MAXAA LAGU GARTAA UUR BILAAW AMA WALAC INAAT TAHAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • asalaamu calleeykum dhamaan asaxaabteeyda Qaaligaa insha Allah kusoo dhawaada Channel ka iyo asaxaabta qaaligaa welcome sxxmamawaano 00447799304877 00447539049913 🌍 😘 💖

КОМЕНТАРІ • 279

  • @NimcoKhalif-r1v
    @NimcoKhalif-r1v 2 місяці тому +7

    Rabiiyaw raxmanow urkan an lehay wiil iga dhig 😢😢

  • @salinnur2000
    @salinnur2000 2 роки тому +72

    Ilahay owlaad baari ha isiiyo aniga iyo intaan haysanin inta haystana Allah ha barakeyo🤲🤲

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 6 місяців тому +9

    Wxs dhan wan dremyaa rbi naxristisa ha igu rumeyo khyr haiga dhigo bishan rajo wyn bn leyhy rbi ha ila garb galo haisiyo awlad bri ah yrbi rume ani intan hysanbo alh siyo

    • @nasrasaid4665
      @nasrasaid4665 5 місяців тому

      Abyo ma iska baarty ani ani Canada waxy iga maqan thy 35 malin calamadha qaar neh waa isku arky wali neh ma barin

    • @HiboAbdishakur-bi9rl
      @HiboAbdishakur-bi9rl 4 місяці тому

      ​@@nasrasaid4665abayo ma iska he's heshay adi ani 40 malin oo iga maqanyahay cunug aa nujinoya shuwan ee iga bilawday manta

    • @gaaniillix6145
      @gaaniillix6145 4 місяці тому +1

      Wllhi anigaba doorkan rajo way ban kehay calamadihiina waan isku arkay illhay ha ila garab galo farxad ban daremayaa alle ha ii rumeeyo🤲🥺

    • @HiboAbdishakur-bi9rl
      @HiboAbdishakur-bi9rl 4 місяці тому

      @@gaaniillix6145 ilahey sa jcshahay hakaga dhigo insha allah wad ku farxe

    • @HiboAbdishakur-bi9rl
      @HiboAbdishakur-bi9rl 4 місяці тому

      @@gaaniillix6145 aniga 56 malin ee iga maqan tahay saka udambesay wan isbaray mana helin

  • @adoontaalle6331
    @adoontaalle6331 2 роки тому +18

    Alleh ubad khayer qaba ha isiiyo aniga iyo dhamman walalhayga muslimka ah

  • @umurufaydah7768
    @umurufaydah7768 2 роки тому +25

    Dhabar xanuuun saaaid sidii inay caaado isoo socoto dhiig qafiiif ah ooo biyo biyo iyo lugo xanuuun cunto ma dareemayo ina cuno alx wa isa soo baaray positive 🥰 lay so dhahay

    • @maryansiidali2933
      @maryansiidali2933 Рік тому +1

      Manshallaha abayo alle haku barakeyo

    • @HananHanan-uj9iq
      @HananHanan-uj9iq Рік тому

      Masha allaah

    • @mariamarts9897
      @mariamarts9897 Рік тому +1

      masha allah abaayo anba dhawar xanuun iyo xundhur xanuun isku arkay iyo caadado bil iyo bar iga maqan testiga iska baaray labo riiga iso baxday alx

    • @hafsamohamed4975
      @hafsamohamed4975 Рік тому

      Abayo aniga dhiga kaqabeysty mar dhow lkn dhabar xanun iyo lalabo yar an badneyn iyo warer darema iyo madax xanun said ah sas ma ahayd

    • @mariamarts9897
      @mariamarts9897 Рік тому

      @@hafsamohamed4975 test iska qaad abaayo qeyr allah kaga dhigee

  • @miskimanka7874
    @miskimanka7874 9 місяців тому +3

    Ani quman baa i hya warer iyo dhabar xanun illhow adaa ii gunti kara🤲dhaxan iyo madax xanun qlptii ah

  • @badriyamohamed913
    @badriyamohamed913 7 місяців тому +4

    ilaahow ubad baariya isii Isoo duceeya azxabta 😢

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      Alow kusii byo mcn dhamanten nasi

  • @asmaabdilahi5264
    @asmaabdilahi5264 2 роки тому +4

    wllo wxa izkaga zhakiyy Ina uur Leeyahay wyo madaxuun badan kareemi dhabar xanuun iyo caloozhoo ixanuuneyzo marka zapptu wxay wlzhy adoo raliya

  • @fartuundaahir8272
    @fartuundaahir8272 Рік тому +8

    Asc abyo Aniga hal wiil dhalay wiilkina Asago 8 jira buu sanadki hore iga dhintay hada 10 daganahay 1ka cunug bes ilaahay isiiyey asagina Alla iga qaatey marka hada dhiigi mudo bil io bar iga maqanyahay gurigan isaga baray inanan lahayn buuna isoo saray

    • @deqafarah4039
      @deqafarah4039 Рік тому +1

      Ax ax ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo bedel kheer qaba alle ha kugu bedelo Aamin Aamin yaa rabi

    • @nimcomohamed8291
      @nimcomohamed8291 Рік тому +1

      Rabiyoow badal kheyr qabo alle ha kusiyo mcnto

    • @ahlam7108
      @ahlam7108 Рік тому

      Awlaad kale oo khayr qabtaa Allah haa Ku siyo

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 Рік тому

      Ilaahay waxaangaaga baryay bedel khayrqaba

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 10 місяців тому

      Ilhy ilmo bdan o bariyal ah hku siyo byo

  • @zamzam1122
    @zamzam1122 2 роки тому +5

    Asc aniga dhiga cadada waxan ka qubestay 5/9/2021 hada meqo biil ayan ahay wan ku wareray inta biil ahay

    • @jaraneyabdullahichannel6856
      @jaraneyabdullahichannel6856 2 роки тому

      7 bil cml abayo

    • @zamzam1122
      @zamzam1122 2 роки тому

      @@jaraneyabdullahichannel6856 haa lkin shalay isbitalka aday waxe iso dhahen 8da bil waxa ka qadatay 2 weks marka ma aqan ani waxan xisabsanayay bisha 7 ine ku jiro

    • @xubixusseinbashir7740
      @xubixusseinbashir7740 2 роки тому

      saaax waye 8month wayee❤

    • @zamzam1122
      @zamzam1122 2 роки тому

      @@xubixusseinbashir7740 thanks 🥰

  • @maryanabuukar7409
    @maryanabuukar7409 2 роки тому +4

    Mama wano Wan kusalame xundhurta hosteda ibararan Ina damqaneso maxa waye xiligi cadada lama Garin jwb

  • @AminaAli-e5k
    @AminaAli-e5k 5 місяців тому

    Abayayal isoduceya inu awlad bariya inu ilahay igu arzaqo inta heysanina inu ale igu arzaqo inta heysatana inu ilaahay uxifdiyo 🤲🤲🤲🤲

    • @safiaahmed11
      @safiaahmed11 5 місяців тому

      Allaha ku siiyo owlad bariya I.a Allaha ka farxiyo wa bil ramdane

  • @user-px4ob6yy1i
    @user-px4ob6yy1i 9 місяців тому +1

    Aniga sidi in caado I joogto u xanuuneanhy marmar na waa damqanee caloosha dhan dhiigina 8 beri an dhaafay xiligii ow imaan jirey

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      Ilhy hku adkeyo byo mcn

  • @FaadumoCabdi-j2n
    @FaadumoCabdi-j2n 8 місяців тому +3

    Xaydkii mrkan kamydhy 7 barikasowreegy deed nasaha ixanunaya oo moxoga iyo dhabarka ixanunay

    • @nasrasaid4665
      @nasrasaid4665 5 місяців тому

      Abyo ma iska baarty hda

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 5 місяців тому

      @@nasrasaid4665ani xata 10 cisha dahir ahay dhabar xanun

  • @xidigtaxaradhere9824
    @xidigtaxaradhere9824 Рік тому +5

    Urba hada yesho ano dhaqtar adan ayan aqana hurdo mcn badan oo hirdoyinka ka macan iyo cabur sanka ah hargab cml ayaa igu dhaca

    • @deeqamaxamed4233
      @deeqamaxamed4233 Рік тому

      Abyo hadaaba ahay mcney astamaha shegte

    • @FarxiyaBashiir-tc1rr
      @FarxiyaBashiir-tc1rr 6 місяців тому

      Gabadhan isku mid ayaan nahay

    • @gaaniillix6145
      @gaaniillix6145 4 місяці тому

      Abaayo sasaa ahay wllhi hurti mcn ama ha yarato ama ha badato ta kle hargan camal cunaha iyo sanka ka daremaga lkn calamadaha kle kuli wan lehay

  • @Sundusey94
    @Sundusey94 Рік тому +1

    Abyo i jwab laba bilod cado ma helin waana is baray nagative ba lay dhahay mxa qaldan

  • @user-lq1pb2kt7d
    @user-lq1pb2kt7d 10 місяців тому +1

    Aniga waxba ma daremayo lkn dhigi iska lahaya 46cisho ma arkiin testiga hada ka badhayna uur iba so baxayo😢

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      Alxmdulhi dheh ilhy hku adkeyo mcn

  • @zehraabdiibrahim9754
    @zehraabdiibrahim9754 2 роки тому +4

    Asc waxan raba inaan kuweydiyo aabayo

  • @FarhiyaMohamed-ni6nk
    @FarhiyaMohamed-ni6nk 2 місяці тому +1

    Aabiyo Marka suuwxada sookoco dadka markaaateeada Marka Soo fadhstaan waa dhiiwa ihalkodo aabiyo maxa keen si sheeke

  • @caliibraahim3769
    @caliibraahim3769 2 роки тому +3

    Maama xiligee la baraa uurka aniga waxa iga imaday dhig ayadon la garin xiliged wuxuna iga socda lawo bari dhiig maba dhihi kari kaas sababto ah marna wuu iga imadaa marna igama imado hadana waa dhiig biyo ah dhig runta ah ma ahan jawab wacan mama macan

    • @xamdimaxamed3507
      @xamdimaxamed3507 2 роки тому +1

      Uur miyuu noqdy ani xitaa 3 mlin dhiig iga socdy iydo la kaarin waqtiga sugaayay

    • @marwazaynab2647
      @marwazaynab2647 2 роки тому

      Abayo ani xita wa isku arkay isago xiligiisa lagarin iso sheega mala bari karaa

    • @canabyusuf7615
      @canabyusuf7615 2 роки тому

      Wlh cilidas wan arka abyo 2malin arka xiligan wan jifa xanun madaxa

    • @zahrakiin3385
      @zahrakiin3385 Рік тому

      Jazaakallhu qer

    • @abdirahmanabubakar832
      @abdirahmanabubakar832 22 дні тому

      @@xamdimaxamed3507 uur muu ku noqday

  • @roodamaxamed1341
    @roodamaxamed1341 11 місяців тому +1

    Maxaa kaxeya cadada oon uuur aheyn

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 2 роки тому +1

    Wcs QaliDumar Dajiya ❤️❤️❤️ xaqiiq ka hadasha Habo mcn thks♥️♥️♥️♥️♥️🌸🌸🌸🌸🌸🌺🌺🌺🌸🌸🌸🌸

  • @nalka6924
    @nalka6924 Рік тому +2

    Habo waxan isku arke wareega calosha xanun iyo gabarka lalalbo madax xanun uurne Wan iska bare man isku arkin cuntan ma qadan karo

    • @nasrocali8428
      @nasrocali8428 7 місяців тому

      Abayo uuur muku noqday ana hada sas eh negative Ona idhaha kedka kadida lku baare

    • @XAAWOXUSEEN-sv8xq
      @XAAWOXUSEEN-sv8xq 6 місяців тому

      Abayo uur makunoqday

  • @XawaCabdile
    @XawaCabdile 2 місяці тому

    Setahay abayo Ane beshan le iga maqn yahy dhegay Hal weg le ega Deb dhacy Laken nasaha said exa noonaa

  • @KaltuunKalbiyoah
    @KaltuunKalbiyoah 3 місяці тому

    Anigu laba bilod marag caado markii danbena dhiig ayaa soo conayye 10 cisho

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 2 роки тому +2

    Waa ruuun an ku ajaaramay seetax ilamo isaksodilay

  • @AyaanJamac-d6y
    @AyaanJamac-d6y 2 місяці тому

    Ami. Ya alah ilohow isi ilme bariya markan xajigyga kulaano

  • @HanaAhmed-mo8oz
    @HanaAhmed-mo8oz 2 місяці тому +1

    Masha allh

  • @fartunkhamis2618
    @fartunkhamis2618 2 роки тому +4

    Hada max shegty war le nagu dishe

  • @gureyalxanle753
    @gureyalxanle753 2 роки тому +4

    Hooyo dhawerka wuu ixanun naa xunrta way ixanunee afka qarar ayuu iyahay mx keeno

    • @naumiali8774
      @naumiali8774 Рік тому

      Uur ma ku noqday abayo aniga sidas ah hada

    • @mustafharun9300
      @mustafharun9300 Рік тому +2

      Allah aniga hada sidaas ah abayo mcney iso jawapa 9bari xiliga dhiga iga dhaman hal isbuc marka jogaa lalapa dhabar xanun qaska o I xanunaaa madax xanun mel dher ah ya Allah 2sana sugaye rabiyow

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 10 місяців тому

      ​@@mustafharun9300byo mku noqdy

    • @nasrocali8428
      @nasrocali8428 7 місяців тому

      ​@@mustafharun9300abayo ana hada sas daremo uur muku noqday

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      ​@@mustafharun9300ilhy hku rumeyo byo mcn

  • @hindiyowardheerebile2105
    @hindiyowardheerebile2105 3 місяці тому

    Markaa walac tahay in naasaha ku yara danqadaan qasab miyaa ani iskuma arkee waana ligu soo sheegee

  • @shukricabdi8512
    @shukricabdi8512 2 роки тому +2

    mashalah maam jasakalah waan kaa faaiidaysanay

  • @somaligamer2795
    @somaligamer2795 2 роки тому +2

    Maamo dhiigi labo bil ma arag kadiidana labo Jeder wan egaya mana itusin Ur ma isdhihi kara Ur Bad ledahay adigo mahadsan iso jawaab

    • @dabiibiyodadaal116
      @dabiibiyodadaal116  2 роки тому

      Asalaamu calleeykum xabiibtii macaan insha Allah soo dhawaaw welcome quruxeey illaaheey baa wax og hadii aad iska baari kartid dhiiga ka baar uur hadli kale sug isbuuc kale intaas hadii eey wax isku badali waayaan insha Allah hormone ka iska soo baar insha Allahu qeeyr dhamaanteen

    • @sagalibrihaam6358
      @sagalibrihaam6358 2 роки тому +1

      Abaayo iska baar ani sas u baraaye u ishagi wayay kadib mela geyay alxmdullilah oo ishegaye

    • @HananIbarhiim
      @HananIbarhiim Рік тому

      @@sagalibrihaam6358abayo
      meqa malin aya mel ku geysy cml an ahda la ahy dhiiga wilgy inta igama so
      dahin abayo wa iska baray kadida waka wyy ina dhaqtr ada raba wekaan
      iso
      duceya😢😢

    • @user-nq2wq3ch5v
      @user-nq2wq3ch5v Місяць тому +1

      ​@@HananIbarhiim asc abayo uur miyu ku noqoday qali

    • @HananIbarhiim
      @HananIbarhiim Місяць тому

      @@user-nq2wq3ch5v maye wll ila hada sugaya ubad illhy ha isiyo aniga iyo intan haysa ba amiin 🤲

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 роки тому +6

    Mash allah mamo wano

    • @naciimocusmaanismaciil462
      @naciimocusmaanismaciil462 2 роки тому

      Asc maaamo wan 7dobo Mal muud ayAa imoogad waxan leey ga heelay daawo tiifow sure tagal miyaa

  • @khadramohamed3064
    @khadramohamed3064 Рік тому +1

    Waxan leyahay dhabar xanuun madaxanun qadhqadhyo siyada ah daal farabadan markan badhay uur majiro ayuu dhahay

  • @sihamcadawesihamcadawe9486
    @sihamcadawesihamcadawe9486 2 роки тому +1

    Ilma hora dhalay sida hada uxNun sanahay ayan uxNun sanay mRkan jogey 10 malin Aya daremay

  • @suadabdullahidirie
    @suadabdullahidirie 7 місяців тому +1

    Kaniiniga kaas ah maqarinee maamo waano

  • @user-pc6om1dz4f
    @user-pc6om1dz4f 4 місяці тому

    wxan Daremaya Xanunki Caadada Iyo Inay Caado iso Hayso Waqtigedina Wa Dhafay Mxa waye ToLow

  • @ifraaxcabdiraxman6021
    @ifraaxcabdiraxman6021 Рік тому +3

    Micinir xanuun iyo dhabar xanuunka saa id ah ayaa dsreemaa xiliga caadida waan dhaafay

  • @AbuukarXasan-ng8wc
    @AbuukarXasan-ng8wc 18 днів тому

    🎉🎉

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 2 роки тому +2

    Walahii hargab xunba nagu dhacay mamo waliba mid xun

  • @barlinmohamedali6842
    @barlinmohamedali6842 2 роки тому +1

    Aniga waxnan jclady malab waigey waa necbaa dhib maiiga imanaa hooyo mcn

    • @hindahassan1376
      @hindahassan1376 2 роки тому

      Iska daa malabka uurka wu so rida makanka ayu jilciya

  • @MulkiXaaji-c8h
    @MulkiXaaji-c8h 2 місяці тому +1

    Masah allh❤❤❤

  • @sheymaaabdi9577
    @sheymaaabdi9577 2 роки тому +5

    Maasha allaah mamo aniga inta adshegtaba wanisku arkay labada igu danbeysay goos iyo gili ayaan kawalacay

  • @asmamohamed4035
    @asmamohamed4035 2 роки тому +2

    Asc mom waxan daremyaa madam xanun iyo Daal iyo Yalalugo badn iyo candhif mom

    • @qabulafrax4785
      @qabulafrax4785 2 роки тому

      Intas aad sheegtay waxa wll idheer ina inaa matagayo wll uurne malahi maxa abayo kunoqday imisaana ahed markas aad marxaladas aadarentay

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      ​@@qabulafrax4785 byo uur mku noqdy mcny

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 6 місяців тому

    Ilhow khyr iga dhig yarbi ilhow irume ubd brkysn ilhow isi

  • @Laylo-j2b
    @Laylo-j2b 9 місяців тому

    Asc yaamaama waana anigu isdiyaaris baan kujiraaye talo isii

  • @qabulafrax4785
    @qabulafrax4785 2 роки тому +1

    Mama xagee kalasoo xariiiraa isheeg plz

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 роки тому +1

    Waa.wada.fin.imagaleenku.markaan.uurqaado.ilmihi.maxajinayo.daawadii.way.baabiinwayday

  • @AyaanJamac-d6y
    @AyaanJamac-d6y 2 місяці тому

    Amiiin amiin

  • @ayaanabdishakuur9246
    @ayaanabdishakuur9246 Рік тому

    khyr alaah kusiiyo wlley waayo bambeel mo isku daldalaa

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 роки тому +3

    Waan.kuasalaamay.wll.caga.hurka.kawaran

  • @qasinabdirahman3477
    @qasinabdirahman3477 Рік тому

    Abayo waxan ahay hoyo nujiso cunug hadana dhabarka iyo mindhecar ka ayalaykahaye markan nojinayo cunuka wana iska baray tasteka laken dheg iskamaqaden

    • @hafsamohamed4975
      @hafsamohamed4975 4 місяці тому

      Abyo aniga xita wan nujiya lkn dhiagan iguma dhicin months5 lkn dhig yar isku arkay sas matahy

    • @hafsamohamed4975
      @hafsamohamed4975 4 місяці тому

      Isku mida nahay ee dhiga makugu dhacay maiska heahay ur

    • @AaishaAbdlle
      @AaishaAbdlle 4 місяці тому

      ​@@hafsamohamed4975Anj saas isku arke adi ma uur baa yelaty mise

  • @MaryanAbdi-qw4vy
    @MaryanAbdi-qw4vy Рік тому +1

    Walaashey waxaan isku argay

  • @RaxmoMaxamed-xk3rw
    @RaxmoMaxamed-xk3rw 4 місяці тому

    Amiin yarabi

  • @imranabdi8063
    @imranabdi8063 Рік тому +2

    Ani cml bilkasta urban isku maleyaa

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      Ani cml ilhow isii yrbi dhamn intan hysan suicide

  • @nimcomaxaned9773
    @nimcomaxaned9773 2 роки тому +2

    جزاك الله خيرا اختي

  • @abshiroabshiro8611
    @abshiroabshiro8611 Рік тому

    Hooyo macaan aniga dhaxan ayaa i qawanayo howsha Guriga waa nacay

  • @deqobby1023
    @deqobby1023 Рік тому +1

    Masha Allah mama Qali

  • @khadijahassan2499
    @khadijahassan2499 9 місяців тому

    Abayo dig yaryar baan iskuarka dabacadey weybadalantaay .xurdo midkale negative . Xanaq badan dagal caay 😢

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      Ilhy khyr hkga dhigo byo

  • @ililmuse9760
    @ililmuse9760 7 місяців тому

    abayo waxn kudhahay Walac ayan daramaya negative wAYTAHAY

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      Mr kle ku celi byo khyr alh kdhigo

  • @jiijobacul6737
    @jiijobacul6737 Рік тому

    Mamo ani 40 beri mudo laga joogo uurna ma haayi caadana ma haayi maxaa jiraa lais dhihi kara

  • @user-ue9ur2yx7y
    @user-ue9ur2yx7y 3 місяці тому

    Asc abaayo iso jawab cadado iso dhaw uur maqadi Kara please 😢

    • @Sumaya_176
      @Sumaya_176 3 місяці тому

      Haaa abyo wala qadi kara hduu ilaaahey ku qadaro

    • @user-ue9ur2yx7y
      @user-ue9ur2yx7y 3 місяці тому

      @@Sumaya_176 wlhi abayo dheh Mahad sanid

  • @XawaCabdile
    @XawaCabdile 2 місяці тому +1

    Kate tane wax ba ema so saren

  • @wariyefatimajanaat5828
    @wariyefatimajanaat5828 2 роки тому +7

    Uurka kaadida ma laga waayaa marar qaar qofkasto oo arintaas iiga jawaabi karo waan idinka codsanaa

    • @faraxsan6649
      @faraxsan6649 2 роки тому

      Haa waxa laga heli kara dhiga o laga baro hada kadida ka weydo dhig ka bar

    • @fatimasahra2991
      @fatimasahra2991 2 роки тому

      Ane kaadida kahelay dhiiga kawayay wa yabanahay

    • @barlinmohamedali6842
      @barlinmohamedali6842 2 роки тому

      Abyo haa anigee igudhacdy dhiiga basa lagahelay uurkega

    • @umumohamedumumohamed4167
      @umumohamedumumohamed4167 2 роки тому

      @@fatimasahra2991 ani xata dhiiga laiga baaray walaga waayey daawo culus la ii qoray caadadi aan waye kadida 2gor kabary wuu ishegay kwrn

    • @ruwaydoabdifarax8497
      @ruwaydoabdifarax8497 2 місяці тому

      ​@@barlinmohamedali6842hada uurkas ma jira abyo ana saas cml

  • @sihamcadawesihamcadawe9486
    @sihamcadawesihamcadawe9486 2 роки тому +2

    Iney urtahay ayan iskaga shakiyey

  • @sihamcadawesihamcadawe9486
    @sihamcadawesihamcadawe9486 2 роки тому +2

    Aniga waxan dRema book xanun iyo candhuf badan iyo lalabo iyo dhabar xanun qasatN sinaha Aya ixNunaya xiligi cadadad lama garin wXa ka dhiman 11 malin

  • @sadiamgure2404
    @sadiamgure2404 Рік тому

    Jazaakallahu qayr mamo waano ❤❤💖💖💖💖❤❤❤❤❤

  • @NajmoAbdalle-do5dh
    @NajmoAbdalle-do5dh 11 місяців тому

    Mama Ana isku arky marka isk baryna notgtf calmdha uurkna waleyhy

  • @user-ph5dw8zi8w
    @user-ph5dw8zi8w 9 місяців тому

    Xiliga urka dhiga yimado maxaa sababa

  • @XamdaXubbi
    @XamdaXubbi Рік тому +1

    Asc abaayo intaan ilmaha nuujinayo cadada ma arko lkn markaan kadaayo cada 7kadib ayan arki jiray hada lkn 20 cisho ayaan nujintii kajoogaa cadadiina ikum dhicin 1sano ayaan nuujinayay walina ma arag testigu waxba iima sheegin malaga yaabaa anoona arag inaan uur qaado alle haku barakeeyee

    • @dabiibiyodadaal116
      @dabiibiyodadaal116  Рік тому

      Wcs wr wb mamo macaan soo dhawaaw welcome quruxeey insha Allah waa kuu soo noqon doontaa hadoow illaaheey idmo sugo mararka qaar waxeey qaadataa xoogaay waqti

  • @canabyusuf7615
    @canabyusuf7615 2 роки тому +8

    Wlh mamo sas anaa arkay insha allah waqti lee suga 22 bisha cml

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 Рік тому +1

    Wcs QaliDumar Dajiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abshiroabshiro8611
    @abshiroabshiro8611 Рік тому

    Asc habo mcn aniga waxa isku arkay dhaxan habo naaska waa ixanunaa lablabo malihi habo uurka cusub ciyow masoo baxaa hooyo mcn

    • @munohassan6837
      @munohassan6837 Рік тому

      Abayo uur maku noqday sidaas wan ahay aniga iso jawab

    • @Yusra-f9l
      @Yusra-f9l Рік тому

      Abyo naska max Aya kaga jire marka tabato ur Maku noqde

  • @user-cg8fy8tr8b
    @user-cg8fy8tr8b 6 місяців тому

    Xilika Dhiga oo lakari uur mala ogan karaa hano

  • @maajidtravel1500
    @maajidtravel1500 6 місяців тому

    Ameen yaa raabi walshye mcne❤

  • @DekoMohamed-wk5jl
    @DekoMohamed-wk5jl Рік тому

    Wan dhaw nhy allaha ku so dhaweyo

  • @HodandaherAhmednour-bo1ut
    @HodandaherAhmednour-bo1ut 11 місяців тому

    Mashallh allaha Ku xafido

  • @user-cc8nr4wb2q
    @user-cc8nr4wb2q 11 місяців тому

    quruxy 18 malin ayuu iga maqan yahy waxan daresay cajis

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 місяців тому

      Muxu ku noqdy byo

  • @ifraaxifraax5480
    @ifraaxifraax5480 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @shushuabdi911
    @shushuabdi911 2 роки тому +2

    Mudo intee leeg kadiib aa laiska baara marka Canada iskwayso

  • @anisoahmed6788
    @anisoahmed6788 2 роки тому +2

    hawaryar urka

  • @fatumamohamed-xj1sv
    @fatumamohamed-xj1sv Рік тому

    27 dhig iguma dhacan shakina waa jira dhabarka said ayow ixanuna

  • @abdirahmanmohamud2076
    @abdirahmanmohamud2076 Рік тому

    Mama Allah kubarakeyo

  • @nimoabdulle868
    @nimoabdulle868 Рік тому

    Amin inshallah

  • @MaryanAbdi-qw4vy
    @MaryanAbdi-qw4vy Рік тому +1

    Asc

  • @maajidtravel1500
    @maajidtravel1500 6 місяців тому

    Wllo baban waxaye maxa la dheh😮

  • @maryanabuukar7409
    @maryanabuukar7409 2 роки тому +2

    Markan cadadi kaqobeste 7bari kadib dhig qafifa iga imade abayo jwb walwal ihayo mama wano

    • @fatimasahra2991
      @fatimasahra2991 2 роки тому

      Isku mida nahay abayo dhowr bila arkay uurna ma.ahayn

  • @FatyyzhYare
    @FatyyzhYare Місяць тому

    Aniga daala badan ayan leyhy

  • @mohamednasiibmustaf8028
    @mohamednasiibmustaf8028 Рік тому

    Asc wll walaca maleyahy warega kuxanuuno

  • @Mssqalpiwanaag
    @Mssqalpiwanaag Місяць тому

    M.a maaamo❤

  • @RaxmaMohaali-xl1qt
    @RaxmaMohaali-xl1qt 4 місяці тому

    Amiin yarabi abayo mcn❤❤❤

  • @user-mu4bq2hv7r
    @user-mu4bq2hv7r 10 місяців тому

    Mnsha alh maamo ❤

  • @misskiin3247
    @misskiin3247 2 роки тому

    Jazaakallaahu qeer

  • @deqobby1023
    @deqobby1023 Рік тому

    Amin Amin Amin Allaha 🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohameddahirhaashi1463
    @mohameddahirhaashi1463 9 місяців тому

    Asc hurdo badn lala dhihi kara

  • @samiirasamira644
    @samiirasamira644 Рік тому +1

    Asc walashy i warn

  • @happy-rc4mh
    @happy-rc4mh 2 роки тому +4

    iso duceeye in ilhay u bada isiyo😢

    • @ahmedfarah5375
      @ahmedfarah5375 2 роки тому

      Amiiin hn alle hakugu irsaqo ilmo bariya

  • @ifraaxifraax5480
    @ifraaxifraax5480 2 роки тому +1

    Asc habar yare

  • @sihamcadawesihamcadawe9486
    @sihamcadawesihamcadawe9486 2 роки тому +1

    Maa wad mahad San tahay