😂 Mahad salaad isagu waa argagixo, waana dhagarqabe hore ,lagana cabsadey xidhitaankiisa,😅waliba, farbaa ku godan as na waa kii ka tirsanaan jirey, waad wada ogtihiin,😮.
Hadda ayuu raysal wasaaruhu dariiqii saxda ahaa kusoo dhacay halkaa kawad ayaan leeyahay RW xamse MG ka uu ka soo jeedo in lagu mashquulo oo ashabaab xoogii loogu talo galey lagu burburiya waa inuu ka damqado
Mahad waba ninka la shaqeyo shabab ee dilay ikran iyo amino marka waxba hano fanin micnah ma ina aderka waye waxan ky shegi dadka kale ee ad after lagaden iska ilali ey badtahay
Mahadsanid salad waad ka been sheegtay illaah ka baa war ka aad sheegeyso
Alla xasan shiikh macnayare meel xun baad ku danbayn
Mahad kawaanle isagaaba alshabaab ahe maxaad kahadlaysaa SubhaAllah.
Wasiirka gaashaandhiga xadii loomagacaawo maxad Salaam khatar waxaagalaayo jeneraal odowaa
Guul iyo gobanimo mahad
waa arin Fican arinta uu soo jediyay Prime Minster.
Kan hadajooga tiktok. iyo mahad. Waxeey kalayihiin. Araktadeeyda.
Aankucuno iyo maxaad cuntaa.
Lawadooda mid uqalmo jagadaan gaashaandhiga
Maahan
Jugjug meeshaada joog.
Waagarguute
Garabkiisa midig iyo bidixdiisa.
Raguqalmo weeyjoogaan.
Allaha. Hanoogu dhiibo ragga uqalmo.aamiin
Ok waaye mahad maxd salaad ha geeyo wasaaradaas muhiimka ah see waaye mahad inuu baagamuudeeyaba maaheeyn wallaahi madaxweeyne miyaad halmaantay halgankii mahad maxamad salaad
Jubbaland muxuu ka qabankaraa
Xasan-baahane.
Xisbigi upd wuu qeybsamay war maheysid sxb mahad salaad madaale wasiirka battolka rag badan baa baxay
boqortooyo ayey ka dhiganayaan xukunka somalia
markii gashandhiga loo dhiibo mahad salaad nabadsugidana l sanbaloshe waa iska cadahay hawiye waxay wadaan
Xaa ka qaadi kartaa laangaab yahow qax udiyaar grow 😂😂😂
😂 Mahad salaad isagu waa argagixo, waana dhagarqabe hore ,lagana cabsadey xidhitaankiisa,😅waliba, farbaa ku godan as na waa kii ka tirsanaan jirey, waad wada ogtihiin,😮.
Ma ka naxday mahad salad 😂😂😂 jjjjjjj mahad waa libaax qashinka waa uu qixinayaa😂😂😂
waa.kud ka.uguur qanjo uguur
.iga dheh 👀💔💔😭😭😭
Xamza warkiisu waa toosanyahay
Man Tay. Baday. Hadii. M. Salad gashan. Dhiga. Loo dhiibo. Waa dowlad. Qabiil
Minaad wax fahmi wayso farwaawayn aa wax laguugu dhigaa eebow 😀 laakiin siyaasada mayeey
Dad kale ma jiran miya Somaliyeey.
Tiktok ciidamada waa dhabar jebiyay .wa nin ciidamada baabiiyay.
Kud ka guur oo qabjo u guur weeye subxaanalah
Ka dar oo dibi dhal.
Gaashaandhiga mawaa loo dhiibi allshabaab waa yaab
War ka joog dhiiqo kale haggling mahadsalaad waa nin waLan ka noqdo jooga
Wareey war geella yaaleh oo xiinka kacashada taas wa kud kaguur oo qanje u guur
😂 Labadaasiba waa waree( as) argagixisadii baa meesha haysata,waa =(kudd ka guur oo qanjo u guur) xaabsade xayn daabey , dhunkade dhafoorkaa qarxi😅.
Hadda ayuu raysal wasaaruhu dariiqii saxda ahaa kusoo dhacay halkaa kawad ayaan leeyahay RW xamse MG ka uu ka soo jeedo in lagu mashquulo oo ashabaab xoogii loogu talo galey lagu burburiya waa inuu ka damqado
5:19
Dhar dhaarta dhariga oo lakala badalo tayada maraqa waxba kama badasho
Muruyaan waa muriyaan tuga dhiqo
Mahad waa kadar oo dibi dhal kadaa sidaas kadaa mahad kadaa mahad
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mahad waba ninka la shaqeyo shabab ee dilay ikran iyo amino marka waxba hano fanin micnah ma ina aderka waye waxan ky shegi dadka kale ee ad after lagaden iska ilali ey badtahay
Beenta Wazir TikTok lama tabaan kaaro. Turkey 🇹🇷 aya kensaadey HSM uku shaqeysta 😂umaleyn maayo Mahad Salad Ina NISA lo dibaayo😂
Benale
Beenta aduunka ugu weyneed aan maqlo sanadka dhamaanaayo waa video gaan tolow maxaa ka qaldan
Kadaro dibi dhal
War unoqo harqankadi wariye matihide waxad intas umare waa 5ta dolar iyo qabyaliste nimo
Waryaa xaaraam quute ayaad tahay hal erey oo run ah weligaa ma sheegin ee illaah ka baq qabiil caabudka iska daa
Nacaladi kugu dhacday xishood ma leh
Beenaale ayaad tahay maxaayeelay mahad Gawaanle maalintii xilka lagaqaaday ayaa qarax iyo qof ladila udambeysay hadii hada wasiirka Gaashaandhiga laga dhigana ciidamada qaranka somaliyeed ayuu qabiil u adeegsanayaa kuna weerari doonaa maxaayeelay waa qabiileyste reer miyi ah mahad Gawaanle 😮😮😮
😊
Lier