Xogihii udanbeeyey Ciidanka Qaranka JSL oo ku gaashaman Hub Casriya ayaa Uruqaansanaya jiida laska

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @mohamudrage111
    @mohamudrage111 4 місяці тому +12

    Guul Somaliland Guul Abwaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 місяці тому +6

    anigu khalad aaad u wayn baan u arka in ciidamdaasigooni joogan qaybta 7aad ee wa in ciidamda lagu kala daro ama la geeyo meel kale waayo ina canbashe wa daacad lakiin dhulmahntahi shaalayba sii orodayay hadna soo ordaya inta aamintan ha idinka dhex toosan

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 місяці тому +6

    Dugaaga cawaanka waa in la xasuuqaa oo aan cid laga dhaafin wax yaaca mooyee !

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 4 місяці тому +4

    Guuul somaliland💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️🤍💚💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️😇😇😇🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 місяці тому +3

    Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran guulayso taliye Guul soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮 soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 4 місяці тому +2

    Daxan shar iyo khair, wixi ad sameysan dhuul bahanow/huwan idhin sacaba tumeyney. Lakin manta degta ayan diga idhin dareyna oo Allah nagu ogyahay !!! 😂

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 місяці тому +2

    Maanta Shacabka Somalilaand uma jeedo dholaatus iyo hub casri ah. Ilaa 2001 ilaa maanta Ciidanka Difaaca Qaranka wuu dhoolatusayey, wuu hanjebayey, hub casri ahna wuu ku jeeniqaarnaa, hadana waxa u qaadanwaa noqotay in Ciidankii Geeska Afrika oo dhami ku xisaabtamaysey uu magaalo yar oo Laas Caanood la yidhaahdo uu 8 bilood ka xorayn kari waayey cadaw meleeshiyaad iyo Maryo Calas ah oo AK iyo waxoogaa gawaadhi tekniko ah wata oo taankii, BM iyo madfac qudha aan wadan uu ugu dambayn isagii faji loo dhigay oo si xun loo jebiyey, boqolaal ciidan ah wax la laayey iyo wax la xidhay laga dhigay, hubkiisii cuslaana cadawgu bililiqaystay. Ciidanka Qaranka maanta mid qudha ayuun baa Somalilaand ka sugaysaa: In jabkii ay iska maydhaan oo Somalilaand ka maydhaan oo guul cad oo nadartu ah cadawga ka soo hooyaan oo Somalilaand ka saaraan oo xuduuda Qaranka soo xidhaan. Ciidanka Qaranka 22 sanadood ayuu fadhi mushahar ku qaadanayey, dalka difaaciisana wuu u dhartay. Waxa intaa mushaharka fadhi loogu siinayey oo darajooyinka loogu taxayey in maalin dalka lagu soo duuley ay abaalka iyo mudnaanta muujiyaan oo cadawga ay dhirbaaxo iyo jab aanu ka soo waaqsan ku dhuftsan Inta hadaanu karayn
    dee dreeska ha dhigo oo suuqiisa ha galo !

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 4 місяці тому +1

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah
    🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @YasminAhmed-v7y
    @YasminAhmed-v7y 4 місяці тому +2

    Waxad tidhahadan inshallah marka hore

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 4 місяці тому +2

    Insha Allaah
    Guul weyn ayaa ilaahay ka baryaynaa annaga oo ah reer Somaliland.

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 4 місяці тому +2

    SOMALILAND GUUL

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 4 місяці тому +3

    Guul Somaliland guul ciidank qarant ciidanka SSB guul Somaliland ilaahey ha jabiya cadowga ku soo duulay qarank ilaahey ha xafido ciidankeen

  • @ENG.BASBAS
    @ENG.BASBAS 4 місяці тому +1

    CADOW HADU JIRO WA LAYAQAAN CADOWGA WANA ISAAQ
    MUSE CIILQABE. MUSE QAMUNYO IYO REERRKIISA CADOW AH

  • @klausmikealson1430
    @klausmikealson1430 4 місяці тому +1

    Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka

  • @ENG.BASBAS
    @ENG.BASBAS 4 місяці тому +1

    REER HADU REER UDOIWLADEYNYO ISAAQ HARTI UMAA DOWLADEYNKARO EEE RIWAYADA OYO HUUUHAADA AD WADAN WELCME

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 4 місяці тому +1

    ❤🇮🇷🤨🇮🇷☹️☹️🇮🇷🇮🇷❤hadal yar iyo hawl badsn

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 місяці тому +1

    Darihi haday galan maxa uu qorshaydan cidanka ma sidi marki horee aya ka odhan dona kaso hadha ?

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 4 місяці тому +1

    Insha allaa SL xuduudeeda way gasdhiye dadka wax faaleeyoow arimaha aad haw sheegina dagaal qaadayaan sax huwan waa SL diid kaa Shacabka maaha ee waa laga Qaban xuduuda sland waa wax cayiman cid qaybisana lama ogola walaa Mid dhexe walaa darafyo.. Waa la qaban waa sax

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 місяці тому +3

    SL MIDNIMO QARANN CIIDAN KEENA NINKA KA HADLA HALA TOOOGTO EE CAAAYA SIDA XIRSI IYO INA ABIIB AXMED KHALIIF RAGA BIRTA HALA DHAAFSHO

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 4 місяці тому

    Ninkanhadlaya waxauu uegyahy codkii qawdhn film Hindi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedCabdi-er9xm
    @AxmedCabdi-er9xm 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤gul somaliland wadadii cidiraafka cagta saarteya ❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 місяці тому +2

    Guul somalilnd insha allaah

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 4 місяці тому +1

    Waxa soo dhow inacanvaashe ayaanu ilmaadeer nahay firdhiyoo leh.

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 4 місяці тому

    Adeer iska Naso waad ku DAASHAYE. SSC KHATUMO dulmigii ILLAHAY WUU KA QAADAY, DUULANA KUGUMA AH???

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 місяці тому +2

    Ka raga ku dhex jira Abdi madobee uu ekaa 😎

  • @sharifnasirsharifismail5188
    @sharifnasirsharifismail5188 4 місяці тому

    Warhedhe maltviyaw dadbadanba tiktok sabasgaraybka kaga saraye tiktok sodhig bajkaga

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 4 місяці тому +1

    Exactly

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 4 місяці тому

    Guul iyo gobanimo somaliland ilaahey cadowgeena ha jabiyo

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 4 місяці тому

    Guul iyo gobanimo 👏👏👏👏🙏🏿🙏🏿💞💞💞❤️❤️❤️❤️😍😍😍🌷🌷🌷🌺🌺🌺

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 4 місяці тому

    Masha allah gull cqarank❤❤❤❤

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 4 місяці тому

    ربي يحفظك من كل شر يا وطني 🎉🎉🎉🤎💜💙💚💛🧡❤🤲آمين

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 4 місяці тому

    Guuuuuul iyo goobanimo maal tv iyo somaliland

  • @SuadKab
    @SuadKab 4 місяці тому

    Qofka kasoo horjeesta ama ciidanka kahoryimaada ee huwanta after iyo adin kutaageera halaxidho waqtidheer oo hala ciqaabo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 місяці тому

    Hubka casrigaa u geeya SSC ader.
    Isaaq way is fahmeen gaar ahaan habar awal oo xarshin ka timid

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 місяці тому

    Masha alllllah guuuul ciidamada qaranka somaliland guuulaysta waligiiin daarood tirayare way jabayaaan insha aaallllah

  • @ADAMHAAJI
    @ADAMHAAJI 4 місяці тому

    Yaa alaah guusha nasii aan ku naalono yaa rabi 🦾🦾🦾🦾🦾🦾

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 4 місяці тому

    Beenaale
    Habarjeclo way ka qaxi caynabo iyo oog
    1000 maxaabiis ah way noo soo gacan galayaab
    In Sha Allah
    Waxaa tihiin daalimiin oo fulay ah
    Baalaha wax iga yaacay
    Baa idinku dhici doonta
    In sha Allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 місяці тому

    Aayatullah Cambaashe 🫡
    ♥️♥️🤍🖤🤍💚💚

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 4 місяці тому

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre 💚💚💚🤍🤍❤️❤️🙏👍💪

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 3 місяці тому

    Dagaalkii waa dhammaaday iska aamus oo xishood

  • @abdulmuhayminbootaan650
    @abdulmuhayminbootaan650 4 місяці тому

    Xadaro ayaad kusocotaan. Bal waa cidii ilaahay guusha siiyo.. xaq iyo xadaro ayaa isku socda waa cidii raysa

  • @CabdilaahiDhalandhool
    @CabdilaahiDhalandhool 4 місяці тому

    Waa ku suganaa soo dhowoow mjdhawre

  • @abdulmuhayminbootaan650
    @abdulmuhayminbootaan650 4 місяці тому

    Waryaa xaq iyo xaq daro ayaa isku socda balse waa cidii raysa

  • @klausmikealson1430
    @klausmikealson1430 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 4 місяці тому

    guul somaaliland guul ❤️❤️

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

    WAXAA HUBAAL AH HUWAN CIIDANKA QARANKA SOMALILAND MEEL BANAAN KULAMA DAGAALAMI KARTO WEY YAACAYAAN OO DAARIHII LAASCAANOOD AYEY GELAYAAN WAA IN DAWLADU QORSHE CAD KA YEELATAA MARKA AY DAARAHA GALAAN QAABKII LOOGA SAARI LAHAA AMA LOOGU DUMIN LAHAA WAA IN SI RUN AH LAASCAANOOD DHULKA LOO DHIGAA WAAYO HARGEISA IYO BURCO KAMA FIICNA HADHOW ADUUNKA AYEYNU U SOO BARYI OO WEYNU DHISI LAAKIIN MAANTA WAA IN DHULKA LALA SIMAA SINAANAY MAR DAMBE DAGAAL ISUGU DEYIN GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

    NINKA LA YIDHAAHDO ABWAAN YUUSUF CAQAAYAD WAA IBNU XALAAL NASAB AH OO JECEL QARANKA SOMALILAND INADEER HADII AYNU ISKU DUUBNAANO WAXAA HUBAAL AH IN AYNU CID KASTA KA ADAG NAHAY MARKII HOREBA WAXAA DHIBAATADA KEENAY WAXAY AHAYD MARKII AYNU BUURO ISKU FUULEY EE WIXII DHACAY AAD OGEYD WAA HUBAAL DAGAAL WAA LAMA HURAAN WELIBA MAANTA WAQTI DHEER MA QAADANEYSO IN ARGAGIXISADA LA SOO AFJARO WAXAA KELIYA EE LOO BAAHAN YAHAY WAA DAGAAL RUN AH OO AAN KALA JOOGSI LAHAYN LAAKIIN HADII DAGAALKA LAGA DHIGO MASHRUUC IYO MUDO DHEEREYSI WAX MACNO AH MA YEELAN DOONO DAWLADA SOMALILAND WAA IN AY DAGAAL RUN AH QAADA OO MUDO KOOBAN LAGU SOO AF JARAA HUWANTA GAAJADA U DHAMAATEY

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 4 місяці тому

    WARYAA MAALIN WALBA BEEN OOGA HADLINE MUUSAA BUR BURIYEE MAXAAD UGA HADLI WAYDAY.
    HADAAD DAGAAL QAADAAN DOIRASHADA
    KA HOR WAA IDIN KU KELI

  • @AxmedCabdi-er9xm
    @AxmedCabdi-er9xm 4 місяці тому

    gul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 4 місяці тому

    Waa runta insha Allah guul

  • @toshnahmad660
    @toshnahmad660 4 місяці тому

    Maskiin maskiin dhalay

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 4 місяці тому

    Guul. Iidanka Qaranka🌹

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 місяці тому +2

    WALAHA CIIDAN QARAN DHAAFE HUWANTA SSB BAA GALAFAYSA. AWOOD MALEH HUWAN BUUGED CID FURTUUN BAY RABTAAA

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 місяці тому

    Abwaan Waakusalaamay

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 4 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DhuuxcaliDhuuxcali-ky5bq
    @DhuuxcaliDhuuxcali-ky5bq 4 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 4 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DARAWSH24
    @DARAWSH24 4 місяці тому

    Kkkkk kkkkk

  • @ahmedapdiqadir4225
    @ahmedapdiqadir4225 4 місяці тому

    Adeer Caacda jooji barxada iskaan waxbaa baala IGA yaacay

    • @KadanAliIsa
      @KadanAliIsa 4 місяці тому +2

      In baalaha lagaa yaaco iyo in berkad aad ku dhacdo hasugi waayin afku xooglow.

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 4 місяці тому

    Gull cqaranka❤❤❤

  • @AxmedCabdi-er9xm
    @AxmedCabdi-er9xm 4 місяці тому

    Maal gul

  • @toshnahmad660
    @toshnahmad660 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs 4 місяці тому

    CIDANKU MASHRUUC. QARAMAYNE. BADHACULUS. KHAAYISTAY