SIR MOHAMUD - Hees Cusub HA DEGDEGINE JOOG - ISKALAAJI SHOW LONDON

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • 🚨 Subscribe Now for more Videos .
    Instagram : / abdirahmansomali
    You Can Contact us all Business enquiry .
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #Somaliproduction

КОМЕНТАРІ • 86

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 роки тому +7

    Ma cusba waa hees hore
    Alla yaraxma
    Faysal Cumar mushteeg legend

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 4 роки тому +9

    Waa xasuustii codkii iyo ereuyadii inaderkay Allah u naxariiste Faysal Cumar Maxamed Xirsi (Mushteeg).

  • @yousufismail5770
    @yousufismail5770 5 років тому +8

    Xasuustii AHUN macalinkii, fanankii ilbaxnimada iyo aqoonta badnaa Faysal cumar mushteeg. Sir maxamud omar hore usoco adna fanan jira.

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 4 роки тому +1

    Cid kaaga wanaagsan oo qaadi lahayd ma jirto. Si qurux badan ayaad u qaaday. Sir .Mohamoud Cumar Thank you.

  • @hamzaabdilahi7446
    @hamzaabdilahi7446 5 років тому +7

    Heestan Ha Derderin Carada Ahun Wxaa Iska Lahaa
    Erayada
    Laxanka
    Music
    Iyo Luuqdaba Faysal Cumar Mushteeg

  • @umucawo594
    @umucawo594 5 років тому +7

    Bal amrka illaahay waan tageera sir maxamud cumar cabdi yare

  • @generale7549
    @generale7549 4 роки тому +4

    Heesti mushteeg alle ha u naxaristo anakana alle hano naxriisto 200 sano kabacdi dadka commentiga akhrimaw nosoo duceeya wakhtigayagi qadanee

  • @ikhyaarali3159
    @ikhyaarali3159 5 років тому +6

    Woow sir maxamud saan utageero runtaad kahadashy soomaalinimadu waa wxan weligaakaadhmnayn

    • @bcjaylani1949
      @bcjaylani1949 5 років тому

      Wllo subscribe isaara idinkoo raaliya walalahyga

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 4 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto (Faysal Cumar Musteeg).

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 років тому +3

    Wow! NOOLOOW nuur calaa

  • @atirashobujaa4640
    @atirashobujaa4640 4 роки тому +2

    Axsan hees sir mohamud😘💯✋

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 2 роки тому

    halkeedii buu dhigay axyaa fanaan allah yacizak

  • @hazaamofficial
    @hazaamofficial 5 років тому +5

    Woow M.a walalaheyga Soomaaliyeed ❤👈👈

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 років тому +3

    nin cod haya✌

  • @sihamshaxari1944
    @sihamshaxari1944 5 років тому +4

    MAsha allah sir maxamuud

    • @bcjaylani1949
      @bcjaylani1949 5 років тому +1

      Wllo subscribe isaara idinkoo raaliya walalahyga

  • @zahramouhoumed2108
    @zahramouhoumed2108 4 роки тому +1

    tagareero buuxda fanaan jira masha ALLAH

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 5 років тому +2

    Sir mahamud 🤩

  • @lndhodeeq5534
    @lndhodeeq5534 5 років тому +7

    Heestii faysal cumar AUN miyaa lagu sidaa loo galay ax

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 3 роки тому

    Ax ax ax ax ax ax ax Dumar grsho male
    Xsustii jcylkii dhbta ahaa ee fysal cmr mushtg iyo xikmdihii uu ka tiriyay ,
    Hween wa kuwa idilay igu duwayna naaskoo waa balo Ragg loo diroo mana dayn karaaye 💕💕

  • @h-mohamed4224
    @h-mohamed4224 5 років тому +1

    Waaw sir Mahamuud Waa kashiday meesha

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 4 роки тому

    Eshcelaa Fanaan wuu keenay Faysal Cumar IHN, RIP

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 3 роки тому

    Eesh cala hees

  • @ayanmohamed4337
    @ayanmohamed4337 5 років тому +3

    Wow 🤩 😍🥰👍🏽😍😍

  • @samsamcusmaan3475
    @samsamcusmaan3475 4 роки тому +2

    Duufaan jacayl iyo wahsi hay dul keenin

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 5 років тому +1

    Inalilaawainarajucuun ilahayow u nsxariso faysal cumar mushteeg baa hestan lahaa lakin sir wuu calaliyay hesta

    • @lndhodeeq5534
      @lndhodeeq5534 5 років тому

      Kkkkkkk waan ka naxayba faysal illahiw u naxariso

  • @ifraxsanifraxsan9543
    @ifraxsanifraxsan9543 5 років тому +2

    Duufan jacayl iyo wakhti haygu dayrine

  • @awilahmedhassan1248
    @awilahmedhassan1248 3 роки тому

    Woow

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 3 роки тому

    Does anybody know who faysal cumar mushteeg is? Thank you

  • @cnsirjama2217
    @cnsirjama2217 4 роки тому

    Xiskii iyo xasuustii faysal cumar

  • @mahmodkirih862
    @mahmodkirih862 4 роки тому

    Xasuustii faysal cumar mushteeg aun.

  • @ubahmumin4889
    @ubahmumin4889 4 роки тому +1

    Okay

  • @maxmedrazta4849
    @maxmedrazta4849 Місяць тому

    Fayisal cumar mushteeg

  • @nimonuura8474
    @nimonuura8474 5 років тому +2

    Waaaw eesh calaa cod sir maxamuud xasuusti faysal cumar mushteeq allaya raxma

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 5 років тому

    Mansha llah kaltuun qurux iyo seygeedii hore nice song

    • @salmanoura6512
      @salmanoura6512 5 років тому

      Wllo ma sir mohamud ayaa qabay kaltuun

    • @hooyofiican9796
      @hooyofiican9796 5 років тому

      @@salmanoura6512 ha walal 3 ciyaalbay uleedan maqlay

    • @lndhodeeq5534
      @lndhodeeq5534 5 років тому

      Garxajis kulaylkooda miyey is qabayaan

    • @salmanoura6512
      @salmanoura6512 5 років тому

      @@lndhodeeq5534 wllo anigu qoladooda kuma waydiisan

    • @lndhodeeq5534
      @lndhodeeq5534 5 років тому

      @@salmanoura6512 yeelkaa

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 років тому +2

    Sir maxanud iyo xaaskisi hore kaltuun way dhacdaaa sidii mms

    • @mukhtaaryare8748
      @mukhtaaryare8748 5 років тому

      Kaltuun waa laga afdubay
      Wa inan shidan

    • @arawelomakufto8460
      @arawelomakufto8460 5 років тому

      @@mukhtaaryare8748 sidee loo afdubay wlo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      He deserves better without her she is a bitch,

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 4 роки тому +1

    Hadaad afsomali taqaan sheeg Erayga (DarDarid) macnihiisa??

    • @kulanahmed
      @kulanahmed 4 роки тому

      Waa waali

    • @kulanahmed
      @kulanahmed 4 роки тому

      Waa qaf waalan

    • @kulanahmed
      @kulanahmed 4 роки тому

      Waa la mar ama waa xawilan yahay

    • @jibrilmohamed1561
      @jibrilmohamed1561 3 роки тому

      Caradda= waa dhulka
      Hadardarine= ha wali
      Oo dhigan sidan
      Dhulka ha waalin

  • @faadumojaamac2637
    @faadumojaamac2637 4 роки тому

    Kan Xuseen Shire kan lagu magacaabo. Jaakadan mooyee kuwo kale miyuunan qabin

  • @dualehjr259
    @dualehjr259 3 роки тому

    👍

  • @hibosaidshire4773
    @hibosaidshire4773 4 роки тому

    👏👏👏👏👏👍👍👍

  • @GuRay252
    @GuRay252 3 роки тому

    Yes Sir!, Big tune!.

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому

    👏👏

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 років тому

    👏👏👏❣😍

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 5 років тому

    Meedey

  • @DonJeenYo
    @DonJeenYo 5 років тому +6

    Herstan faisal cumar mushteeg ba laha AUN laskin wuu ku tuntey damn

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 5 років тому

      Waan dareemey in ay heesteen cusbeyn waa runtaa waaye maasha Allah xasuustaada Allaha kuu daayo

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 5 років тому

      Waa runtaa waan maqli jirey heestaan hadegdeginee joog balse cod waa kii hore.

    • @DonJeenYo
      @DonJeenYo 5 років тому

      Dhubo heestanu sida dadka hada so galay qurbaha uu jecelyihin heesti odhan jirtey (Maalintaad Baxayse Magalada ka dhuufta ) baa 90 naadii dadka is jecel isku qaadi jireen heesta.. Yaanan ilawinee mahadaanid walal ducada qaliga ah..

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 5 років тому

      @@DonJeenYo maasha Allah wll adigaa mudan 90meeyadii kkkkk waxaan ku qaadi jirey inta u dhaxeysa vai roma ilaa Curuubo laga gaarayo beertii canemo xamar xasuus ayaa geela lagu und xera geeyaa dad waa kii hore inti dhimatey Allah unaxariisto inta noolna sidoo kale

  • @mukhtaaryare8748
    @mukhtaaryare8748 5 років тому

    Waaweynkey la shidan tahay

    • @jamacfaysal1517
      @jamacfaysal1517 4 роки тому

      Waa heestii faysal cumar mushdeeg buu dub usoo qaaday maaha hees cusub

  • @farhyajama5426
    @farhyajama5426 5 років тому +5

    Viva Garaxgis ❤️

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Shame shame shame
      Maxaa badownimo ku haysa, I thought yr people is better than you

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Heesta yaa iska leh ma hooyadaa, geel jire, reer Magaal baa leh Faisal Cumar oo aan hawd shalay ka Iman dhal magaalo ah

    • @jibrilmohamed1561
      @jibrilmohamed1561 3 роки тому

      Isma dhaantaan faysal iyo sire maxamuud waa nimaan isku mid ah Ka garxajis nimo sharaf ku helaya oo ay ku filan tahay waa gaarad gaab
      Ka kale ee faysal oo marxuuma dadka Ka xijisanaya isna waa gaarsho gaab aniga iguma fila habar jecelo nimo tolkay waan Wada jecelahay

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 5 років тому

    Dalka lamanicbde

  • @FaraxKhadar-y1x
    @FaraxKhadar-y1x 19 днів тому

    Abwaanheestamoxamauudsir🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habeendhalad5011
    @habeendhalad5011 5 років тому

    😄😄😄

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 5 років тому +1

    Somaliland baahesaysawaayo

  • @M4likVerse
    @M4likVerse 5 років тому

    Asxaabta subscribe isaar cebmiya hadaba hadhafin subscribe isaar boqortooyoo

    • @bcjaylani1949
      @bcjaylani1949 5 років тому

      Wllo subscribe isaara idinkoo raaliya walalahyga

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 років тому +1

    *HEEES CUSUB 😂😂ciyaalada danbe ee youtube yada wax soo galiya waxaan ku nacay aqoon la.aanta fanka somaliyed ka haysata heestan waxa iska keh FAYSAL CUMAR MUSHTEEG ee.maaha HEES CUSUB*

    • @sabdullahi5292
      @sabdullahi5292 4 роки тому

      Mohammed Jaamac kkk miyaad ila aaraagtaay.. wan ku caaroda markey hees cusub so qoraan.....

  • @bcjaylani1949
    @bcjaylani1949 5 років тому

    Wllo subscribe isaara idinkoo raaliya walalahyga

  • @ahmedxinne6121
    @ahmedxinne6121 5 років тому +1

    Nice coagulation

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 3 роки тому

    Hees cusub what bullshit

  • @ubahmumin4889
    @ubahmumin4889 4 роки тому

    Okay