NIMCO YAASIIN ARINTEEDA OO MEEL XAASI AH MAREYSO ILHAN XARAGO SHEEKO WAALI AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 97

  • @anabmohamed6916
    @anabmohamed6916 5 років тому +3

    Walaal yaalow is ka daaya gabadhaan hadey diida reerkaada ilaahey hasoo hanuuniyo

  • @johrofarah916
    @johrofarah916 6 років тому +6

    War iga jaahil saara tan ma gobooyah la sheegaa war ileen wax la arag war nimco waa qof weyne daayah iyada iyaa arimahaani u yaaliine somali wax aaney shaqo ku lahay ku dheerayeene.
    Like saar hadii aad qabilada somalida aadan kala aqoon.

    • @axmadamiira2555
      @axmadamiira2555 5 років тому +1

      waa inadirtid nimo waa gabooye wana miidgaaan adeero ee yanaye naa sahgan midgaan taan

    • @siradjaama3696
      @siradjaama3696 5 років тому +3

      Walaal gaboye qofkaa rabin iyaga ma rabadan waaumada ugu sharafta badan somaali ilaah baasiiyey qiimo waxan ahay gabar aan udhalan laakin yaqanan dåd badan oo gaboye ah sharaf iyo aqoon leh

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 2 роки тому +1

    Hilhan iyaduh yeytahay waa iyadah nimco yasiin kushegtey yibir ee bal waydiyah faracedah ilhan xarogoh iyo cidah eyshegatoh ooy ahen
    Subxanalah ismajedoh islam leh bah ladhihijiray
    Subaxnalah waybah isyarey sah waa lah nimcah ineey san kaweynah ilhaney

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 2 роки тому

      Waa Muuse dheriyo wll isla gabooye

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 2 роки тому +1

      Ilhaana wayka wayntay markaam eego Nimco yaasiin caraale

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 2 роки тому +1

      @@cabdicasiisgiire3089
      Hadey kah yartahay waxah wen kamah yarah nimco
      Ilhan oo ilhan iyadabah mayarah

  • @sadiyoahmedsalah461
    @sadiyoahmedsalah461 5 років тому +4

    reerkeey sheegatay boss makabanaan yahay anaa baxsadee

    • @cabdifataaxcabdilaahi4231
      @cabdifataaxcabdilaahi4231 5 років тому +3

      Nimco yaasiin waa fanaanad qaran laakiin fanaanku ciduu doono ayuu noqan karaaa waxaana qaladka keenay nolasheedii ciyaalnimo marka DNA da laga qaado ayay ogaan doontaa cideeda markaa waxba dhibmale qoladu qofkuna wuxuu yahay uumbuu noqdaa

  • @xaawocusmaan9919
    @xaawocusmaan9919 5 років тому +5

    walaalayaaloow qabiilka in laisku caayo waa xaaraam ee Allah kabaqa

  • @aamiin.rofficialchenal9343
    @aamiin.rofficialchenal9343 5 років тому +4

    Ilhaan ilma ka tahay ee sheekada ka bax 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SacuudSomali
    @SacuudSomali 5 років тому +4

    Wallayaal ilaahay ceebtina ha asturee waxa wanagsan in aad wax ushegtan habunbuninanina

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 роки тому

    Sowtay ilhasn katoobad keentay""xumaantii Nimca raaligelina bixisay maxaad u buunbuuninaysaan""

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    PRICVYYYYY PRICVY AFAARO INTERNO ASTURAN LEE WAXYAALAHAYGA II QAAS AH, NOLOLBA IYAA

  • @xaawocusmaan9919
    @xaawocusmaan9919 5 років тому +5

    الله يهديكم يا إخواني

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 роки тому +1

    Machallah Allah Tarabak ALLAH ALLAH HIBARIK HIHAFFIDAK HIRAHISSE HOYO FANANKAWEYNE ILHAM XARAGO Y AM FROM MY MOTHER COUNTRY DJIBOUTI ALLAH BLESS DJIBOUTI TRES BIEN PARLER NOUS SOMMES TOUS TOUTES.NOS PEUPLES DJBOUTIENS DJIBOUTIENNES SOEURS ET FRERES ONT CONNAIENT PAS GABILLLL ONT SE CONNAIENT CHACUN ET CHACUNE INNA HEIBELL HEIBELL E YO INNA HEILLEE HEIBEILLLLL FANANKAWEYNE REER ILHAM XARAGO ADOWGAHAAJAABOO LONGUE LIFE AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW KKKKKKKKK

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 років тому +1

    Nimco waxay u egtahay islaantii 2012 dhimatay gabooye qaylada daaya

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 10 місяців тому

    NAFSAD NABAD NOLOL. TANNTAN WAA SAAN NAFSAD LAKIIN NOLOLOO DHANBA WAXAN QAATO WAXAN QAADANINBA BAA JIRAAN, INTABADAN FAMILYY BATAQBATAQ INBADAN RUNRUNSAXSAX KABAcdina waat kamashiiqsan xaa kaa yeeray yaawaaye ,batatanba nololoo dha. kaaga darane waa laysdgaa, rabi baaba maqlayoo ku arkaayoo , imigine, suurayso, HADIIBA LAGA SOO HORJEEDSADAABA MEEQO JEER ACSHAN FICILO HAQAADIN XAA TAIMAANAAYO HADADAN KAWARQABIN WAX HA ORAN ANOON AMASE ADOONA ISLA SHOWRAN XAA TAIMANAAYO MA ISTIRI QEYR MIYAA FAAIIDO YAATAIMAANAAYO IOABA TUSAALE.as qatimo qeyr JANO , dumaar nololba lalama soo dhawaysto shushubashodaayoobe. lamana rumeeyo ever, iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa shibistate EEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE FAMILYYYYYYYYYYYYY DUMAAAR RAGBA. TALADUWAN TALA CAYN SHUQUL ISKUMALIHIN.REERO INBADAN TALADUWAN CAYBNBA CAYN SOO TRUEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE IYaaaa EEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE. WAAMAYA WAAMAYA INBAA SAAN LAGA YIRAAHDAA.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 років тому +1

    walidkay oo kale kulaha naa wad is leeg tihin wax wayn kama wayna nimco yasin sida u eeg tahay is yaraynta iska daamida kale waxad aragtay intii ay ahayd gabooyaha dee markaas way aminsanayd midga kale gabooye odhan midaba qoluu sheegta dhamantiina wa dhaqankiina walahay ah aniga aqana mid aan ku aqaanay wadanki gabooye ahayd oo quraba iska sheeganaysa reer kale wan yabayba

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 роки тому +1

    Gabadhu mawaxay kabaxday diinta mase somalinimada

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 роки тому +1

    Walalo waad mahadsantahay

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 5 років тому +7

    Miyaad kayertahey. Adba qofweyen baatahaye?

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    KII IJECEL QIIMOQADARINBADAN BOHOLYAW WAA LAYAQANE IYAA.TII TII LAGA SOO DHAWAYTAY DUMAAR PRINSESESESESES CADCEEDDMARWO DUMAROO YARIISEEY SHAMSOOOYEEY

  • @hindicali7781
    @hindicali7781 5 років тому +5

    Ilmaa katahey kuteh oo mayayaa ka yar nimco yaasiin yaab

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    ILEEEEEEEEEEEEEEEENEEEEEY.

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    TABACDINA TABACDINA TANITANI NADAGDAGTO QATRALIINALIINA CADAYYAREEY MURWODUMAROO IYAA WAA LAYSYAQAAN. TILMAAMAHAYGI SAAN AHEY

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    MY DTREEM

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    YARTAAN BAA LAY YIRAAH YARTAYARTA WANAAGSANOOWACAN QIIMOBADANQAAYO BAA LAY YIRAA WAXAN AHAAN AHEY, INBADAN RUNRUN

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    IYAAA ESTLYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY. NOLOLBA RUMAYN RUMAYN MALEH INBADAN RUNRUN RIWAYADO WACYI WANO WAX TUQAADO WAAYAHA BAABA MEEQO JEER LAGA SOO DAAYEEY, YARIISEEY

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 10 місяців тому

    waleeeneeey noloshayda unbaan hEE wax ta irahda . wadajir muqtishooyyyyyy. islaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam soomaali so ali ban ahey. wanagsanoo wacan. bal yawaye nafsad ban wax tu ahwee cadceeddumaroo shanmsooy oori dunmaroo murwodumaroo jioogoo jiroo nolow qatraayqaraneey qiimobDANDUMAROO IYAAA YARTAYARTA BAA DUMAR HAWEENDUMAR LAYGA YIRAHDAA AMASE FAMILYYYYYYYYYYYYYYYY SYSTEM.MASLAH TABARATALAH. AS

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 2 роки тому +2

    Wa sababta ay hada u samaxayso 😂

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 роки тому

    Hada wey heshiiyeen maxaa u wadaan hada ilaahey ka cabsada

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 років тому +4

    Waar way ka yartahay ilaahn nimco anoo iminka ah 56 ayay dugsigii hoose ii ahayd macalin kolkaa nimco waa 70jir IYI wixii ka badan

    • @jamaljons2294
      @jamaljons2294 4 роки тому

      Low life Somalian become Role model for Somalian on social media platform, All of them are in benefit and Robing Mincabs drivers and married man's

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    JEERARKA QAARKOODNA ARIMO WAX LAGA QAATAA JIROOOBA QIBRAD OO TUBURAARUDEYSITBA IYAA IYAA

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 2 роки тому

    2006 kii maa ilmo labiskeda uun taqano ahayd hadana konton jiraa tahay kuwo badano reer jabutiya aan aqana saasey dada sas oga qabaan nin iyo naagba waa caruur 50 jirohodo 🤣🤣🤣🤣🤣yaab

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 4 роки тому +1

    Subxanallaah dhacan ka af ka aya laga qadaa tima laqadaya weligey ma maqlin Nimco YASMIN hais ku xisoto walashed cafis haweydisato

  • @amaalsulub2588
    @amaalsulub2588 6 років тому +2

    codkan waa lasaray waana ilhan codkeda

  • @dekamohamed7759
    @dekamohamed7759 5 років тому +1

    Nimco ayay ku qafjifen cida ay donto ha noqoto YAA qasbaya

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 5 років тому +3

    Gabooye Dad jecelaa, Aniga iqaata anaa boqolowee Duqdaan Dadkeeda ka cararreysa isaga hara

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 років тому +1

    Ilhaan wax kalay shega saa faruuryaheda si fiican u fiiriya yaab nimco yasiin dhige da haduu gabooye noqodo xitaa Inay sheegato ma aha dhibka loo gaystay daraded

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    ESTLYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY. FAMILYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY WADAJIRMUQTOSHOOYYYYYYYYYYYYYYY. NONSESES LAKIIN WAXIIBA WAXBAA LAGA QAATAA HADAY MUHIIMAD TAHEY FAAIIDANA LEEDAHEY

  • @Janno190
    @Janno190 5 років тому +1

    Nimco yasiin was yibir sacadmuuse khaatumaday dhaafiyeen
    Tolow miyaanay khajilaynin .

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 10 місяців тому

    aS, YawaayE, familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy sooo dhawoow inbadan QatraayEEy qaranEEEy runrun yartaan baalay yiraahdaa waxaan ahan aheye. shaqsad Nafsad ixtiraam ba lakala istahilaalEE sahrascaday yareey qiimobadaneey qaayobadaneey iyaa lagufarxeeey. dumaar waan uwataa qasatan facyaasheey tarooneey familyyyyy system dumaar ragba.waa un intaan. runrun

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 роки тому +1

    Nimco 52 ayay dhalatay

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 10 місяців тому

    ANWAYS SOON WANAAGSAN GALABNWANAAGSAN WALEENEEY SEENBA ISTAHIKLAABA OFFCOURSEEEEEEEEEEE OFFCOURSEEEEEEEEEEEEEEEEE. RIGHT FAMILYY NOBAD NOLOL

  • @shugrishire3592
    @shugrishire3592 5 років тому +1

    Kkkkkkk ilma ka dahay ku laha ilhan wa habar wayn ma ayada yar subxaan

  • @saeedosman7299
    @saeedosman7299 4 роки тому

    ilhaan xarago waa gabooye reer jabuutiya yaan lagu sirmin.

  • @moonlightmoon5277
    @moonlightmoon5277 4 роки тому +1

    Ilahay dadkena xumaan haka koriyo waxba iskagama hadhan iney laqertacas uwada shaqeyan baad moda. You can tell the difference between them two if you are normal person who can analyze things right way. I'm just saying

  • @drsiqradagan1750
    @drsiqradagan1750 4 роки тому +2

    Allow sahal amuuraha

  • @nuuradagane1964
    @nuuradagane1964 5 років тому +1

    Waa lagu dul duuby walhy somali isku diris badanaa

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    WAAYAHAYGA IYO NOLOSHAYDA WAA II TIRSANYIHIIN YARTAAN YARTAYARTA YARTAAN KALE DUMAARBA QATROOSEEY IYATESAHRASCADAYYARIISEEY QIIMOBADAN MURWODUMAROO WAAMAYE

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 6 років тому +4

    WLee tan maangarto indho adeega
    Iydoo codlahyn hadanaheesta

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 роки тому +1

    Nina kamatago ehalkiisa

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    DUMAAR IYO RAGBA. YAAWAAYE DUMAAR IYO RAG. RIIXRIIXSOO DHAWOOW QATRAAYQARANEEY QIIMOBADANEEY YARIISEEY . YAAWAAYE, NONSESESESES GABAR IYO WIIL

  • @saeedosman7299
    @saeedosman7299 4 роки тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilhaan caruur caruur bey iska dhigtaa kkkkkkkk waa habar gabowday. gabooye waagii hore weelka ay waxku cunaan waala jabin jiray. kkk maantana wey kula doodayaan. naa nimco waa naag isaaqa

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 4 роки тому +1

      saeed osman nimco wa gaboye wlshed bayna uegtahy. waxba lagama badalikro kkkk

  • @dekamohamed7759
    @dekamohamed7759 5 років тому +2

    Aar nimco daya maxa idinka idin walay

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    YAAWAAYE,

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 років тому +1

    Waxeey kaa weyntahay ayaa iska yar carab layeeey is caruuree

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 років тому +1

    Xamdaay tana ma gabooyaa ad waresaneso

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    YAAWAAYE, WAAMAYE.IYAA MIYAA LAYTU SOO SHAACAAYA QARABANAAYAA IYAA BLOKED IYAAA BLOKED WAAMAYE,. NONSESESESESESESBLOKED. BALBAL

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    IYAA LEE TTTT, IYAA DUMAAR HAWEENNAAGODUMAAR LOOLOLN TARTAN MUDO, HIBLAYO SASASAN SASAS HIBLOW IYOIYO MINYAROO BAHBAHBAH YARIISEEY IYAA CADAWIS SUN XAN FITNO IYOIYO LEE IYAA

  • @mamozahrad.x9533
    @mamozahrad.x9533 5 років тому +1

    Naya I laahan sheeko gaboyah Naga daa qabxad yahay

  • @AliHassan-tt1sc
    @AliHassan-tt1sc 6 років тому +3

    Nina haybta kuma raaci karo hooyo aan dhalin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 років тому +1

    Kkkk kkkkkkkk somali dhi kaga Ama boogtada haday ogadan waa halis

  • @soolmedia7707
    @soolmedia7707 6 років тому +2

    Soomali mohamed like ta

  • @hassanabdullahi2511
    @hassanabdullahi2511 4 роки тому +2

    Asalaamu alaykum

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    DUMAAAR NAAGOHWEEN DUMAAR AN TANITANI TA AHEY BOQORADPRINCSESESESES YARIISEEY QIIMOBADANMARWADUMAROO CADAYYAREEY SAHROOSEEY YARIISEEY QIIMOQAAYOBADAN CADY YAREEYYYBAA LAYGA YIRAAH DUMAAR IYAAAAAAA AMASE FAMILYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY WAAN UWATAA YAAYE.

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 роки тому +1

    ASC

  • @roodoaxmed9206
    @roodoaxmed9206 5 років тому +1

    Wawareey wr fanku wawada miidgo qoto qoto allow naxafiid tana maxa ugalay midgaha

  • @luulali4358
    @luulali4358 5 років тому +1

    Anigaagabooyaah oo gaaswalbabadaaqay guula hainila jiro

  • @nasiireyman9671
    @nasiireyman9671 5 років тому +1

    War tanoo kale adigu taada ka tali

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    DUMAAAR RAG.

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 8 місяців тому

    Yibir ma qabiilbaa

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 роки тому +1

    FelicitationGrontualion HAMBALLO FANANDJIBOUTI TO LONDON ILHAM HARAGOO SALLANNSARREESALANNGOOBBEE IGA GOUDOMMEHOYOLONGUELIFTRRELONGUEVIE AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 11 місяців тому

    MURTIDA LEE

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 5 років тому

    Nayaa waa beenta amus waxey rabto ha sheegtag

  • @tanitane4966
    @tanitane4966 5 років тому +1

    Waaa samays qof kale ayaa hadlaya gabadha inoo muuqataa gabadha halaysa maaha waa nimco kuxumayn waxa looduubay

    • @ummusuldan3318
      @ummusuldan3318 4 роки тому +1

      iyadaa hadlaysa waanan daawaday xamdi midgaanbaa waraysatay si live ah

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 2 роки тому +1

      @@ummusuldan3318
      Walalay xamdih abey ledahay ee abehed magaccisah uguh yeer
      Nasab nah waxa ah khof kih kaxorobah nartah oo galah janadah ee iskah dayah dabigah oo istakh furulahigah bad sadah
      Ilahaay nasiyo xusnih khatumah fican aduun iyoakhirabah amiin

  • @dekamohamed7759
    @dekamohamed7759 5 років тому

    Gaboye gabadha way Helen iyada oo luntay

  • @moustaphakarama2450
    @moustaphakarama2450 5 років тому +1

    Tan afsoomali xuma ma midgaan ba

  • @ummusuldan3318
    @ummusuldan3318 4 роки тому

    ala dadku da necebaa oo ma gabadhan ayaanay dhalin karin nimco yaasiin ta labaad 2006 wakhti fog bay ahayd ilhan ilmo yar inay ahaanaysay wakhtigaa shaki kuma jiro

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 5 років тому

    Gabadhan Gabooye ee jabuuti ka timiday ee waliba tidhi quartier baa jabuuti laysku yaqaanaa waa runteed balse maantana Gabooye ku faanaysa.

  • @razmi4568
    @razmi4568 6 років тому

    yaab badanaa oo wixii is qariyo maxaa idinka galay