Amaana Alla Inan yahay {Cumar Dhuule Cali (AHN)}

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 451

  • @asmayassin2880
    @asmayassin2880 6 років тому +101

    2019 qofkii daawanaya like ku qabo
    cumar dhule cali fanaankii fananinta
    allah ha u naxariiisto

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 6 років тому +245

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤Walow aan asaaga
    ❤Adiga kuugu jecelahay
    ❤Oon aad ilwaad qurux
    ❤Adiguna ogsoontahay
    ❤Afkuun kaama lihiye
    ❤Ay uurka iga tahay
    ❤Amaana alla inanyahay
    ❤Aakhirana wayne
    ❤Waysku arki doona
    💚hadii waa aduunye
    💚Aad iga irdhowday
    💚Oo axdigaynu dhiganiyo
    💚Wacad kii ilowday
    💚Ifka intaad ku nooshahay
    💚Kaa aarsan maaye
    💚Aamana alla inanyahay
    💚Akhirana wayne
    💚Waysku arki doona
    🇸🇴Hadiii oog dabiyo
    🇸🇴Ood laygu shido
    🇸🇴Ama iilka aan galo
    🇸🇴Isa seeg shaco
    🇸🇴Inta lay arjumo
    🇸🇴Awgaa laygu noco
    😐Albaabki qalbiga
    😐Adigaa oodayo
    😐Irida u xidho
    😐Hadaan aamin jirin
    😐Maan galo aduunyada
    😐Maxaa ikaa agdhigay
    😣Amaana alla inanyahay
    😣Aakhirana waynee
    😣Waysku arki doona
    Xasuus Osman roble abdisamad
    28/10/2018 axad 18u08
    Marka aad dhalinyaro tahay noloshu aadbay u dhibaatooyin badantahay khasatan xaga jacaylka iyo xidhiidhka
    Lkn markaste waxaad jeceshay maahe waxkale o alle ku qoraa jiro oo khayr ku jiro
    Halaysku soo duceeyo bes dhalineey

    • @rooblemahamedali4290
      @rooblemahamedali4290 6 років тому +3

      Waa Sidaad Sheegtaya Bro Mahad Sanid Alle Ha Ina Siiyo Waxaaynu Jecel Nahaya Oo Khayr ku Jiro insha alla

    • @fatmaumer875
      @fatmaumer875 5 років тому +1

      Oh. Been mhan sidii khyra😥

    • @faizaciiro7076
      @faizaciiro7076 5 років тому

      Abdisamad Osman
      Xaqiiq ben maaha

    • @marwaatmo4019
      @marwaatmo4019 5 років тому +1

      Hadan amiin jirin ma gaalo aduunyada maxa ika ag dhigay😢hees nuuxur leh wlhi Alle hku naxaristo cumar Dhuule dad ku jecel ka dhex baxday Alle yarxam😢

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 5 років тому

      Marwa Mohamed aamin wll alle haw naxariisto

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 5 років тому +2

    Inaan qof nasiib leh ahay waxa ii cadaynaysa inaan maqlo codkii cumar dhuule iyo ereyada heesihii hore. Amaana alla cumaroow janadaa inoo balan ah. Igana eed sheegan mayside waan hubaa oo waligey qof ma takoorin. Salaamay.

  • @Ruuxullah
    @Ruuxullah 13 років тому +32

    midgaan maaha ee ninkii janada laga waayaa midgaan ah nacas yohow maskaxda yar leh waa faan soomaaliyeed oo qaali ah ilaahey janada haka waraabiyo aamiin aamiin aamiin//////////

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 6 років тому +25

    14/1/2019 wixi sanadkan cuzup hestan dawadey like i zar
    Alle ha u nxristo ameeen😢

  • @Shaahid
    @Shaahid 8 років тому +75

    The Burcaawi Legend, alla maxay Burco halyay soo saartay, hadday tahay abwaan, laxamaste, siyaasi, aqoon-yahan, Xidig kubadeed, allaylehw Burco waa halyey dhala.

  • @ugaassamatar937
    @ugaassamatar937 8 років тому +7

    Adduunyooy xaalkaa ba. Illahow u naxariiso. Cumar Dhuule--- gone but not forgotten---LEGEND.

  • @abdikheirabdikadir1596
    @abdikheirabdikadir1596 4 роки тому +6

    Ereyadan oo dhan mar ayn ubahnaa qof inan jawab oga dhigo balse Cumar Dhulle (AUN) xiliga ma,aqon. 💔

  • @mohameddhaashane1883
    @mohameddhaashane1883 4 роки тому +9

    Hadii aad tahay taageere AUN Cumar Dhuule waan hubaa waxaad tahay qof aad u dagan, qalbisan, cafis iyo dulqaad leh.
    Fanku micne kuguma fadhiyo hadii uusan ku bedelin.

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 Рік тому +2

      Ragaygii baa thy sxb wadku baryo kaa raag haddaa nooshahay

  • @Abdihafid_barbar.
    @Abdihafid_barbar. 7 місяців тому +1

    "Soo dhawayso heesaha
    Saaxib ka dhigo cumar"
    Fan degen,ereyo aan wax lagu cabiro aysan jirin iyo luuq macaan alla yaa raxma.❤

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 7 років тому +126

    Walow aan asaga adiga kugu jecelahay
    O aad ilwad qurux adiguna ogson tahay
    Afkun kama lihiye ay uurka iga tahay
    Amanna Alla inan yahay
    akhirana way way isku arki doona
    Axdi waa aduunyee adiga irdhowe
    O Axdigaynu dhiganayo wacadki iloowde
    Ifka intad ku nooshay ka aarsanmaye ammana alla inanyahay
    Akhirna way way isku arki doona.
    Hees iyo badh alla a ha u naxaristo cumar dhuule cali.
    Xasus gara 6/11/2017
    2:29:1pm
    Khrtm_sdn
    Dhagaysiga iyo qoristba

  • @shakibalmaqtary6683
    @shakibalmaqtary6683 11 років тому +17

    no doubt that Somali speaker from all walk of life agree that Omar was one of the best Somali artists.his contribution to Somali songs and culture describes that.i hope that will be persevered for the future generation.

    • @XabiiboMaclim
      @XabiiboMaclim 6 місяців тому

      Wllo manoshahy😢😂

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 4 місяці тому

      Wunolyhy wuxu sodhigy legenka kaqald hadilin adunki wa malme😢​@@XabiiboMaclim

    • @EastAfricanLion
      @EastAfricanLion 8 днів тому

      Indeed, it will be in the history after our lives. May he RIP 🙏 AAMIIN

  • @abdihakimhassan3552
    @abdihakimhassan3552 6 років тому +68

    189 dislike waxaan ku dhaaran Karaa inaanay somali ahayn hadayna shabaab ahayn kuwaasaa naga waaashee cumar dhule legend buuxa rahimahulaahu ❤️🙏👏🏿

    • @Ramboooooooo
      @Ramboooooooo 6 років тому

      Car ku dhaaro.😃

    • @qadarxuseen8943
      @qadarxuseen8943 5 років тому

      Kuwa dizlike zarayo wakuwa aan wxpo kla zocon cumar dhuule cali waana jahilin waligod ma fahmaayan
      Cumar dhuule cali mahdi wxa fahmaya dadka qalbigoda nadiif ta ah kuwa uurka cuqdada ugu haayo wxy zheganpa wa qalad wyo taarikhda fanan kizay wxpo kla zocon

    • @iamrizann3971
      @iamrizann3971 5 років тому

      Dadku caqligu ku yaryahy waa kuwas wllhi {cumal dhuule} (Aun)
      Legend lahupo ❤❤❤

    • @kingbast4877
      @kingbast4877 5 років тому

      Wa ubadkii faladagan

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 5 років тому +1

      @@kingbast4877 maaha way ku saxan yihiiin somaliyey hoog ayaa inoo sugnaaadey hees miyaynu like saarna jaceylka cumar dhule iyo ka allh keeba weyn horta waxani waa hees dislike way is taahishaaa

  • @abdiqadirmacaneye6777
    @abdiqadirmacaneye6777 6 років тому +4

    Ax😥😥😥😧😧 wlhi qalibiga taabanaysa heestan cumar dhuule rabbi hakuu danbi dhaafo oo hakuu naxariisto addunka fanan kaa cod mcn ma jiro mana jiri doono

  • @hanadabdullahiaden9617
    @hanadabdullahiaden9617 4 роки тому +1

    Ifka intaad ku nooshahay kaa aarsan mayee amaana alla inan yahay aakhirana wan isku arki donaa ilaahey qabriga hakuu nuuriyo dhuule Qof naxariis badan Buu ahaa oo indho biyood ah 2021 ❤️😢

  • @nashaadqalbi1747
    @nashaadqalbi1747 11 років тому +5

    Isahaaq aw adbi@Midgaan haduu yahay iyo hadi kale adiga wu ka qiima badan yahay oo somaali oo dhanba taqaane adigu yaa ku yaqaana xoolo walba sida lo hadla la baray aqas, i reall love him and Big Respect

    • @jibrilmohamed1561
      @jibrilmohamed1561 3 роки тому

      Subxanalah anigu waxan ahay nin isaaq ah oo habar jecelo ah hadan waxab ima tarayso abtitsiintasii qofkii janada Laga wayo ayaa midgaan ah qof qof kale qabiil kaga sareeyaa ma jiro ilahow janadada udug noogu deeq oo noo dabi dhaaf aniga iyo wixii Muslim ahba ameen ameen ameen ya rabi

  • @nima_habiba
    @nima_habiba 6 років тому +10

    What a legend may Allah have mercy on his soul. Ive recently been craving classical somali songs 😢😢
    Can someone recommend more artists please

    • @adangouled5039
      @adangouled5039 Рік тому +1

      Abdi tahlil warsame Best, Tubec., kuluc, magool, kinsi xaji and boonis...

    • @adangouled5039
      @adangouled5039 Рік тому

      Amin 😢

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 8 років тому +19

    rest in peace my favorite artist cumar dhuule ilaahay Haku naxariisto, we love you so much cumar mahadi ilaahay janada fardawso ha kuugu bishaareeyo amiin amiin

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 6 років тому +19

    2008 ayaan dhagaysan jiray Bari aan inan sharaf Badnayd oo Nooshaqayn jirtay aan jeclaaday, oo Malin oo wiil aan sxp Nahay oo guursaday aan Aroos kiisi kumaqan 7cisho ayaan soo Laabtay Xafadii oo inan kale Oo cusub la keenay,Markaan soo Galay Guriga ayaan dhahay Sabaax wllo Ku mee,ayay waxa mad Bakha ka soo Baxday inanti kale ee cusbaday waxay tidhi wllo Sabaax way tagtay waxay Ethobia oo waxay Baxaday shalay hooyadeed ayaa xanuunsan Kabid way tagatay oo ma soo Labanayso💔💔
    Kabid heestan oo aan ayaanahaa wiil sxp nahay ka soo Amaanaystay intaan shitay ayaan Qol isku soo xidhay 9cisho Dibad uma Bixin............2018

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +3

    Fanka baal dahab ah bad uga taal. Cumarow rabbi haku naxariisto👏

  • @xamsexaye
    @xamsexaye 4 роки тому +1

    2021kii ayaan dhagaysanayaa iyadoo ay waa hore iigu danbaysay ayaaan caawa dib u soo raadshay intay mid aanu wada sheekaysan jirnay iga tagtay😍

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 5 років тому +1

    Cumar dhuule ala naarta hakaaxoreeyo aaamiiin aamiin

  • @abdulahigaagaale1219
    @abdulahigaagaale1219 6 років тому

    Cajiib fanan waa cumar hesaha aan hesihisa uku jecellahy eey ka mitahy midmn. Iyo mid Kalle oo oranysa sirteydiba baryahn. Samada laku mallayaa allow kuu naxariso rabiyoow

  • @danahedkufilanedabsan4396
    @danahedkufilanedabsan4396 3 роки тому +1

    Ilaahow qofkasta oo rajo iyo ku nool noloshisa ufududeee aaaameeen aaameen 🥺💔............👍

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 Рік тому +1

    2024 😢 Ahun Cumar duule😢.
    Dhaxal waa nooga tagey runtii.

  • @ahmedabdulaziz2145
    @ahmedabdulaziz2145 8 років тому +4

    Cumar Dhuule one of the Somali greatest singers ever .AUN this great legend ..

  • @mohaalfa3766
    @mohaalfa3766 6 років тому +5

    Waloow asaaga aaan adiga ku jeclaha oo aad ilwaad qurux adiguna ogsoontaha afka kama lihiyr eey uurka iga taha amana alaah inanyahe aaakhirana wa iski arki donaaaa
    Axdi waa adunye oo asd iga irdhowda oo axdigan dhiganiyo wacadki ilowda ifka intaad ku nooshha ka aars maa amana alaha inanyahe aaakhirana weey waa iski arki doonaaaa
    18 January 2019 jimco
    Xusuuus😭😭😭👌

  • @Jointanatomy
    @Jointanatomy 7 років тому +10

    i was introduced to this while taking a taxi home last night. Best taxi ride ever!!

    • @mahadbarkhdale4140
      @mahadbarkhdale4140 6 років тому

      Dead Elvis lol man this make me laugh
      Thx
      he was 1 of the best Somali singer specially when it comes to love songs

    • @MrAbdullahi701
      @MrAbdullahi701 6 років тому +1

      Trent Boots he’s actually my grandfather Cumar Dhuule Cali may allah have mercy on his soul

    • @abdirahmanibrahim7995
      @abdirahmanibrahim7995 5 років тому

      ムーアケイレブ hi

  • @axmedcr7579
    @axmedcr7579 7 років тому

    Alllah ha u naxariisto cumar dhuulle hees aad iyo aaad u qiimo badan badan waaaye heetani Laguna tilmaamayo jacyl iyo dhibtiisa kii uu Ku dhacy ayaa heetani si fiiicn u taabnysaa

  • @Awad65
    @Awad65 15 років тому +6

    RIP...The one of the best somali musician

  • @abdiazizmohammed4253
    @abdiazizmohammed4253 5 років тому +3

    Omar Dhule Ali fanan qaran Alle kunaxarisay
    Ifka intad kunoshahay ka arsamaye
    Amana Alle

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 5 років тому +15

    Cawa iyo mirqaan wlhi inta mirqamaysa like saar

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 3 роки тому +2

    Alle Hownaxariisto Runtii Ciyaal Ayaan Ahaa Geeridi Cumar dhuule Balse Markii ay Toban Sano Ka Soo Wareegtay Geeridisi ayaan Maalin Maalmaha ka Mid ah Arkay Qabrigiisi Wanan U Soo Duceeyay
    Cumar Dhuule Waa Hanti Somaliyeed Hadaanu Nahay Dhalinyara Reer Hargeisana Runtii cumar Mahdi Waxa uu Noo Yahay Talents

  • @SidikASudi
    @SidikASudi 7 років тому

    Cumar Dhuulle Cali rabi naxariis iyo jano ha ugu deeqo wuxuu ahaa shaqsi ilahay hibo u siiyay cod wuxuu ahaa malaxam iyo abawan. fanka wuu garadaadiyay hadii loo garabayo.

  • @AyduruusMohamed-p2y
    @AyduruusMohamed-p2y Місяць тому +1

    FROM Hargeysa KAmANKAA MACAAN

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 років тому +1

    Oo aad ilwaad qurux oooo...
    Adiguna ogsoontahey.
    Ax ax ax
    Love Cumar dhuule

  • @saeedafrica
    @saeedafrica 7 років тому +1

    Alle ha u naxariisto Omer Dhulle wuxuu ka mid ahaa fanaaniinta kuwoodii ugu wacnaa inta taariikhda la ogyahay Waa Originalkii Burco Cumer Dhuulle

  • @yuusufnaaseey8767
    @yuusufnaaseey8767 6 років тому +1

    Wale heees cumar dhuule ka dhageeyso ama hees oo dhan iska dhaaf kuwa hada gasacyada wato wale idin ma dhageesto alla yarax dhuule we love u

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 5 років тому

    Ifka inatad ku noshahay ka ara sana maye aman allha inan yahay cumara dhule cali naxariso amiiin 😭😭😭😭😭/2019/jun/18

  • @jakuula2287
    @jakuula2287 10 років тому +4

    alla yaa raxma ilaahow janadii ku geey inteena kale ee noolna ilaahey u naxariiso oo hanuuni

  • @zuuzuucadeyzuuzuu8865
    @zuuzuucadeyzuuzuu8865 6 років тому +105

    Qofki 11/07/2018 dawaday like igu salaam & wixii kandabeyapa... Hada sxb iso diray😓😓

  • @bilicdatogdherfillms8877
    @bilicdatogdherfillms8877 5 років тому +1

    Ita uducasa cumardhuule like saara

  • @khadaryusuf7301
    @khadaryusuf7301 8 років тому +19

    cumar dhuule cali ...cumar mahdi hees waa cumar inta kale waa sheeko

  • @farhaanereg5946
    @farhaanereg5946 9 років тому +1

    ani iyo Cumar isku qabiil ayaanahay wana jeclahay I love him Alle Yaa raxma qabiilna anaaa wasa markii xumaan loo turjumo

    • @khaalidsomaliasomalia625
      @khaalidsomaliasomalia625 8 років тому +1

      maaaashaaaalah wlo sidaa ayaa reer kaaga loogu fana maha in aad ka faanto reerkaaga

    • @slandbuuhoodle8378
      @slandbuuhoodle8378 8 років тому

      farhaan ereg hhhhhhhh maxaad iska dhex tuurtay qabiilba cidi mayso hadal qaadin is dajib abti

  • @dunyomaxamed8282
    @dunyomaxamed8282 8 років тому +79

    الله يرحمك ويجعلك مثواه جنه

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 8 місяців тому

    Axyaa fanaan cudka.kabanka .Miraha heesta macaan❤ aun omar dhuule cali

  • @faizaahmed5220
    @faizaahmed5220 9 років тому +1

    incredible voice. ma favourite singer cumar dhuule. I love you so much. Alle ya rahma Aameen Aameen yaa Allah

  • @حيدرادم-ض3ظ
    @حيدرادم-ض3ظ Рік тому

    سوداني مرة من هنا الشعب الصومالي بشبهة شعب السوداني في اشياء كتيرة شعبي طيب

  • @kunkaroon155
    @kunkaroon155 8 років тому +1

    mansha allh cumar dhuule Allh haw naxariisto boqorkii codka

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 7 місяців тому

    Heestiii tasniimadeeey
    Amaana allah inanyahay waberina way isku arki doonaaa!!!!
    Ilahayoow ila kulansii jcylkeygii Aduun farax ban gali lahaa haday ogaan lahayd qiimaha ay agteyda ka leedahay!!!!😭

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 4 роки тому +5

    Heesta waa tii ugu danbaysay ee u qaaday😭😭😭😭😭Naag somali ah oo qabtay HIV. Baa xanuunka u qarisay.
    2004 kii bu dhintay alla ya raxmu raaximiin😭😭😭😭

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 4 роки тому

    10/1/2021 waa axad xili barqo ah meel gaar ah baan fadhiyaa mid ka.mida sxbdeyda xafada ayaa iga codsaday in aan dhageysiyo heesta amaana alla io Omar dhuule kolley si buu u taageera ama uu u dareema waliba waa qof xoogaa dhimirka looga jiro lkn aad buu u yaqanaa dhacdooyinka noloshiisa🙏🙏🙏 aniga nafteyda si baan u jeclahay heeskan 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @mohamedelmi5575
      @mohamedelmi5575 3 роки тому

      Dhimirka in logu jiro bad ka reebi laheyd takoor ahaan bey yara noqoneysaa lkn sida kle si fcn bd u sharaxday

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 3 роки тому

      @@mohamedelmi5575 wlle xanuun qofka haaya ceeb ma aha mana aha takoor✋

  • @ahmednuur7363
    @ahmednuur7363 11 років тому +2

    ilahay ha u naxariisto cumar dhuule waxa uu aha nin murti ku duugan tahay

  • @engxuseenmaxamed7135
    @engxuseenmaxamed7135 8 років тому +3

    Thanks we are all feeling unless still one of other dhuule. I never let any copies of song's of dhuule his own asets.hantida maguurtada ah ee dhuule waa heesaha. Iyo kaman macaan iyo midho nuxurleh oo meesha adrabto taabanaya sida jacaylka . Heeshishka qoyska. Ama haba dagte doonida bu r buri. Oo kale. Niyada jacayka is ka masax.meelkale u hubqaado si badheedhah. Ninka waashay badbaadintiisa daaweeye dhuule ma ilaawayo .aakhirana waabu siifadhiyaa.dhuule ala ha u naxariisto isaga iyo halkuu kasoogaley aduunka markii ugu horeysay hooyadii.warshadi dhadhay isaga.koley laguma qalin uurka.

  • @qadarxuseen8943
    @qadarxuseen8943 5 років тому +4

    😢😢AABE CUMAR DHUULE CALI MAHDI 😢😢
    jNATUL FRDOWZA ALLAH KA WARAABIYO
    wxn lzi yaapy dadka dislikes saarayo in ayzan wxpo kla zocon tarikhdiza
    Fanan izga lmida uzan mr dnpe kzo pxyn pxayn somalia

  • @axmefshaafici1010
    @axmefshaafici1010 10 років тому +2

    Alaa yacisag cumar dhuule waa fanaan aan aad uga daba dhacay heesihiisa

  • @aarkaboy1876
    @aarkaboy1876 4 роки тому

    Heestan Waa Mida KalIya Eey nolosheyda BadashaY wllhi AUN Allow Ku Naxariiso😔🤲🤲🤲

  • @raaxocalimaxamed139
    @raaxocalimaxamed139 7 років тому

    Wwwwwwww axyaa wlhi fanaaninti hore kuwa hada aqash iscalaa erayo allow inti dhimaty u baxariso aamin

  • @mohamedibrahimhayd3397
    @mohamedibrahimhayd3397 4 роки тому +1

    13 October 2020 11:55pm in the Burao Cumar dhuule Boqorkii qaaciga Allah haku naxariisto

  • @gobsaninakayse7780
    @gobsaninakayse7780 4 роки тому

    Cumar.dhuule.allow kuunaxariiso🤲🤲

  • @SiciidGabarre2419
    @SiciidGabarre2419 6 років тому

    Hadii waa adduunyee
    Aad iga irdhowdoo
    Axdigaynu dhiganniyo
    Wacadkii illowdoo
    Cajiib. Cumar dhuule alle haw naxariistee wuxu ahaa fannaan qaali ah

  • @najmaartan3472
    @najmaartan3472 3 роки тому

    Allah hakuu naxariisto my favorite fanan ❤️❤️❤️

  • @Dabandit91
    @Dabandit91 10 років тому +5

    Allah yerhamo, his music is timeless

  • @lascanoder
    @lascanoder 13 років тому +3

    Allaah yaaaaaa arxamu al fanaan cumar dhuulle ...

  • @attomustafe2674
    @attomustafe2674 5 місяців тому

    NYA , maxaan u qaaday heesta , ilaahay haku barakeeyo inaabtay , will always love u

  • @barwaaqomedia6667
    @barwaaqomedia6667 3 роки тому

    2021 yaa daawanaaya cumar dhuule cali kama daalo dhageysigiisa alla yaa raxmah

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 5 років тому +3

    Walow aan asaaga adiga kuugu jeclahay oo aad ilwaad qurux adiguna ogsoontahay. Axayaa hees. Cumar dhuule ilaahaw unaxariiso

  • @canabquen380
    @canabquen380 5 років тому +1

    Xiligan aan dhagaysanayo qlbigeyga wx baa ka guuxaya😭😭allh yarxm cumar dhuule

  • @imraanmohamed549
    @imraanmohamed549 7 років тому +13

    2018 wlhi 😍 like igu qabo hadi ad ila mid tahaay

    • @asmalove8853
      @asmalove8853 5 років тому

      Cumar dhuulo cali Alleh haa ku naxaristo

  • @kamaalbashiir1567
    @kamaalbashiir1567 7 місяців тому

    Heestan 2021 Baan gabadh u qaaday iLwaad ba La odhan jiray ree jigjiga ayey aHayd Farxad ku waar ina adeer

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +1

    MY FAV SINGER AHN

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +1

    Legend Reer Burco Ahaaa Illhy Haw Naxariisto 🌸❤️❤️🌸🥰🥰👏😍😍

  • @Suu02
    @Suu02 3 роки тому +2

    2022 still listening allaha yaraxma🥺🤲

  • @siradawedidhe2870
    @siradawedidhe2870 12 років тому +10

    abaha iyo isaaqa afka dheerle ba wase nadalyohow xayawaankaa ee dhiladu dhashay marxuunka amaan sii i am from djibouti i love him i dont care which clan he was .somali fanaan qolo ma leh wa legend ninkan allah yarhama king omar dhuule REST IN PEACE

  • @apdullahimowliid6957
    @apdullahimowliid6957 5 років тому +4

    Ax yaa fanaan yaa ila daawnyo 2019

  • @abdurahmanomar8168
    @abdurahmanomar8168 6 років тому +3

    2018 and still listening 👂 to this beautiful song 🎉

  • @qadafiking3834
    @qadafiking3834 4 роки тому

    2020 yey kusooo kacday heestan ooo iska dhagaysanaayp😍😍😙😙

  • @igamashquul743
    @igamashquul743 2 роки тому +2

    Somali history, is gold.

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 років тому +2

    1996 Ayu dhintay Allow ku naxariiso

    • @qadarxuseen8943
      @qadarxuseen8943 5 років тому

      Wllo waka qldantahay 2000 ayu dhintay cumar dhuule cali mahdi
      Allah ha unaxariizte

  • @sooluudicaashaqa1689
    @sooluudicaashaqa1689 9 років тому +1

    cumar dhuule aallah yaa cizak ifka intaad joogta kaa arsan maaye aaama alla inaan yahyh allow kuu naxariiso

  • @saamabdullah8710
    @saamabdullah8710 6 років тому +1

    Kama daalo wlhi heestan dareen dhab ah ayay xambaarsanthy 2018 wixii dawanaya dawanaya ❤❤

  • @jyotimodi1811
    @jyotimodi1811 7 років тому +11

    Cod macaan,, It gives you hope

  • @abdulkadiryasin4042
    @abdulkadiryasin4042 4 роки тому

    2021 wali yaa dhagaysanaya vivi dhuule

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 роки тому

    SAYIDKII KABANKA ALLE JANADII FARDAWSA HA DAJIYO CUMAR DHUULE CALI👉🏽

  • @dalla112
    @dalla112 7 років тому

    cumar dhuule Au waxuu ahaa fanaan qaaliya wow aabaha jaceylka

  • @mohamedqani593
    @mohamedqani593 4 роки тому

    Illahay janadi farduusa kwaraabi waa bil ramadaan

  • @Akter.khaalid
    @Akter.khaalid 6 місяців тому

    Waxan.dhageysan jiray 2011 ilaa 2012. Maantana waxan dhageysana 29_7_2024 galab isniin ah oo aan bàlwado badan go.aan ka qaatay waxan kuso noqon doona i.a 10 sano ka bacdi haduu alle nafta ii daayo oon xasuusto 😢

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 8 років тому +1

    hees iyo badh wale cumar dhuule ali alle ha ku naxariisto

  • @ZhaaficiZhalka1122
    @ZhaaficiZhalka1122 4 місяці тому

    Ilaahow kuu naxariiso

  • @Somalittimes
    @Somalittimes 6 років тому +2

    Kama daalo dhageysiga heesaha cumar dhuule..... 2018 bisha may

  • @mahmodkirih862
    @mahmodkirih862 8 років тому +3

    ifka intaad ku noshahay kaa aarsan maaye amaana allah inanyahay akhirana waynu isku arki doona
    alla yarxamak yaa cumar mahdi naxariistisa rabi haku baladhiyo

  • @najmocalicali5015
    @najmocalicali5015 4 роки тому +1

    2020 qfki daawanayo like ha iga ilmaamin wallo

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 4 роки тому

    allow unaxariiso cumar dhuule oo dambigiisa dhaaf

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 роки тому

    Waa Hees Hufan Iyo Cod Macaan, Cuudka Uu Cumar-Mahdi Tumayo Ayaa Isna Wax Sii Dheereeyey. Waxa aanu goosanay inaanu la wadaagno inta jecel codkii Cumar-Mahdi Eebbe Naxariistii Jano Ha Ka Waraabiye.
    Cumar-Mahdi waxa uu ka tegey taariikh aad nadiif u ah loona baahan yahay in cid badan wax ku qaadato, kalsoonida uu naftiisa u qabay baana qiimaha siisay.

  • @rexamin
    @rexamin 11 років тому

    fanaan waa faanadii hore
    kuwiihorana iskuma jiraane fanaan waa cumar dhuule allahaa u naxariistee

  • @aideedmoalim5824
    @aideedmoalim5824 6 років тому +3

    2019/02/10 yaa wali ila xiiseeya heestaan asaxaabeey

  • @atoorebaadiyo6345
    @atoorebaadiyo6345 6 років тому +1

    2/8/2018 qofkii dawaday cumar dhuule like ku sharaf

  • @abdulugaas408
    @abdulugaas408 6 років тому

    wwwww hees cajiib ah waaye alaha unaxariisto fanaanka cimar dhuhle cali
    2-9/218

  • @goldcoins9311
    @goldcoins9311 7 років тому +4

    He is playing an oud from Egypt. I can tell by the decorations around the sound holes.

  • @mostaphaothmanfarah589
    @mostaphaothmanfarah589 4 роки тому

    2020 yaa dhagaysanaya oo cawa ku cawaynaya cumar dhuule😁👌✌💫