LAGAMA AAMUSI KARO ARINKAN SIDAAN U WEYN O MAMA EDNA ADAN KASO YEERAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • LAGAMA AAMUSI KARO ARINKAN SIDAAN U WEYN O MAMA EDNA ADAN KASO YEERAY
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

КОМЕНТАРІ • 457

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 Рік тому +46

    Cuqdadda kujirta qoftaan iyo munaafaqnimada waa xaddhaaftey, subxaanallah.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Рік тому +35

    Duqdan adna ah maba laha dhiig muslim ama Somalia walaahi bal sifiican u fiiriya wajigeeda sharteeda umada allah haka qabto

    • @jax6277
      @jax6277 Рік тому

      Waa cajuuso sheeydaan ah kalabta qarmuun.

    • @dekakasim9010
      @dekakasim9010 Рік тому

      Aamin yaa Allah

    • @averyj5446
      @averyj5446 Рік тому

      wejigaaga eeg eed jinka la moodo, Edna way kaa saraysaa oo kaa sharaf badan tahay

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 Рік тому +39

    Aniga waxan ahay rer somali aniga waan jecelahay dadkayga somaliyeed waxaan jecelahay Markale iyo midnimo dadka siyaasiyiinta ah ee ugafay walaladat somaliyed sida Dr Adna Aadan naguma metesho cayda iyo ku digashada dadkayga somaliyeed ,argagixadu soomali qabaylkasta ayey ka kooban yihiin cidgaara ma metelan iyo qabiil keliya .Dr Adna rerkooda ayaa ku jirey ina goodne qabiilkeeda ayuu ahaa maxay dadka kale ugu riixi argagiso nimo .dadkayga somaliyeed raali naga noqda walalayaal

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Рік тому

      waligaa is qorqor iidoor waa iidoor., Daarood sheekhooda iyo shariifkooduba waa lagu necebyay.orod udhigo,

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 Рік тому

      Mashaa allaah hadal walaal tinimo

    • @yasminfarah9140
      @yasminfarah9140 Рік тому +1

      @@NewsFusion24balaayo haku necbaato naga aamus adigaa is qor qor ah oo shaydaan iskadaba qoraysid xumaanta iyo macaybka uurkaaga kabuuxameeshay kugayso waa la arki ilaahayna wuu ku arkayaa waxaan ku idhaaho ma garanaayo afkiiba juuqdagabay ilaahay haku soo hadeeyo adiga iyo inta xanuunkan uhayo 😳

    • @luulfamilychannel5922
      @luulfamilychannel5922 Рік тому

      Walal qali Cidina U qabn mayaso dadka sida Khadka U ah ugu dad gudbaya somalida Wayo waxan ognahy sharabka. Inu yahy shacab qalbi wangsan. Wixi qadiyadu Madax madha jidhoo allé ha Soo hadeeyo

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Рік тому +30

    Subxana llah Allow noo hanuuni somalida qaldan yaa Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Рік тому +33

    Jin aan loo jeedin oo iyaga keliya ay u jeedaan bey la dirirsan yihiin.allaha caafiyo waa dad wada xanuunsan

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Рік тому +17

    My Allah protect soomaliya and all muslimiin ❤🇸🇴

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 Рік тому +24

    Absolutely sheike im from somaliland and I'm so embarrassed of Adna . She does not represent me. I she is old and feeble and does not recognise whats she saying i apologise on behalf of somaliland. All somalis are my brothers and sisters. The majority of people from waqooyiga love their fellow somalis please don't listen to minority. May we all unite and be stronger

    • @averyj5446
      @averyj5446 Рік тому

      Your mother is embarrassed of you, Edna Adan farteeda mar ma gaadhid doqon ilaa doqon.

  • @jaffarahmed-kb7nr
    @jaffarahmed-kb7nr Рік тому +20

    May Allah protect somalia and his people's
    Viva somalia we as Djibouti we love you and support you forever 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @yasminfarah9140
    @yasminfarah9140 Рік тому +10

    Sidaan maa noo danbaysay, waqooyi Somalia kusoo koray waligay ma arkin dad saan u xanuusan ilaahay hana qabto islaantaan ilmaha naga xumaynaysa muqdisho waa wadankeeni walaaleheen waan jecelnahay. Somali meelwalboy joogto waa isla soomali waamaxay macaybkaan. Ilaahay qalbiyadeena burcad ha isku keen mariyo shaydaana hanaga dhexsaaro 😢

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 Рік тому +19

    Walhi rer xamar hada nahay cuqdadas dhan naguma jirto alxamdilah ilahow dad walalahen ah ana ku farxin dhibatada gaarayso

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 Рік тому +1

      @@cma65539 wa runta wa arin lala amakaago mana aha jiilka so korayo in cuqdad lagu beero xata hadi lakala go o waxa fcn in walalnimada mesheda ahaato qulubtena alaha isku si duwo

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Рік тому +2

      Qabil kuma xirna qofka dintisa iyo damirkisa bayku xiran tahay aniga waqoyi dad waliga dilay xamer dad waliga dilay anaba sigtay cidna wax uma qabo

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o Рік тому +18

    Subxaana Allaah,, Rabbi hakadhigo masuuliyiintayada kuwo fayow

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Рік тому +29

    WHAT DID I JUST HEARD? “We are good Somaalias”🤢 so so impressing 🤦🏽‍♀️ I can’t even listen to this

    • @hanialimashaaallah6982
      @hanialimashaaallah6982 Рік тому +8

      Mashaa allah illaahay aqliga haku barakeyyo hana ku xifdiyo aamin yaa allah

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 Рік тому +5

      Sheekh Duqdan waa "Christian" in aay kala fogeeyso dadka Soomaaliyeed ee Muslimka ahna qandaraas bay ku qaadatay, waana taa Abaal Marinta lagu siiyey shadii aay wadday!

    • @fahima6186
      @fahima6186 Рік тому +3

      I know, it’s hard to listen isn’t it when terrorists play innocence 😂

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 Рік тому

      ​@@fahima6186 It's not hard to listen but, it's just hard to accept when homosexuals are calling them selfs a Somali like we are!

    • @UbahAwaleh-gm7ym
      @UbahAwaleh-gm7ym Рік тому

      ​ p 3:01

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Рік тому +9

    Waxba halayaabin DHILOYINKA yaryar ee Faraha iskulajira Somalilandna ma mamatalaan. Somali waa Somali Aniga oo Somaliland ah Umada Soomaaliyeed Allaah ha nabad yeelo dadka Soomaaliyeed waa isku dhiig iyo dheecaan.

  • @lathivmawlith9087
    @lathivmawlith9087 Рік тому +17

    Naga raali ahaada waan kasoo horjeednaa waxay idinku sheegtay

  • @amirahamud3478
    @amirahamud3478 Рік тому +14

    Alle Ha caafiyo waa dad wada xanuunsan oo ey uga dhegtay 91 anala laayay waxa xamar Qarxi jiray ayaga leey ahaayen Hada waxey uga mashqulen laascanod

    • @fardowsahussainadontialle8036
      @fardowsahussainadontialle8036 Рік тому

      So mahn

    • @benyare3394
      @benyare3394 Рік тому

      Alla ma caafiyo sheydaanta.

    • @hani7940
      @hani7940 Рік тому

      Wlh been ma ahan hada qarax kama dhaco alaha ka badbadiye

    • @Xoogsade27
      @Xoogsade27 Рік тому +1

      2 hablood yar aaad aragty miyaad umad dhan u gafaysaaaa aad leedahy waa dad wada xanuusan alle hadalka wanaagsan haku baro

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 Рік тому

      Waa runtaa waxeey uga dhagtay 91

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 Рік тому +9

    Jazakallahu khair sheekh , sheekhu eed maleh xaquu kahadlay dadkiinaan eedaynaya sheekha , war Mamada yaa umada ka qabta cadow aan jirin bay abuuraysaa , Somaliga ayayba cadow U arkaan SubhanAllah ,

  • @zakariye_Abdirxmaan
    @zakariye_Abdirxmaan Рік тому +10

    Sheikh maxamed jaskumallhu qeyr waa runtaa ilahy haka ajar siiyo aakhiro iyo addun ba ❤❤

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Рік тому +5

    Ma fiyoobo dadkaas.Umad dhibaato ku dhacday ku farxayaan😭Subxanalaah.Meeqan sano an is dileynay Somali inta kale Hadana somalinimey jecel yihiin.Maxay cunaan dadkaas yaab.Wa nala dilay wa nala dilay wa nala diley beri ley dhahaan.Acudubilaah.

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 Рік тому +5

    Dadki wax bartay ba sida u hdlay dadki aan wax baran maxa ka suge Somali wa ta mutacalinkedi oo qof wayel ah watas Somali ha isracdo ba la leyahay yaab allow na so hde amiin

  • @umuridwan5485
    @umuridwan5485 Рік тому +4

    Habar taan alaha sohadeyo dhalin yaradi ayay waashay

  • @hani7940
    @hani7940 Рік тому +5

    Dadka xamar ku nol ha ogaden in qaraxa hargayso laga keni jiray waayo hada qarax kama jiro xamar

  • @munir69420
    @munir69420 Рік тому +9

    You are right brother ilaah adna Aadan hasohadeeyo😮

  • @falxad9358
    @falxad9358 Рік тому +5

    Sheekhoow hada markii ay ku mashquuleen dhibka ssc ka heysto xamar wey degtay sabab?😮😮😮

    • @cafifanuur1950
      @cafifanuur1950 Рік тому +4

      Iyagaa aasaasay al shabaab si ay aqoonsi u helaan.

    • @falxad9358
      @falxad9358 Рік тому +3

      Waaba caddahay sharkooda Allaha ku celsho

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 Рік тому

      Dadkii yiri dameero qarax hagu xiro sow idinka ma'aha cadayn cadayn inaad idinja wax qarxisaan

    • @falxad9358
      @falxad9358 Рік тому

      @@az.o.4694🤣🤣🤣🤣 Yee keeney hee qaraxa markii hore sow idinka maahan

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Рік тому +2

    Wlle muxamedaw , inaad haweenay diinta islaamka karidawday cawradeed shaashadda soo saartid waaxaaraam, xittaa mid muslim ah cawradeed in lafaafiyo waaxaaraam .

  • @abdiaziizabdalla8327
    @abdiaziizabdalla8327 Рік тому +5

    Sheikh jazaakallah,laakiin waxaan kaa codsanaa, inaadan dheg jeleq u siinin,kuwa wanaaga markii laga hadlo uu dhibaayo e,meelahaa ka caay tamaaya.
    Waana mahad santahy.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Рік тому +9

    Subxaanallaah, waxaa la yiri meyd yaa u danbeeyey, markaas bey yirahden kan la sii wado “ 1991 dii ayay ka hadashey lkn 2023 ayay xasuuq mid ka ay sheegeyso kadaran ka sameeyen Laascano, habartan naceybka Soomalinimada dilootey iyo xasadka xiqdiga cuqdeysan la waalatey Illaahey haka qabto Imada Islaamka ah sharteeda 🙏🙏🙏

    • @inahooyoqaali4119
      @inahooyoqaali4119 Рік тому

      Laascaano cid xasuuqday ma jirto sxp iyagaa nabada xajin waayay ilaa hadana iyagaan nabad rabin waa ku fashilanteen warkaa istag ah been ha isku sheegina

  • @xaawacuudguled7139
    @xaawacuudguled7139 Рік тому +7

    Masha sllah waa runtaa allah xaqa garansiiyo qasatan duqdaan waqtigiii cibaadeysan lahed lajoogaa

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 Рік тому +2

    Dulmidiid dulmi ma diide ma gabdho yar yar ba maanta hadalkoodii wax wayn ka dhigtay haddii aad ka hadli lahayd un Edna waaba ok youtuber umadda ha isku dirin oo Ilaahay ka baqo

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому

      Gabdhaha yaryar waa dhalinyaradii eey abaabiyeen faysal c warabe iyo adna waa faracii 32 sano maskaxda laga usgag geeyay dhibka somaliland sheeganeeyso waxaa kadaran keey siyasiyiintooda dhalinyaradooda u geeysdeen xornimadii ka qaadeen xidha cabudhiya

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Рік тому +5

    Illaahey ha soo hanuuniyo maamada soomaali kalama goodo dad wada dhashay illaahow dadkeena dad is jecel Ka dhig shukaran yaa sheikh❤

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 Рік тому +4

    Duqdan xanunsan alle hacafiyo iyada ka tagty dinteda wax kasto ka filo wxan ka sugeynaaa i"m dog in ay dhahdo

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial Рік тому +2

    Qof waayeel oo saan u hadlaayo waa xanuun heesto walcayaadu billah kuwaan neceebkooda allahuma najinaaa😢

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Рік тому +7

    Subxaan allah 😭

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Рік тому +1

    Asc. Sheekhow maalin dhaweyd adigaa amaanayay HABARTAAN CAJUUSADA AH, maantana adigaa dhaleeceenaya!

  • @Hanna-mz8nw
    @Hanna-mz8nw Рік тому +10

    I can’t believe it what she saying she’s sick

    • @IB_Adam
      @IB_Adam Рік тому

      This sick old woman is the framer and the leader of SNM entity frankly speaking.She will take her rage and enmity to the grave just like the wife of abu Lahab.The sad thing is though,her hatred,moral depravity and damage she did to the young people such as these young girls will be long lasting. The she-devil is almost a hundred years old!
      Astaqfurullah!

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Рік тому +6

    Alxamdulillah allah ayaa ku mahadsan dhiibkii aan soo marnay naga gudbiyey

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg Рік тому +3

    Dadka noocaan eh waa ajaaniib dhuuxoodaad ka arki kartaa aniga ayaga lama yaabani laakiinse waxaan la yaabanahay in Soomaalida kale eeysan isaga ilaalineeynin kuwa noocaan eh jurritaanka soomaalinomada eey ka xun yihiin oo maba jecla insha'allaah soomaalinimada weey jiree ilaa iuo aakhira ninkii necebne sakiin liq liq

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 Рік тому +1

    ASC. Hadii ad tahay qof dhameeyey cilmiga aduunka yaala oo dhan lkn. Ad JAAHIL ka tahay DIINTADA & AKHLAAQDA ay xambaarsan tahay Diintena sharafta leh waxad tahay jaaahil fagaarasha qashin uga hadla!!!

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Рік тому +1

    Shekh faqash wakana 🤨 soleef hawada qadhmunyow 🤮maxad usoqaadanwayday ki reerkine calanka Somaliland iyo tawxiidka waxkasheegayey🥴

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Рік тому +3

    Horta iyaga laascanood dhibka ay ku hayaan ma arkaan miyaa allaha idin shaafiyo dheh

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 Рік тому +1

    ASC. Qofta sidaan u hadlaysa ma oran karnaa DIIN wax bay ka ogtahay???!!!

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Рік тому +3

    Wan dawaday lkn ingiriisku makala jecla somali wana wll somali lkn cimri tagay ceeb laguma saboo tiyo intaa ku gaabsana

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed8524 Рік тому +1

    AYAGA SOMALI HADEEY AHEEN GA KA GUURAAN WADANKA.WAXAAS KU AQRINEYSAA CIYAALKA WAA NASIIB DARO IYAGA DADKA GUMADAY BEENTA DHAAF DHEH AYEEYO.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Рік тому +1

    Miskiin! habartani ma oga miiyaa in Erayga Argagixiso ay ulabaxeen Reergal beedku muslimiinta, marka habartani ama muslim ma aha ama waa cawaanad.subxaanallaah, sharkiina ilaahay haydinku celiyo!

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 Рік тому +1

    DOQOMO WAXAY U MALEEYEEN IN GAALO AY JECESHAHAY IDOORKA OO AY NECEBTAHAY SOMALIDA KALE!

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Рік тому +4

    Allaah subxaanahu watacaalaa halaga cabsado, Allah kacabsada , Allaah kacabsada

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Рік тому +2

    Ilaahay hanaga qabto 90 jirada iyo cawaaqib xumada cajuusadaha iyo gaalada xambaarsan fawaaxishka iyo nacaybka fog yaa rabbi yaa rabbi na badbaadi naf maal diin ilaahow na daba qabo oo dhalinta inta hartey badbaadi yaa rabb cimrigoodi dhamaadey magrigooda ku celi ❤️inaa lillaahu waa inaa ileyhi raajicuun

  • @mubarigmahamed3839
    @mubarigmahamed3839 Рік тому +1

    Somaliya waanu jecelnay inay nabad ahaato oo ay hormar gaadho
    Angu tayadaanu dhisanaynaa somaliyana teeda ha dhisato
    Waad na necbtihiin iyo waxa inteydun iska dhaaftan dhista wadankiina

  • @mubarigmahamed3839
    @mubarigmahamed3839 Рік тому +1

    Hooyadaa iyo somaliyaba was
    Shaydaamadyey sheekha iska dhigaysa naa naacda iska daayo dalkaaga dhiso haygu mashquline
    Walaahibaanay midoobeyn somaliland iyo somaliya
    Shaydamadan sheekha iska dhigaysaay ilaahay waxba ha ku mereysane
    Naa Jareeradyey Abaahaybaa kuma qan oo Adeeraday baa ku maqan oo u soo halgamay dalkan somaliland Ana waan u dhimanayaa iyo kumanaan ila midi
    Waligeed baanay midoobayn
    Hooyadaa lawasye jareeradyey

  • @cabdiraxmaan7472
    @cabdiraxmaan7472 Рік тому +1

    Nijaaskii nacaybka Somaliland madax maray ma wixiisii xilka lahaa buu soo celiyay, kitaabo xoor ilaahay baa eey ku tilmaamay eey nijaas ah baad tahay

  • @abdullahhassan7323
    @abdullahhassan7323 Рік тому +2

    Qalbi baranin cabsida Alle (swtc) qadar iyo mustaqbal nafnolo kunaw lo ,iyo dikriga Alle qalin kuwad, hawenki,iyo malin ,hawenki tusbixda, iyo kukalataga naf ku dheceb iskacafisid ,sool maha waxay leedahay fa ido ,quranka dad bu kudhaganyahay ,Alle samaxada ducadena ha wafujiyo Amiin.

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 Рік тому +1

    Allaha cuqdada kasaaro caruurtiina waxaas ayey bareen .dadkiina way kalafogaynayaan .

  • @averyj5446
    @averyj5446 Рік тому +1

    Bal munaafaqan wadaadka isku sheegaya eega, war orod dantaada raac bilaa edeb baad. tahayee.

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 Рік тому +1

    Habartan waa fidno wado waati laheyd laascaano hala gubo waaba qaatilad aan xishooneyn yaahuu

  • @samirr546
    @samirr546 Рік тому +1

    Sheekh marka aad haweenaydan warkeeda noo dhamayso ka soo hadal
    Xil Sanyarena7

  • @Strive_4_good
    @Strive_4_good Рік тому +1

    Edna waxa lagu naynasa Geel ka Cabaajis. Meel xun bay ku dambayn

  • @athmadeyjogow1068
    @athmadeyjogow1068 Рік тому +1

    LUQADA AY KU HADLEYSO DADKAASI LAMA HADLEYSO EE ADUUNKA AYAY U SHEEGEYSAA

  • @cmcdaacad8934
    @cmcdaacad8934 Рік тому +2

    Masha Allah galimo wanagsan iyo nastexo umadeed ayaad kuhadashay ajar iyo xasanad allha kusiiyo hagadalin wanada wll

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 Рік тому +3

    Waa imtixaan in aan is eedeyno anagu intii aan horey u socenlaheen.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Рік тому +1

    waa xaasidiin caruurtaan dadka waaweyn baa ka danbeeyo

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 Рік тому +1

    Reer isaaq soomaali ma aha waa dad xanuinsan oo soomaali oo dhan waa is dishay sushi wax bay dilayeen waligood

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Рік тому +2

    Markey dhulbahante is qabteen irir ayaan nahay ayeey ku washeen lkn hadaan irir samale nahay dhulbahante ayaan la qaraan nahay

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 Рік тому

      Waa yeelkaa, hadaad saa u Sal fududahay

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u Рік тому +1

    waarun iyagaa qsrxinayeey waayo markii uu dagaalku ka bilaawday lascaanood waxaa la waayey qarixii xamar ka dhacaayeey iyagaa qarxinayeey waxaa ka dhaadhacsaneed adna iyo inta lamidkaa in ay sidaas ku gaaraayaan oo ayku helaayaan ictiraaf la kiin maanta ayaguu dulmigii ku wareegay

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Рік тому

    اسْتِكْبَارًا فِي الْأَرْضِ وَمَكْرَ السَّيِّئِ ۚ وَلَا يَحِيقُ الْمَكْرُ السَّيِّئُ إِلَّا بِأَهْلِهِ ۚ
    Mamadaas waaMusiibo Somalia loo soo diray

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Рік тому

    اسْتِكْبَارًا فِي الْأَرْضِ وَمَكْرَ السَّيِّئِ ۚ وَلَا يَحِيقُ الْمَكْرُ السَّيِّئُ إِلَّا بِأَهْلِهِ ۚ
    Runtii taas baa ku dhacaysa

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 Рік тому +3

    32 sano ka badan dad qalbiyada ka buko ma u maleeynaayo ineey bogsadaan waqti dhow

  • @weheliyechannel2759
    @weheliyechannel2759 Рік тому +2

    Masha Allah shekh Maxamed Alle ajar hakaa siiyo sidaad wax noogu Faa iideyse inta xun Alaha soo Hanuuniyo Musliminta dhan alaha unaxariisto Gaar ahaan Soomali alaha qalbigooda ha isku Furo❤❤

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Рік тому +3

    Eedadaan. Zamsnka may quantum sumo
    In ee ku dhimato!!! Subhana Allah. Way xanuun Sante Alle ha caafiyo Allahuma amiin 😮😢😢😢😢😢😮😮

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +1

    سبحان الله

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Nagtaan Muslim miyaa Hurtaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Xamar ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 Рік тому +2

    Xanuun bay ku dhasheen xanuun bay ku dhimandoonaan

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837 Рік тому

    Been land crazy land crazy mental people
    Their hearts black filled with cuqdha and hate lying to themselves and to the world I am really don’t know how to describe these people other than
    اعوذ بالله من شر شياطين الجن والانس والله ينجينا من شرهم وكيدهم

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 Рік тому +3

    Kuwa ina neceb bay dhahday lkn xaqiiqatan iyagaa dadka neceb

  • @marianali6233
    @marianali6233 Рік тому +2

    Mamadaan sideeda waxbaa kaqaldan

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Рік тому +1

    Waxay ku matagayso duqdaan ka tagtay xijaabkii oo wasata danteeda ah inay ku gesho laxag usku dirka iyo naceybka umadaan soomaaliyeed laakiin ilaahay baa ka shifaaya waa neceyb iyo jahli cadaawad iyo dulinimo❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @abumoalim
    @abumoalim Рік тому +1

    Week kahor waa kula yaabaanaa, marka mama Edna si aad u amaaneysay, sheikh waxaan jeclaan lahaa xoogaa mamada amaanta badan in aad kayareyso, xaqqa u sheeg inshaa Allah, kheyr Allah kusiiyo.

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 Рік тому +1

    Rwanda ayaan joogaa weli cid ka hadlaysa waa lay xasuuqay ma arag hutu iyo Tutsi cid kahadlaysaa majirto

  • @optimisticman1203
    @optimisticman1203 Рік тому +2

    allaha caafiyo inta bugta ee somali ah aamin aamin aamin

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 Рік тому

    Maa. Ka. Hadashid. Markey. Dheheysey. Diinta. Muslimka. Iyo. Tan. Kirishtaanka. Way. Siman yihiin. Abeheyga. Gaal buu. Ahaa. Markey. Leedahay

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Wcs wlc Brother

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Subxaaana Allah

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb Рік тому +2

    Asc adna adan waa masixi sas uu ogow

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel Рік тому

    Sheikh adiga laftaada ayaasii fafinaya layaabe inana araba dad badani laaki ad adigu tusto❤❤💙💙💙💙💙❤❤❤❤❤🌲💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙❤❤❤❤❤❤❤💙

  • @zeinabhassan3351
    @zeinabhassan3351 Рік тому

    Iyagaa Cadow Ahaa OOMARKASTA Laascaano Afka UDUUBAN JIREY Alena KASHIFAY
    Ilaahayna Waa OGYAHAY

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Рік тому

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Рік тому +1

    Asc. Sheekhow ma'maantaad khaldantahay mise maalintii hore ee aad aamaaneysay?

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 Рік тому

    Haye. Ka. Waran. Hee. Adigaada. Adna. U. Hadlaayey. Oo. Aniga. Kuu. Soo. Qorey. Comante. Aniga. Hawiyana. Ma. Ihi. Daaraadna. Ma. Ihi. Waxaa. Ahay. Somaliya. Wadani. Ah. War. Maxay. Galabsadeen. Shacabka. Dhul baxanta. Aniga. Digil. Iyo mirifle. Ayaa. U. Dhashey. Canada ayaa. Joogaa. Waxaan. Ahay. Gaashaanle. Sare. Daraawishta. Thank you. Korneel Hussein Afgooye

  • @ayaansaleeban5109
    @ayaansaleeban5109 Рік тому +1

    Anuguba somaali laand ayaanu nahay mana rabno in cidi hoosteed oo dhib ah kudhacaan xamar waananu jecalahay walaladayo balse caruurta caqli gaabka ah habuun buunin alle kabaq

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому

      Caruurta waaba kuwa ugu daran ee naceebka la baraayo ee u baahan in laga hadlo adi cid wax kuu sheegeeysaa ma jirto oo qof weey wuu garanayaa sideey wax u jiraan dhalin yarada aan dhoofi karin ee laxidho is dhax galkii loo diiday ee aan loo dhoofi karin ee la xidho qof kii hargeysa tago please u sheega caruurtiina in koonfur iyo dadkeeda eey cidna necbeeyn adunkii is badalay shacabka waa dad aan siyaasad waligood shaqo ku laheen waana la is dhalay

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Рік тому

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Рік тому

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @crmane8594
    @crmane8594 Рік тому

    Sheikh ayaan ku moodo jiray lkn qabyalad iyo somaliland neceb ayaad wada!!!
    Maxaad uga soo hadli wayday xildhibanki edanka necba ee sheegy,xil sanyare
    Iyo xildhibanada qoomu luudka dhaqan galinysa ee wad wada mxd uga hadli wayday ilhan omar u doodaysa LGPTQ+
    QABYAALADA ISKA DHAAF MANTA WAA ADUUN BERI WAA AKHIRO.

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف Рік тому +2

    Waa dhucilayan adlabarin abtah waa nah kuwih jamacadah abarso dhiganayey
    Markah afkudah kumah gubaneysoh xamar ee ilahaay afkudah nomakhadoh amiin

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Рік тому

    Dalalka carabta Inta badan waxa Dumiyeey Jawasiista Reer Galbeedku Adegsado Dumarkana U Badan Madax Iyo Sarakiil Badan Ayeeyna Dileen inta tariikhda laahaayo lkn Daad Cawaan Ah Somali laadhaho Maxay ka fahmaayan Waxaas Hadad Dhahdo war Qofkaan Wuxu ku hadlayo Wa Kala Gaayn Baal Mantay Isku Diirka Somali dhaxded Maxa laga faiidi Cadawaad Cusub waliiba jogta Ah Daad Muslim Aah oo Qabiil Qabiil Isku So Dilaay Ee Dhinaac Walba Lagaso Galaay oo umaadi Nebi Mahamed Scw ah aya Nahay Ee Ama hala kaala tago ama yanan lakala tagiin Dadka Xumanta Fafiinaya Aan iska Qabaano Ama Walhi Abeer Ayan Iska Dhigeeyna Aqliguu Hashaqeeyo habartan Adna Xabsiga hala dhigo ama Safar dheer halo diiro

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Sax

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Рік тому

    Edna Adan Hadaan Laga Qaban Umadda Somaliyed Dhibaato Aad U Weyn Baa imaaneysa Reer Galbeed Ma Doonayan Somali Gaal Ah oo Qaaday Diinta Gaalada Reer Galbeed Waxay Aad U Doonayan Somali Home Sexsualty Qowmaluud Ah Weey Ogyihiin Reer Galbeed Somali Gaal Ah inuusan Somalia ku Noolaan Garin Edna Adan Waxaa U Furan The Organization Help The Young Somalian Chatolic & Home Sexsualty Waa Arin Aad Halis U Ah

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 Рік тому +1

    2:00 waxa aysheegaysaa waa run ,xaqiiq
    waa laduqeeyey
    dadkaa gaadhi labada lugood lagaga xidhi jiray
    dahabka ayaa ciidamadu kafuran jireen dumarka .

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Рік тому +1

      Kaligood lama layn puntland dowladda millitary sun bey xitaa baraagaha uga shubtay cuqdadna ma qabaan, waxa duqeeyay system dowlad kaligii talis ah ee qabiil soomaaliyeed kuma duqayn, ragga hargeysa duqaynayay oo dowladda saraakiisha ka ahaa intooda badan isaaq bey ahaayeen, marka wll yaan waaligaa lagaa dhaadhicin qabiil in uu ku dilay kuwii shalay nadaamkii kaligio taliska ka tirsanaa ayaa snm hogaaminaya.

  • @skyman_0198
    @skyman_0198 Рік тому

    You are young man and know nothing about history of Somaliland. You seemed very narrow minded. Somaliland will never accept another mistake. Allah said in his book to do the right. We will stand strong and make no mistakes as did in 1960s

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Рік тому

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI karaan.

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Рік тому +2

    Allaha xaqa hatuso. Cajaladii baa nacayb soomaliweyn in looqaado kaga dhag tey eh Subxaanallah

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Рік тому +2

    لا حول ولا قوة الا بالله