😂

  • @warsame254
    @warsame254 3 роки тому

    Laandheere Sir Maxamuud!👌👍

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 3 роки тому

    Best hees two legend 2021

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 2 роки тому

    Calaf igu ka dhaca ban cadilkeyka tuugay🤲😭

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 7 років тому +1

    waaaaw,laakiin beer waynaaa,waa sidee?

  • @dhemantacaashaqa7232
    @dhemantacaashaqa7232 7 років тому

    ala hestan qof igu qali ayaa ku xasustaaaa

  • @aboubakerab9707
    @aboubakerab9707 7 років тому +2

    www masha allah

  • @shidesshides123
    @shidesshides123 3 роки тому

    Love love you girl you are strong girl and you make me strong

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 роки тому +1

    Waweenka geenyo qof nool

  • @asmamohamed3535
    @asmamohamed3535 7 років тому +8

    fanaanad jirta tahy wale

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 6 років тому

    Lovely song

  • @Ak-mu7ow
    @Ak-mu7ow 7 років тому +3

    Fanka wuu ka soo daaaahay libaaaxaan

  • @sitaarmacquul2150
    @sitaarmacquul2150 7 років тому +1

    masha Allah

  • @bureeqadheeman1682
    @bureeqadheeman1682 7 років тому +2

    maxaa daba taagay dadkan meesha may ka dhaqaqan anba ciyaar muujiyan

  • @mohadahirciyaarjecel9727
    @mohadahirciyaarjecel9727 7 років тому +2

    good song asaxaab sare

  • @ganiyaawaleh5168
    @ganiyaawaleh5168 7 років тому +28

    kuwa halka saree jooga ma lacagtay iska bixin wayeyn 😂

    • @nimco84
      @nimco84 7 років тому

      Ganiya Awaleh laga yaaba lool

    • @jimalekader7889
      @jimalekader7889 7 років тому

      BIgBanG VIP

    • @nouraahmed8848
      @nouraahmed8848 7 років тому

      hhhh😂😂😂 my be

    • @cismanabdi830
      @cismanabdi830 7 років тому +1

      sowtu raxma yurub Maxamed Cabdi geenyo iyo seer maxamuud cumar baa ishelay Allah yaa cizak

    • @kingguyo6452
      @kingguyo6452 7 років тому +1

      Ganiya Awaleh hhhhhh

  • @MrJamaal05
    @MrJamaal05 7 років тому +32

    #Calaf #Lyrics
    Dhulka U Cagaariyo Doog Iyo Caleen Ba'leg
    Ayad ila cayntaho caynto caytahay Ayad iila Cayntahee *2
    Cadradii Haweenkay Cishadeynu kulanaa
    Caashaq igu beerto igu beerte *2
    Inaan kula caruus galo'ban
    Cindigeyga galiyee ku calmadaye gabaryahee *2
    Calaf iigu kaa Dhaco ban
    Caadilkey katuuge Caku maya maya maya
    Caku maya Ha'igu Oranee *2
    Cirkoo Wada Daruuriyo Cadceed Muqaneyniyo
    Ayaa ii Curtoo Curtoo curtoo ayad ii curtoo *2
    Casarkaan isbaranaa cishqi igu bilowmo
    Ugashada ku Qatee Aan ku qaatee *2
    Anoo Kula Caweeyo Ku Hirgalana CaashaqU
    Ciidbe Aniga ii Tahee *2
    Inaan Kula Caruus gala'ban
    Caadilkey katuuge Caku maya maya maya
    Caku maya Ha'iga filanee *2
    Calaf iigu kaa dhaca'ban inan kula caruus galo'ban
    Caadilkey katuuge Caku maya maya maya
    Caku maya Ha'igi oranee
    Caku Maya Maya Maya Macan Maya HaigA filane
    #Waa #Aniga
    Yurub GeenYO Sir Maxamuud Waad Kabaxsateyn Waleee Tnx Waqal #WaqalStudío

    • @witzkhalifa9635
      @witzkhalifa9635 7 років тому +1

      Isha Baxarka ❤

    • @deeqoayan1006
      @deeqoayan1006 7 років тому +1

      Waa Aniga

    • @MrJamaal05
      @MrJamaal05 7 років тому +1

      💕 Deeqo Ayan

    • @filsan7722
      @filsan7722 7 років тому +3

      Waa Aniga intan ka helay ba intas ahay www cadi maha heestan future husband ka ban inta ugu heesi dona 😂😂❤👏

    • @MrJamaal05
      @MrJamaal05 7 років тому +1

      💯Future husband Kuhelaa Nasiib leh Hadiiba Heestan Sariirta Loogu QaadaYO 😂😂 Caadi Ma Aha Heestan wey Iga DagtaY Runtii #filzanSydney

  • @mesfinhailu1621
    @mesfinhailu1621 7 років тому

    heestan wan kahelay

  • @mlapoapdirahman5353
    @mlapoapdirahman5353 7 років тому +2

    heezti qaeniga woo gènyo

  • @khdraomar5478
    @khdraomar5478 7 років тому

    wah-wah😍😍😍

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
    @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 років тому

    Mnahllha Dadkaykiii

  • @fatimah25
    @fatimah25 6 років тому +1

    2018 ...?

  • @muhiimahmed1317
    @muhiimahmed1317 7 років тому

    hees dhe Aad bay Aniga I cajabisay heestani

  • @biladabdilahi6145
    @biladabdilahi6145 7 років тому +3

    eeesh cala hees

  • @tuutevsgopzan8864
    @tuutevsgopzan8864 7 років тому +6

    CirK0 Wada Daruuriy0
    Cadceed MuqaNayn iY0
    Mayay iiCurT000000W
    2X
    Casarkaan isbaranaaaaa
    cishqi iGu bilaabM000N
    Cugashada kuqateeee
    Anoo kuLa caweey000
    Kuhir Galana Caashaqu
    Ciid Bay aniga iiteeeeeeee
    inaan kula caruus galabaan
    Caadilkeen katuugeeeeee
    Mcne Maya Hayga Filaneeeey

  • @cabdiqanisiiko39
    @cabdiqanisiiko39 3 роки тому

    Mansha allah

  • @yasminmohamed4972
    @yasminmohamed4972 7 років тому

    Esh calaa hees

  • @hoodoabdiraxman7181
    @hoodoabdiraxman7181 6 років тому

    Waaaaaaaaaaaaaaaaw yasalam nolada

  • @salmuunisalmuuni5687
    @salmuunisalmuuni5687 7 років тому +1

    caku Maya haka filan waaah waaah

  • @salaamcabdi6301
    @salaamcabdi6301 7 років тому

    woooow cagu Maya

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 2 роки тому +2

    Two legends 💜💙👏❤

  • @jirfe
    @jirfe 7 років тому

    eesh calaa hees