Marduuf waxaad tahay fannaanka aan sheego marki la ii waydiiyo fannaanka dhinac kasta ka dhisan sida codka, garaacista muusikada iyo jilliinkaba. Aan ku soo noqda codka marnaba kuma sheegi karo arayo kooban. Waxaad tahay fannaan aan aad u jecel nahay. Digaale iyo Marduuf mahadsanidiin!
دامت اللغة الصومالية الفصحى وعاش الشعب الاصيل اهلي ودمي الشعب الصومالية. الله يحميكم من كل شر....
❤❤.Masha allh
Axsan marduuf.❤❤❤❤❤❤❤
Xasuustii shooli ustaad marduuf salaan sare😊
Ustaad marduuf wllhi markaan codkiisa maqlo waxan xasuusta fankii hore legend of Legend
Wooooww Wooooww 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 ❤❤❤❤❤❤
Xasuus hore madaale cumar shooli
Maalkaygii gaabtaad iga goosanaysaa weeye maalkaygi gaadha maaha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasuustii AHUN Cumar Cabdalle Shooli heestii ( goortan ladnaaye )