Wallahi waad asiibtay wixii aad sacuudiga ka tiri iyo kuwa ay culumo ay ka dhigteen didey ula macaamilaan walaahi qamiis baa loo soo gashini somalida markasey waxay u maleeyaan in uu dhulka iyo cirka kala celiyo ilaahbaan ku dhaartay.anigoo cimra u socda ayaa laaluush leyga qaaday gronka jidda markaan ka degay oo weliba dharkii cadcadaa xarman.oo dayuufu raxmaan ah weliba waan vadneyn qofkiiva waxaa laga qaaday 50 yuuro ilaahbaa marqaati iiga ah markaasuu wuxuu ku hanjabayaa xaramka ma tageysid ilaa aad bixiso laaluyshka aan rabo aad bixiso aduun noocaasaan ku nool nahay iyo umad halaag u sugnaadaywaa xaramkii alle iridii laga geli lahaa mesha laaluushka leygu weeydiiyay anigoo weliba visihii cimrada wata oo welib ku darsoo bishii barakeysneyd ee ramadaan ay tahay subxaanaka yaa waduud
Bishii may dhexbartameheda nin arab o oo calanka falastin sida kacbada beydka kacbad 😢bey si xuun ugu dhaqmeen subxannlah wn ka nxay runtii arintas yaa allah
Waa dhibaatada ugu wayn ina haysata , in khudbada jimcaha nagula mashquuliyay Sakada, cimrada, xajka , geerida iyo waxyaabo aasaasi ah oo jimco kasta lagu soo cel celiyo halkii ay ahaan lahayd in waaqica jiro in laga hadlo.
Waa video xaqiiqo ka hadlaya dadku diintoda ha bartan wixii ilaahay iyo rasulkisu yidhahden oo kaliya ha laga qaato ha ku kadsomina culimada hada joogta badankodu wa wanagsana
Asc ustaad sual ayaan rabaa inaan kuwediyo adigo rali Quranka lacaag maa lagu qadaan karaa adigo dadka barayo iga so jawab tnx
Місяць тому
Wcs, Ma qurux badna in diinta laga ganacsado oo lacag lagu qaato barida qur'aanka iyo dhammaaan khayr oo dhan. Nebiyada heerka ay gaajo darteed ka gaareen mararka qaar si xanuunka gaajada uusan u qaban darteed dhagax bay caloosha ku xiran jireeen. Haddii ay wanaagsantahay in lacag lagu qaato diinta Xilligaas bay Saxaabada iyo Nebigu lacag qaadan lahaayeen...(Jawaabtani waa Doorashada Shaqsi). Culimada qaar waxaa ay dhahaan daliil baa loo hayaa wax dhib ah malahan qofkii lacag ku qaato barida diinta Waxay usoo daliishtaaan maallin ay koox saxaabada kamid ah meel ay soo mareen ayey dad kusoo quraan saareen kadibne lacag ayaa lasoo siiyey wayna soo qaateen. Markii ay Nebiga u sheegeen Waxba ma uusan dhihin. Siddaasi darteed Lacag waalagu qaadam karaaa Dugsiyada Quraanka (Jawaabtani waa tan culimadu bixiyaan).
Jordan, masar, saudi arabic, iraq , waddamadaas haday maanta dad sunni ah oo dhab ahi haysan lahayeen Israel meel ay kutaal lama yaqaneen Waxayna hubaal badali lahyeen siyasadda shaydaniga ah ee dunnida ka jirta waqti xaadirkan Insha allah isbadalku wuu ima
Dadko dhan iny anfacdo wana iyo tusalaba weeye waxa fiican musliminta oo dhan in la gadhsiyo weeye maxad ugu diidi wa feker fiicane in luqado kle xata lagu gudbiyo
Walaal Salaan Hada Xaqii Ka Hadshay Wlhi Hadalkan waa hadal Loo Baahan Yahay Meel Dheel codkaagu Wuu Gaadhaa haddii Luuqada Kale Ku soo Turjimi karto waa mihiim English iyo carabi Inta ugu mihiimsan ilaa haddii Kale qoraal ku soo qor labaada luuqdooda mid ah. Asxaabta kle wax Leeyahay hadalkan meel fog geey X ugu mihiimsan Luuqada English iyo carabi Aan ku badlno
Mar an kacbada tagay in lo duceya re falastin wa dhif lkn maxamed bin salman wa tarawix walba ana wlhi marnaba Amin ma dhihin lkn allaha so hanuniya Xaqiq aya ah in cidna allah duleyn in ay iyada is dulaysa mahe boqortoyinka sacudi imarat maroco iyo masar suriya urdun kuwa kaleba wa ay is duleyen illahay imanka hano so celiya suniyinta wa ay is dhiben😢 imamyada ninki dida boqortoyada xabsiga ayay dhikan koley illahay Hana wada hanuniya re falastin and re qaza allah aya umaqan shekh shureym allaha xifdiya shekh sudeys boqortoyada ayu ku xiranyahay
Wallahi waad asiibtay wixii aad sacuudiga ka tiri iyo kuwa ay culumo ay ka dhigteen didey ula macaamilaan walaahi qamiis baa loo soo gashini somalida markasey waxay u maleeyaan in uu dhulka iyo cirka kala celiyo ilaahbaan ku dhaartay.anigoo cimra u socda ayaa laaluush leyga qaaday gronka jidda markaan ka degay oo weliba dharkii cadcadaa xarman.oo dayuufu raxmaan ah weliba waan vadneyn qofkiiva waxaa laga qaaday 50 yuuro ilaahbaa marqaati iiga ah markaasuu wuxuu ku hanjabayaa xaramka ma tageysid ilaa aad bixiso laaluyshka aan rabo aad bixiso aduun noocaasaan ku nool nahay iyo umad halaag u sugnaadaywaa xaramkii alle iridii laga geli lahaa mesha laaluushka leygu weeydiiyay anigoo weliba visihii cimrada wata oo welib ku darsoo bishii barakeysneyd ee ramadaan ay tahay subxaanaka yaa waduud
Wa wax laga xumado walalakey
Adna wadankaga o eey ku nool yihiin intaas Qof o Baahan iyo Hooyo Agoon heeysata ama Qaraabadada Bahan maxa ku Geeyay Sucudi 😡😡😡
Wll Abdi Rashiidow Halgankaa aad Aqoontada iyo waayo aragnimaada Waxa uu ilaahay kaa abaalmarindoona maalin aanad filandoonin Halyey U istaagay Xaqa Kaliya lagend kan oo kale ayaa lagu arkaa 🫡🫡
Muuqalku codmalaha maxaakudhacayna
Ictisaam iyo jadiidiyo ayaa ugu horeyaan 💰💸🇺🇲
@@mastermind.405 beentaa ma Ahan
Dhibta alle ha ka dulqaado muslimiinta
Maasha,Allah tabarakallaah allaha kuxifdiyo soomaalida meel baad ugasoobaxday, waxa aduunka kajiro in lalasocdo waaye muslimiinta allaha xoreeyo.
Wlhi wa run wahad shekta
Masha allah wll waxaa tahay qofka kaliya muhiimada ka hadla asagoon dhihin like saar iyo wax lamid ah
Alow sheikh xassaan xussein Adam Abusalman Allah haxifdiyo xaqa kamaanan amusin sida ay ictisaam iyo jadiidiyo cml
ictisaamtu shir ay ku caawinayan ayay ka qabteen hargeisa lkn xasaan afkuunbuu ka ahdlaa
@@MouniraARAHMAN-ng9zn ictisaam shirkiyaatki nogu digi jireen ayaga Ayaba kudhacay maxan sameenaa hee 🤣
ictisaam iyo dollar 💵💰 maxa Kala hesto😁😁😁😁
Xasaan soo ictisaam ma,ahn oo ictisaam wax ma barin oo soo isku diin ma,ahn xasaan umal shible,dhagayso dooda xasaan iyo jameecatu muslimiin soomalidu Takfiir utaqaan dooda dhexmartay ee xasaan looga adkaaday kadib ucaytamay dadka xaqa ugudhaw hadda waa jameecacu muslimiin oo masaajida gooni ah leh oo kafagaaday kaganacsiga diinta sida akhwaanka iyo Alitaxaadka nacalda oo kale sidoo kale aan cunin hilibka ay qalaan dadka shirkiga sameeya dadkaas baa wadada sxda haya soomaliya meel walba way jooogaan alxm
@@mastermind.405xasaan waa Alitaxaad waa ictisaam waa iskumid dhamaantood tuug diinta kaganacsata .dhagayso dooda jameecatu muslimiin iyo xasaan runta baa ogaaneeye in xaqa lagaa qariyay akhwaanka iyo alitaxaadka waa tuug khaainiin ah dhagayso doodaas hadaad diin raadinaysid iyo cidda saxsan
Aniga wallahi Waxaan Arkaa In Ey Saxantahay الجماعة الإسلامية
Xaga soomalidana Sheekh xasaan Xuseen bal fiiriya
@@diktorzaki1076 waa gesiga culimadha soomaaliyed. Allah xifdhiyo
Jazak Allah akhiii ❤
Jazakallah Ustaaad Mhdsanid ❤
Masha Alah wll waa xaqiiq jirta ee Alaha qaatumada xainoo wanaajiyo dhamaanteena Aamiin
وَقَالُواْ رَبَّنَآ إِنَّا ٓأَطَعْنَا سَادَتَنَا وَكُبَرَآءَنَا فَأَضَلُّونَا اٌلسَّبِيلَاْ ) سورة احزاب 67)صدق الله العظيم )
Mahadsanid
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Scw scw scw Allaha na wada Mideyo Musliminta oo dhan❤
Ustaad Mahadsanid ❤
Walaal Allaah hakaa ajarsiiyo wixii aad awooday waad sameysay waana arin waajib ah xaqa ayaad ka hadashaye
Xasanaadkiisa Allaah haku siiyo Walaal
The legend brother
Bishii may dhexbartameheda nin arab o oo calanka falastin sida kacbada beydka kacbad 😢bey si xuun ugu dhaqmeen subxannlah wn ka nxay runtii arintas yaa allah
Calankaas Ayaaba khalad ah Calanka muslimku waa raayada towxiidka" lakiin waxa kale waa daaqut
Calanka falastiin wa shirk,kan soomaliya sidoo kale shucuubta islaamka sheegataa sidoo kale waa shucuub gaala oo shirk sameeya islaamkana aan kudhaqmin oo dimuquraadiyada iyo xeer kudhaqama waa shacab mushrikiin neefka ay gowrcaaan waa bakhti lamacunikaro,salaad lagumaxirankaro sidoo kale.
dadka diinta islaamka saxiixa haysta soomali way joogaan oo dadka ay towxiidka ugu yeeraan magaalo walba way joogan masaajid gooni ah ayay leeyihiin.diintana kamaganacsadaan .
Maashaa Allah taabaraka Allah, si mug iyo miisaan leh baad qodobkan u faahfaahisay brother, Ilaahay caqliga iyo balaaqada hadalkaba ha kuu dhawro. Dagaal baynu ku jiraa dheer oo xaqa iyo baadilku ku herdamayaan qof walbi wuxuu kaga qayb qaato ayuu Rabbi SWT ku abaal marin doonaa. ❤
Thanks
Sheekhan Sheekh khaalid Agtiisa Aad soo dhigtay Waa sheekhee
Screenshot ka qaad google lens ku baadh, waan kuu sheegi lahaa haddii aan garanayo, lkin sh. Khaalidka ayaaban garanayn.
Ma Sheekh Cabdala Cazaam ayaadan Aqoon.
@@walkaaweloo7562soo Alitaxaad iyo akhwaan ma,ah ayaga iyo kuwa hadda kacbada haysta soo ayaga wax mabarin maxaa farqi ah ayaa udhaxeeya?? Dadka maanta ugu toosaan oo diinta sida saxda usheega waa jamewcatu muslimiin soomalidu iyo alitaaxdku magaca takfiir ugu yeeraan waa dadka kaliya oo aan diinta kaganacsan kunadhaqama shirkigana kafakaada gaalada shirkiga kujirtana diinta islaamka saxiixa ugu yeera alxm soomali maanta magaalooyinka waa wayn waad kahelaysaa
@@Runta2024 wll waa daaci kamida ducaada Sacuudiga waxa hadad waa uu xidhan yahay wuxuuna xidhan yahay muddo ku siman 22 sano 2002 dii ayaa la xidhay Waxan lagu xidhay muxaadiro uu ku difaacayay nabigeen amuxamed scw markii Denmark ay ka samaysay Sawir gacmeedka.
Waxana lgu magacaab sheekh khaalud rashid شيخ خالد راشد muxaadirad lagu xidhayna waxa ay ahayd yaa ummta muxamed يا أمة محمد
جزاك الله خيرا أخي
أكثر مثل هذا المقاطيع
صلى الله عليه وسلم
Msh allaah wll Alle haku barakeeyo cadwoga alle hakaqabto
Sxb Alle hakaa jisaa i siiyo thnk you wllhi waa runtaa
Abdirashid Deserve Millions Like in this Video ❤❤
Sheekh xassan xusan waa halyey run badan ☑
Masha Allah jazakallah
Allaah kaa abaalmariyo ustaad Wallaahi waa asiibtay
Insha allah way xoroobi doonaan kacbada iyo aqsa insha allah😢
Thanks brother ❤❤❤❤
Sheikh xasaan xuseen m.s
Aa kusaxee Xaramka waa xur balsa dadka joga xur aheen allaha culeska kaqado muslimiinta💚🙏🙏
Macha allah halganka halka kawaad❤❤❤
Legend wataa xaqiiqadu
M.a alla hakuxaxifdiyo❤
ilaah daraja siiyoy wxan ku dhihi lahaa kacbada labada sheikh qodbada kafadhisten waqtiga kama qadine eedaha iyo ceebta ay kadhaxli donan bay allahod oga baqeno wadad imama inow katago imamnimo ee xaramka alle wax sahlan ma ahee alle hadhowro umada islamka❤
Xerta number one ❤
Waa dhibaatada ugu wayn ina haysata , in khudbada jimcaha nagula mashquuliyay
Sakada, cimrada, xajka , geerida iyo waxyaabo aasaasi ah oo jimco kasta lagu soo cel celiyo halkii ay ahaan lahayd in waaqica jiro in laga hadlo.
حسبنالله ونعم الوكيل
Allaahu Akbar
Waa arin run ah
Masho alha ali haku xiftiyo waa run hadlkad ku hadashay tabliga waa culmo diin xabarsan dhabah
Sh kaliya xaqiiqada no cadawya waa sh Xassan Xuseen aadam
Mahadsanid walaal
Thanks sxb ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Waa imaamyo laiibsadey
f
shaikh xasaan xuseen abuu salmaan allha xafido
Wlhi waad saxsantahay arin xaqiiq Ayaad ka hadashay
Waa run xaramka in laxoreeyo weeyi
Sax wllahi kacbada u bahan xureeyn amiira xoog ku hatsta
Islaamka saxda ah waa dariiqa ahlulbetka nabi maxamed sacuudiguna dadka ugu sheego shiico
Adiga dhgaysansaysanaaya. Anigu. Aad ayaan. Ujeclahay. Qofka xaqa sheega. Sida ustadkan iyo ogaasho. Iyo culimada. Qaaliga ah sida boqolsoom Allah yarxama iyo sheekhyada aan ka haybaysanin. Dulmi wadayaasha
Waxaa isoo jiitay mawduuca aad kahadashay qaabka quruxda aadan aad usharaxday xaqiiq ayaad kahadashay guulayso wll
Ma’iswaydiisay Imaanyadan inay Islaam sax ah yihiin aynan Yuhuud ahayn oo ku gambanaya Soalaanimada sxb waxbadan ayaan idiin dignay walahi maalin ayaad hurdada ka’kacaysaan InshaAllah ilaahay dhaqso hakadhigo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Allaha wadanka barakaysan ha dhaafiyo kuwa gaalada amarkooda kushaqeeyo
Waa hakiiko laakiin alahanugu sugo diinta
Waa video xaqiiqo ka hadlaya dadku diintoda ha bartan wixii ilaahay iyo rasulkisu yidhahden oo kaliya ha laga qaato ha ku kadsomina culimada hada joogta badankodu wa wanagsana
Ilaahayaw noohagaaji madaxda
Waa xor xaramku imaanso
Waa fikirkii ikhwaanul muslimiin
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤
sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️ walahi waa runta
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Waa islaam aan is dhaamin oo alle xagiisa laga imtixaamayo allow Islam ☪️ ka ugargaar aamiin
Shekh sudais Marka Hore Allaha Barakeyo Marka Xigta inaad Dowladaadada Awamirteeda Qaadatid Wax Dhiba Malahan Tan Saddexaad Wuuba u Duceyay
Aamus baqtiyahoow waa adi oo kale waxaa la dagaalameeno dad badan in ladilo ma ahee xalkale maleh
Gaaladaan waa iska wareejin doonaa inshallh
isagoo magacygu yahy mohamed
waxan halkan kaaga sheevay inaan daelada wax walba lagu adeecayn
Sudaysi waa ninka yidhi Maraykanku nabadda ayuu aduunka ku faafiyaa. Nin yuhuudi Ameerikaan ah ayaa usoo jawaabay oo uku dhahay dagaalada ayuu Maraykanku faafiyaa 😂
Haddii uu madaxweynuhu hablihiinna kufsanayana awaamiirtiisaad qaadandee dulliyow
Sax waaye waan kulaqabaa fikirkaas
Waa sax wll boqortooyada sacuudiga waxey ka amar qaataan mareekan iyo yahuud marka muslimiinta suniga ah waa waajib iney caalamka ka xureeyaan gumeesiga Joogo
waa xaqiiq aan la dhayal san karin lkn waqtigoodii ayaa sii dhamanaya 😎📚💻🌍
Waad kusoocelisay wlle Barnaamijkan waanushagaysanay
Wariye waxwalba og kusoco saxib❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Welcome wall
Saxiix.
Runtaa waye mudane ❤
Walhi wa xaqiiq
Kacbada allaha xureeyo
My Qor carabi iyo ingiriisi
Xaqiiqada ayaad kahadashay zxp
Kacbada waa suuq ganacsi oo lacagta kasoo baxda ay qaybsadaan boqortooyada iyo yuhuuda. Muddo dheer ayey sidaas ahayd.
Allahu akbar
😢😢 waxaa laga xumaad ah xalka Musliminta mesha eymareso
Jasaaka laahu qeer waa bararuji dhab ah
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 😂🎉😂😢🎉😂❤❤❤
Asc ustaad sual ayaan rabaa inaan kuwediyo adigo rali
Quranka lacaag maa lagu qadaan karaa adigo dadka barayo iga so jawab tnx
Wcs, Ma qurux badna in diinta laga ganacsado oo lacag lagu qaato barida qur'aanka iyo dhammaaan khayr oo dhan. Nebiyada heerka ay gaajo darteed ka gaareen mararka qaar si xanuunka gaajada uusan u qaban darteed dhagax bay caloosha ku xiran jireeen. Haddii ay wanaagsantahay in lacag lagu qaato diinta Xilligaas bay Saxaabada iyo Nebigu lacag qaadan lahaayeen...(Jawaabtani waa Doorashada Shaqsi).
Culimada qaar waxaa ay dhahaan daliil baa loo hayaa wax dhib ah malahan qofkii lacag ku qaato barida diinta
Waxay usoo daliishtaaan maallin ay koox saxaabada kamid ah meel ay soo mareen ayey dad kusoo quraan saareen kadibne lacag ayaa lasoo siiyey wayna soo qaateen. Markii ay Nebiga u sheegeen Waxba ma uusan dhihin. Siddaasi darteed Lacag waalagu qaadam karaaa Dugsiyada Quraanka (Jawaabtani waa tan culimadu bixiyaan).
Jordan, masar, saudi arabic, iraq , waddamadaas haday maanta dad sunni ah oo dhab ahi haysan lahayeen Israel meel ay kutaal lama yaqaneen
Waxayna hubaal badali lahyeen siyasadda shaydaniga ah ee dunnida ka jirta waqti xaadirkan
Insha allah isbadalku wuu ima
Ustaad luqado kale ku turjum ado mahadsn xitaa hadii aad youtube ka Sarayo x iyo talagram gee wllhi adunka iyo shabka muslimka uu indha ufuri lahaa cudsi waa❤.
Luqado kale maxaa u geynaya dadkiisa ayuu la hadlayaa ee cid kale lama hadlayo
Dadko dhan iny anfacdo wana iyo tusalaba weeye waxa fiican musliminta oo dhan in la gadhsiyo weeye maxad ugu diidi wa feker fiicane in luqado kle xata lagu gudbiyo
@@dhemanduceysan3255 dad kena wllo wax maka qabn karaaan anaga teeni nahaysataa kabcada iyo melahaas o dhan wamuslimiin la duleysty
Sax waaye wll😢
Ustaab plaz mawduucan Arabic ama English kaga hadal aan ayuu Muhiim u yahay thanks
Sheikha kaliya aan aqaano ee khidbada jimco kasta kanhadla waaqiciga jiro waa sheikh Abdul xay
Asalamu aleykum ustaad iyo dhaman
Wcs @warsamedacad123
Aftax wacn
Aala sacuud waa qaaa imiin wllh
THAT'S WHY I SKIP JUMUAH KHUTBAH
Maya wll qudbadu waa wajib kama tagi kartid
@@ibtisaamcabdiraxman7966 umada islaamka waa lagumaaday sheikhyaasheena waxaad Monday ineysanba waxba dicin
أللهم أعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر إخواننا المجاهدين في غزة وانصر إخواننا المستضعفين واهلنا في غزة يارب العالمين 🤲 ✔️subscribe ✔️ Like 👍 Shere ❤
Asc. Sxb wadmahadsantahay sidhad xoga qarson ad nogusogudbisid,midalawad kuwasudka xiran hadihin e waxad dahdha kuwa caburadha xiran o dinta rogay.
Subxanallah
Walaal Salaan
Hada Xaqii Ka Hadshay Wlhi
Hadalkan waa hadal Loo Baahan
Yahay Meel Dheel codkaagu Wuu Gaadhaa haddii Luuqada Kale Ku soo Turjimi karto waa mihiim
English iyo carabi
Inta ugu mihiimsan ilaa haddii
Kale qoraal ku soo qor labaada luuqdooda mid ah.
Asxaabta kle wax Leeyahay hadalkan meel fog geey
X ugu mihiimsan
Luuqada English iyo carabi
Aan ku badlno
Walaal Allaah hakaa ajarsiiyo wixii aad awooday waad sameysay waana arin waajib ah xaqa ayaad ka hadashaye
Xasanaadkiisa Allaah haku siiyo Walaal
Mar an kacbada tagay in lo duceya re falastin wa dhif lkn maxamed bin salman wa tarawix walba ana wlhi marnaba Amin ma dhihin lkn allaha so hanuniya Xaqiq aya ah in cidna allah duleyn in ay iyada is dulaysa mahe boqortoyinka sacudi imarat maroco iyo masar suriya urdun kuwa kaleba wa ay is duleyen illahay imanka hano so celiya suniyinta wa ay is dhiben😢 imamyada ninki dida boqortoyada xabsiga ayay dhikan koley illahay Hana wada hanuniya re falastin and re qaza allah aya umaqan shekh shureym allaha xifdiya shekh sudeys boqortoyada ayu ku xiranyahay
Walahi waa runtaa waa in la xoreeyaa oo waliba nimanka duubka wen waa in la laayo
Wah ninkann yoonis miyaa magaciisa
❤❤❤❤❤❤
Sxbkeyow farintan hadaa carabi ama English ku so gudbi laheed aduunka dhan ayee gaari laheed wlhi waa run ladal kada