Deg Deg Mareykanka Oo Burburiyey Heshiiskii Itoobiyo & S/Land, Naxdin Wiil Hooyadiis & Abtigis Dilay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 63

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 3 місяці тому +6

    Aad ban ugu xumahay in ee Somalia marlabbad u baryeeysa Emaredka oo cadow ku ah Somalia

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 3 місяці тому +2

    Waxaa layab leh waxa dawladda somaliya ay emaaradka ka fahansan tahay iyo meesha emaarad ka jooga somaliya waxuu tageera cadawga somaliya sida itoobi

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 місяці тому +3

    Itoobiya iyo Slaan waxay kala gadanayaan Geel aanay lahayn

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 місяці тому +4

    Boqarka holan iyo aniga ali

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 3 місяці тому +1

    Wax bad ah uma heyno itopia oo badaheyna iib maha'a ee Abiy ahmed hadi dagaal ey rabtona diyaar ayan ku naha oo sifiican ayaad inotaqanaan itopia ee edeeb yeelo Abiy

  • @ShgghhShgghhh
    @ShgghhShgghhh 3 місяці тому +6

    Somaliladn guuuuuuuuuuul❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 місяці тому +3

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somaliens

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 місяці тому

    Madaxweynaha inuu is atkeeyo waaye hadal jilicsan mafiicno etopiya waa cadow😢😢

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 місяці тому

    Madaxweyne xasan sheekh,maxaa ka qaldan shacabka soomaaliyeed ethiopia bad uma heyno manasiin doono emarad ma dooneyno qaska iyo bur bur ayuu nagu wada

  • @AbdihakimIsmail-g6k
    @AbdihakimIsmail-g6k 3 місяці тому

    Nabiga NNKH wuxuu yidhi:- ummadaydda kama mid aha Beeeeenaluhu, Subxaanalah.

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 3 місяці тому

    Qof Somali ah waxa dul heehabeyso dulinimo hadiiba ay wadamada dariskooda ah uga dacwoonayaan caalamka

  • @dargo114
    @dargo114 3 місяці тому

    Hadal iyo dacwo wax matareyso ee Somaliya waa inaan isu diyaarino dagaalkii Yarmuur oo kale. Waa la igaaday mashaqeyneyso.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Maandhoow maxaad imaaraad ka doontay soow ma ogid colaada imaaraadku ku haayo umadda soomaaliyeed soow ma ogid imaaraadku ineey itoobiya lasafan yihiin

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 3 місяці тому

    XASAN SHEEKH WAA DILAAL EMIRATE IYO ETHOPIA AYU DONAYA IN U XASHO DAL IYO BAB BA WAA DAMIIR LAHAYIN WEEYI WAA LACAG DON IYO DHUL BOOB AYU KA FAKIR SOMALIA DAWLAD MAJIRTO

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Itoobiya bad uma ogolin mana laganacsaneeyno waxna ku darsan meeyno sideedaba

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 3 місяці тому

    Wax Amar ogama furno imaaraadka ee somaaliya marka nadaya idin ma baxnin ee dalka somaaliya leh iibna ma'aho , ogow waxaa ku sameysey yeman iyo libiya iyo sudan iyo kale ee somaaliya kuma bahno ee isku filno Hana la isbaadiyo dad muslin ah .

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Kaalay meesha lacag miyaa soo gashay maxaa keenay is bed bedelkaan iyadoo madaxdeenu wada ogtahay ineeysan shacabka somaliyeed marnaba itoobiya bad siineeyn

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 місяці тому

    Emarad wadankena waxa qaska ku waa emarad taageerada uu weydisanayan maxay tahay abiy axmed dhaqaalaha isaga siinaya si uu dhulkeena uqaato fikradas asaga iskalaha in uu duulan soo qaado kuna dhaliyey in uu soomaaliya galo emaradka ma arki karno hadan shacabka soomaaliyeed nahay cadowgena 2aad waa Emarad

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 місяці тому

    XASSANOW BADDA SOMALIWEEYN BAA LEH EE WAXAAGA BIXI.BAD AADAN LAHEEYN MABIXIN KARTID.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 місяці тому

    Xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe ayaa itoobiya kala shaqayna in ay xoog wadanka ku qabsadaan waxba yaabay qiiq isku qarin

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 3 місяці тому

    War waa maxay umaddan jaahilka ah war hantida Somalida qof ma iibsan karo waayo Somalia hantideeda adduunkaa ilaaliya somali ma ilaaliyo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Adeer soomaali allaa quudiyee imaaraad maquudiyee ka joog imaaraad

  • @fartunislaam8494
    @fartunislaam8494 3 місяці тому

    Yaa udirsaday abniga somaalia edebdarana diyaaradaha halaga joojiyo

  • @Kotburoosman
    @Kotburoosman 3 місяці тому

    Soo namaydaan fasaxi waayin badaba eithopia siinynaa 😂😂😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 місяці тому

    Beenaaaaaaale beeeenaaaaale beeeenaaaale beeeeenaaaale

  • @nimcoahmed536
    @nimcoahmed536 3 місяці тому

    Malinta bada ay qadato itobiyo wa marki ay la waregi donto Somalia o idil no sea for itobiya muse bixi iyo wixii ku racsan all itobiya ha lo tarxilo

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 3 місяці тому

    Itoobiya dal nagama qaadan karto aqoonsigana annagaa xukunna

  • @mahamu60
    @mahamu60 3 місяці тому

    Yaahuu bad umaheyno … allow inotoosi dadkeena

  • @omarabdillah1975
    @omarabdillah1975 3 місяці тому

    Mashallah good advice to pray for God😂😂😂

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 3 місяці тому

    garaadow ninkaan quusan naftiisaa quusa miskiin

  • @CabdisaaanYare
    @CabdisaaanYare 3 місяці тому

    ilaahow xasan shiikh naga horleexi yaarabi😪

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 3 місяці тому

    Madaxtinimo loo dhiibtey nacas waa baylah
    Ma itoobiyaa bad xaq noogu leh inuu sidaa u hadlaa eaa ceeb iyo jileec

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 3 місяці тому

      Baddada iyo barrigaagaba way haysata dad iyo xoolaba iyadaa ku haysata ,sida xoolahaad u xarayaantahay.

  • @omarabdillah1975
    @omarabdillah1975 3 місяці тому

    You are my best presenter 😂😂😂

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 3 місяці тому +1

    Etopi xoog kuma khadankarto badana taas ogow

  • @ShgghhShgghhh
    @ShgghhShgghhh 3 місяці тому

    Gaarad tv beenale

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 3 місяці тому

    Allaa beenaalihii

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 місяці тому

    Subxanallah

  • @IbrahinMajabo
    @IbrahinMajabo 3 місяці тому

    😮😮😮😮😮😮😮

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 місяці тому

    Alshabab wa carb cadaw ku ah somali madaxweynaha so soda dalka

  • @FaadumoCabdishakuur-lo2um
    @FaadumoCabdishakuur-lo2um 3 місяці тому

    Dunimeyno yahuuda inlasiyo mise laga kiireyo

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 3 місяці тому

    Warya afbalay beenta naga dhaaf

  • @BASHALKA19
    @BASHALKA19 3 місяці тому

    SXBW WARARKA BEENTA AH INTE KA KEENTA WAN LAYAABEE😂😂

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 3 місяці тому

    ❤❤❤ mahadsanid

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 3 місяці тому

    Garaadlaawe

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 місяці тому

    We comen togada

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 3 місяці тому

    soomaaliya guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘

  • @ShgghhShgghhh
    @ShgghhShgghhh 3 місяці тому

    Somaliladn guuuuuuuuuuul❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪

  • @ShgghhShgghhh
    @ShgghhShgghhh 3 місяці тому

    Somaliladn guuuuuuuuuuul❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 3 місяці тому

    Iimaankii baa katagay ma wuxuu rabaa inuu isagu kaiibiyo biyha meel kamid ah hunguri xumaa ilaahoow hanadulayn war qofka Hala iska qabto

    • @Hawa-m5o
      @Hawa-m5o 3 місяці тому +2

      Adiga iyo inta kula fikira Allaha na kiin qabto ,Hassan Imaanki laga waayey miyaa ledinka helayaa.Deni sow maaha ninkii Ethiopia 🇪🇹 u tagey oo Somaalinimada ka doortey inuu Ethiopia 🇪🇹 uu naf ka raadiyo kaasaa kaaga baahan wax sheeg ee ma aha inaad maalin kasta ku soo edebdarootaan oo Hassan, Hassan la'aantii intee buu aadi lahaa dalkan ,Hassan waa badbaadiyaha Qarankeena mid kaan rabin Hassan waa Ashabaab iyo Ethiopia 🇪🇹 kalkaal mana dooneyno.Waxaa Mahadi u sugnaatey Allahii Hassan noo keeney ee Farmaajo iyo Fahad iyo Ethiopia 🇪🇹 naga qabtey ,inta dhinama Alle ayaan u garabsaneynaa Inshaa Allaah.
      ❤❤❤Hassan ❤❤❤ Noolow Noolow garabkaada Allaah galo Cadwgaana Allaha Jabiyo.Amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 3 місяці тому

    Beenaale hooyada lawas

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +2

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 3 місяці тому +1

    Hooyada maraykanku was badayada iyo dhulka yaga anagaale

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 3 місяці тому

    BEEEEEEEENAAAAAAAAALE.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 cidana wax kama qaadine beenta jooji Guul aqoonsiga soomalilnd wax yar baa Ka Hadhay