Ano iska wareegaya ayan helay wan ku dagay runtii ilahy ha u naxariisto gacayte 😍😍😍 qofkii iga danbeyow tan hees way dhaafte dhagayso 4/2/2023🙋🏽♂️🙋🏽♂️🙋🏽♂️ Sallamulah
Wwwwwwwwww alle yarxmi maxaa geesi naga baxay anoo gobolka hawd jooga ayaa gaadhi dhiidhi iga galey heestan uunba igu soo dhacdey goor aan ka saaray ma aqaan 😍😍😍😔😔
allahaw naxariisto mujaahid Axmed gacayte yuusuf wuxuu dhashay 1940 wuxuu ku dhashay magaalada hargeysa gaar ahaan xaafada Xidigta waxa iskuulka guryo samo Lagu daray 1948 waxa uu kamida ahaa ardayadii ugu xariifsanaaa Iskuulka la dib 1963 ayaa radio hargeysa soo booqday iskuulka Axmed gacayte yuusuf wuxuu ahaa ardayda ku fiican xaga madadaalada kadib markii ay arkeen ee ay cod ka duubeen waxa soo dalbaday koox fanaaniin ah
Wlhi waa xusuus hore 2012 baan ku dhagaysan jiray berbera habeyn kaama tagin halka la yiraahdo nin dhintay oo saaxiibo nahayn baan ku xasuusan jiray alle ha u naxariiste isaga iyo fanaanka axmed maxamuud yuusuf.
Translated in English for those who cannot speak good Somali ....................................................................................................... • Oh I swear the fruit berries, grass and pastures • On the place with fresh rains that I just passed [x2] • Oh the girl was there had the complexion that attracted eyes • She be my intended, but no sure where, thank God, my luck will take me [x2] • Oh you beautiful girl, you bring along an affection • Like the waves of sea you plunged me in [x2]
I guess Im randomly asking but does anybody know of a way to log back into an instagram account..? I was dumb forgot the password. I appreciate any help you can give me!
sxb sayid goorgi ii macne suucuudi hadi Aad ledahay war wa quuraanka an dhigo ee iskaga baax way ideeqda lakin wax an jirin ma quuruxbadna in Aad koba sawar
Umad kastaaba waxay leedahay dad u soo huray dalkooda dhankasta markaa waxaan odhan karaa soomaali taariikh xun ayaa u qormaysa kuwaas dabadood waxa hadda ina horjooga kuwa qoraya taariikhda xun oo tuugo iyo boob qabyaalad ah dhulkiina meel u bed qabtaa majirto dad iyo duunyo
Ano iska wareegaya ayan helay wan ku dagay runtii ilahy ha u naxariisto gacayte 😍😍😍 qofkii iga danbeyow tan hees way dhaafte dhagayso 4/2/2023🙋🏽♂️🙋🏽♂️🙋🏽♂️ Sallamulah
Wwwwwwwwww alle yarxmi maxaa geesi naga baxay anoo gobolka hawd jooga ayaa gaadhi dhiidhi iga galey heestan uunba igu soo dhacdey goor aan ka saaray ma aqaan 😍😍😍😔😔
Inaderow goolada waa laguu garanaya marxuumkama waa lagu garanaya iyo waliba gobolka hawd
Mxuu energy ku galiyey eeshclaa
Ereyadii Axmed Saleebaan Bide heestan waxa uu ka sameeyey qiso dhaba oo jacayl ah oo isaga iyo gabadh dhexmartay waana gabadha uu imika qabo ee xaaskiisa ah 👌👌hees iga dheh
Heestaas moodayso maaha
Abdiqays
Naxariis waasaca allah ha ugu deeqo Axmed Gacayte iyo wixii umadda muslimiinta ahoo dhan inagana ha inooga daba naxariisto
Wn maganee 🎻ma waxanan hubin🎻Maanshee nasiib 🎻Meel uu igayn🎻😘😘Ahmed Gacayte yuusuf❤ Alle how naxariizto fananiinta aan ugu jeclaHaY wyee😍😍
allahaw naxariisto mujaahid Axmed gacayte yuusuf wuxuu dhashay 1940 wuxuu ku dhashay magaalada hargeysa gaar ahaan xaafada
Xidigta waxa iskuulka guryo samo
Lagu daray 1948 waxa uu kamida ahaa ardayadii ugu xariifsanaaa
Iskuulka la dib 1963 ayaa radio hargeysa soo booqday iskuulka Axmed gacayte yuusuf wuxuu ahaa ardayda ku fiican xaga madadaalada kadib markii ay arkeen ee ay cod ka duubeen waxa soo dalbaday koox fanaaniin ah
alle ha u naxariisto foolaadkii fanka somaliyed Ahmed gacayte
Waleee Midho Ku Yiil Maadh & Tigaad Meel Mayey Heloon Soo Maray Hadeer ... Allayarxam Gacayte .
Waan maganee mawaxaanan hubin maashaye nasiib meelu igeeyn xili aan ujeclhy iya xaalad aan aad ugufarxo alxmd nasiibka allaha nohagaajiyo
alla yarxamak alfan axmed gacayte waa fanan tariikhda meel aan la ilaaween kaga jira alla yarxamak axyaa fanaan
alaha unaxariiso aabihii fanka axmed gacayte
Wlhi waa xusuus hore 2012 baan ku dhagaysan jiray berbera habeyn kaama tagin halka la yiraahdo nin dhintay oo saaxiibo nahayn baan ku xasuusan jiray alle ha u naxariiste isaga iyo fanaanka axmed maxamuud yuusuf.
Ahmed gacayte Yusuf ilaaheey ha ku naxariisto amiin ❤️ amiin
Aun waa heesaha aan ugu jeclahay waxaan dhagayso waan maagane mawaxaanan hubin maashaye nasiib meelu igayn✋✋✋✋💖💖💖
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
"Wan maaganee ma waxaanan hubin maanshaye nasiib meelu igeen" Axmed Gacayte Yusuf Gaboobe... Runtii mid la tuuro maleh heesahuu qaado.
Translated in English for those who cannot speak good Somali
.......................................................................................................
• Oh I swear the fruit berries, grass and pastures
• On the place with fresh rains that I just passed [x2]
• Oh the girl was there had the complexion that attracted eyes
• She be my intended, but no sure where, thank God, my luck will take me [x2]
• Oh you beautiful girl, you bring along an affection
• Like the waves of sea you plunged me in [x2]
Aallee haa u naxaristo axmed gacayte waaxa u aha fanan qaliyaa
Sxb noo doon heesta milic iyo mahiigaaan iyo halis intaan maray ee axmed gacayte
Ilaahay qabrigisa hakadhigo ber beeraha janada kamidaa
Aamin Aamin wll markasta wlhi adeerkay gacayte waan uduceeya iyo dhamaan halyeeyadi inaga baxay
Axmed gacayte alle hakuu naxariisto
Alle ha u naxariisto halyeey buu ahaaye ❤❤❤
mid dhex joogtayo midabkay lahayd indhuhu ay mudecen Allow ku naxariso
Waan magaaneee
Ma waxaanan hubin
Ahmed gacayto ninka kaliya ee aan dhagaysto .
Ilahah hoo naxariisto
mid dhex joogtayoo midabkay lahayd indhuhu umuhdeen💔😢🔥
I guess Im randomly asking but does anybody know of a way to log back into an instagram account..?
I was dumb forgot the password. I appreciate any help you can give me!
Alle ha u naxariizto axmed gacayte inankiiza ayaanu meeel kuwasa noolan jirnay
ma caruur ayu ka tagay wll Axmed gacayte Alle ha u naxariiste
Alle naxariisata jano ha kawaraabiyo.
Waxa uu ahaa fanaan qaaliya ee ...
Alle haw naxariisto Axmed gacayte
Waan maagganee
Ma waxaanan hubin
Maansheeye nasiib
Meel uu i geyn!
Alaha ha u raxmdo wlh wuxu aha mid qaali ah an la heleen
Erydii abdi qays
Laxanka iyo codkii Ahmed gacayte
Cuudkii cabdi naasir macalin
..boongihii..
Somali ilaahay qabiilka haka madoobeeyo bal arag fanaankaan codka Macaan qabiil baa loo dilay mawaxaasaan qadan karnaa war nagadaaya qabiil ka waa shay xune
Mohamed abdulahi Abdi
Wll waa dhibaatada haysta Somalida
Mohamed abdulahi Abdi wall qabiil looma dilin faqashtii baa dishay allé haw naxariiste hadalka lagu dilay baana ahaa illaah baa deeq baxshee daaraha madfaca kadaa 😭 😭.
@Ahmed Siyaad waa runtaa saaxiib, Aano qabiil ayaa lagu dilay, Gabooye ayaa dilay Geesigaas Ahmed Gacayte Yuusuf.
Ilaahayaw u naxariiso adaa wayne.
@Ahmed Siyaad
Wll Rasaas ayaa lagu dilay ilahay hawnaxariistee
@Ahmed Siyaad midgaanka iyo axmed gacayte aargoosiga isu geeyay muxuu ahaa? Beenta jooji faqash baa dishay bilaa sabab sidii. ay u dishay boqol kun o.o tolkiiya
mashaye nasib melu igayn axya axmed gacayte alaha unaxaristo
wn tagera heskkan iyo fanankaba allaha u raxmee
Alla ha u naxariisto waan taagera gacayte ,,,,,,,,
Alle naxariistii jano haka waraabiyo axmed gacayte yuusuf
Allah yaraxam Al-Fanaan muj.ahmed gacayte yuusuf .
Ale ha unxariisdo axmed gacayte
Eebbe naxariistii jano haka waraaaabiyo.
Axmed gacayte yuusuf allah ya raxmak
Axmed gacayte waxuu ahaa wajigii nuurayey we hargeysaan ilahow unaxariiso
Axmed gacayte alle godka haku nuro geesi naga baxay bad ahayde
Alle ha unaxariisto Axmed Gacayte Yuusuf
Allow u naxariiso gacayte
Waan magane waa waxan hubiin mashaye nasiib malu igeen heestan waxan ku qadijiray maer aan joogay wadanka italiya
2018 iyadoo waali ah I haayo Ayaan dhegeysan jiray shaah 🔥🔥💞😭😭😭😭😭😭
Waan Maagane
Mawaxaanan Hubin
Maanshayee Nasiibku
Meeluu iigayn
Codkii layaabka lahaa ee Axmed Gacayte Yuusuf fanaan laholin waayay heesihisu igu duxaan waayo waayo iyo Radio Hargeisa
Allah u naxariso kuligood fananinteena ' sax alla maxa geesi naga baxay
sxb sayid goorgi ii macne suucuudi hadi Aad ledahay war wa quuraanka an dhigo ee iskaga baax way ideeqda lakin wax an jirin ma quuruxbadna in Aad koba sawar
Gacayte waxaa dilay Kuwi xumiaa ee aan dadnimada aqoon we aan lamidownay dad xun bay ahaayen
Faqash nacdalba kutaala indr
Alle yaa raxma waa nin laga danbeeyay
Heestan xasuus dheerbay igalisaa markaan dhagaysto alla maxaan ku marqaamay waqti iyo xasuustii
AllaYaH _Raxma RaximiiN AxmeD MooGe
any time when i have bad day, i lesson.
mansha,allah wallee xusuus gaara ayey ledahay
Ilaahay naxariistii jano hasiiyo aaamin insha alaaah
Fanaan buuxo ayuu ahaa
hadrawi maleh waxa laha ereyada axmed saleeban bide
rijaal rijaal dhalay walee waxu ahaa wiil hoig
Waan magane
Ma waxaanan hubin
Maansheye nasiib
Meel uun ii keyn
8/1/2024😢..
Erayadii cabdi aadan Qays iyo laxan kii iyo Codkii Gacayte
ahmed gaceyte wuu nool yhy
Maxd Ku cadyn kartaa inu noolyhy anuu adeer ii yahy hadna Ku sugan hargeisa waxana daily nin madhibaan ah goorvuu qaadayey heeti daaroodsowm adfaca daaraha kadaa hadaa doontana kudumi ragbaa dibada ujireeee
Ahmed gacayte aun waa fanaan la xaqirey .....
Hhhhh malaa cidbaad ku khaldaysaaye ninkani waaba ninka ugu cisaynta iyo sharafta badan fanaaniintii waawaynayd ee waabari yaa Xaqiray waaba ninka kaliya ee heesaha oo dhan laxameeya kuwa dadka kuwiisana isagaaba wada saartay laxamka , waana nin qiimo kuleh dhamaan suugaan yahanada xagga fanka
Maadaa xaqiray?
ahmed gacayte
Gacayte yuusuf legen aan wato
Gaceyte yuusuf, rageedii..
Viva somailand
Allaya Raxma al fanaan Axmed Gacayte Yussuf
Ciyaala xidigta. X
Waan maagane ma waxaanan hubin maanshaye nasiib meeluu igayn😥😰12/10/2021
wa sida la igu yiri
2/12/2022 inta dhageysaneysa lik ii saara
God bless him my uncle
🌹
Another level 🤞
Aamin also me my uncle
xadisko sanadkiso wa dicif waxona la midyahay kowi abu hira
waad quurxisen hadì ay wax ko kordhinayso
Allah yarxamak adeer
Axmed gacaYte mucjiso cod cod yaab badan ayuu laha....
Meesha jecaYL.....
Qaab aano ayaa loo dilaY sidaan maqlaY...
Maxan haldoor keeni dooxanaY dharaar cad....
Qaab aano looma diline faqashba dishay Nacala abahood kuyaal
axyaa hees
alla yaaraxma Ahmad gaceyte
Umad kastaaba waxay leedahay dad u soo huray dalkooda dhankasta markaa waxaan odhan karaa soomaali taariikh xun ayaa u qormaysa kuwaas dabadood waxa hadda ina horjooga kuwa qoraya taariikhda xun oo tuugo iyo boob qabyaalad ah dhulkiina meel u bed qabtaa majirto dad iyo duunyo
Aad io aad
ninkani quruxdiso waxay ahayd qaruuradi Aad u samaysay gorgiyo
Asc
1/12/2023 I feeling brokenness 😢
Welcome
allow kuu naxariiso abtigey hooyadey la dhashey baa aad u jeclaa heestan sidaa awgeed baan aniguna u jeclaadey una dhageysta
mid kasta abtigay ba dhahda
Hhhhhh
Rest In Peace
😈😈😈
Jecl ayaa tigada iga haatiyay xilligaas wlhi
Wow
Eebbaheen kaa mid yeel martidii iridaha janeed loo furo...
Amiin
SIXID:
Wallee midho ku yiil
Maadh iyo tigaad
Meel mayey heeloo
Soo maray *haddeer.
Ilaahay haku naxareesto 😭
Eebbe naxariistii jano haka waraaaabiyo.