mask Dhixusha u qaal san wajiga ku cadeey dawiici ah peel off mask gurigaada ku suubso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 102

  • @halimasomo4305
    @halimasomo4305 2 роки тому +3

    Masha Allah perfect 👌👌👌🤗👍🏽👍🏽👍🏽😘😘❤️❤️❤️

  • @WalatBoss-bh7rq
    @WalatBoss-bh7rq 27 днів тому

    Asc dhuxusha maxaku dartay bisomali maxaladha

  • @aswarme2724
    @aswarme2724 2 роки тому +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    سبحانه الله وبحمده سبحانه الله العظيم
    ماشاء اللة
    ممتازة

  • @nimohassan9174
    @nimohassan9174 2 роки тому +1

    Thanks my sister Masha Allah 👌👌👌👍👍👍👍🦋🦋🦋🦋💕💕💕💐💐💐🏆

  • @gem2144
    @gem2144 Рік тому +1

    Gelatin mid waa qaansiir, mid waa lafaha loda, mid waa lafaha malaayga, mid waa lafaha chicken ka, mid waa vegetable kee baad isticmaashay ????👍🏼👍🏼👍🏼
    Waxaa jira xalaal geletin la yiraahdo PECTIN oo laga sameeyey qolfaha fruit ka oo ay isticmaalaan muslimiinta iyo yuhuuda 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏼☝🏼☝🏼

  • @FadumoCabdi-pf3vw
    @FadumoCabdi-pf3vw Рік тому +1

    Jalatiin maxaa laga wada abayo plz❤

  • @hiboqali404
    @hiboqali404 Рік тому +1

    Maxa jalqtin maxa kawada wllo no sheg man fahmin e wllo adomahad San igasojawab

  • @abdullion
    @abdullion 2 роки тому +2

    Masha Alaah Walal Qaali ✌️❤️✌️🙏😊

  • @hoodokhader8090
    @hoodokhader8090 Рік тому +1

    Wll gelatin strobarry 🍓macaadibaa hadan u badalo

  • @DeeqaMaxamad-h7w
    @DeeqaMaxamad-h7w Рік тому +1

    Asc Wllo fadumo jalatiin magacakale malaha waan qaban kariwaye

  • @gem2144
    @gem2144 Рік тому +2

    Waxaan u maleeyey in aa tiri jalatine la’aan peel off mask

  • @aminahassan1780
    @aminahassan1780 2 роки тому

    Thnkis qali allh gacanta hakubarajeyo abaayo subag miyaa waxan bacda kujiraa lakn maxa kubadalan karaa subaga loda

  • @yahyebaashi8489
    @yahyebaashi8489 2 роки тому +2

    Abayo jalatinka maxa waye noso sheg muqdisho ma yala

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 роки тому +2

    MashaAllaaah

  • @ayaanmohamed8860
    @ayaanmohamed8860 2 роки тому +3

    Faduumo isheeg abyo jalatiin bordhaar

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @Aniso671
    @Aniso671 Рік тому

    Jalaatiin maaxaaladhahaa abaayo🎉❤❤❤

  • @Susan-m5o
    @Susan-m5o Рік тому

    Talaatiinbootar maxaaladhahaa abaayo

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 Рік тому

    Msha allh abaayo af soomaali ku sheeg jalaatiin

  • @samiirofahad6791
    @samiirofahad6791 Рік тому +1

    Abyo jalatin maxa kawada hppti

  • @munasharaf5602
    @munasharaf5602 Рік тому

    Jaltiin waa Maxay ma garanin

  • @cabdifitaaz8554
    @cabdifitaaz8554 2 роки тому +2

    Abyo wa Maxay waxa cadka ah

  • @nagadnagad
    @nagadnagad 3 місяці тому

    Ok

  • @qalbidajiya1432
    @qalbidajiya1432 2 роки тому

    gelatin powder waa maxay abayo

  • @_maryam_mohammed1
    @_maryam_mohammed1 9 місяців тому

    Jalaatiin maxaa ka wdaa

  • @faatimawaasuge583
    @faatimawaasuge583 2 роки тому +2

    Abyo galatiin wax kle maku badalankarno

  • @annaafadumo2225
    @annaafadumo2225  2 роки тому +2

    gelatin powder waaye

  • @fardowsa7314
    @fardowsa7314 Рік тому

    Wa mxy jalati bowderku

  • @maidociilay8181
    @maidociilay8181 Рік тому

    Jalaatii maxaa ladhahaa

  • @sacdiyoaxmed807
    @sacdiyoaxmed807 2 роки тому +3

    Wcs abyo waxa cadka ah magaciisa noojeeg

  • @barwaaqoibrahimosman603
    @barwaaqoibrahimosman603 2 роки тому +2

    Waxa cad waa maxay

  • @SuuDiamond
    @SuuDiamond 9 місяців тому

    Anaga jalatin mkasayno wax kle nogabadal plz

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  9 місяців тому

      ua-cam.com/video/fYYlMcbh_zI/v-deo.htmlsi=7vo1fsCkSLP_4-ux 👈midkaan marso👁

  • @sakiyocumar1971
    @sakiyocumar1971 2 роки тому +1

    Jalatinka magac kale ma loo yaqano miyaa abayo

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 роки тому +1

      maya

    • @sakiyocumar1971
      @sakiyocumar1971 2 роки тому

      @@annaafadumo2225 lkn abyo nocyo badan ma ukala baxoo jalatinaka ii sheeg bls😢😢

  • @fadumocafiifo9933
    @fadumocafiifo9933 2 роки тому +3

    Jalaatiiin max kawadaa fadumo

  • @asiyajama7013
    @asiyajama7013 2 роки тому +2

    Hapo jilatiiinka mahysano makamaaranaaa

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 роки тому +2

      mid gelatin la aan ah aanso galinaa

    • @asiyajama7013
      @asiyajama7013 2 роки тому +1

      @@annaafadumo2225 mahadsanid hpo

    • @SuuDiamond
      @SuuDiamond 9 місяців тому

      ​@@annaafadumo2225sogili plz

  • @RahmoAliSheikh-yh6en
    @RahmoAliSheikh-yh6en Рік тому +1

    Dhuxuusha ma ahe mida kale magaced no so shek wan ku warerne

  • @AyaanCali-p5b
    @AyaanCali-p5b 3 місяці тому

    Abaayo jalaadeen maxaa kawadaa

  • @IqroJinagale-is5js
    @IqroJinagale-is5js 7 місяців тому

    Jilaatiin maxaa ladhahaa abaayo 😢

  • @HawoIbrahim-d9d
    @HawoIbrahim-d9d 9 місяців тому

    Jalatiin bodhar maxaa waye

  • @qamarmaxamed7265
    @qamarmaxamed7265 2 роки тому +3

    subag lo miyaa jalin bowdharks

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 роки тому

      maya jalatiin ka waxaa laga sameeyaa maqaarka xoolaha

  • @shamsomohamed8579
    @shamsomohamed8579 Рік тому +1

    Abayo jalatin ma fahmin ee magac kale miyu leyahy jwp

  • @kaahocabdi129
    @kaahocabdi129 2 роки тому +2

    hhhhh hh abayo hadano waxa sowaden dhuxula waa yab

  • @najmohasan297
    @najmohasan297 2 роки тому +1

    Masha Allaah sister subag lo miya Abyo

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 роки тому +1

      maya jalatiin ka waxaa laga sameeyaa maqaarka lo da

    • @ayaanmohamed8860
      @ayaanmohamed8860 2 роки тому

      @@annaafadumo2225 jalatiin bodhar Nederland maxa lagu dhaa uso qor asjeblieft

    • @IstarliinCom
      @IstarliinCom 2 роки тому

      @@annaafadumo2225 xabibti Somalia 🇸🇴malaga helaa jalatiinka

  • @NastexoMaxamed-vp7lm
    @NastexoMaxamed-vp7lm 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂 3:56

  • @Hiraasuuraly1889
    @Hiraasuuraly1889 2 роки тому +1

    Abaayo jalaatiinka maxaa laga sameeyaa

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 роки тому +1

      lafaha iyo maqaarka xoolaha ayaa laga sameeyaa

  • @carayenuur7055
    @carayenuur7055 2 роки тому +1

    Dhuxusha io maxa kale kudarte

  • @muhiimibraa1954
    @muhiimibraa1954 2 роки тому +2

    Dhuhusheena caadiga miyaa wxa cadna mxa wye

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 роки тому +1

      haa Dhuxusha caadiga ah waaye waxa cad waa gelatin

  • @ZakiBuli
    @ZakiBuli 4 місяці тому

    Dalatin maxa lga wada

  • @geediabiikar
    @geediabiikar Рік тому

  • @geediabiikar
    @geediabiikar Рік тому

    Abaayo waan fah miwaayay dhuxusha iyo biyaha maxaawaaye Midka kale inteena kahelaa😢🎉❤❤❤❤

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  Рік тому +1

      biyaha waa biyo aadi ah waxa cadne waa jalatiin walaal afsomali xitaa jalatin ayaa lagu Dhahaa

    • @shukrimahad-b8c
      @shukrimahad-b8c 10 місяців тому

      Jalaatiinka maxa laga sameeyaa

  • @nimco7001
    @nimco7001 5 місяців тому

    Plz wll jalatiin na soo fahansii wa maxay?

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  5 місяців тому

      jalatiin waxalaga sameeyaa maqaarka loda nuuca kalane lafaha doofaarka marka anaka waxaan istic maalnaa midka loda

  • @siciidmostafesiciidmoha5740
    @siciidmostafesiciidmoha5740 Рік тому +1

    Baastiliin mala ga sameeyaa

  • @abdikarimomar8281
    @abdikarimomar8281 2 роки тому +2

    Asigo ilkahaa nosoogali

  • @muntaazmaslah3112
    @muntaazmaslah3112 2 роки тому +1

    Maxawaye jalati

  • @wlqaysar1727
    @wlqaysar1727 Рік тому

    Hhhhhh

  • @aadanqeys1545
    @aadanqeys1545 Рік тому

    Abyo jalatiin mxa la dhaa

  • @nuuramuuse3686
    @nuuramuuse3686 2 роки тому +2

    Abyo wxa cad wa mxy

  • @rayaanofficial2692
    @rayaanofficial2692 2 роки тому +1

    cano caadiya malagu dari karo miya

  • @Nimco.nashaad
    @Nimco.nashaad Рік тому

    Jalaatiinka.intee.kahelaa.ifahansii

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 2 роки тому +1

    Jalatinku wa maxay

  • @umulkhayrcabdirashiid1431
    @umulkhayrcabdirashiid1431 2 роки тому +1

    Wll jalatinka wax kle kuma badaln karo

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 роки тому

      midkale oo jalatiin la aan ah ayaa kujiro ee karaadso channel ka walaal

  • @queenaliina8448
    @queenaliina8448 2 роки тому

    Hadaa heesaniin jalaateen boodar

  • @caaliyoadanmaxamed8979
    @caaliyoadanmaxamed8979 2 роки тому

    😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆💯👈

  • @XamdiCali-bc5yv
    @XamdiCali-bc5yv 2 роки тому

    Abaayo Jalatin bodharka ukun maku badalan karaa wllshay

  • @cadbirisaaq2513
    @cadbirisaaq2513 2 роки тому

    Abaayojalaatiinmaxaaladhahaaiisoosheegadoomudan

  • @ZAZA-xn6qr
    @ZAZA-xn6qr 2 роки тому +1

    Noso badi payoh

  • @faisojaamac239
    @faisojaamac239 2 роки тому

    Masha allah