DR. C/RAXMAN WA AQOONYAHAN SIYAASI LA SOCDA DIPLOMACY_DA CAALAMKA SIDEY U SHAQEYNEYSA, MIDDA UGU HOREYSA WA SHAQSI WADDANKIISA IN U IIBIYO AAN BAQANEYN WEEYE, WAAN U DUCEYNEYNA ALLAHA HOWSHA LA GARAB GALO.
Kaaraamardha tv aad baan idiin salaamayaa, khaas ahaan labadaa weriye. Burco ayaan idinka soo salaamayaa, shacabka Soomaaliyeed si walba oo ay siyaasadda isugu khilaafsanyihiin waxaa jira, dun ka dhexaysa oo aan weligeed kala go'i karayn.
Waa run walal anigoo ogaadeen ah malin walba dadka aan haladlo ee wada qaraaba dayda ah kuwa aan abti u ahay ilaa habar yarahay awaygay walaaladii ilaa ayayday waa wada Isaaq
REER SOMSLOLAND WAX BA HA U KALA FATAALINA, KA YIMAADAABA, WAXAY SHACAB KU RABAAN KAMA HOR IMAN KARO!!!!!!.HABAR AWALBA WAY DOORATEY!!!!!!.DAD ISKU MID AH BAANU NAHAY!!!!!!.
Aamiin yaa RABI
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😊m
Hambalyo madaxweyne Cirro🎉🎉🎉
Waa runta ee allow ugargar aaamin aaamin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤
Madaxwaynaha cusub xilika allah Haku asturo
DR. C/RAXMAN WA AQOONYAHAN SIYAASI LA SOCDA DIPLOMACY_DA CAALAMKA SIDEY U SHAQEYNEYSA, MIDDA UGU HOREYSA WA SHAQSI WADDANKIISA IN U IIBIYO AAN BAQANEYN WEEYE, WAAN U DUCEYNEYNA ALLAHA HOWSHA LA GARAB GALO.
Kaaraamardha tv aad baan idiin salaamayaa, khaas ahaan labadaa weriye.
Burco ayaan idinka soo salaamayaa, shacabka Soomaaliyeed si walba oo ay siyaasadda isugu khilaafsanyihiin waxaa jira, dun ka dhexaysa oo aan weligeed kala go'i karayn.
Dadka waa hal waa umada isku direy ee wax dulmiyey waa siyaasiyiin kursi kala riuxanaya
Burco ma meel la iska sheegtaa tolow
Waa run walal anigoo ogaadeen ah malin walba dadka aan haladlo ee wada qaraaba dayda ah kuwa aan abti u ahay ilaa habar yarahay awaygay walaaladii ilaa ayayday waa wada Isaaq
Waad mahadsantihiin wariyayaasha ❤❤❤❤
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 🤲🤲🤲☝️☝️🤲
Mahadsanidiin sida wacan eed wararka noogu soo tebisaan. Cadiraxmaan halkaa ka wad sida aad wararka noogu faalayso, qaas ahaan jabka Abiye.
Cagdheereey halla kala xishoodo
Nimanogaana ayaauha Dal wanaag. Santiin
Anagu hadaan SSC Nahay Muuse ayaan rabnay sabab sida loo karbaasho waa naqaan !!
Balse ciraba sida uu u dhaqmo baan ula dhaqmaynaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Map qaldan baad isticmalysaan
WAR XISHOOD HA NAGU WALAN
Sawirka khariidada Somaliland wuu idinka qaldan yahay e saxa!!!
Tumsaliye❤mtume❤muhammad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
ilaahow soomaali maslaxo dhexdhig
Walee runtaad ka hadasheen
Hada Xasan Gurguurte wuu kana qonaa qof iyo cod
😪 😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Ilaahey haku caafiyo daruufta adag ee ku heysatana hakaa bixiyo adiga iyo inta kula mid ah ee islaamka ah.
Khariidada waad qaladeen idoor intooda way yartahay ee ha waalina
Aaranjaanow yaa maxaad tidhi iidoor maxaan kuu kala dooraa ma subag mise saliid ilayn adigu caqli malihid ee 🤣🤣🤣🤣
Oo c raxmaan ma soo baxaysid.caleemasaarka ciro
Kkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤
Maxamud Hashi, Ina kaahin and Hirsi Haji waa Habar jeclo sedexda xisbiba iyaga haysta Warya Ha bartani dadka way ka horaysaaa kkkk
Maamul dheh❤. Wadan ma ahan Somaliland
Halkani maaha tuulooyinki aad baradhada ku cunaysay
ADEER SIYAASI MA AHID WAXAD TAHAY WAXA NAGAGA FILAN TUSAALOOYINKA REER GEELJIRAHA AAD SOO QAADANAYSO AYAAN KA GARANAY EY BAADIYE.
Guulguul
Falanqeen macquul ah
Ogaadeen badow ah oo is wareysanaya Ayun arkaa
Sinoocaydaanba garan waydeen
WAAR HABRAH AYAA TIP LA DHICI LAHAA. MUSENA MUMA DHICI KARO.
Somaliyeey waxba ha bishaareysanina good baa baxay abees na waa yimid, siilaanyo yaba shacab buu ahaa reer buuhoodlana xasuuq buu ka geeystey
Faqashti waxay maanta la dabaldagaysa waa dhalanted
Wali ma xaasid nimo miyaad meesha la fadhudaan u hambalyo dhaha 😂😂😂😂
Waryaa goboldheh
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Shaley waxaad laheyd muse ayaan necbahay malinta laga qado hargeisa ayaan kadegi mantana somaliland ayaad caayeysaa
ssc iney dalkeeda ka sii mid ahaatana ku dar iska jooga dheh kuwii kale ayaaba ku soo biiri rabee
Ninka lawaraysanayaa xaasidsanaa kow kow kkkkkkk miyaanu Muslim ahayn 🤣🤣🤣🤣🤣
Ciilqabe
REER SOMSLOLAND WAX BA HA U KALA FATAALINA, KA YIMAADAABA, WAXAY SHACAB KU RABAAN KAMA HOR IMAN KARO!!!!!!.HABAR AWALBA WAY DOORATEY!!!!!!.DAD ISKU MID AH BAANU NAHAY!!!!!!.
Huurayahaw maxaa adiga kaagalay qaraxaaga xeebta soobe IWM katali duli foqal duli
الحمدلله على كل حال
Hadal ayaad haysaa
Reality ayaad ka hadashay from hargeisa,
Wadan wada dekano ah ayaa gacanta loogeliyey Cirro.
Faqashti waliginba muse 1milyan oo muse ka khatarsan aya jira oo shuban ini keeni doona