Part 7: DV Lottery 2023 iyo 3 qalad oo sabab u ah in aad ku dhacdo imtixaanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    Halkaan riix oo ka codso application ka www.chevening....
    #IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#
    Muuqaalada ku dhaafay halkaan kala soco • Gormaa la qadanayaa $ ...

КОМЕНТАРІ • 102

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 3 роки тому +2

    Masha allh wll shaaciye thanks wan lasocdaa barnamijyadada waxan ku waydiinaya mawaxaa jira tiro go'an oo ciyaal ah aad ku buuxsan kadho application ka waxan maqlay 3 ilmo kabadan ma ogolo qoyku inay wataan
    2:ilmaha ma sawira layga rabaa in aan ugu xareyo application

  • @moamien2860
    @moamien2860 3 роки тому +2

    Thank you Bro waa suasheydii wanan fahmay thanks🙏

  • @hawadahir9560
    @hawadahir9560 3 роки тому +1

    Jazaakallah walal macaan

  • @abdishakurbashirabdulleabd2958
    @abdishakurbashirabdulleabd2958 3 роки тому +1

    Mahadsanid brother 👍

  • @abshirsoft4952
    @abshirsoft4952 3 роки тому +6

    mahadsanid allah yabaarik
    bal aniga taariikhda dhalashada iga sax
    21/ 01/2000 sidaa ayay sax ku tahay miyaa masuul sare

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому +1

    Masha allah tabarakalah guuleyso my wllkkey

  • @Zac9k
    @Zac9k 2 роки тому

    Asc walaalow khof jooga mareykanka ayaa I buuxiyey Indy khaled tahay

  • @drhassanshiine6036
    @drhassanshiine6036 3 роки тому +1

    Maansha allah

  • @heersare3662
    @heersare3662 3 роки тому

    dadku intaan way saxaan badana shp

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому +1

    Thanks my wllkkey

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому +1

    Wan ku salamay Shaciye one show

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  3 роки тому

      Waan kaa qaaday

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 2 роки тому

      Bro wxn ku wydiiyey kwrn hadaa la horsiyo magaca awoowe ka kuxigna noqdo magcyga

  • @Udugsan
    @Udugsan Рік тому

    Shaciye mahadsanid
    Kawarn hadaan sida passport’s ka iigu qoran u qoro djalshada markaan xaraynayo DV

  • @samanbadansidihoyaded3306
    @samanbadansidihoyaded3306 3 роки тому +3

    Adigana qoralka aqrinayow ma waxad rabta Ina baxdo oo sideyda ayaa buufis ku galay ha iga hormarin plz

  • @siiduu_hassan
    @siiduu_hassan 3 роки тому +1

    Shuruudaha oo dhameystiran nosoo koob please sida sawirada nuucooda passport shahaado iyo maxaa kle

  • @aminosidi8126
    @aminosidi8126 3 роки тому

    Mahdsanid wll qli

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 3 роки тому +1

    Keep going brother 🙂

  • @farhiyamohamed9287
    @farhiyamohamed9287 3 роки тому +2

    Sc shaciyow waxa tahay walal qalbi FICAN ilahay hakuxafido wll ayantan maxa dhacay qaxotiga Uganda ee NAKAVALI maxaloga hadli la yahay wan ku dubanay xerada kasohadal maxa nalodanay la yahay ugandha

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 3 роки тому

      Wll hadda dad cusub miyaa la diwaan geliya uganda mise weli way xidhan tahay

  • @abdisahal662
    @abdisahal662 3 роки тому +1

    Keep going bro 🇩🇯❤

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 Рік тому

      I.n Djibouti 🇩🇯 coming markan alle igu guleeyo lottery ayn rabaa in an imaado oo aan interview kumaro I.n if Allah say pro❤🙏😊🤲🥺

  • @naimanor5092
    @naimanor5092 2 роки тому

    Lkn macalin side yela hee basaborka magaca igu qoran io mesha magaca ku qoranyo hade is didayn bal sas ifade aniga hada mgaceda hada meshan kala daba mariyo basorka sida Africa aya uran yahay maxa samen kara hee

  • @mohamedabdirahman7971
    @mohamedabdirahman7971 3 роки тому

    Guulbaan kuu rajaynayaa zxp shaaciye

  • @maxamedxirsi329
    @maxamedxirsi329 3 роки тому

    Walaal qali waxan danaya inad inforshan ka naasi

  • @hafsayusuf1992
    @hafsayusuf1992 2 роки тому +1

    Wll wanku guulaystay lkn shashadada tiirikhda ee soobaxday ayan qalday bax maxaa sameeyaaa

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 3 роки тому +1

    Asc shaaciye wll su'aasha important bay ii tahay iiga jawaab number of children ka la ogolyahay inaad qoratid waa imisa sawiradoosa se ma la rabaa marka la buxinayo dvlottery mise DS260 ba lo bahanyhy plz ìso jawaab thanks

  • @mohamedozlo8909
    @mohamedozlo8909 3 роки тому +1

    Shaaciye Wallo Anigu Basaboorkaygii gacanta kuma hayo lakiin isaga Oo sawir ah Oo waxooga shucaac ah Ama dhaqaaq ahi kujiro ayaan hayaa lakiin wixii macluumaad ah Ee passaport ka ku qoran si wanaag san Ayay umuuqdaan

  • @axmednasiibofficial8848
    @axmednasiibofficial8848 3 роки тому +2

    Shaciyow su,alahadi su aal ayaa iga sodhax baxday tariikhda sida hada aad noga digayso waxaa uqoran basaboorka aan Wadano ee Somalia marka ma waxan racnaa basaboorka mise Application ka taas nokala cadee sxb adoo mahadsan

    • @abdirahmanosman4905
      @abdirahmanosman4905 3 роки тому +2

      Passport ka tariqda kugu qoron ayad racee pro. sawbtoo ah lawadoda taariqahoda hadii ay isdidan fashil ka imn kroh somalia hanolato tnkz

  • @ameirkibaar9391
    @ameirkibaar9391 3 роки тому +1

    Family name middle name last name
    Ayuu so qoraa application ka marka sidan miya u galinya wall🙏

  • @mohamedozlo8909
    @mohamedozlo8909 3 роки тому +1

    Yacnii Adiga muhiimada Aan ku waydiinaya Waa Sidee Bassaport ka Loo isticmaalaya ma lambar ka Sirta ah iyo magacaga iyo dhalashadaada ayaa Loo baahan yahay misa isagoo dhamaystiran wad Mahad san tahay Wallo 👍

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому +1

    Shaciye video yadan waa kuwa muhiim ah oo bulshadada waxbadan taraa una bahanyahiin dad badan sidaa darteed waxa ficnaan laheyd UA-cam shere ku sameyo

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 2 роки тому

    wlo codeka gacan malagu qori karaa waxan ku haystaa screenshot layga soo qaaday wuuna iga diday inan chech gareyo

  • @mohamedabdirashid4080
    @mohamedabdirashid4080 2 роки тому

    Asc sxp waxaan rabay inaan arin ku sheego mudo laga joogo 17 sano ayaa dad aan qaraabo nahnay inoo soo xareeyay responsar qaxooti ah markas waxaan ka imanayay Ethiopia aniga iyo dadka ila socday marka waxwalbo process ah waxaan ku marnay qaxootiyaha dadaab Aniga aad baaan u Yaraa 14 ilaa 15 sano kusocday kadib arinti responsarka ahaa wuu naga halaabay Anigane wadanka gudaha usoo galay kadib wax baaan ka bartay sharciga wadanka qaatay alxm guleystaha sanadkan ahay Lakin magaci aan kusocday wagaas iyo magaca lottery ismalaho kala magaca waye miyay I saameyni

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 3 роки тому +1

    Su'aasha kale waxay tahay passport gayga waxa igu qoran jagada:house wife experience 8 year ahna wan leyahay halkaas qalad ma iiga imaan karaa plz igaso jawaab tan iyo tii ka horeysayba waa ii muhiin thanks bro

  • @cabdiraxmaancabdixakiinxas4546
    @cabdiraxmaancabdixakiinxas4546 2 роки тому

    Shaciye wll sanadkan wan xarestay lkn waxan is dib dhafiyay magaceyga iyo kan abaheyga maxa lagu xalin kara markaso kale fursad lagu saxi laro majirta wll

  • @asmomuhudine5501
    @asmomuhudine5501 3 роки тому +1

    wall qali waxa ku weydina
    hadii uu qof xaresto qofkasna uu gbr u donantahy micnaha engagement bas eh oo maher iyo guurba la samenin ee warqada muu ku xaresan karaa xaas ? hadee uso baxdana mali qadi karaa ma is raci karaan cml ? mise waa inuu maher jiraa ama guur ? bls iga so jwb su aalahan kun iyo kow jerna wa mahdsanthy wax bdn ayaa ka faidnay wll ☺😍🥰

  • @nasranuur1727
    @nasranuur1727 3 роки тому +2

    Waxa computer miyaa selection ka smaeynayo mise qof baniadan ah aya smaeynayo walal wanba ku wareree

  • @Sahiczfdzbb
    @Sahiczfdzbb 3 роки тому +4

    Horta marka 1baad waad mahadsantahy shaqo wayn ayaad noo haysaa thanks 😍 marka xigta ma qasab baa inaad haysto shahaado maxaa yeelay waxaa jira dad badan oo aan wax baran ama aan haysan shahaado thnks once again

    • @najuumabdullahi7107
      @najuumabdullahi7107 3 роки тому +2

      High hdaad soo marin wllo wainaad heesataah xirfad shaqo ah ilaa 2 year

  • @nihaalamohamed6956
    @nihaalamohamed6956 3 роки тому

    Qof sacudiga joogo maxareysan karaa
    Tan labaad sharciga qaxotiga make xareysan karaa hadaanan passport haysanin

  • @bilanqueen8189
    @bilanqueen8189 3 роки тому

    Wllo waxad so gelisa bilaaw illaa dhamad sida an u buxinayno plz wll

  • @sakariyemohhamett5201
    @sakariyemohhamett5201 3 роки тому

    Shaacirow walal sida aan ognahy wadamada cadaanka ah sida America ay wilsha iyo gabdhaha ku qangadhan 18 sano oky qof ka yar 18 sano ma applay garesan karaa lottery ga

  • @maxamedmacadka1846
    @maxamedmacadka1846 2 роки тому

    passaport la aan mala xaraysan karaa Dv lottery wllky Yaa

    • @maxamedmacadka1846
      @maxamedmacadka1846 2 роки тому

      Maxaan rajaynayaa inaad iso jawaabi doontid insha Allah

  • @yt_center_0
    @yt_center_0 Рік тому

    Teacher waxaa iiikala saadhaaa visa hadaan haysto sida loo balan sado diyaarada iyo qarshka diyaarada meeqa uu noqonaa mise visa bas lagu raacaa

  • @muhamettsulttan
    @muhamettsulttan 3 роки тому

    Aad baa umahadsantahay shaaciye, suaashayda haddaan ugudo galo, waxaan ka shaqeeya warbaahin dabcan weriyaa ahay, shaqadaa shaahadadeeda mid la aqbalayo matahay

  • @fikiroofahan.Official
    @fikiroofahan.Official 3 роки тому

    wll November shahadada iso baxaysa marka ma sii buuxsan karaa please iso jawaab

  • @shactiro7664
    @shactiro7664 3 роки тому

    Walal meel an kalo so xariiro isheeg adiko mahadsan

  • @zakariyaabdullaahi6459
    @zakariyaabdullaahi6459 3 роки тому

    Ma samayn kartaa baasabor la aan dv lottry

  • @mohamedbanano1912
    @mohamedbanano1912 3 роки тому +3

    Hadiba an dhashay 01-01-1997 exactly sidaas un ban u qorayaa sow mahn application isaga hadhow saxanaya sow mhn bro 🙏

    • @abdiaziizok8421
      @abdiaziizok8421 2 роки тому

      Haa sxb kula mid ahy 05/05/1995 iqorn waba iskene fila

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 роки тому

    Asc wll waxad iga jawabta su'aasha ah qof bilaa pasapprt ku xereystay kadibna guulaystay pasaportkina samaystay isla xogti u ku xereystay aya pasapprtkina ku samaystay markaa wax kle miya laga raba qofkaa

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    Coming back

  • @mukhtaarxaaji3856
    @mukhtaarxaaji3856 2 роки тому

    shaaciye sxb dv lottery qof aan qaan gaarin lkn shahado dugsi sare haysta ma lo ogolyahay mahadsanid

  • @shamso6324
    @shamso6324 3 роки тому

    6/6/2000 saas hadan ku qoro qalad miya

  • @queensamra5270
    @queensamra5270 3 роки тому

    Asc wll shaaciye waxa ku weydina wll passport wa haysta lkn wuxu dhacaya 02/08/2022 marka maku xareysan kara DV lottery madama ey so baxeysa 08/05/2022 lacala hda guleysto passortkna dhaco o mid kle cusboneysisto maxey dhibeysa wll ado mahadsan

  • @sadiiqcabdixakiin8427
    @sadiiqcabdixakiin8427 3 роки тому +1

    Wll intee ayay le egtahay fursada aan kuguulaysankaro aniga oo ah qof soomaalia ah
    Midakale hadii aan guuldaraysto sanadkaan markale maxaraysankaraa ama sanadkakale 2022 dv lotary maxaraysankaraa

    • @sadiiqcabdixakiin8427
      @sadiiqcabdixakiin8427 3 роки тому

      Wll qali waxan rajaynayaa in aad iga jaahil bixindoontid 2da su aalod mahadsanid

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 роки тому +3

      Sandkasta wad xeraysan kartaa wll ana taa ka huba oo sanado badan xeryey walina wada wax dhiba male sanadksta wad xereysanaysa wxd badalysa un sawirki sanadki hore ku gashay xogta kale wxba kama badalysid sa sidi bad ku xereysanysa

  • @mohamedalinor618
    @mohamedalinor618 3 роки тому

    Thank you shaciye
    Sxb waxan ku waydinayaa hadii passporka igu qorantahye single inaan ahaye, kuna xaraysto aniga iyo xaskayga yacnii markan qoranayey single xaas ma lahayn lakin hada haa.

    • @Suldan8587
      @Suldan8587 3 роки тому

      Single ka yaa marwalba kuu fudud xataa hadaad xaas iyo caruur leedahay single iska qoro waayo suaalaha ayaa kugu badanaayaa markay interview kuugu yeedhaan, waxay kugu odhanayaan yaad kaga tagaysaa xataa way ku diidi karaan, markaad gasho dalkaa oo sharci ku siiyaan ayaad hab kale kusoo qaadan kartaa.

  • @walalalvaro3389
    @walalalvaro3389 3 роки тому

    Shaaciyo Show Sxb Wan Ku salamay Salan kadib 2 su"Ala Ku waydin sxb Su"Asha 1 aad waxan Haysta samaystay passport somali Lakin shahado Dugsi sare ma Haysto lakin waxan Samaystay shahado Fake ama Mid LA ii sameyay oo Dowlada federalka ah miyay igu noqon karta dhib maku xaraysan kara shahadada pugta ah Su'asha 2 aaad waxa Ku waydiin passport waxa igu qoron inan carur xas lee yhy wana Lee yhy carur wayna ii jogan ma waxa LA iga raba marka buxinayo lottery sawiradooda carurta xaska

    • @abdimahadabdullahihassan
      @abdimahadabdullahihassan 3 роки тому

      @Ali Basher sxb dhanka shahaadada ayaa war bixin ka raba e inta kala soo xariira

  • @dunidalyrics804
    @dunidalyrics804 3 роки тому

    wll suashan igaga jawaab Hadii Aan Germany Ku Aado sharci marka sidee ku noqon karaa qoxooti

    • @queensamra5270
      @queensamra5270 3 роки тому

      Dv lottery USA lagu ada wll

    • @dunidalyrics804
      @dunidalyrics804 3 роки тому

      @@queensamra5270 lottery ma sheegayO Ycni Qoxooti ahaan ka hadalaya

  • @abassabdullahi3631
    @abassabdullahi3631 2 роки тому

    asc bro shaaciye next nio little confuse aya iheesto though aan already xareeste alxmd suashayda wa sidan magacaygu waa
    Abas Abdullahi Wehliye
    Last/family name (wehliye)
    midlle name (Abdullahi)
    First name ( Abas)
    SO
    Am i right bro ? mise error jiro 🥺🙏🏾
    coz last/family name ayaka wee isku qabtan during dv program ka marka buuxinesid adna sharaxaada waad kukala qaaday 🙏🏾
    masaxanahy sida u fill gareeye wllkey?
    جزاك الله

  • @shamsamohamed3502
    @shamsamohamed3502 3 роки тому +1

    Abowe maxa rabe inan kuweydiyo pasport oo wadanka kenya iyo wadankena Somalia kee ugu fican in lagu tago usa .

  • @khadarcaliosmaan3446
    @khadarcaliosmaan3446 3 роки тому

    Wllke mcn shaaciye su al ayan ku weydiina waxy tahy passporkeyga wuxu dhacaa 2022 bisha sagaalad marka maku applaagaren karaa dv lotteriga jwb

  • @sacdiyoali6857
    @sacdiyoali6857 3 роки тому

    Bro passport Somaliga Female and male kuma qorno waxaa ku qoran Gender dhib Miyee keene maxaana xal ah

  • @mohaalfatix2823
    @mohaalfatix2823 3 роки тому

    Sxb qaladka wuxu ka jiraa passport somaliga kuma qorna famel and male kuma qorna waxaa ku qoran gender oo kaliya

    • @khadarcaliosmaan3446
      @khadarcaliosmaan3446 3 роки тому

      Lkn saxib ani male aya iigu qoran adi gorme sameesay

    • @queensamra5270
      @queensamra5270 3 роки тому +1

      Dhib malahn wll anagaba gender ba nogu qoran balse DV LOTTERY marka xareysanysid wey mu qoran tahy gender kada ma male or female hadba qofka tahy ka doraneysa hda rag tahy male hda dumar thy female

  • @zundusabdalla4039
    @zundusabdalla4039 3 роки тому +1

    Wll waxaan kuway diinayaa marka u horeeysa ee aan xareenayo passport laigama rabo miyaa 260 markaan buuxinayo miyaan passport keenayaa mise markaan bilaabayo ayaan la igarabaa waan mahadsantahay

    • @twnm636
      @twnm636 3 роки тому

      Mashallah wlo ma dadkii guulaystay ayaad ku jirtay

    • @zundusabdalla4039
      @zundusabdalla4039 3 роки тому

      @@twnm636 maya wll

    • @twnm636
      @twnm636 3 роки тому

      @@zundusabdalla4039 haa lkn infornation ku saabsan DS260 ayad raadinaysaa

    • @twnm636
      @twnm636 3 роки тому

      @mariya films and vlog haa adigu horey miyad u xeraysay

  • @axmednasiibofficial8848
    @axmednasiibofficial8848 3 роки тому

    Shaciyow sxb mahadsanid lkn su,aal waxa jirtay Tictok iyo UA-cam aan kugu soqoray lkn wali igama sojawabin waxa kudhahay anigoo Somalia joga iyo wallkey oo Finland jooga wada apply garay karnaa si hadi mid wayo mida kale ugu baxsado mise hal qof lee la ogal yahay inuu xareeyo

    • @mrcaato6984
      @mrcaato6984 3 роки тому

      Si fiican su'shaada uma fahmin lkn walaalkaa wuu xareeysan karaa adigana Waad xareeysan kartaa

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  3 роки тому +2

      Walaalkaaga halkaas ha Ka codsado adna meeshaada Ka codso lkn hal qof labo codsi looma samayn karo

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 3 роки тому

      Adiga iyo walaalkaa laba qof ayaad kala tihiin

    • @mrcaato6984
      @mrcaato6984 3 роки тому +1

      @@abdimalikali9993 haa wad kal xareeysan neysin

  • @aysuf9474
    @aysuf9474 2 роки тому

    Thanks, waxaan ku daraya passport numberka P00 (p zero zero ) ma ahan eber eber. Iska illaaliya arinkaa.
    Mahadsanidiin.

    • @dekomohamedahmed1407
      @dekomohamedahmed1407 2 роки тому

      Thanks wllo Passportka somaliya ma P zero zero baa mise P ow ow
      Hadaan owda zeroka dhigo ma khald baa oo visaha ma la iigu didi karaa

    • @aysuf9474
      @aysuf9474 2 роки тому

      @@dekomohamedahmed1407marwalbo qaldan wuu dhacaa lkn khaladaanki oo kale waxaa la lagu tiriyaa kuwa yar yar waxaa lagu saxaa inta badan interview ga (DV-260).
      Waxaan kuu rajeynayaa nasiib wacan.

  • @walaalzacky9925
    @walaalzacky9925 3 роки тому

    Mudane Viewgaaga Koopaad Baan Marwalpe Ahaye Xgeee Kaala Soo Xiriiraa🥰

    • @nimcaanbashiir3372
      @nimcaanbashiir3372 3 роки тому

      Qabkee lo xareysta bro ifamsi bal

    • @abdirahmanosman4905
      @abdirahmanosman4905 3 роки тому

      @@nimcaanbashiir3372 Google tak kdbna Dv lottery ku qor. Asigo 2023 ah ku sobaxa tnkz

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 роки тому

    Bro you made a mess its february not junuary

  • @muhamettsulttan
    @muhamettsulttan 3 роки тому

    Aad baa umahadsantahay shaaciye, suaashayda haddaan ugudo galo, waxaan ka shaqeeya warbaahin dabcan weriyaa ahay, shaqadaa shaahadadeeda mid la aqbalayo matahay

  • @muhamettsulttan
    @muhamettsulttan 3 роки тому

    Aad baa umahadsantahay shaaciye, suaashayda haddaan ugudo galo, waxaan ka shaqeeya warbaahin dabcan weriyaa ahay, shaqadaa shaahadadeeda mid la aqbalayo matahay