Habka ugu fudud ee sawirka Dv lottery u samaynsan karta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • #shaaciyeoneshow
    #dvlottery2021
    #dvlottery2023
    #dvlottery
    #ilhaanomar #maraykanka
    #SerbiaiyoSomali

КОМЕНТАРІ • 269

  • @MAHAMED_BACARJE
    @MAHAMED_BACARJE 2 роки тому +40

    Daawadaha Koobaad👋👋👋

  • @zakiseraofficial3124
    @zakiseraofficial3124 2 роки тому +21

    qof walba alle waxa uu u qorey waa helayaa lakiin dadaalka muujiya insha allah kheyr an isku soo duceyno asaxabta
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdirisakjama
    @abdirisakjama 2 роки тому +9

    sanadka waan buuxinayaaye asxapta in allah igu guuleeyo iigu duceeya

    • @M.OZIL4
      @M.OZIL4 2 роки тому +1

      Website sax Isheeg

    • @juweeriyo4
      @juweeriyo4 2 роки тому

      @@M.OZIL4 asaga ayaa linkiga soo dhigay video yadiisa hore

    • @M.OZIL4
      @M.OZIL4 2 роки тому

      @@juweeriyo4 ma arko sxb

    • @juweeriyo4
      @juweeriyo4 2 роки тому

      @@M.OZIL4 muuqaalka uu hadda soo dhigay fiiri qeybta comments ka uu lingkiga soo dhigay

  • @abdirahmanomaromar4554
    @abdirahmanomaromar4554 2 роки тому +3

    Wlhi thank you brother. Aad iyo aaad ayaaa umadsantahay cilmigaan aad noofaideysay salute ♥brother

  • @smartman111
    @smartman111 2 роки тому +21

    Waa mahadsatahy wll dhalinyarada Soomaliyeed waa u Dadaashay

  • @abdisamedmuse3364
    @abdisamedmuse3364 2 роки тому +4

    Aad baad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad wanaaga noola jeceshahay Alle hakaa abaaliyo adna.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому +4

    Maashaa allaah wll sanadkan baan xareysanayaa kusoo duceeya asxaabeey inshaa allaah

    • @AbdiMoh797
      @AbdiMoh797 2 роки тому

      Alle ha ino fudaydiyo wll

  • @aabahalajenka3204
    @aabahalajenka3204 2 роки тому +8

    Sxp linkiga rasmiga ah noo soodir Insha Allah adoo mahadsan

  • @xananxanan2495
    @xananxanan2495 2 роки тому +6

    Manta oo dhan ayaa kujiray meshada si an ubarto alxm wn kaso bartay ❤ allow irumey riyadeyda ✈️🇺🇸✋

    • @Abdallahahmed79
      @Abdallahahmed79 2 роки тому

      Dadaaal abaayo waad guleysan i.a

    • @xananxanan2495
      @xananxanan2495 2 роки тому

      @@Abdallahahmed79 hadi aad iga aqon fican thy adi icawi oo ixarey

    • @M.OZIL4
      @M.OZIL4 2 роки тому

      Amiin 😂hadii khyr ku leeday I love my country 🇸🇴😍

    • @maryamaadan3256
      @maryamaadan3256 2 роки тому

      Amin ya rabi

  • @maxamadaamusane6418
    @maxamadaamusane6418 2 роки тому +3

    Waa Marki iigu horeesay waxaan Rajeynaa inaan guuleysto Haduu Allaha ii qadaro
    Sido kale Waxaan Guul U rajeynaa Dhamaan Umadda Soomaaliyeed
    Shaaciye Allaha ku Barakeyo Sxp Qali Sida Aad Noogu Hagar Baxeyso Oo Aad waqtigaaga Noola qeebsatay

    • @sabriyemanofficial9655
      @sabriyemanofficial9655 2 роки тому +1

      Aamin wll Insh Allah nasiibkaga wuu noqonaa aniga xitaa waa marki iigu horeysay

    • @Gudoon123
      @Gudoon123 2 роки тому +1

      Aniga waa markii iigu horysy nasiibkyga ayaan ogaanayaa inzha allh guul dhamaanteen

    • @maxamadaamusane6418
      @maxamadaamusane6418 2 роки тому +1

      @@Gudoon123 I.a Sido kale wall Allaha Noo Fududeeyo

  • @annaabdi7989
    @annaabdi7989 2 роки тому +2

    Ana u horeeyay maanta insha Allah khyr

  • @amengamer4163
    @amengamer4163 2 роки тому +3

    Asc zxp wn ku salamay salan kadib hadi lottery informetionka somalia gishato dhinaca sacondery schoolka iyo basaporka Ethipoian malaga dhigan kara ? ❓ Mahadsanid

  • @zakariyemohamed29
    @zakariyemohamed29 2 роки тому +2

    Ilaahay ajar badan hakaa siiyo

  • @ayaanmaxamuudducaale5189
    @ayaanmaxamuudducaale5189 2 роки тому +1

    Masha allh wlky alle hakubarakeyo insha allh aduun iyo aakhiraba

  • @MohamedAli-yo4nm
    @MohamedAli-yo4nm Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @ahmettshactiro7653
    @ahmettshactiro7653 2 роки тому

    Libaax libaax dhalay sxp walahi waa ku wataa

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 роки тому +5

    Qof walba wx allah u qoray uu helayaa dadaalkana ku dara inshaa allah

  • @yonyamaryonyamar9033
    @yonyamaryonyamar9033 Рік тому

    Tnks lipax

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 2 роки тому +1

    Thanks

  • @caaishaclaahi9827
    @caaishaclaahi9827 2 роки тому +1

    Swrka hadaan cmero ku galo m tlefnkyga kusii swira mdama lo bahan yhy

  • @abuukarrooble8160
    @abuukarrooble8160 2 роки тому +3

    Shaaciye wll mahadsanid waxaankaarabaa labo sano ooshaqo ah and more waan helikaraa waabkaas iigasoowaran pro

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 2 роки тому

    Shukran zxb

  • @mohamedabduraman1455
    @mohamedabduraman1455 2 роки тому

    Mahadsanid sxb shaaciye

  • @Badqas124
    @Badqas124 2 роки тому

    Walalo Su Aal Aniga jooga wadan kale oo wadankaygi ahayn tusaale Somalia anigo jooga Ethiopiana aha ma buuxsan Kara anigo somalia jooga

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 2 роки тому

    Jazakallahu khayran wll

  • @mohamedsalahabdiwali9830
    @mohamedsalahabdiwali9830 Рік тому

    You're photos doesn't need cropping photo dimension are 600x600 markuu sidaa leeyahay ma midkii loobaahnaayaa.

  • @مبارك-د2و
    @مبارك-د2و 2 роки тому +5

    Ustaadi waxaa jirro website lagu saxo ama lagu ogaado inuu saxanyahay sawirka lottery, kaas inala wadaag.

    • @ubaxali529
      @ubaxali529 2 роки тому

      Adigu miyaad argtey wllo

    • @Deeqow
      @Deeqow 2 роки тому

      Asaa hda isticmaalooyo video ka dhameeso wll

  • @drcabdifataaxcali7955
    @drcabdifataaxcali7955 2 роки тому

    Mahadsanid sxb

  • @thehuruse6138
    @thehuruse6138 2 роки тому

    waa mahadsanthay suldan shaaciyeoneshow wax wayn baad noo faa i daysay manta

  • @xasanuk4335
    @xasanuk4335 2 роки тому +1

    Wll shaaciye lnk nosoo dhig wll uma jeedi

  • @hassaneid6926
    @hassaneid6926 2 роки тому

    Mahdsind ustaad alaha ku sharfo

  • @bintuseytun9608
    @bintuseytun9608 2 роки тому

    war shaaciyow walalow isoo jawaab pilis qofki an luqada aqoon hadiib u nasiib yesho safaaradu enatiri fuyuga kugelaayo tur juban makahelayaa

  • @yahyaharun6161
    @yahyaharun6161 2 роки тому

    Dharka aad xidhanaysana waa muhiim.

  • @waxwalbalechannel1676
    @waxwalbalechannel1676 2 роки тому

    Afarta kun igarsiiyaaa please

  • @amaanahajacelka3336
    @amaanahajacelka3336 2 роки тому

    Thanks sxb

  • @bakatamofficial7059
    @bakatamofficial7059 2 роки тому +1

    Website la buux buxinayo Midka saxda link giisa comentiga noosoo dhig wll adigoo mahadsan

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 2 роки тому

    Shaaciye linkigii nala wadaaag

  • @fahmoaadanxuseen5143
    @fahmoaadanxuseen5143 2 роки тому

    Sual wll qof aan jogin Mogadishu main adreska Maka dhigan karaa hadane what is live now markii ladhahane hadane Maka dhigan karaa tusaale kenya okale

  • @hasankaafi340
    @hasankaafi340 2 роки тому

    Wan xareystay illahey wax kheyr qaba ha noga dhigo

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj7397 2 роки тому

    Shaaciyow Mala furay dv lottery

  • @liibaannuur2761
    @liibaannuur2761 2 роки тому +2

    Asc Asxaabta Waxan rabaa in an Maanta xareesto high school wan so dhigtay Lkn wax shahaado ma heesto Cabdale shideeye ma ka habeestaa sawirka Waxan rabaa in an iga caawisaan hadi ad wax igu dhaantaan hadana Waxaan ku Noolahay Germany Mahadsanidiin isoo dhaqsada walalayaal

  • @strongwomen8588
    @strongwomen8588 2 роки тому

    Qabke u xareysan kara hda carur heysto divoce se ku xareysata sogali

  • @Gm.Said666
    @Gm.Said666 2 роки тому

    Azxby waxad ifahan siisaan lottery 2023 miya hada la xareenaya mise 2024

  • @Sacdia8089
    @Sacdia8089 2 роки тому

    Qof in uuu meshaa kaaga horeeyo qasab miyaa wallo please isoo jwb

  • @hamdimustaf544
    @hamdimustaf544 2 роки тому

    Walal shaaciye illahey dartiis igu xarey

  • @yusufbacle7893
    @yusufbacle7893 2 роки тому +1

    Progarm wan ubaxanahy

  • @Gudoon123
    @Gudoon123 2 роки тому

    Allah hygu guuleeyo inzha allh

  • @mohabdi7405
    @mohabdi7405 2 роки тому

    Sxb shaaciye linkga shaxda ah masoodhigikartaa pegka

  • @alteeso3574
    @alteeso3574 2 роки тому

    Daawadaha Labaad

  • @daahiryare1156
    @daahiryare1156 2 роки тому

    Wll shaaciye war nio sawirka meesha aad ku habeysay wan ku habeeyay hadana markaan xareyn maagay waa iga diidyay maxaa waaye ciladaas

  • @samirdeflabagastingbwye9122
    @samirdeflabagastingbwye9122 2 роки тому

    Shati white kawaran hadaa sawirka ku galo

  • @abdallapirlo8591
    @abdallapirlo8591 2 роки тому

    We done bro Thanks

  • @badeednuur8927
    @badeednuur8927 2 роки тому

    Bishimaha ma la isku qabanaa misa waa lafuraa prother

  • @musalsalo
    @musalsalo 2 роки тому

    Wll hoyaday rabay inan kudarsado markan xaraysanayo ee ma waxa laga raba shahado Ama shaqo

  • @legendaryxuud3497
    @legendaryxuud3497 2 роки тому

    Pro waad mahadsanthy sifiican baa noogu faaiidaysay

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 2 роки тому

    Maroo caad mad isticmalii kartaa

  • @aamuuniabdullaahi780
    @aamuuniabdullaahi780 2 роки тому

    Kee sax ah midka hor mise midka danbo

  • @Abdifatah.Abdirahman
    @Abdifatah.Abdirahman 2 роки тому +1

    Asc wll suaal ayan wata hadii aad ku gulaysto visa
    Next setp lamarayo maad no sheeg iyo warqadaha labuuxinyo iyo halka laga helayo
    Iso jawaab wll

    • @Deeqow
      @Deeqow 2 роки тому

      Next step waxaad buxineysa form ladhaho Ds260 waa in aad ciyoon buuxisid

  • @munitabintumustafofficial3608
    @munitabintumustafofficial3608 2 роки тому +1

    Well shaciyey waxan ku weydiin hada lajoga Somalia joga lkn 2biil ka dib in safar dalka leh iiy so galo ee marka xaresanayo dalka kaan joga miyaa ku xarey mise kan aan usafrayo wll please iiy so jawab wll mnc

    • @naturevideo1170
      @naturevideo1170 2 роки тому

      Kaad ku safreysid baa muhiima hadii Aad waqti badan joogaysid si interview ga kaa lagaaga qaado
      İnsha Allah

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 2 роки тому +1

    Libaax aad baad umhdsan thy waasugayny muqalkan

  • @naturemusician3709
    @naturemusician3709 2 роки тому

    Photo tuulka ilaa hadda waan garan LA,ahay pro

  • @califidow4475
    @califidow4475 2 роки тому

    Sxb samsung cabirka woo kutusaa anigaa kuhabeyay

  • @warfaasaed1691
    @warfaasaed1691 2 роки тому

    fadlan photo tool halkee ka eegi karna

  • @abdalasaid38
    @abdalasaid38 2 роки тому

    ustaad photo tool ma app miyaa lala soodago

  • @calimohamed2555
    @calimohamed2555 2 роки тому

    Wll hadaan haysan shahaado maxa sameyn kara

  • @aamuuniabdullaahi780
    @aamuuniabdullaahi780 2 роки тому

    Walal laba Mar ayaan xareryaya labo labar ookaladuwan uuw isiiyayay

  • @hoodomaxamed1161
    @hoodomaxamed1161 2 роки тому

    Wllo linke gii noo soo dhig waan waye

  • @bakarabdulkadir3156
    @bakarabdulkadir3156 2 роки тому

    Wll aad u mahadsan thy waxa raba inan ku weydiiyo dhar color leh funanad qoraalo ama sawir ku dhagan hada sawir ku gasho oo ku xareysato kwrn ?

  • @xamareytaismail2887
    @xamareytaismail2887 2 роки тому

    Sxb swirka sidisaba Hadu qaldanyhy maba qadanayo suma

  • @omaari155
    @omaari155 2 роки тому

    Marka wax la xarenayo horta shahaado la iskama rabo miyaa

  • @jamalhajimohed9361
    @jamalhajimohed9361 2 роки тому +3

    Asc bro. Waa kuu mahadcelinayaa laakiin hal su’aal baan qabaa: Sawirka ma khassab baa in aan ka dhigo cabbirka 1200vs1200 mise haddii uu ka hooseeyo cabbirka ma OK baa? Sidoo kale kilobytes ayaa ugu yar imisa ayaase ugu badan oo loo baahan yahay? Intaas baad illowdey.
    Mahadsanid mar labaad bro.

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 2 роки тому +1

      Kb : 240 kb kama badan karo
      Ratio : 1200×1200px ugu badnaan ugu yaraana 600×600px iyo cabirada inta u dhaxaysa balse shape square ah

  • @Hon.Munasar
    @Hon.Munasar 2 роки тому

    Ustaad Please Ani Camera Man Ayaan Ahay Camera Kusoo Sawir Kadibna Sizeka Photoshop Kusoo Sax Intaas Iga Caawi

  • @Natureunsee
    @Natureunsee 2 роки тому

    Sxb shaaciye sawirka afka miya la daboolaya mise ilkahaga wey muqan karan teda kale shaati cad Ayn ku xareystey sxb cabirkana 600*600 wu isaxan yhy ee sameyn ma Igu yelanaya bro jwb plz reply

  • @zainabaided3535
    @zainabaided3535 2 роки тому +1

    Asc Indr waad mahad santay sannad walba waan xareya Confirmation Number kana waa lay soo diraa wakhtigii marku gadhana wàa khalad buu idhaa Mar qaabka noo fair adoo raaliya

  • @zaazaki1933
    @zaazaki1933 2 роки тому

    Hadii uu afka furan yahay kawarn

  • @amiinsaleban7389
    @amiinsaleban7389 Рік тому

    Afku haduu furanyahay madhibaa

  • @jimcaalemahadcapdi3879
    @jimcaalemahadcapdi3879 2 роки тому

    Wxd wadaa shaqo aad u fcn allh hku asturo

  • @cristiano__cr7-gb
    @cristiano__cr7-gb 2 роки тому +2

    zxp Ee sawirka inuu saxan yahay iyo in kle mesha lagu oganaayo isoo sheeg 😢

    • @Deeqow
      @Deeqow 2 роки тому

      Link waaye sxp asaa soo dhigay video yadiisa dib ufiiri

  • @fahadmohamed6027
    @fahadmohamed6027 Рік тому

    Sxp linkiga aaaaway🤔👋👋👋👋👋✋

  • @walaalabdirahmaan8252
    @walaalabdirahmaan8252 2 роки тому

    Labiska shardi miyaa sawir waxaa rabo maa ku gali karaa

  • @ayaandegan3511
    @ayaandegan3511 2 роки тому +1

    Asc wll wxn nahy dadki hada inter viewka mary ee 2020 bishi sagalad ayan marney alxm wan guleysaney lkn ilaa hda wax jawaab ah ma hyno 30 septembrna wey dhaafty maxa xalaa wll iso jawab prosskaygi mu si soconkaraa se octobar manalo so jawabi karaa mise wu xidhmey

    • @fadnaa_01
      @fadnaa_01 11 місяців тому

      abyo ma tagtay hada ?🤔

  • @mohamedomarelmi
    @mohamedomarelmi 11 місяців тому

    Mudane sawirka iga caawi?

  • @cabdisamedaadan8750
    @cabdisamedaadan8750 2 роки тому

    Shaaciyow mobile ma ka xaraysan karaa dv lottery ga

  • @ramliinmohamud4143
    @ramliinmohamud4143 2 роки тому

    Shaaciye wllky sawirka asago qaldan ma aqbalaayan mohoo mase marmar ayey aqbalan sawir qaldan

  • @dr.sharmarke8533
    @dr.sharmarke8533 2 роки тому

    Gamerada cadi ah miya isticmaliyaa mise portariat isticmala

  • @mancity_2023
    @mancity_2023 2 роки тому

    Less than 240 kilobytes still your picture is 1 MB ?

  • @amriitashorf5889
    @amriitashorf5889 2 роки тому

    Qof married ah hado uso baxo interview_ka husband_kiisa ma u raaca mise kaligiis uunba interview maraaaya??

  • @Khalit_Muuze12
    @Khalit_Muuze12 2 роки тому +2

    Shaaciye Wxn raba inaan ku waydiiyo Gmail maan isticmaali kara ustaad ⭐️

  • @munasarawali7151
    @munasarawali7151 2 роки тому

    shaaciyow sawirkii waanu ku wareernay

  • @buurfuule9310
    @buurfuule9310 2 роки тому

    Away Link libax

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 2 роки тому

    Walala macan iga jwb su,asha sawirkeyga wa 145kb marka so caadi miyaa mise waxa wajib ah in 1170kb noqdo sawirka marka 1aad ku firiyo photo tool wu qadana balse sawirka isla ayadi marka kuso celiyo wax corup uma bahano ayu leyahay waxan rajena in aad iga so jwbto mahadsanid

  • @caliadan9330
    @caliadan9330 2 роки тому

    Asc walal markahore wadkumaxadsantahay sidad
    Ucaawineyso dhalanyarta somaliyeed waxan inad iigasoojawabtit anigu mahaysto shahaado dugsisare marka maiskadaaya mise waan abbalaagareeyaa

  • @mohamedbashiirmb2908
    @mohamedbashiirmb2908 2 роки тому

    Photo tollka dowlada linkikeeda noo soo dhig wll shaaciye

    • @garjaw7
      @garjaw7 2 роки тому

      Websiteka lotteryga laga buuxiya hoostisa ayaa laga helaa

  • @zamialifestyles6493
    @zamialifestyles6493 2 роки тому

    Mobile ma lagu sameyn karaa

  • @qayzizmail2475
    @qayzizmail2475 2 роки тому

    Shaaciyow wll hadii aan shahado haysan balse aqoon sare leh wanan dhameyay iskulka balse shahado ma helin wll please 😢

  • @salmasalah7119
    @salmasalah7119 2 роки тому

    Gabdhugu ma in ay dhaga hooda la arko baa larabaa 🤔

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 2 роки тому

    Shaaciyow waxaa kasoowarantaa Suriname walaalkey wadankas Brazil malagasigalikara nooga soo waran mahadsanid

  • @Mrdinero0709
    @Mrdinero0709 2 роки тому +1

    M.a lpx

  • @niikoofficial6792
    @niikoofficial6792 2 роки тому

    Macalin photo tool intee ka helaa