Sheekhan nin buu raadinayaa ilaa hada, waligay ma arag wadaad suufi ah (OO munaaqibka taageersan) si dhab ah u sharxayo munaaqibka waxa ku qoran maxaa diidayo in inta Kitaabka lasoo qaado si mustaqbal ah loo macneeyo. TIMIR LAFAA KUJIDHA والله المستعان
Masha allah barakallaah fiika
Masha allah shikha khayr badan allaha siiyo cimrikisa allaha dheereeyo aamiin aamiin aamin
Aamiin walaal
Asigoo dhameystiran halkee kahelaa
Khuluubta dadka Alle kaliya ayaa daalacda sheikh cabdulqadir raximu llah ma ogaan karo qof kale waxa qalbigiisa ku jira se waa Malayan karaa
Asc sxb waan kusalaamay munaaqibka ayaan qadka karaathi sheeqan oo cashira eey kamaqanyihiin ayaan helaye asaagoo taam ah malahelaa
Mushrik baa thy