Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Flow Isoo Dheh facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL
Lahjadii ugu saxneed ayaad ku aqrisay mahadsanid
Sami😂❤
Mashallah Mashallah runahanti tilmamaha iyo magacyada gedaha iyo magacyada jidadka badiya hadalada sharaxada dashana iyo deeho xasuus wanagsan madama aan kaso jeedo reer badiyo manta badiyo ayan an iso xasusisay iyo lashinka cabdulahi geeda naar maxan dagestay muraha damag iyo deederi maxan cunay falko maxan falkiyay iyo geesi nimada reer badiyaha iyo kartida cadi mahan shekadan wan jeclestay lahjada shekada ma lahjadeydo mahasanid walalkey ❤❤❤❤ ya ku halakeyn😅
Masha Allah Legamadaa Tahay
@@QarniJoog102abwe lahjada xge lagaga hadla isheeg😢❤
@@najmiita1Abaayo lahjadaan waxaa ku hadlo inta badan abgaal ismaan
Alla waan ku qoslay lahjada sheekadan maanta igu horeyso sheekadan waanba jeclahay sheekoyinka nocana
MASHA ALLAH SHEEKOYIN OKALE NOSOBADI SAXIB WAA DHAQAN KEENII MACAANA ❤❤❤❤
Mashalah waa ku mahdsnthy sheekoyiink sida fiicn uso gudbinsid👌
Masha.alh.somalidii.wayo.waayo.xusuus
Waxaan lacajabey waa musasal Mashallah waa dhaqkeen magura ah ❤❤❤❤
Zxp waan kuwattaa
I aamina ninkaasi aniguu ahaa soomaalay Mahadsanid Qarni joog
Mahee hada waan kugu hasta geesi amina ama duq noqo amà yarow ahaw
@@aniisakayd6134 waydhantaahy ee meel aan kaala soo xidhiidho ii reeb😎
@@aniisakayd6134 😎
Daashane waaa Doqon 🤣🤣😂🤣....Naaag suuxday kama faidaysan
Dadka Hada Jiro Ayaa Waxaas Ku Fekera Qaarkood
Dulmar qeybaha Shekadan o muddadan ka mashqlay kadaba geyn ku jira salaam sxb
Aryaa xaa iiga dheeshay sheekada luqadda adagee kuqoran tahay wax kuqoran horayba uma arage xaa iiga badashay
Zxp si qurux badan baad usoo tabisay waxn Ka faa iday qaybkowad lamsoo kobi karo inta kalmadood een Ka fa,idy
Mashallah wall somaligii saxad waye kane ❤❤❤
Walahi sheekadaan kama caajiso niow mahadsanid ✊
Hhhh Adigane Mahadsanid
😊😊😊😊
Waa fanaan tebinta aad moodo inaad filim daawaneyso
Ayago firindigleynaya😂 keep going brother 🎉
Shekadaan aad ayaan uga helay mahadsanid sxp❤
Filim Hindi af soomaali
Asc waa af somaligii saxda ahaa❤
Magacyo xayawaan oo anaan waligay maqaal ayaa bartay mahadsanid walalo 🤍
Waa lahjadda deegankeeyga lkn wax walba waa dabar go,een dugaag iyo dadkii horaba
Waan ku bogaadinayaa zxp isda aan dhaqankeeni hore usoo noolaysay waa waxa loo baahan yahay in laga hadlo dhaqankeenii hore iyo tariikhdii somalida hore.
❤❤
Aaway q2aad?
Habeen Dambe Insha Allah
Prt 2 keeniyohow sheekada waanagubargoosay😢😂
Sheeko igadhe ❤❤
❤❤❤
Illaahay ninkuu caymin rabo cid uma soo tuugo.Ninkuu cidhib iyo saan jari rabana ciidan uma doonto.
Lahjada saxda ah abowe thanks ❤
Zxb la so dhakso lkn So daadal Bishiba Hal Video aya so galisayee isku day inad maalin walba hal video so galiso
Habeen Dhaaf Insha Allah
Sxp lasoo dhakhso part 2
Kuso dar wll qeybta 2pls
Sxb dadka waxe said u jecelyihin shekeynta bugagta marka bugagta noso badi siba waxa codkaga ino sarta buuga (nin miyi & markab) buug aad usheko mcn waye qeybta danbana kubood siyasad io arimo kle ayu galaya nolosheyda bugi igu horeyey ee aan inta bilawo dhameyey ayu aha😂
TAGEEERAHA UGU WEYN PAGE KA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sido Kale
Mahadsanid
sheeko agsaan Hawiye ayuu ariinta ka dhiigay afsomali Hodan kuma ahaan reerka Hawiye.
soomali aan hawiye aheyn maa jirto
Waan kaahelay ❤
❤
Xaqiqdii wanladacay habka uso tabineso bro
MadaxawinemutafeWi lkayartukankamalahatukanyukasheqeyauyidb
Horey usoco sxb
Maxaad inan Bantu ah sawirka uga dhigay adoo sheeko Soomaali ah sheegaya 👎
NINKA RAGA HADI AAD CIIL U QABTO UGUTAG MEELAHA RAGU KU KULMAAN OO LESKU COLADIYO MEESHAN LAGAGAMA BAAHNE
Asc walakay qaybtii 2 bad sogali bilis mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wcs Cawa Insha Allah
@@QarniJoog102 mahadsanid walakay kun jer waan kahela shekoyinka dhaqamedka
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi qosolay
1
Naaso haplood😂😅
QALOONKA MURA QARA KU DARAAY
Ha Oo La Dubay
Asc
Wcs 🙏
43e
😮2,å24
Useless woman meesha lagu suuxo meelaha ka baro😅
Libaax Hakaa Horyimado Hee
Flow Isoo Dheh
facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL
Lahjadii ugu saxneed ayaad ku aqrisay mahadsanid
Sami😂❤
Mashallah Mashallah runahanti tilmamaha iyo magacyada gedaha iyo magacyada jidadka badiya hadalada sharaxada dashana iyo deeho xasuus wanagsan madama aan kaso jeedo reer badiyo manta badiyo ayan an iso xasusisay iyo lashinka cabdulahi geeda naar maxan dagestay muraha damag iyo deederi maxan cunay falko maxan falkiyay iyo geesi nimada reer badiyaha iyo kartida cadi mahan shekadan wan jeclestay lahjada shekada ma lahjadeydo mahasanid walalkey ❤❤❤❤ ya ku halakeyn😅
Masha Allah Legamadaa Tahay
@@QarniJoog102abwe lahjada xge lagaga hadla isheeg😢❤
@@najmiita1Abaayo lahjadaan waxaa ku hadlo inta badan abgaal ismaan
Alla waan ku qoslay lahjada sheekadan maanta igu horeyso sheekadan waanba jeclahay sheekoyinka nocana
MASHA ALLAH SHEEKOYIN OKALE NOSOBADI SAXIB WAA DHAQAN KEENII MACAANA ❤❤❤❤
Mashalah waa ku mahdsnthy sheekoyiink sida fiicn uso gudbinsid👌
Masha.alh.somalidii.wayo.waayo.xusuus
Waxaan lacajabey waa musasal Mashallah waa dhaqkeen magura ah ❤❤❤❤
Zxp waan kuwattaa
I aamina ninkaasi aniguu ahaa soomaalay Mahadsanid Qarni joog
Mahee hada waan kugu hasta geesi amina ama duq noqo amà yarow ahaw
@@aniisakayd6134 waydhantaahy ee meel aan kaala soo xidhiidho ii reeb😎
@@aniisakayd6134 😎
Daashane waaa Doqon 🤣🤣😂🤣....
Naaag suuxday kama faidaysan
Dadka Hada Jiro Ayaa Waxaas Ku Fekera Qaarkood
Dulmar qeybaha Shekadan o muddadan ka mashqlay kadaba geyn ku jira salaam sxb
Aryaa xaa iiga dheeshay sheekada luqadda adagee kuqoran tahay wax kuqoran horayba uma arage xaa iiga badashay
Zxp si qurux badan baad usoo tabisay waxn Ka faa iday qaybkowad lamsoo kobi karo inta kalmadood een Ka fa,idy
Mashallah wall somaligii saxad waye kane ❤❤❤
Walahi sheekadaan kama caajiso niow mahadsanid ✊
Hhhh Adigane Mahadsanid
😊😊😊😊
Waa fanaan tebinta aad moodo inaad filim daawaneyso
Ayago firindigleynaya😂 keep going brother 🎉
Shekadaan aad ayaan uga helay mahadsanid sxp❤
Filim Hindi af soomaali
Asc waa af somaligii saxda ahaa❤
Magacyo xayawaan oo anaan waligay maqaal ayaa bartay mahadsanid walalo 🤍
Waa lahjadda deegankeeyga lkn wax walba waa dabar go,een dugaag iyo dadkii horaba
Waan ku bogaadinayaa zxp isda aan dhaqankeeni hore usoo noolaysay waa waxa loo baahan yahay in laga hadlo dhaqankeenii hore iyo tariikhdii somalida hore.
❤❤
Aaway q2aad?
Habeen Dambe Insha Allah
Prt 2 keeniyohow sheekada waanagubargoosay😢😂
Sheeko igadhe ❤❤
❤❤❤
Illaahay ninkuu caymin rabo cid uma soo tuugo.
Ninkuu cidhib iyo saan jari rabana ciidan uma doonto.
Lahjada saxda ah abowe thanks ❤
Zxb la so dhakso lkn So daadal Bishiba Hal Video aya so galisayee isku day inad maalin walba hal video so galiso
Habeen Dhaaf Insha Allah
Sxp lasoo dhakhso part 2
Kuso dar wll qeybta 2pls
Sxb dadka waxe said u jecelyihin shekeynta bugagta marka bugagta noso badi siba waxa codkaga ino sarta buuga (nin miyi & markab) buug aad usheko mcn waye qeybta danbana kubood siyasad io arimo kle ayu galaya nolosheyda bugi igu horeyey ee aan inta bilawo dhameyey ayu aha😂
TAGEEERAHA UGU WEYN PAGE KA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sido Kale
Mahadsanid
sheeko agsaan Hawiye ayuu ariinta ka dhiigay afsomali Hodan kuma ahaan reerka Hawiye.
soomali aan hawiye aheyn maa jirto
Waan kaahelay ❤
❤
Xaqiqdii wanladacay habka uso tabineso bro
Madaxawinemutafe
Wi lkayartukankamalahatukanyukasheqeyauyidb