ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 Gusha u sameyey umada Somaliyed Allaha unaxaristo mohamed Siyad bare Allaha geyo janna fardosa Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴
Allaha uunaxarisato manatogale waa xasuusu waayen abaha soomaaliyed allaha uunaxarisato maxed siyaad bare illahow aamin aamin aamin somaliya Hal allaha ka dhigo 1aad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
Aabe Maxamed Siyad Barre Allah haa unaxaristo Naxaristi jannatul fardowssa Allah haa kuu wariyo Ameen ya Rabb🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰👑👑👑👑Aabe hé is also right lakin somalidu mar dambe ayay bararugan Allah ya heddi Ameen🤲
Allaha u naxariisto aabe siyaad janadii allaha ka waraabiyo aamiin aamiin intu sameeyey gees iyo ka gees maxaa soo Kordhay waa wax a kuwaan intu dhisay ka dhexgaylyaya waxaan leeyahay xaqiisu idin qabay aduunyadii oo dhan iyagaa dam siiyey Xaan cunaa Xaan wax cunaa Deeqo maleh allaha nadhaafiyo kuwaan aamiin wax Somali raadiyey a oo kaa khayr badan allaha noo keeno aamiin aamiin
kuwakan waa caruure meeye kuwii ka soo baxay oo wax ku soo bartay kharaj la'aan Jaamacadii Qaranka ee uu, Ilaahay ha u naxariiste, aasaasay Maxamed Siyaad Bare.
Maxan share gareynaa ma adaaba run sheegaya, ma meel somaliya ka mida oo aan siyaad bare u darsan baa ku taal somaliya caasimada somaliya ee la leeyahay hada way dhismaysaa waa amaan daro iyo nadaafad xumo iyo biyo fadhiisad miiran
Kkkkkkkk Ma wuxuu oran doonaa butland baan tebin kkkkkk majirto Bagdad soomaaliya kamida oo aan dawladii siyaad bare laga tebin dekedaha iyo laamiyada ay cashuurayaan ee kusoconayaan waa kuwii dawladii siyad bare dhistay
Mujrimkii dadkayagi ku Maqanyihiin adiga inti kugula socotay xasuuqi shacabka Soomalilnd 💚🤍❤️ alle cadabta idinku foge naxariis Alle Kuma tuso dad aan waxba galabsan buu diyaarado iyo taangiyo la dhacay
maxamed siyaad bare waa qof marxuun ah wuxuu xaq uleeyahay duco aloow qabriga uwaasiciyo❤❤❤❤❤❤
Allah unaxaristo aabo Siyaad ❤❤❤, I’m with you reer burco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
Ilaahow u naxariiso siyaad barre ❤❤❤❤
Amiin
Allah yaraxma MAXAMMED Siyaad barre amiin
Mashaa Allaah illaahay hawa naxariisito Maxamed siyaada bare🤲🤲🤲🤲
Ilaahay haunaxaristo janadana hageeyo kitaabkisana midigta hakasiyo inagana samir iyo imaan haynagasiyo mdne mdw Mohammed Siyaad Bare absolutely Amiin Amiin Amiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ciqaabo ayey gurten somaliyed Allaha cafiyo umaada somaliyed Allaha kuxafido Insha Allah GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴
Alaha u naxariisto mw siyaad bare Aamiin
Ilahow janadii fardowdoso kuge waqoraxdi naga dhacday siyaad bare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiin
Allah unaxariisto geesi oo ahaay
Allaa yaa arxama raaximiin
Ina lilah wa ina ileyhi rajioun Allah unaxaristo
Allah Yaraxma Abdilaahi Yusuf Axmed Amiin
ALaha. Unaxaristo. SiyadbarewaaLodarsday. Janatufardowilahayuga. Baryeynaamin. Amin. Abesiyadbare. Libaxiiafrika
Reer burco Rabbaa oge
Runbay kuu sheegeen..
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 Gusha u sameyey umada Somaliyed Allaha unaxaristo mohamed Siyad bare Allaha geyo janna fardosa Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴
Mansha Allah. Walal. Macan. Somaliya. Guul. Tukiga. Guul masar. Guul. Ssc. Guul ❤
Waxy haleysay ma jirto dawladii milateriga ahayd waxaa wax weyn haleeyey SNM iyo USC
Midhahoodii se way hayaan maanta Somali oo dhani waa u wada jeedaa inay tahy 2 daas qolo kuwa aan dawladnimo doonayn se cidina ugama futo xuma
Allaha uunaxarisato manatogale waa xasuusu waayen abaha soomaaliyed allaha uunaxarisato maxed siyaad bare illahow aamin aamin aamin somaliya Hal allaha ka dhigo 1aad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
Alaha u naxaristo iyo dhaman musliminta
Aabe Maxamed Siyad Barre Allah haa unaxaristo Naxaristi jannatul fardowssa Allah haa kuu wariyo Ameen ya Rabb🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰👑👑👑👑Aabe hé is also right lakin somalidu mar dambe ayay bararugan Allah ya heddi Ameen🤲
الله يرحمه ويغفر اليه ويجعل قبره روضه من رياض الجنة اللهم آمين يارب العالمين 🤲
Amiin
Masha allaah soomaali iminkay ogaaatay dowladdi kacaanki barakaysna ee soomaaliyaa soo martay
ilahow Jano geey udenbi dhaf🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
War benta dhaf cabdirashid mj ba dilay e cabdulahi Yusuf Allah u naxaristo kursi bu rabay
WAA SAX MEEL SOMALIA AH OO KA FAADAY KA DIB SIYAAD BARRE MA JIRO PUNTLAAND SOMALILAAND KOONFUR MUQASHO KIKIKI
Guul guul guul reer Burco absolutely iskacarsha muse juudan, hadiikale waxaa noqonaysan sida reer falastiin Absolutely 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Allaha u naxariisto aabe siyaad janadii allaha ka waraabiyo aamiin aamiin intu sameeyey gees iyo ka gees maxaa soo Kordhay waa wax a kuwaan intu dhisay ka dhexgaylyaya waxaan leeyahay xaqiisu idin qabay aduunyadii oo dhan iyagaa dam siiyey Xaan cunaa Xaan wax cunaa Deeqo maleh allaha nadhaafiyo kuwaan aamiin wax Somali raadiyey a oo kaa khayr badan allaha noo keeno aamiin aamiin
Soomaali oo dhan ayaa darsatay guri iyo deked shacabka weli mahin adeeg iyo cadaalad toona kacaankii guul
wa run siyaad bare wax weyn bu wadanka uqabta laakin soomaali ba ka abaalka dhacday
war vedio gang bil kahor ayuu ahaa walahi
HAMBALYO 55GUURADII 21OKTOBAR 1969 EE DOWLADII KACAANKA AABE SIYAAD ALLAHA U NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO
Aslm
Zakariye funaanad calankii soomaaliya buu xiran yahay
Qaran kama danbeyn oo walaahi ah
kuwakan waa caruure meeye kuwii ka soo baxay oo wax ku soo bartay kharaj la'aan Jaamacadii Qaranka ee uu, Ilaahay ha u naxariiste, aasaasay Maxamed Siyaad Bare.
Xaqu ma dhuunto
Taas wa runta maxamed is bare ilahay naxaristo inta dib u gastan ha iska cafyan qof ka damya wa Somali magcad kan wa la waye
Quraanka ninkii beeniyay naarta jahanaba ilaahay kugee
Hasaarin siyaad bare inuu cabdirashiid dilay cabdirashiid majeerten Baa dilay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Adeerka Abdulahi Yusuf Maxamud-Saleban a kow ka aha dalka kuwa bur buriyay Maxamud-Saleban reer Munafaq
Somali lanta laguu sheega yaba waa burco iyo baa bah gobalka raga waa meesha ay kasoo baxaan dadka ugu caqliga badan somalida
Dekadea boisaaso waxaa udhisey dawladdii kacaankoo dham yey dawladii kacaanko dhan ayey udhistey dekadiii boosaaso yey udhiseyn majeertsyn
Maxan share gareynaa ma adaaba run sheegaya, ma meel somaliya ka mida oo aan siyaad bare u darsan baa ku taal somaliya caasimada somaliya ee la leeyahay hada way dhismaysaa waa amaan daro iyo nadaafad xumo iyo biyo fadhiisad miiran
Dolada siyad bare wxaa burbur ku riday hawiye daarood isaq ada riday siyad bare waa nin wadani waye lakin ku waan hada jogo wa balayo
Ilahey janda haa geyo siyad bare
@@AbuukarMohamed-v4t Siyaad Barre ka hor Somalia ma jirin jabhado wadanka Siyaad barre gacantiisa ayay ku dhex burburtay.
@@AbuukarMohamed-v4t Siyaad Barre cidna ma dooran wadanka inqilaab ku qabsaday, qofkii ka fikrad duwan wuu dili jiray, 21 sanno xukunka isku dhajiyay saas jabhado ku abuurmeen.
Nin ka fican ma heysa adiga mise oromo aya tahay
Hhhhhhh hada meyso tooseen
21 october waxaanu u naqaanaa maalintii j.somaliland uu madaxwayne muuse biixi cabdi uu xadhiga ka jaray wasaaradii ciidamada cirka oo uu xadhiga ka jaray?Ee waa ayo cida odaygii siyaad bare wali moodaya inuu nool yahay ee sawirada marxuumka soo lugooyay ee baraha bulshada kaga ooyaya maxamed siyaad bare allah haw naxariisto kolay wuxuu ahaa marxuum somali ah oo geeriyooday 1990kii lkn maan garan waxa uu usoo qaatay wiil kan yari mise wuxuu is leeyahay shacabka j.somaliland marxuumkaa xabaalaha haku caayan isagoo isleh maxamed siyaad bare ayay si gaara u neceb yihiin shacabka j.somaliland lkn waxaasi waa qalad oo intuu isagu diyaarad soo kaxaystay shacabka j.somaliland diyaarad kumuu soo duqayn lkn wuxuu madaxwayne u ahaa xukuumadiisii dhisnayd ee isaga u shaqaynaysay sidaa darteed waxaan kula talinayaa inan kan yar waxba haka dhex raadin taariikho madaw oo maxamed siyaad bare uu dunida kaga tagay bay ahayd oo waa waxaan soo noqonayn lkn imika waxa meesha maraysa jamhuuriyadii la duqeeyay oo noqotay dawlad madax banaan oo caalamku aqoon sanyahay oo uu hogaaminayo madaxwayne muuse biixi cabdi xildiid rooble oo maanta xadhiga ka jaray 21kii october 2024ka wasaaradii ciidamada cirka ee j.somaliland waana taariikhda cusub ee ay gaadhay dawlada j.somaliland iyo madaxwayne muuse biixi cabdi.oo aan leeyahay waxaad na gaadhsiisay wixii aanu hiigsanaynay wakhtiga dheer.guul iyo gobonimo j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Cajuuska muse mxa ku qofilay oct 21 hadu maxmed siyad u ciil qabo akhiro jira haka daba tago
Cid aan tebini ma jirto xukuumadii kacaanka
Kkkkkkkk
Ma wuxuu oran doonaa butland baan tebin kkkkkk majirto Bagdad soomaaliya kamida oo aan dawladii siyaad bare laga tebin dekedaha iyo laamiyada ay cashuurayaan ee kusoconayaan waa kuwii dawladii siyad bare dhistay
Mujrimkii dadkayagi ku Maqanyihiin adiga inti kugula socotay xasuuqi shacabka Soomalilnd 💚🤍❤️ alle cadabta idinku foge naxariis Alle Kuma tuso dad aan waxba galabsan buu diyaarado iyo taangiyo la dhacay
Wuxuahaaaningesiahelibaxiafrika. Ayuaha
Cadaali ma ahayn dhibkii uu somalia kasameyay ayaa wali socda,
siyad asagana afkisa kayiri dulban katagayaa ee dad katagi maayo.
Muuse juudaan waydii dhibka soomaali haysta
ma dadka qaangaarka ah wadankii burburiyey illaa maanta dhiiga dadka daadinaya ayaa Marxuumkii Allaha u Naxariisto mas'uul ka yahay?
Ben badana ma qof dhintay ba shaqo ku leh waxa hada socda
Beenloow dhashiis reer bari iyagaa weediistay soomaliya dekeda io ga
Wadada laamiga ssdf amxaaro bay ahaayèn wadana waxkama ogeen