Waa wax laga murgo keliya waxaan arka dhalinteena oo is leyneysa,waxyaabahan oo kale umadda ayey kala dileysaa fadlan Ha nala wadaagin ilaahey ka cabso
Wixi dhacay hadii lasoo bandhigo dhaxdhaxaad maahan miyaa😂😂😂 War caqli xumidiinaa......oo hada wax madhicin miyaa mise in la qariyo ayaad rabteen. Meesha xasuuq bay somaaliland ka heyse oo shacab bey duqeeneyse marka waa alxm hadii la jabiye oo la iska xoreeye
Shuhadii ku Shahiiday Halgankii Dhulka SSC illaahay ha idinka dhigo kuwo uu u naxariiso. kuwii dhaawacmay illahay ha idin caafiyo. SSC khaatum ha waarto
Umada islaamka ee soomaaliyeed ssc ee la duqaynayay 9ka bilood allaah ha u wada naxariisto janooyikiisa allaah ha wada geeyo samir na ha ku risiqo dadkoodii inta agoomaha naafada allaah u gar gaaro waxay soo mareen khayr allaah ha ugu badalo dulmga allaah baa iska xarimay umadiisana ka xarimy oo ogalayn dulmiga xaqa iyo baadilka xadgudubka xaqdarada allaah baa ku kala saaray diinta islaamka intii allaah garan siinayo biniaadamka inta shaydaan hor ordayo ee u qurxinayo dulmiga ee ka qarinayo nicmada diinta islaamka iyo ta lagu eegayo bal in ay ku mahadiyaan
Catoosh cagdheerey waa gartaa inaad Somaliland sidaa u soo caydo. Soo dhawayntii huteelada ugu qaalisan Hargeysa lagu dejin jiray ee madaxdu sidii ilmo yar oo ay dhaleen kuu sidi jireen tan baad abaal uga dhigtay. Ciil qabe cadow ah oo caloosha timo kuleh inaad tahay baad caddaysay.
Qof kasta o daalim ah o mujrim ah sas u danbysa all the warlords axmed madobe xasan dhiiqo xasan aways cali dheere dani muse bixi farmajo balayo who else war kudar inta harty siyad bare add pls +
Allaah ka cabsiga maad farto markii la duqeynaayey laascaanood oo magaalooyinka isaaq deganaa laga dabaal degaayey sida hargeysa buco gabiley Barbara, markii allaah garabkooda ka baxey oo la jabiyey waa loo dabaal degayaa sanad walbo sababtoo ah wiilal yar yar ayaa naftooda noo hurey lama iloobaayo dhiigooda ilaaa buunka qiyaano waa la xusaayaa ka nax ama ku farax wa bilaahi towfiiq
@@Rhali-x5q Walal anigu horta iidoorka Somali naceybka iyo gaal jacaylka lagu ibtileeyay ma ahi. Marka ay Laascanood xasuuqayeena raalli kama ahayn sidan ayaan u hadli jiray. Waxa aan diidanahay dadka ree laascaano ee dabaaldagaya ma ahn ee waa wariyaha wayn ee waxii dadka dhaxmaray war ka dhigay.
Mahadsanid Catoosh
Hambalyo ciidamada geesiyasha ah ee SSC Khatumo iyo ciidamada Harti ee Naf iyo dhiigba no huray💪❤️🫶
Nabad baan rabnaa yaa alaaah
Guul iyo gobanimo Ssc-khaatumo state of Somalia waxaanu u dabaaldegeynaa guushi lugu jebiyey cadawgii reer Khaatumo bishii Aug. 25, 2023❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guusha KHAATUMO ♥️🇸🇴 waa guusha SOMALIA ❤🇸🇴
Waxa iskugu sheekeeya daaroodoow.,Somaali inay wada madhataad Ale ka baridaan.Ninkii Jaarso Oromada ka dhigay Si dhulkooda iyo Hantidooda udhaco waa Daarood,Ninka Maantana Isaaq Somalinimada udiidayaana Waa Daarood.Ma'anigaa Midiyo Layqarshaa laygu qalidoono.😂😂😂
@@sahnim7481Laangaab nimadaa qayladasi kaa yeedhsiin majaarsaa somali ah maxaan idiinla yaabi shurunshuur samaloow oramadba somali kusoo darsan rabteene 😂 Amina ilahay intuu farahiina ka yeelay Alxm dhahana yaa shurunshur samale
Hooyadaa iyo Somaliyaba was ey ey dhalay. Anaa dhakada kaga kaadsha adiga iyo Somaliyada aad sheegaysaba.
SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌
❤❤❤❤❤❤SSC guuuuuul❤️❤️❤️❤️🦁🦁🦁🦁🦁👍👍👍👍
Marshall.allaah alhamdulilaah. Geesiyada dhalinyarada reer daraawiisheed rag iyo dumarba .plus hiilwalaal..kacaydhsaday..argagixisadii caalimiga alshabaab ee snm.
Dhamaana kafurtay waxay hub wateen...400 maxaabiis ahna kaqabsadeen.guushaasna alleweyne aynu ugu mahadino waqti kasta❤
Guulayso wariye Cabdirisaaq X. Catoosh.
Waa wax laga murgo keliya waxaan arka dhalinteena oo is leyneysa,waxyaabahan oo kale umadda ayey kala dileysaa fadlan Ha nala wadaagin ilaahey ka cabso
Tuug isaaq ahbaad tahay aad diinta kaa dhabtahay dadka xaqdarada lagu dilayey oo gurigooda difaacday baad la jiri lahayd
Illahayow wadankeena noo qabooji oo qulubteena isku keen
😂😂 very interesting from hargeysa
Sxb abdirazak waa war xasus mudan
Masha Allah guul ssc hambally 🇸🇴🇸🇴💗
Inshalah catooshow mar un liinta wan ku cabsin
Waw this done
Taliye jaqaq waaa wiil geeesi ah
good
Catoosh sheydaan maxaa qabiil isku diryay allow Maa xabad kuugu dhacdo
Apti waxba laydin ma yeelin lakin hada aya laydin iman raganimadii yaan laydin ka waayin
Guuuuul.ssc.khaatumo
Jaqaaq Asalamu Aleykum lagu qabsadey kkkk
Asc
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dagaalka majecli balse waxa bogadinayaa wadajirka Somalia 🇸🇴 ♥️
wariye cadoshe guull iyo gobanimo
Guul iyo gobonimo
🎉🎉
xaarwayne faysal bootan fuulay ayuu ah waxiisa booto ayeey aheed.
Catoosh wariye dhexaad dhexada maaha waa dhinac reerahoda sory tagerihii waanu kaala laabanay
Wllo kani dhexdhexaadnimo ka dheer, qof aan aqoon u lahayn baa dhex dhexaad mooda. Waa cadow ciil qabe ah oo Somaliland dhibkeeda jecel. Lkn waxa igaga daran kuwa saxafiyiinta sheegta ee Hargeysa jooga ee markasta ku hadaaqa dhexdhexaad baanu nahay. Dalkoodiina weerar lagu yahay.
Wixi dhacay hadii lasoo bandhigo dhaxdhaxaad maahan miyaa😂😂😂
War caqli xumidiinaa......oo hada wax madhicin miyaa mise in la qariyo ayaad rabteen.
Meesha xasuuq bay somaaliland ka heyse oo shacab bey duqeeneyse marka waa alxm hadii la jabiye oo la iska xoreeye
Dhacdo run ahayd oo lasoo dhafay hadii latabiyo maxad dhexdhexadnimada uga saaraysa
Kuwa islaayay ee dhiiga daadiyay waxaad dhaanto ma lihid. Afku dhiiglaha iyo gacan ku dhiigluhu waa isku dambi.
So warayso Maxabista Muuse niyad jabiya shacab ka ku kiciya amus ku wa nacas nimo ee Damqa nabar ka yanay bogsane
Shuhadii ku Shahiiday Halgankii Dhulka SSC illaahay ha idinka dhigo kuwo uu u naxariiso. kuwii dhaawacmay illahay ha idin caafiyo. SSC khaatum ha waarto
Doqonkii faysal bootaan
Walow uu hada ku daray 😂 in ilahay lala kashado
yaa lagular xisaabtamaa saraakishiiba way xiran yihiine
Catooshoow u sheeg doqonka ogaadeen ee resulwasaare ku sheegaa ee xassan madiidinka u ah in uu aqoonsado ssc
Ciil_qabe catoosh badhidaada ka ilaasho isaaq 😂
Catoosh Dhagoole sharafta alle ka qaad adiga oo weriye weyn ah oo Soomaali oo dhan ixtiraam ku dhex lahaa ayaad cunfi iyo qabyaalad dib ugu noqotay.
2:17 ninkaas maxaa helay
Way toogteen nacdashu
@@maxamadfarhan6598. Kkkkkk, muuse waydiiya, alla maxaa maalintaas mayd daadsanaa, 470 kor bay u dhaafeen
Umada islaamka ee soomaaliyeed ssc ee la duqaynayay 9ka bilood allaah ha u wada naxariisto janooyikiisa allaah ha wada geeyo samir na ha ku risiqo dadkoodii inta agoomaha naafada allaah u gar gaaro waxay soo mareen khayr allaah ha ugu badalo dulmga allaah baa iska xarimay umadiisana ka xarimy oo ogalayn dulmiga xaqa iyo baadilka xadgudubka xaqdarada allaah baa ku kala saaray diinta islaamka intii allaah garan siinayo biniaadamka inta shaydaan hor ordayo ee u qurxinayo dulmiga ee ka qarinayo nicmada diinta islaamka iyo ta lagu eegayo bal in ay ku mahadiyaan
jkkkkkkk ceeb ninkii saas u hanjabayey ciyaal baa asagoo isku xaarey qabtey oo cararaya
Dad Dhulkooda ayuu u hanjabayaa nuux taani tabartaada lagu tus lakin hada xabad sootuurtan waa la idin sooqaban Markaan
Catooshaw dhinac isku raac.
WAXNA WARIYE KAMA OGIDE ORODOO MEEL FARIISO.
Kuwani maamul ma nopon karaan waxaabay maamulaan 150 kilo mitir
Qol 4 mitir ah hady maamulaan mxaa kaagaly adigu.
150 kilomitar aan laguga gumeysaneynin ood xor kutahay aya kafican kun kilomitar oo Muse Bixi gumeysi kuhasto 😊
😂intasay mamushen ka sheke
😢
Qaadadweyn mxaa kaa galay adiga
Adigoo wariye ah
Oo sheeganya aqoon yahyn
Waxii aad ka samaysay
Dawald deganka somali da miyaaad ilowday eeshaqdiidi bbc lagaga eryay
Catoosh cagdheerey waa gartaa inaad Somaliland sidaa u soo caydo. Soo dhawayntii huteelada ugu qaalisan Hargeysa lagu dejin jiray ee madaxdu sidii ilmo yar oo ay dhaleen kuu sidi jireen tan baad abaal uga dhigtay. Ciil qabe cadow ah oo caloosha timo kuleh inaad tahay baad caddaysay.
Hhhhhhh😂😂😂😂
Ilma jarer ciil qabe ah
Shacabka soomaaliland waxaan leeyahay muuse jabaje doorta
Wariye c/saq catosh kusoco wariye rugcadaa ah
Qof kasta o daalim ah o mujrim ah sas u danbysa all the warlords axmed madobe xasan dhiiqo xasan aways cali dheere dani muse bixi farmajo balayo who else war kudar inta harty siyad bare add pls +
Nabad Allaha kudhameeyo dhib dambe ninna dan ugamajirto
Catooshew wnku zii doona liinta mar uun
@@QuavoYusuf 🤣🤣🤣
Ar maxad khiyaali kunooleydeen!
Illahay ma daro garabsin
Niow mxaad necebtay somaliland catooshaw
Maxad qoonsatay bro dhacdo lasoo dhaafay oo run ah ayuu soo tabinayaaye
እግዚአብሔር ቢፈቅድ ምንም እንደማይመለስ ካራኮው ቃል ገብቶልናል።🤬🤬🤬🤬🤬
Itobiyan dhuuse badane mxd rapta😂
Mawelo mawelo horta siida somaliland 100 oo maagabeno ah haa yeeshaan iyaka aya uku liita dhulka somalida 2 magalo oo bila baad iyo port ah waa lascanood iyo buhodle maxay noogon kaaran hj aya naafta uu keen taaaye eee
Iidoor ku xaar buu ahaa dagaalkaasi
Warkan hadda maxuu macno ka yahay? Dad walaalo ah oo is dagaalay oo isku rogmaday ayaad waxii dhacay dib u faaqfaaqaysaa. Isku xishoo oo ilaahay ka cabso.
Allaah ka cabsiga maad farto markii la duqeynaayey laascaanood oo magaalooyinka isaaq deganaa laga dabaal degaayey sida hargeysa buco gabiley Barbara, markii allaah garabkooda ka baxey oo la jabiyey waa loo dabaal degayaa sanad walbo sababtoo ah wiilal yar yar ayaa naftooda noo hurey lama iloobaayo dhiigooda ilaaa buunka qiyaano waa la xusaayaa ka nax ama ku farax wa bilaahi towfiiq
@@Rhali-x5q Waxaad aaminsan tihiin inaad adeerkiin af-weyne u aarteen saw maaha😂 ku socda
@@MohamedYousuf-zo2mt yaaa is gaarey wali 🤣🤣
Sln markay mujahidnimada ay sheegato ilawdo
Ayaa tana la ilaawaya
@@Rhali-x5q Walal anigu horta iidoorka Somali naceybka iyo gaal jacaylka lagu ibtileeyay ma ahi. Marka ay Laascanood xasuuqayeena raalli kama ahayn sidan ayaan u hadli jiray. Waxa aan diidanahay dadka ree laascaano ee dabaaldagaya ma ahn ee waa wariyaha wayn ee waxii dadka dhaxmaray war ka dhigay.
Somali gafuur weyneet
Marna iskusoo bahaysta sida reer somaliland loo xasuuqo marna dhaha walaalo ayay nu nahay.
Rag baa dhulka isoo aaday mxd sugaysay. wax lagu tus waxna kuu dhiman. Somali iska haysaan waa ragii dhulka lahaa waa aniga oo ah from SSC. Somali waa kuwa Jigjiga Jabuuti, Muqdisho, Gaarisa, Baydhabo jooga
@@dahirduale5650 Adeer meel ciidanka qaranku joogo walaahi baanad soo ag marteene, hadaad wax iska celin karayso 9 bilood ayaad maalin kasta duulaan ahayd ood jabaysay. Lkn Somaliland dhexdeeda ayaa isjabisay adna waad ogtahay. Daaroodka soo duulayna wadanka waa laga saarayaa. Dhulbahantena waa dad Somalilanders ah oo la qalday, waanay iska fahmi.
@@MohamedYousuf-zo2mt Sxb Mooryaantii aad Hargeis iyo Burco ka soo dirteen wxna waanu dilay wxna Xabsiga ayaanu dhignay Hubkiina waanu ka furanay. Hadana wxn kuu balan qaadayaa Dagaalka 2 aad in Dhulka SNM leedahay aan qabsanayo. Nasab hdd tihiin Gaalada ayaad nici lahaydeen
Catoosh ina dhilo 100sanno ka dib waankuu hayn
Catoshow musiibadaan oo kale dadka lama xasuusiyo, waayo waa xasaasiyad markale kacdoon keeni karta
😂😂😂
Waxan waxad ka wada indadka walalaha ah inad isku sii dirto walahaay soomali wariyayasha iski diray
Walaalahee sow idinkii dadka guryaha iyo umulaha cusbitaalada ku duminayey. DAMEER MAXBUUS SNM ISKA CABAADA
8 bilood ayaad hoobiye kusoo rideyseen magaalada.....dadkii iyo dhismihii waad baabi'seen markaasaa walaalo ileedahay caqli xumadaada.
Walaatimada aad sheegaysan idinka ayaa ceel kuriday
Xoolo af bulaaco ah ayaad tahay maxaad ka taqanaa Gooja cadde, Afmadow ayaa kudhalataye Hadaa wax booqaneesid Gurigiina dumsan maa booqatid oo hooyadaa udhistid,😁😃
Somalibaan Dooneynaa,iyo Qabyaalad baan wadaa,Qaarbadanoo Daarooda,inay Qabyaaladi kabuuxdo waxay Soo Bexeen Dagaalkii Laascaanood.😂😂