Bilicda Deeganka iyo Dagmada Deynile (casriyeeysi)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 165

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 2 роки тому +6

    Waan ogaa in aanay #IsmahaanDahir AKA #GACANDAHAB iskamaqnaan doonin sabab la'aan. Waan ogaa in wax Fantastic ay soo soosocdaan TANTARAA!! vlog-gan cajiibka ah baan kaa haynaa Gacan dahabeey, My role model ba thy in video making.

  • @moohaanofficial
    @moohaanofficial 2 роки тому +5

    Waaw keep going duma

  • @aliahmed5824
    @aliahmed5824 2 роки тому

    Thnks ismahaan dahir Manshallaah wa muuqal qurux badan gorma somaliland nogu iman

  • @abdihakimchine7952
    @abdihakimchine7952 2 роки тому

    Good job
    First when I saw I believed an other countries
    U love somalia

  • @Canadian_262
    @Canadian_262 2 роки тому

    Woow Another Level Alle Gacmaha Ha Ku Barakeeyo Abaayo Mcn Izmahan Daahir

  • @cadceeedcaano5292
    @cadceeedcaano5292 2 роки тому +8

    Allaha unaxariistee hodan naaleeye ayaad noo badshasy wllshy ismahaam horay usoco abyo

  • @miqdaawi_pro2023
    @miqdaawi_pro2023 2 роки тому

    Muqaladad aad ban ujeclahy wlhi waxn rajynaa gordhaw inan kamid noqdo dadka sidada oo kale sobandhigo bilicda dalka🎥🥰🇸🇴

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 2 роки тому

    Welcome back samii

  • @sahraahmed2143
    @sahraahmed2143 2 роки тому

    Masha allah abyo mcn gacantada allah ku barakeyo mcnt wan kutagera sawir maiga qadesa ismahan qurux abyo

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 роки тому

    Boqoradii muqdishooy in dhawed ma lagu arag,waxa naga daysaa qliyey in kolba lagh wayo,maalin danbe soo dhacaysid balse ku haystaa muuqalada mnsha allah,alle haku fido

  • @maamelaki2353
    @maamelaki2353 2 роки тому +2

    Ismahan Dahir Is The Only UA-camr With The Best Quality Guuleyso Waligaa Abyo🙏

  • @qoslaayewiilqaran2792
    @qoslaayewiilqaran2792 2 роки тому +6

    My home deyniile 🤟💪

  • @abdiaziizabtidoon5140
    @abdiaziizabtidoon5140 2 роки тому

    Gacan dahab iyo Mid lamid Ah video ugu qurux badna

  • @abdallabile6451
    @abdallabile6451 2 роки тому +2

    Masha Allah
    The best #Camerawoman👑👌
    #Ismahan_Dahir👑📸
    #Go_forward Queen👑

  • @HassanAli-zi6sr
    @HassanAli-zi6sr 2 роки тому +3

    Wow wow it’s another spectacular flog from our beautiful homeland as always, Alhamdulillah and Masha Allah,keep going my sister

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 роки тому +3

    Ismahan Runtii wanka Hela muqaaladada wakuwa aad u qurux badan 👍👍💕💕😘😘🙏🙏

  • @novhassan9779
    @novhassan9779 2 роки тому

    Afka franciga manta gusodiraya tu est vraiment tres joli et tes video sont tres joli felicitation

  • @deeqo123
    @deeqo123 2 роки тому

    Masha allaah Dalarna nabad allaha inooga dhigo

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi 2 роки тому +1

    Masha Allah
    Ismahan dahir
    1M ka badan bay uqalan taah

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 2 роки тому +4

    M.a come back habo ❤waan xu siisney muqaladii quruxda badan 👌💯✌

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 роки тому

    Ayyyyyyyyyy my home deyniile 💚💚💚 gacan dahab thanks queeen

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 2 роки тому +1

    Mashaallah Gdahab Muqaal Qrxn mahadsanid ismahaan

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 2 роки тому

    Msha Allah so beautiful 😍 wadaniyadeena da'da yar Allah yaxfidkum salaama have a wonderful time

  • @ubahibrahim6477
    @ubahibrahim6477 2 роки тому +3

    Masha allah gacan dahabay thanks for sharing 🥰❤️

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 2 роки тому +2

    Woow masha Allah quruxey mar hadaan ku heeli lahaa weey ii ficnaan lahayd keep going baan ku leeyahay 😊😊😊😊🥰🥰🥰🥺🥺😁😁😁👍👍👍

  • @najuuomar2719
    @najuuomar2719 2 роки тому +1

    Masha allah sis ismahan dahir
    Gacan dahab dalxiis wacan

  • @saidabdullahiabshir7804
    @saidabdullahiabshir7804 2 роки тому

    WOW gacmo DahaP. ISMAHAN DAHIR horay u soco sister 💟

  • @kowtharali8217
    @kowtharali8217 2 роки тому +1

    Masha Allah My sister ❤️ we love you.

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 2 роки тому

    Waaw mash alaah wlhi waa meel ku wacan dalxiisk

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Рік тому +1

    www nice voice wlhi says mashallah

  • @hawanur550
    @hawanur550 2 роки тому +1

    waw masha allah qurux Dayniile dagan qurxeney❤️

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 2 роки тому

    Wow UA-cam ladaa gabadha award ha la siyo

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 2 роки тому +1

    WLlshy qlia allha ku dhwro #gacan dahab gabadha kaliya ee aan qalbiga ka taageero wax yaabaha ay soo bandhigto wllshy guulayso cdwgaaga u nlw💪💪💪

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157 2 роки тому +2

    muuuuqa qrxda leh ee dalkeena iyo gacan dahap oo midoobay jah🥰🥰🥰🥰

  • @yasermohamed3284
    @yasermohamed3284 2 роки тому +2

    Ismahan abayo muqaladadu waa qurux badanyihin fanskaaka from Djibouti keep going

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 2 роки тому

    Yasalaam masha Allah axsan muqal wacan guuleso ismahan

  • @faadumomaxamed7689
    @faadumomaxamed7689 2 роки тому +1

    Asc wr wb. Maa shaa allaah waad mahadsan tahay, waan kugu ammaanayaa sida wacan eed wanaaga waddanka usoo gudbiso. Allaah haku xifdiyo walaalo 🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕💕🌷🌷🌷🌷🌷🌷🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @alidhoofdahir7524
    @alidhoofdahir7524 2 роки тому

    Wwwwww Masha alah gull wacan walale farxad waligaa waligaa bilicda qurxoon ee dalkeena aya Nala wadagtaaa coz adaa adaa qurxoon one day
    waa helaysaa abal marinta qofka ugu wacan ee ka shaqeeya danaha dalkeena haka dalin gull wacan

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +8

    Masha Allah

  • @ayaanleosmaan8645
    @ayaanleosmaan8645 2 роки тому

    Masha allaH wllashy ismahan dahir keep up going kun iyo kow jeer

  • @cadooyozubeyr3137
    @cadooyozubeyr3137 2 роки тому

    mnshalah wlshy alle ha kuxifdiyo

  • @caishabashiir9161
    @caishabashiir9161 2 роки тому

    Ma ismahan qurux badan welcome back abayo

  • @fatimamahad3579
    @fatimamahad3579 2 роки тому +4

    Masha allah wlshy muqaldada wa qurux gcntada allah haku barakeyo hal talo o muhima kugu darsan xbt hesaha nagada ad dulsartid dad ayan jeclyn sidokle ilahy rali kama aha wa xaram axsan qur.an no saar halagu raxayste kalamka ilahy dadkalena wxd kanoqon unique ❤

    • @mohamedsomali944
      @mohamedsomali944 Рік тому

      Mute iska gali codka 😂😂 mida kale hees xaaraan in ay tahay aayad qur'aan ma u heysaa?

    • @fatimamahad3579
      @fatimamahad3579 Рік тому

      @@mohamedsomali944 ha wll wa uhaya tankle adi kuguma socon hadalku gabdha ushegysana way igu tagertay fikirkyga mrka is deji wnaaga garab kaga bahan

    • @fatimamahad3579
      @fatimamahad3579 Рік тому +1

      ما ورد في تحريم الأغاني والمعازف من آيات القرآن الكريم وأحاديث الرسول ﷺ.
      قال الله تعالى: وَمِنَ النَّاسِ مَنْ يَشْتَرِي لَهْوَ الْحَدِيثِ لِيُضِلَّ عَنْ سَبِيلِ اللَّهِ بِغَيْرِ عِلْمٍ وَيَتَّخِذَهَا هُزُوًا أُولَئِكَ لَهُمْ عَذَابٌ مُهِينٌ ۝ وَإِذَا تُتْلَى عَلَيْهِ آيَاتُنَا وَلَّى مُسْتَكْبِرًا كَأَنْ لَمْ يَسْمَعْهَا كَأَنَّ فِي أُذُنَيْهِ وَقْرًا فَبَشِّرْهُ بِعَذَابٍ أَلِيمٍ [لقمان:6، 7] قال

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 2 роки тому

    Mahadsanid walal gacan-dahab

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 2 роки тому

    Maasha Allah guuulaso abaayo Allah ha ku dhafo abaayo

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 2 роки тому

    Masha allah qalbi dahab+gacan dahab allah hakudaayo ismahan dahir xabibt

  • @armantube8766
    @armantube8766 2 роки тому +2

    First comment my sister✌🏿🥰👋

  • @sasen4594
    @sasen4594 2 роки тому

    Waaw masha allah viva dayniile ismujiya ismahan shukran 💞💗💕💕👏👏👏👏💯💯💋💋💋❣💓💗💞💔💞💞💞💞💞💞👌👌👌👌👌

  • @Abass894
    @Abass894 2 роки тому

    Mashaalh ismahan gacn dahab wankuhisni walaley come back mcnto

  • @naruronalka
    @naruronalka 2 роки тому

    Ayyy My Home Deyniile 🏡🌱🌿🌴🌳🍃😱
    Commentigan Deyniile kaso qorooya😂🙈

  • @yusufbiyaw4907
    @yusufbiyaw4907 2 роки тому

    M...a keep going my sis

  • @yusufcraxman1684
    @yusufcraxman1684 2 роки тому

    M...a wllshyda qali ah keep going my sister sidookle me

  • @fahmocali3325
    @fahmocali3325 2 роки тому

    mansha allh queen ❣💕 gcn dahab

  • @jii-hii3850
    @jii-hii3850 2 роки тому +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن راااااائع 💚💚

  • @moliban8133
    @moliban8133 2 роки тому +1

    Amazing vlog 🤩✨

  • @abdulkadirmohamoud4281
    @abdulkadirmohamoud4281 2 роки тому +1

    I miss my dear ismahaan wada dahab

  • @familhchannel9160
    @familhchannel9160 2 роки тому +10

    Ismahaa I miss you intee ka dhacday malmahan allaah dartis ku jeclhy abayo 💖❣️💖💖

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  2 роки тому

      Me to sxbiyaal Waan iska Mashqulay abaayo 🩸❤️

    • @sidraqurux1877
      @sidraqurux1877 2 роки тому

      @@ismahandahir3704 isma abaayoy aad ban kuu jeclahay iyo alle dartiis sababtoo ah waxad tahay gabar asturan adiga iyo sxbtaa nasra qurux gabdha asturan oo hadana noosoo gudbiyo wax tayo leh allaha idin xafido nasrana allaha noo caafiyo abayo 💋💋❤❤❤💯💯💯🍓🍓⚘⚘🌷🌷🌹🌹🥀🥀🌿🌿☘☘🌺🌺🌺🌺💐💐💐💐👌👌👍👍👍

  • @samiroupdyabukar6598
    @samiroupdyabukar6598 2 роки тому +1

    maashaa allah daago iyo salool

  • @ima6291
    @ima6291 2 роки тому +1

    Wlhi waan ku weysnaa ism.asan kuuxiisay miiiiiiii

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 роки тому

    Manshaallaah Illaaheey Haku Xafido ❤️❤️✅✅

  • @queenrahma6373
    @queenrahma6373 2 роки тому

    Queen is not two, gacan dahan keep going qaali dumar

  • @cafiifofaarax3860
    @cafiifofaarax3860 2 роки тому

    Maasha Allaah qurux kaalay iska arag

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 роки тому +1

    Guuleeso abyo😇🙏❤️🩸✌🏽

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 роки тому +1

    M. A ismahan Dahir keep giong ❤️

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 роки тому

    Masha allh ismahan ku tabaye ku aaway xbbty

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 2 роки тому +1

    Wlshy keep going malmahan waad mashquulty u malaynayaaye ♥

  • @canabosman182
    @canabosman182 2 роки тому

    Masha allh wlshy💞gacntda alle hgu barakeyo❤️

  • @shamsoesse1120
    @shamsoesse1120 2 роки тому

    ismahaan waa la soo dahday xppt keep going

  • @yusufabdillebarodiintaada8498
    @yusufabdillebarodiintaada8498 2 роки тому

    Waa lagu waayey smuhaan daahir

  • @updikarimmohomed5057
    @updikarimmohomed5057 2 роки тому

    M.a wll alle haku garab qabto

  • @ashowadani3480
    @ashowadani3480 2 роки тому

    Mnsha Allh wll qaali Alle haku barakeeyo, horey usoco

  • @raxmaali4767
    @raxmaali4767 2 роки тому

    Wll mcn macalimadaydii nasra abtidoon igu sln haye dheh adoo raaliya weliba macalimadaydada 💋🥰💯

  • @suhaybmohamed4539
    @suhaybmohamed4539 2 роки тому

    Masha allah flog wadhafay wxani💗

  • @cubeydamediaproduction1080
    @cubeydamediaproduction1080 2 роки тому +1

    Keep gowing gacan dahab

  • @abassosman7039
    @abassosman7039 2 роки тому

    Ma Shaa Allah sista.
    Keep going

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 2 роки тому

    Gacalooy gacmo dahab yaakhe love you 🇸🇴❤️💯

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 роки тому +1

    Mash Allah wllo ❤ 💖 💓 💕

  • @hamdiahmed8530
    @hamdiahmed8530 2 роки тому

    Masha allah abyo ismahan dahir gacan dahab keep going❤

  • @abdullediiriye9224
    @abdullediiriye9224 2 роки тому +1

    M.a horay usoco wlashey

  • @hanadmohmoud5260
    @hanadmohmoud5260 2 роки тому +1

    Gacmo dahab🙏

  • @امعائشة-ب9م
    @امعائشة-ب9م 2 роки тому

    Woow soo kiyut biyuti 😘😘😍❤

  • @muuna8
    @muuna8 2 роки тому

    Abaayo halkee kaala soo xiriiraa daruuri

  • @cabdiqaasim1466
    @cabdiqaasim1466 2 роки тому

    Mnsha allah muqal anka helay weye wlhi

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 2 роки тому +1

    Waxay ahayd maalin adag oo aan dareemayo daal, muuqaalkan weyn wuxuu dejiyay neerfaha.
    Aad baad u mahadsantahay gacaliye 🌺🌹🍃😊

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 роки тому

    Manshaallaah Allaha Ku Xafido ❤️❤️❤️✅✅❤️❤️

  • @aaminaxassan639
    @aaminaxassan639 2 роки тому

    Masha allah gacan dahap

  • @DrTaaliya
    @DrTaaliya 2 роки тому

    MASHA Allah gacan dahab❤️

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 роки тому

    M.a mashallah

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy 2 роки тому

    Masha alah

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 2 роки тому +1

    Masha Allah qurux 😍😍😍

  • @yasminabdirashiid8558
    @yasminabdirashiid8558 2 роки тому

    Ismahan dahir DALBILLA🥰

  • @cafiifofaarax3860
    @cafiifofaarax3860 2 роки тому

    Gacmo dahab keep going 💪 👏 ♥️

  • @ayaanmahad9054
    @ayaanmahad9054 2 роки тому +1

    Keep going xapipiti gacan dahab

  • @khadiijaaadan1799
    @khadiijaaadan1799 2 роки тому

    Masha allah apaayo

  • @xabiibocabdullahi9027
    @xabiibocabdullahi9027 2 роки тому

    maazha allaah horay u soco

  • @safiyaisag465
    @safiyaisag465 2 роки тому

    Masha.allah.keep.going.queen

  • @raxmaali4767
    @raxmaali4767 2 роки тому

    Keep going Gacan dahab 💯🥰💋

  • @muuna8
    @muuna8 2 роки тому

    WAA KU WATAA GACAN DAHAB

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 2 роки тому +1

    Qoortaada Naga qarso ar maadan xishooneyn Ya Allah Nacafi😪😪😪😪😪😪😪

  • @hyr6726
    @hyr6726 2 роки тому

    Mash Allah keep going