Astuqfurula Ma nacaskan baa hadal yaqana 😂 Ma ninka Kyle muuse ayaa dalka xoreeyey oo ku jihad Dee dadkuu muuse laayey samaroon uunbay ahayeen lkn wa sheekhal buuni wallahi wa sobota haduu dhalad yahay samaroon ah muu ku had Leen Cali da an buu ka racquet nacas nimada
Muuse cid tariikh cusub u sameyn karta Ma jirto tu xun iyo tu sanba muuse wa ninkii dhulbahante oo jiro ahi qawisey jabey nacas bilaa taarikha bloodhound mooyee
Madaxweyne muuse isagaa libinta in cadowgu Gidaarada madaxa ku garaaco oo Waxay ka filayeen doorashada ku hungeeyay,Haday noqoto Dadkii cabdiraxmaan ku taageeray doorashad hiil iyo hooba waa Gobolada iyo Dagmooyinka uu madaxweyne muuse ka soo jeedo ,Ceel afweyngudida ka hadashay iyo ina xaashi Hadalkoodu muu Codayn ee shacabkaa codeeyay Ka loo codeeyay iyo Kan u codeeyayba waa garanayaan Hadalada naxliga ah ee ay tumayaan kooxdaasu waa mid lawada fahmayo oo guusha dadku wada leeyahay fool xumaynaysa,
Buuni oohinta iga daaa maxamuud xaashi waa ninkii maanta baroorta iyo ilmada kaa da aysa sabab u ahaa maxamuud noocaagaas oo kale sharaftiisa maaha in noocaagaas oo kale u jawaabo
Buuniyow somaliland in doorashadaa fiicani ka dhacdo kulmiyo wanaageeda malaha ee komishanka doorashayinka iyo shacabka oo midaysan lkn xisbiga burburay ee qudhmiye waxay rabeen inay ku shubtaan lkn meel ay u maraan ayay waayeen
Cabdi Nasir buuni geesik qaran maxamud xashi wa laa ogyahy inu tuq weyn yahay o madarrki somalilande u warejiye somaliya wa tuuq isk iyo xiirsi wa laba waraabee Wana laaba tuuq wa weyn
Waar kaalay caafad xaslay way ku sugasaaye buuni oohinta daad adaa laguu naxay muuse wllhi af xumadaadii ayaa dadka ka kaxaysay oo looga codeeyay adigu is eerso 😅
@Global.Nature1 you may laugh, but you ain't take away the really from Buuni. He is a National asset. Very articulate, know right from wrong that lacked many of our politicians unfortunately
5 sano oo buuni yoo mucaardaah baynu daawan doonaa.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Isla manta qado ma ugoysay omg
Buuni. Game over! Iska soco!
Bacaa intaas uun baa garaneysine iyo buurta 😂😂😂
Wali xilka lama.warijin waaxay cabadka
صلوا على رسول الله صلى الله عليه وسلم
Maashaa Allaah! Allaah-na la kala baryi og runtii
Astuqfurula Ma nacaskan baa hadal yaqana 😂 Ma ninka Kyle muuse ayaa dalka xoreeyey oo ku jihad Dee dadkuu muuse laayey samaroon uunbay ahayeen lkn wa sheekhal buuni wallahi wa sobota haduu dhalad yahay samaroon ah muu ku had Leen Cali da an buu ka racquet nacas nimada
Ala reerka reer galbeed gobsanaa oo adkaysibadanaa waa ummad ehlu khayra masha Allah Mr Buuni
We are very civilised and educated people
Miskiinkan Saboolka ah maxuu kucaayayaa Maxamuud C Xaashi war kabax Shaashadaha adiga Juudaanba Godbaad kudhacdeen
Madaxwayne cusub an soo dhawayno buniyow
Buuni in muuse madax wayne yhay buu weli umaleeyaa war halagan hal qof makeeno ee idigoo xor ah hadal guul wadeen way dhamastee
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤maansha allaah buuni nin rageed walaahi❤❤❤
Waar buuni walaal wey dhamaatey ololihii inaga dhaaf weerarka shaqsiga ah
Mash Allah Guul Somaliland ❤❤❤thx you president Muuse Bixi Cabdi ❤❤❤❤from me and my family 🎉🎉🎉🎉
Guul somalilaan muuse biixi waa geesi qaran ku suntan qaranka somalilaan taala loo dhisi saloon nool ilahay haw barkeeyo cimriga iyo cafimaadka burning waxad ku suntan tahay qaran imada somalilaan waxad tahay geesi tolwayay hore u soco guuleyso ✊ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Muuse cid tariikh cusub u sameyn karta Ma jirto tu xun iyo tu sanba muuse wa ninkii dhulbahante oo jiro ahi qawisey jabey nacas bilaa taarikha bloodhound mooyee
Mashallah hambalyo muuse biix cabdi waa dhaldheer ninmo taariikhada ku xusuusi
Muuse waa gees nin adag abtiyag ismaaciil jibril
Ninkaasu waa idinka adkaaday ee hambalyeeya.
waar khaji
لا إله إلا أنت سبحانك إنّا كنا من الظالمين
Mashallah hambalyo muuse biix cabdi waa dhaldheer ninmo
War Madaxwaayne Muuse Buuni sifiican buu soocabeeyay, waxiisu kaadirnimo iyo nacab-laan dhaaftay.
Traitor didn’t book their tickets and rewarded he is not going anywhere stop the wishful thinking it’s BAY BACK TIME BABY.
Guul guul Buni ❤❤❤❤❤❤❤❤ give them a wake up call
Buuni dhuusaaye wali ma joogta is diyaari saacadaha soo socda xabsiga mandheera iska soo xaadiri awalba sheeqaal baad ahayde.
Siqurux badan ayuu uhadlee kaxishoo oo khajil
Diredirale😂
Buuni libaaaxa laloliwaaye buuni huwaanta karbaashe
Ibna Faqri.
Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.
Ma ninka ba geesiga Dee muuse adeeradii buu ku jahadey nacas buka isaq ba snm ahayd Hal kuu ka soo galey😂
😅😅😅 Buuni book your flight ticket and be Harry#
Taas wa siyàsad😅
No bro he Will be here and fith by honor in opposition
🤣
Buuni
Madax sare
Af hayeenka xisbi mucardka kulmiye yaa ka xanajiyay
Buni waaa xaar cadiya😂😂😂😂😂😂😂😂like 1k
Masha Allah. Buuni Allah haka abaal mariyo wanagii aad dalkaaga u qabatey . Allah Somaliland ha badbaadiyo. Guul Somaliland 💚🤍❤️
Kkkkk ma Buuni qaranka wax u qabtay madaxda mucaaridka uun buu caayayey. Muuse wuxuu u dhacay ciidan xumo oo Buuni oo kale uun baa ciidan u ahaa
Kulmiye waala af ganbiyay
Maxamud Xashi wuu Amaaney oo waxuu sheegey in aanu Leyli aheyn ee uu yahey ni Guul iyo guuldaraba yaqaan kan Xaguu kagubanayaa
Buuni waa ay dhamaatay Guulwadayntii. Jooji isku dirka iyo xumaanta aad wado. Waxba muuse iyo maxamuud ha u kala turjumin. Maxamuud hadalkiisa wax xumaan ah kuma jirin.
BUUNI GEESI QARAN NOOLOW
Mashallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Buuniyoow dorashada laisma wada siiyo hadii aad maca guuleysanayso waayo hadhow hadii laga badiyo waad samri kartaa, laakin maanta in aad waalato ayaa laga yaaba adoo markii horeba waalnaa, afxumo bulaacad waxba aan ka xishoon
Masha Allah Somaliland 🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍 ♥️
Buunigan malaha Jin baa ku jira M Xaashi neceb, hadda Cirro ma hadal qaadin....
Runta in la sheegaa weyfiicantey mar walba.Guul Guul Somaliland
Muuse in uu maxamuud xaashi iska fogeeyo waataa maanta guuldarada u keentay cida muuse guuldarada u sababay waa buuni kuwa lamida
Aabaha Musuqu wa ina xaashi waziir Buuni run bad shegtay
Hadaad afuuuf imikaad mucaaarid janis ku hesheee, waaa inay kabaha ka yaacaan tuugtu, Tooshash waa wayn daba qaada
Ibna Faqri.
Yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno Saxaarahaa Hargeeysa ?
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
buuni muxuu kuhadlay
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
Madaxweyne muuse isagaa libinta in cadowgu Gidaarada madaxa ku garaaco oo Waxay ka filayeen doorashada ku hungeeyay,Haday noqoto Dadkii cabdiraxmaan ku taageeray doorashad hiil iyo hooba waa Gobolada iyo Dagmooyinka uu madaxweyne muuse ka soo jeedo ,Ceel afweyngudida ka hadashay iyo ina xaashi Hadalkoodu muu Codayn ee shacabkaa codeeyay Ka loo codeeyay iyo Kan u codeeyayba waa garanayaan Hadalada naxliga ah ee ay tumayaan kooxdaasu waa mid lawada fahmayo oo guusha dadku wada leeyahay fool xumaynaysa,
Buuni oohinta iga daaa maxamuud xaashi waa ninkii maanta baroorta iyo ilmada kaa da aysa sabab u ahaa maxamuud noocaagaas oo kale sharaftiisa maaha in noocaagaas oo kale u jawaabo
Mr Buuni masha Allah raga sida riyaha ulis
😂😂😂WAR KANI WA CIIL QABA AN DALIN SOMALILAND WAY GUULAY SA TAY
Buuni ma loo sheegay inuu muuse dhacay Kulmiyena xisbul-xaakin ahayn ? 😂
Buuniyow Toosha la dabagal ayaanuu kaadi dhigin ina Xaashi 😮
BUUNI YOU ARE Fired, WE HAD ENOUGH OF YOU 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Geesi geesi dhalay
Buuniyow somaliland in doorashadaa fiicani ka dhacdo kulmiyo wanaageeda malaha ee komishanka doorashayinka iyo shacabka oo midaysan lkn xisbiga burburay ee qudhmiye waxay rabeen inay ku shubtaan lkn meel ay u maraan ayay waayeen
Ina xashi waa tuug waa munafaq muda allah haka qabto
Ceeb afwayn inamada ka yimid ha aamusaan
Team muraaradilaac qalbiga bash Maxamuud bay kula dhaceen muraaradilaaci Kulmiye waaba Wada jiri malin dhawayd muse wuxu yidhi car ciroy isu keen saar maanta waa buuni oo leh nin iyo nin baynu nahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wa horgal adi buniyow wa lagu togan
Fuustadaan yaa soo riixay 😂
buuni adkeyso kulmiye waa laga badiyey dadka aflagaadada jooji
Buuni Wan Ku Wadanaa
Maxamad kaahin gudoomiyaha xisbiga kulmiye waa ni uu kaa qaadaa af hayeenka haduu kaa qaadi waayo isna wuu hadhi doonaa wllhi waxad tahay cadaw ku dhuumanaya shaadhka dawlada
Buuni muuse tagye dawaradaad taqaane sooqaado daasadii halaguugu ridee
Caaaaaaac buuni futo weyne
Buuni weli miyuu hadlayaa 😂😂😂
Inuu dhuunto Buuni ayay ahayd maanta af xumidiisa waa laga raysanayaa
War buuni maxamuud xaashi magartid ee hadalin ee Islaa ooy
Waar naga horkac hadalkaaga iyo aragaaganu nacnee astaqfurullah alcadiim yarabi
Durba mucaaradnimadii maad bilawday😂😂😂😂😂
Hhhhh no mushahar tashiilo intii hore
Bunny hehe your time to tell true 👍
Tuuga xaqiiqdaad u sheegtay buuniyow, magacaa ha jiro.
Bunni is living in wonderland not in reality. I hope he does not believe all the shit he is talking about.
Ma heerkas bay gaadhay buuni inuu sheegi kari waayo cida so baxday adeer muuse raac
Ina xashi adu ku xukumi doona buuniyow ee cac daa joogi,ina xashi u niga guleystay ee ,wa so cayriseen o u niga aarsaday ee cac du wax ma tarto.
Maxamuud anaga ayaadooranay nacasaw😂😂😂😂
Buuni hadal yaqaanka reer awdal
Yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno Saxaarahaa Hargeeysa ?
Buuni iyo xinif rakaabka muuse biixi guuldarada badday bulaacada la soo xaar togaaleeyo siyaasad ma.aha 😂😂😂😂😂
Madax weyne muuse waa anga
Waa nin culus barteedii ayuu dhigay
Ssb waa dowlad guuraysa walaahi laysma xaqiro Yada ka dambeysay guusha ciro form ssc
Buuni isagoo muxaafida ayaa caydiisi laga fadhiwayay iyo afxymadiisiye kiiyo Mucaarid noqday i taanu shaadhka gashanin dadka halaga qabto
Cabdi Nasir buuni geesik qaran maxamud xashi wa laa ogyahy inu tuq weyn yahay o madarrki somalilande u warejiye somaliya wa tuuq isk iyo xiirsi wa laba waraabee Wana laaba tuuq wa weyn
Bye-bye buum go home no more boum😂😂😂😂😂
Wadani waxay ahayd in ay soo saaran ururkii barwaaqo laakin way ku shubteen
Cabaadka jooji
Nabiga ku sali
Dooqonki buuni wan karaysanayna hadaan nahay reer awdal .
Xinif away
War wxaagu caloolmahee waa
Dhba yaco😂😂😂😂😂😂
Somaliland ayaa guleysta Ee cayda iska daya
Waxa layiidhii doqontu 12 laba iyo tomanindhod ayaay ledahay 11 indhod sokeyaha ayay ku aragta 1 ilnah cadawgeda ayay ku aragtah ee
Oo gada waaqtigu waa cayinba cayin oo ninba malin buleyay…
Somali lanba guulaysatay,,
Waar kaalay caafad xaslay way ku sugasaaye buuni oohinta daad adaa laguu naxay muuse wllhi af xumadaadii ayaa dadka ka kaxaysay oo looga codeeyay adigu is eerso 😅
Wasiirka cayda iyo aflagaadada ee calankii dhacay oo bilaabay wixiisii.
Abtigay baad tahay dhexdiinana waad is xinisaan waxaan ku idhaa garanmaayo
Buuni weli ma oga in kaah xisbi yahay Urur kulahaa.😂
Buuni yaw xilki wali maad haysaa😂😂😂
Buuni waa buuni...buunki ayaan kuu shubii dona😅😅😅😅
Kkk Waar Kani wali muu hadlayaa
Waar wuxuu indho Adakaa
Ma adiga aya amuusinaya....
Kani waa Eyga Sacad muuse waa Eyga ayay dadka ku dirayeen 4tii Sano ee la soo dhaafay waayo cajalado ayay ka hayan😅😅😅😅😅😅
BUUNI GEESI QARAN, RESPECT
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Global.Nature1 you may laugh, but you ain't take away the really from Buuni. He is a National asset. Very articulate, know right from wrong that lacked many of our politicians unfortunately
Buuni jooji aflagaadada madaxda sxb wax uun baad heliye kkkkkkkkkkkkkkkk😂😂kkkkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂
Jaahaa gubaye dawladaadii way dhacdaye umada ka xishood oo xijaab iyo niqaab qaado