Fartun Happy gabdhaha inuu nin gumeysto yaysan ogolaan 2025

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @Salma002Salat
    @Salma002Salat 6 днів тому

    Masha Allah 💪💪💪 inshallah ❤❤❤

  • @FalisGaal-h3d
    @FalisGaal-h3d 12 днів тому +4

    Koronto wallo soo kabso horayne usoco wall wan ognahay dhibta culeesyada so martay himilidada Allah Ku rumeeyo

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf 9 днів тому

    Walaley ha nugu dirin

  • @LiyaYuusuf
    @LiyaYuusuf 11 днів тому +2

    Ninkan wa nin qaldn gabadha afkeda ayu wax ka bar baraya sii uu dhiqo u gliyo plz fartun hadalka ka baxaya ka firso

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 11 днів тому +1

    Masha allh fartun wagabar kartibadan allh usiyadiyo

  • @Black_tig3r446
    @Black_tig3r446 9 днів тому

    From furtun Happy

  • @EngShukri
    @EngShukri 11 днів тому +1

    Kkkkk fartuun happy miskiin weye waahi

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 12 днів тому +2

    Waryaahee gabadha maxaaad sidaas dhan uga fiirineysaa cidhiidhi baad galisaybee mxd waraysan😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 11 днів тому

      Sidheey u dhamaatay oo la yaaban yahay 😂

    • @korontostudio2819
      @korontostudio2819  10 днів тому +1

      Qofka aad warsanayso waa inaad attentionkaaga siisaa si ay sheekada su aal kaaga soo baxdo waaa fiirinaa intay hadalka wado.kkkk

  • @hafsamohamed779
    @hafsamohamed779 11 днів тому +1

    Masha allah

  • @SeynabYusuf-x3y
    @SeynabYusuf-x3y 12 днів тому +1

    Abaayo xajigaagi hore cabdisalan cafis kadalbo abayo Macanudo xumaan ha ifahmin horay usoco hormar wacan Ayan kuu rajeynaya

  • @FalisGaal-h3d
    @FalisGaal-h3d 12 днів тому +3

    Fartuun xalwo boqolsoon uga so gad koronto xbbtii

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 11 днів тому +1

    Koronto waa wiil fiican hada kahor family gaa wuu isku celiyey wuxuuna jeclaa inay isla joogaan .fartuun waxaa iiga muuqda fudayd badan guurka waa calaf hada kadib kafiirso noloshada

  • @fali2695
    @fali2695 12 днів тому +1

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 12 днів тому +1

    Masha Allah Aabyo sax

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 11 днів тому +1

    Aabyo thanks ❤❤❤

  • @BilalshidiyeWeynathe
    @BilalshidiyeWeynathe 11 днів тому +1

    Waxan lo jogin bey la imadan narkey Mel so wayanba

  • @FalisGaal-h3d
    @FalisGaal-h3d 12 днів тому +2

    Saxiix arinka kahadashay xbbtii

  • @AyanAli-td3wk
    @AyanAli-td3wk 11 днів тому +1

    Neefso nafa ledehe 😂😂😂

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 12 днів тому +2

    Abti adi kaamarada soo fiiri 😂

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 11 днів тому +1

    Fartuun yarey alaha ku garab galo Gabar aqli badan

  • @ZeinabAbdirahman-jk8mk
    @ZeinabAbdirahman-jk8mk 11 днів тому +1

    Hhhhhh

  • @Qalbenuura
    @Qalbenuura 12 днів тому +1

    😅😅😅

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 11 днів тому +1

    Koronto inuu ninkii kugu celiyuu rabaa waa ii muqata Ani

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 11 днів тому +1

    Been maaha go aamda nfta waa muhiim ma aamineysan anigoo dhib qabin nolol qoys ahna ku jira inaan ku fkray inaan breed ka qaato nolosha oo keligey inaan noolaado oo is meel mariyo aan go aan ku qaaty guul weyna aan ka gaary oo keligey ismaalo nolol qrux bdana ku noolhy.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 11 днів тому +1

    Gabadhaan binooadan lama dhaqmi karto dabeecad maleh xanaaqeedha meel ma jiro. Waa qabyaaliste. Wiilkey kala tageen ayeey maanto dhan ka hadley iyo sarbeebkeedha aa badhan Naagtaan parrot 🦜 u eg Farax yeey idhiinku dirin wilasheyna Somali inta fiican aa badhan . Naa heedhe adigoon dad afladeynin dantaada ka hadal maseerka jooji.😮

    • @ÝÀBÀÑÌ-t3m
      @ÝÀBÀÑÌ-t3m 11 днів тому +1

      Wiilasha a shegeyso salid mariye is gali

    • @Salmocabdicalisalmo
      @Salmocabdicalisalmo 11 днів тому +1

      Adiganeh adoo gabdhaa aflagaadeenin raga amaan is kuma jeede aa islaanka laaaye

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 10 днів тому

      @@ÝÀBÀÑÌ-t3m Ciil ma qabtaa wax wax ku geliyo maa weydha urto orod dameer raadso aniga magaca ha ii soo bedelanin nijaasad yahay oo la nacay 😂😂😂

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 11 днів тому +1

    Masha alah

  • @fali2695
    @fali2695 12 днів тому +1

    Mash Allah ❤❤❤❤❤