SIR KU SAABSAN KHAYRAADKA SOOMALIYA IYO WARAYSI CABDISALAAN XAAJI ISMAACIIL IYO ALI HARAAE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @sagalcali9062
    @sagalcali9062 4 роки тому +1

    marka la eego bada iyo macdanta iyo agrikaljarka waa hadii ahy nu hayshiino anigu waxaan ahy reer waqooyi

  • @sagalcali9062
    @sagalcali9062 4 роки тому +1

    qayraadkeenu wuu kabadan yahy kan carabta oo dhan

  • @abdisalamismail4421
    @abdisalamismail4421 6 років тому +2

    Waraysigan waxaan siiyey Kalsan TV waxaana la qabtay March 13, 2018.
    Wuxuuna ku saabsan yahay shirkadaha doonaya in ay Somalia qabsadaan oo ay ka mid yihiin: Soma Oil and Gas,
    Somalia Fishiong Guard Ltd ayna leeyihiin Obama iyo Cameron iyo inta u shaqaysa.
    Waxaa kale oo soo baxay DP World oo doonaysa in ay Somaliland u gacan bgeliso Ethiopia,
    oo hadda laka daadanaysa weliba Somalia ka haysata 15M iyo dhulkoodii.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 29 днів тому

      Masha Allah 6 Sano Ka Hor ayaa Sii sheegtay in Shirkada Dp World ee Emirates leeyahay oo Dooneyso iney Ugacan Geliso somaliland Ethopia Cajiib Warkaasna Maanta Ayey Joogtaa 6 Sano Ka Hor Arimaha Somalida Usheegtay Cajiib

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 6 років тому +1

    A/salaam H. Ismail, waxaan leeyahay Allaha ku dhowro, si wanaagsan oo hufan ayaad wax noogu sheegtay. Waxaad tahay nin indheer-garad ah oo waddaniyad waafiya leh, nooloow!!

  • @noradinmohamedmohamud9855
    @noradinmohamedmohamud9855 6 років тому +1

    Dhibatda somalida haysata waa dad lazy ah oo aad u caajis ah waxba ma baadhan wr technology ayaad haysataan wax baadha oo wax akhriya oo google baadha thanks aqonyahan

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 6 років тому

    Wa mahadsantihiin cali iyo c salaam

  • @abdirahmantriplea5838
    @abdirahmantriplea5838 6 років тому

    Ali xaraare wariye weyn Mashallah
    barnaamijka waan sugayay caawa ayuu soo dhacay waan soo dhawena barnaamij qiiyo badan

    • @awilomar8117
      @awilomar8117 6 років тому

      Masha alah aqoonyahan c/salaan ilahay hakubarakeeyo aqoonyahan

  • @osmanilmiosmanmnn5039
    @osmanilmiosmanmnn5039 6 років тому +2

    Somaliya gul gul ☝ ☝

  • @hudasoyan1257
    @hudasoyan1257 6 років тому

    Waaw siyaasigaan waa khatar

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 6 років тому +2

    I think this interview was a long time ago we need to interview him for now coz waa muhiim waqtigaan xaadirka ah please

    • @mohamedahmef6996
      @mohamedahmef6996 6 років тому +2

      Kaka Abdi it was last night

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 6 років тому

      Oohh waxey iila ekaatey mid aan horey u dhageystey thanks

  • @sagalcali9062
    @sagalcali9062 4 роки тому

    soomalidu ha hyshiiso sida maraykanka

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 6 років тому

    Walee Maraykan baray sida Soomaali turubka loola ciyaaro...

  • @Liljokaaable
    @Liljokaaable 6 років тому

    Somalia's fish stock plunder.

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 6 років тому

    Ninka tuhunsan Soomaali baa tabaryaroo, inta aadan in weyn taransan, aan tallo ku siiyee, war hooy timir laf baaku jirtaa.

  • @allemagan987
    @allemagan987 6 років тому

    soomaaliya nabadeeda hadii larabo iyo badbaadadeeda waa in la laayaa siyaasiyiinta iyo inta bahwadaagta la ah

  • @hudasoyan1257
    @hudasoyan1257 6 років тому

    Soomaaliya way suuxsantahay wali ma baraugin

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 6 років тому

    Kowo dusha iyo diirka nooga eg buu mar walba Gumaystuhu isticmaalaa

  • @fowsimohamed3631
    @fowsimohamed3631 6 років тому

    Ninkii cali xarare nin ka hadal badan ayuu so kaxaystay,,,

  • @famwilxaizal9915
    @famwilxaizal9915 6 років тому

    this is a big lie somalia waxay ka degi la dahay somaliland hadii somaliland la aqoonsado somalia way degeysaa ama arinta somaliland meel la saaro faysal cali waraabe wa run sheeg afkiisa ku yiray somalia afka ciida u dareynaa hadii ay na aqoonsan waydo bal eeg madaxda aamusan ee somaliland runta ma sheegaan lkn lugooyada ka buuxdo madaxooda ka daran

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 6 років тому

    Waaruntii hindidaa walakeenay hargiasa masajidka calimataan aya lagu bixinayay waasheekobisfadhida