Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

QAMAR SUUGAANI | WAQTI SHAW IMA SIISID | HEES CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2023
  • Our Social Media:-
    / karanyassin
    / karanyassin

КОМЕНТАРІ • 133

  • @somaliICTtrader
    @somaliICTtrader 8 місяців тому +8

    heesaha somalida waan jeclahay ninkaan qamar suugaani wuxu ka mid yahay dhalinyarada aan ugu jeclahay inaaan dhagesto heesahooda heesihiisa waa heeso qofka dareenkiisa ka turjumaayo waana heeso qiimo leh qamar guuleso jaceyl malihi balse waxan daremaya murug markaan heestaan aan dhageesto walahi qofkasta jeceylkisa inuu helo baan u rajenayaa insha,allah

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 11 місяців тому +11

    Ereyadu waa amiin samadoon
    Laxanku qamar suugaani
    Music henok

  • @MunishCaraale-ii7ww
    @MunishCaraale-ii7ww 11 місяців тому +17

    Cawa murugda I haysta miyuu oga wlhi qalbiga ka gubnya 😭😭😭💔💔 wx I qabta qof danbe ha jclan 😢

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 11 місяців тому +6

    Waa waxa Rayaan qalbigeda ku jira weedho xanun leh uma dhimana maskinta 😢😭

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 11 місяців тому +11

    Qamar inthe building and East and West karan yaazin is the best 👌 👍 😍

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 10 місяців тому +15

    XANUUN BADANAA HEESTANI😢💔❤️‍🩹

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 місяців тому +2

    Qamar suugaani big legend is back

  • @nahlahassan1982
    @nahlahassan1982 10 місяців тому +8

    Ninka kaliye xuub dhacsada sida maska . Marba cod cusub lasoo baxa . Inta iga danbeysa like hay Saarina 🎻

  • @qaali-cabdiraxmaan36
    @qaali-cabdiraxmaan36 11 місяців тому +12

    Mar xaladaan hada kusuganahy mar mar wada jooga is waaga dhaama😢😢😢

  • @SaabiriinDahir-en3yc
    @SaabiriinDahir-en3yc 11 місяців тому +4

    Qamarka fanka shida❤️🙌

  • @aaminaabdi460
    @aaminaabdi460 11 місяців тому +4

    waaaw manday dhana raadinayay heesta niga heestsn i madalaysa

  • @user-dm5yd8gs8o
    @user-dm5yd8gs8o 9 місяців тому +8

    Markastoon Ku wanaajo Ku Waraabsho Jacaylka
    Adna Shaw Waxtarkyga Waxyeelaad uu Arkayseyy
    In xidhiidhku Wacnaado Walow aan Ku Dadaalay
    Adiga Waajibaadka Gudan Wayeey Ku saraan😢❤

    • @BaadaPoi
      @BaadaPoi 8 місяців тому +1

      Waa benta whli😂😂😂😂

  • @salmancabdi9214
    @salmancabdi9214 11 місяців тому +8

    Tiim qamar 10M

  • @Nim670
    @Nim670 8 місяців тому +1

    Talow ma iii ogthy murugada faraha badan ee darta umarayo 😭😭 Natiijadaydu marwlba wa sero sikasto udadaaalo😭😭😭

  • @fatimaalimohamud4053
    @fatimaalimohamud4053 10 місяців тому +3

    Heesta ma anigaa la igu tala galay😢😢😢😢 jah 2023 waa sanad xasusus ii ah

  • @khayyyo
    @khayyyo 10 місяців тому +3

    Inkastood wadnahayga
    Kolba weedho xanuuna
    Waran moodo durreysay
    Mar mar show wada jooga
    Waxa dhaama is waaga 💔🙂🤷‍♂️
    Qamar ama qaraami 🤌

  • @abuukeyiidow6492
    @abuukeyiidow6492 10 місяців тому +30

    Qof kasta iga dambeyso like ha ila dhafin ❤

  • @user-xm5kl4xe5i
    @user-xm5kl4xe5i 8 місяців тому +1

    jah heestii mcn❤❤❤❤

  • @AxmedCabdi-uf5hd
    @AxmedCabdi-uf5hd 9 місяців тому +2

    11:55pm

  • @jacaylkaapelyrics8993
    @jacaylkaapelyrics8993 11 місяців тому +5

    Qamar suugaani boqorka fanka waxba lagama qabankaro
    Karan Yasiin hore usoco

  • @craxmanmaxamed7311
    @craxmanmaxamed7311 10 місяців тому +1

    Mar Mar wada jooga show waxa dhama is waaga 😢👌💯

  • @user-zu6qk6oh9c
    @user-zu6qk6oh9c 11 місяців тому +10

    💯 xalada an hada ku suganahay ayu ka heesaya 💔💔 marmar show wada jooga waxa dhama iswaga

    • @Sahromahad-zs9yh
      @Sahromahad-zs9yh 8 місяців тому

      Iswaygii dhamaa dhayya ayanba hada ku dhax jiraa 😢😢

  • @T-save88
    @T-save88 11 місяців тому +2

    Qamarka
    Duula
    Layaab

  • @CarabAxmad-wt6rs
    @CarabAxmad-wt6rs 10 місяців тому +1

    mar mar show wada jogaa wax dhaaman is waaga 💔😭

  • @AyaanCumar-et5sw
    @AyaanCumar-et5sw 5 місяців тому

    Markad heesta uu dhibtiid qofka istahiila❤

  • @FartuunNuur-hy6ls
    @FartuunNuur-hy6ls 10 місяців тому +2

    mar show wada jogaa wax dhaaman is waaga 💔😭🥺

  • @kadarmohamu7600
    @kadarmohamu7600 11 місяців тому +7

    Qamar the 🐐 is back 😮

  • @Hassancabdalle
    @Hassancabdalle 25 днів тому

    Heestan waxeykuturjumeysaa waxiqalbiheyha kujira🙂💔💔💔

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 11 місяців тому +3

    Qamarkii la yaqaanay❤️🫡

  • @saadiqfarax356
    @saadiqfarax356 9 місяців тому +2

    Inkastoo wadnaheyga weero xanuun leh dureysay Mar Mar soo wada jooga waxa dhama is waaga 💔 xldasa ku jiraa

  • @sowdaibraahim5481
    @sowdaibraahim5481 9 місяців тому +2

    In kasto wadnahyga 😢❤

  • @user-zx5bh2pn8c
    @user-zx5bh2pn8c 9 місяців тому +3

    Heestan ani may iku socod😂😢❤

  • @aishadahir7300
    @aishadahir7300 11 місяців тому +4

    Xalad aan hda ku sugahy eyeba heestan kahdlee 💔😭

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 6 місяців тому

    Qamarkii sannadka😊

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 5 місяців тому

    Waa run heestan Anigayba iga turjumaysaa😂😂😂😂❤❤❤

  • @AishoMohamed-qf1iz
    @AishoMohamed-qf1iz 3 місяці тому

    Waa run heesta qamar aney igu dhacday qisadan

  • @user-li4ou7xw2g
    @user-li4ou7xw2g 7 місяців тому +1

    Mash and address in London and my 🦁 ❤

  • @ahmedmahamud553
    @ahmedmahamud553 11 місяців тому +1

    Goatka fanka shida

  • @user-qt9rt2sc7t
    @user-qt9rt2sc7t 11 місяців тому +5

    Qamarka is back❤

  • @SubeercaddeMAHAD
    @SubeercaddeMAHAD 11 місяців тому +1

    Qamar qamar dhafay😮😮😮

  • @user-ng8lj5mz8b
    @user-ng8lj5mz8b 11 місяців тому +1

    orka shida
    waa layaabay
    qamarka

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 11 місяців тому +1

    Qamar ka 🎶🥰🤤

  • @user-ni5eq9vc4t
    @user-ni5eq9vc4t 7 місяців тому

    In xidhiidhju wacnaado
    Wallow aan ku dadaalay
    Adiga waajibaadka
    Gudan waayay ku Saran
    Inkastood Wadnaha
    Kolba weedho canyon leh
    Waran moodo duraysay
    Mar mar shaw wadajooga
    Waxa dhaama is waag 😢😢

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 11 місяців тому +4

    Qamarka Duula ❤🎉

  • @manknowsalot
    @manknowsalot 9 місяців тому +1

    The Qamar of earth 👌👌

  • @ahmedmahamud553
    @ahmedmahamud553 11 місяців тому +2

    Qamarka
    Duula

  • @dumarmedia8739
    @dumarmedia8739 10 місяців тому +2

    Caadi maahan hestan ❤ in xirirku wavnaado😢

  • @ABDIRASAAKMOHAMETH
    @ABDIRASAAKMOHAMETH 10 місяців тому +1

    Qamar ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdulkadirarale3421
    @mohamedabdulkadirarale3421 6 місяців тому

    Wardiiiiiii🔥

  • @LibaanColow
    @LibaanColow 9 місяців тому +1

    Sida dhabta cawa aniga iheSaTaa lkn xalad walbo weY dhacdaa

  • @user-os9cw8qr8k
    @user-os9cw8qr8k 9 місяців тому +1

    Ax 😢 yaa hees ❤

  • @hanaibrahim1092
    @hanaibrahim1092 11 місяців тому +2

    Qamar suugaani ❤

  • @nimcoabdirshid3038
    @nimcoabdirshid3038 11 місяців тому +3

    8.9.2023. 10:19❤😢

  • @bulzhaawihofficial789
    @bulzhaawihofficial789 10 місяців тому +1

    Hestani AnigaY iga hdlaysaa 😢💔

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban7541 7 місяців тому +4

    QAMAR TALENTED MAN ❤❤

  • @isdaji
    @isdaji 11 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-lf7pl8yt7g
    @user-lf7pl8yt7g 7 місяців тому

    My goat 🐐 🙌 ❤️

  • @CabdicasiisFaarax-ye5ks
    @CabdicasiisFaarax-ye5ks 7 місяців тому +1

    Unstobdble bamar

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 Місяць тому

    Waqti show ima Siisid😢☹

  • @mataanibraahim4942
    @mataanibraahim4942 11 місяців тому +16

    Unstoppable qamar❤

  • @CaishoMaxamed-yo2cg
    @CaishoMaxamed-yo2cg 7 місяців тому

    My goat

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 10 місяців тому +2

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 10 місяців тому +2

    Markstooon ku wanaajo
    Ku waraabsho jacylka
    Adna show waxtarkayga
    Waxyeelaad u arkaysay
    Waa erayo tilmaamayo u xilqabka jacylka dhanka kaliya ku eg inuusan yeelan karin daryeel dhamaystirn ,kuna danbayn doono qalbi jab iyo walbahaan nafeed 😮

  • @mohamedmadani413
    @mohamedmadani413 10 місяців тому +1

    qamar in the building unstople keep goin

  • @AxmedCabdi-uf5hd
    @AxmedCabdi-uf5hd 10 місяців тому

    Only qamarka❤

  • @xasanibraahim4955
    @xasanibraahim4955 4 місяці тому

    Masha allaha waa hees mcn

  • @CaishoMaxamed-yo2cg
    @CaishoMaxamed-yo2cg 7 місяців тому

    Heestaan💔😭

  • @user-yz5sw3vn5w
    @user-yz5sw3vn5w 11 місяців тому

    Heestan 💔😭🥺

  • @user-ik2gg3qg7d
    @user-ik2gg3qg7d 11 місяців тому +1

    Mar mar show wada joga waxaa dhaaama iswaaga hestani waxayka dhex hadlaysaa qalbigayga

  • @inahupthirasht3357
    @inahupthirasht3357 10 місяців тому

    Heestani anay igu socota i aamin😢

  • @HOOYOMcn-jc7vu
    @HOOYOMcn-jc7vu 11 місяців тому +1

    QAMARKA

  • @ridwaansharmaake1689
    @ridwaansharmaake1689 10 місяців тому

    Best song

  • @user-ol9tx9wj7e
    @user-ol9tx9wj7e 8 місяців тому

    😂somaalidii yaa wada qalbi jabiyay horta

  • @ibaadociise
    @ibaadociise 6 місяців тому +1

    hhhh❤🎉❤🎉

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd 11 місяців тому +3

    The 🐐 is back🔥🔥

  • @user-kn5qr3yn4w
    @user-kn5qr3yn4w 8 місяців тому

    ❤❤❤❤Ak

  • @caashasulub9031
    @caashasulub9031 11 місяців тому +2

    ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yahyaxamduug9855
    @yahyaxamduug9855 9 місяців тому

    Qamar haastan aniga miyuu ii qaday 😢

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-sf4pv1vk5t
    @user-sf4pv1vk5t 11 місяців тому

    Qamarka

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal 11 місяців тому +1

    Hade kadarantahay qamarka

  • @user-wg6lo9ck1e
    @user-wg6lo9ck1e 11 місяців тому +1

    ❤❤

  • @user-ku8co8yj4e
    @user-ku8co8yj4e 9 місяців тому

    Qatar. Is. Back 😂❤😢😮

  • @xamse_braveofficial9657
    @xamse_braveofficial9657 11 місяців тому +1

    Melody ga wxaa ka daran Music ga
    Henok ninka sida wx uyelaya mia tolo😊

  • @JibriilSiciid-xi3zc
    @JibriilSiciid-xi3zc 10 місяців тому

    Inaad qof jeclaato waa murug markaana waa inaan iska daysid

  • @Frp-pv4vz
    @Frp-pv4vz 11 місяців тому

    Waxa yaable
    Dhankaaga show warba uma haysid😊

  • @NaimaOsman-vl8co
    @NaimaOsman-vl8co 2 місяці тому

    2/6/2024

  • @ibaadociise
    @ibaadociise 6 місяців тому +1

    ❤😂😢hhh😅❤

  • @user-tr9iw2un7g
    @user-tr9iw2un7g 11 місяців тому +1

    Ma Is yara modan inay heestu adi ka hadlayso😢😂

    • @shadiasea
      @shadiasea 11 місяців тому

      Mar ban mooda

  • @mohayare3219
    @mohayare3219 9 місяців тому

    1:10 😢

  • @AbdullahiIlkacase
    @AbdullahiIlkacase 10 місяців тому

    Heesta dad baa mooda in Rayaan loo qaaday Soomaali meel xun fiiriyaan War heestu Abwaan baa sameey Gabarta Ka fuqa

  • @abdikadirnur5414
    @abdikadirnur5414 10 місяців тому

    😢😢😢😢😢 wllhi

  • @Hass-g6o
    @Hass-g6o 11 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @ApdyrabiApdysalam73
    @ApdyrabiApdysalam73 10 місяців тому

    Horta anigu yabye markad muruGsanthy ama iskada muhim maha 😂 ……………………………………………………………………………..

  • @zamzamjamac1743
    @zamzamjamac1743 10 місяців тому

    8/10/2023. 2:46😢

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 9 місяців тому

    Heestan horta yaa sameeyey?

  • @SadiaMohamed-vr4bw
    @SadiaMohamed-vr4bw 7 місяців тому

    💔🥹

  • @user-wl1um1rp7r
    @user-wl1um1rp7r 9 місяців тому

    Sakavlyrjb2,moapo

  • @CarabAxmad-wt6rs
    @CarabAxmad-wt6rs 10 місяців тому

    mar mar show wada jogaa wax dhaaman is waaga 💔😭

  • @user-zz2ih4sp9q
    @user-zz2ih4sp9q 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤