ganacsiga dalka shiinaha, kafaa'iidesiwacan | Do business in China.
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Prophet Muhammad ﷺ said: “The most beloved people to Allah are those who are most beneficial to the people.
Kusoo dhawaada dr ikran chennel from china
xagaan waxa idinkugusoo gudbindoona macluumad kusabsan waxbarashada, caafimadka iyo ganacsiga dalka shiinaha.
fadlan comment, like, share and subscribe.
mahadsanid
Manshallah Wll soo badi muuqaaladan
thank you coach maryam.
Wan ubahnhy wlhi sndkan Ayan raba inn bilabo ganacsi wx qibrd ahna uma lihi lcgtana wey igu yartahy scudiga Ayan joga lkn wxn raba inn somalia ku ibiyo dd igacawinyn mrka tlo ficn wye adad umhdsanthy ❤
Asc wallaashay, Dr. Ikram.Waa muuqaal faaiido badan.Talooyin fiican oo xaga ganacsigaa baad nala qaybsatay, si nasteexo leh. ilhaay khayr ha ku siiyo. Soo badi muuqaalada.
Amazing ideas and encouragement, many thanks Dr Ikram!
Abaayo waxaan ahay 17 jir arday ah hamigiisa mustaqbalka yahay ganacsiga ee nooso badi ✊🏻
Masha Allah
Mnsha allah waad mahadsantahey.
Waan u baahneyn qof saa noogu faaideeya
Masha Allah wad ku mahadsan tahay inaa nooga fa,ideso ganacsiga dibada.
Mahadsanid
Mashaallah tabarakallah wll allaha kubarakeeyo adiga oo kallena allaha badiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa arin aad u wanaagsan.
Fariid mahadsanid wlaashay
Mashaa Allah alxamdulilaah shukran ❤❤
Shukran abaayo, jzk, in aan kula xariiro aan jeclahey. Keep going .
Sideen ku imaanaa abyo😊
Waan rabaaa I sheeg anaa bilaabay
Woow mashlah wa arin wacan horay cusoco mida kale inow sow qor contiga inow sow qor
Masha Allah abaayo Allah ha ku barakeyo
Waad mahadsantahey ❤
Asc adeer waa ku salamayaa adeer runtii si fiican ayaad wax noogu sharaxday adeer kolay anigu waxaan ahay oday wayn oo aan aaladan aduunka qabsatay si fiican ula jaanqaadin waxaan rabaa inaan chine imaado hore weligay uma degin mudo ayaan isku deyaayay ganacsi weli kuma guulaysan ee sidee kuula soo xiriiraa
Alah ha ku xifdiyee
@@adanabsiye2957 wcsalaam adeer instagram kegga ayaan sogalindoona xagaa igalasohadal. Mahadsanid
Ilaheyow ku barakee abaayo saayid ugu baaganahay wllhi
Dr ikraan aad iyo aad baa u mahadsan tahay
Waxaan wath s upp kaaga waxaan rabaa inaad iga caawiso daawooyin aan rabo in aan iibisado
Wall ma igusoo xiri karta warshadaha dharka raga hada ayan bilow ahay fadlan ka so hadal isku xirka dadka iyo warshadaha. Mahadsanid
Noo sheeg waan rabaa
I located Minneapolis MN, I am coming Business in china next month
Keep going
Halkee lagaaga soo xidhiidhin
Walaal waa mahadsantahay gabadh walaashay ah oo somaaliyeed ayaad tahay so dhawoow، waxan jeclahay inaad nooga faaidaysa alaabooyinka chine ku jaban iyo sida loo heli karo ,alibaba caqabado badan ayaa jira
Walal halke kala soo xariira
Adeero xagaan.kaala.soo.xidhidha
Magadsanid
Asc mash Alha
waad mahadsantahay
Noo soo jwb
Plz lamberka iso qoor
You good girl
Marks hire walaal in an kulaxiriira Ayaan Rabaah as business and health product shop I want to open
Xagee lagaaa helaaaaa
Drs xage lagala so xirira
Plz abyo waan rabnaa ee xageen kala soo xiriirnaa
Nabar kaada so daa bilii qaali
Abaayo waxaan rabaa in aan kulak hallo hadii and awoodo
Xagee ka helaaa
Naaga nacsigu waa sire waxan ganacsiga qarso
❤❤❤❤
Asc thanks waad kumahadsan tahay taladada what's up kaga soo raci
Abaayo sidee ku helikaraa labarkaga waxaan raba ganacsiga chine in aad igu xidho
Isoo was farming payday hadaad aragto
Dhowaan baan Business u Imanaya China, I need more info
Wish you success, would like to know updates 😊😅
Wll xge kala so xidhiidha
Xagee lagaala soo xiriiraa?
Who is this beautiful lady 😮
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Lasso cutout pls
ان الله لا يغيرو ما بقومmaa aa ka tagtay San filaayo xabiibti
Xalked lagalaso xidhidha
CALI baba anagub xabanka dalbada sanad kaor hadana manahelin tuga kudhexjirta
Si private ah meel aan Kala soo xidhiidha ma ishegi karta wll
Meel lagala soo xidhiidho noosheeg wll
Inte kala so xarirna mark abyo
Wl contactigaaga sooraaci Xagee lagaa helayaa
ABAYO MCNTO INDEH KALA SO XARIRAA
Hello sister I want to start business in China to find product over there which of product is suites to me starting minimum money to NZ open shop
Good idea ❤
Thanks 😊
As
Wallo
I want to work with you
Insha Allah
Xaga lagalasoo xidhiidhay wlo