Wlhi wakugu xeran nahay ani wana jeclkahay kabanka xfda ayu iyaalaa hadana wku faladaa kaliya wayo ma keni karo sida lo sameyo marka noso badi bro tnks filfil from Belgium
DHAMAAN ASAXAABTA KU XIRAN CHANAL KAYGA WAAN UGA FAAIDAYNAYA BARASHADA GARAACISTA KABAN SI AY UGA FAAIDAYTAAN UMADA SOOMALIYEED EE JECEL KABANKA INAY BARTAAN WAAN BILAABAYA MARKALE IN SHAA ALAAH ANIGOO AAN QAABKA UGU FUDUD AAN U TUSINAYAO AMA AAN U SHARXAYO
filfil studio production asc ustaad filfil wan kuubaahanahay xageen kaalasoo xariiri karaa, 9077446966 hadaad igasoo wacdo wan kuu duceeynlahaa, kabanki iyo aniga in naloo kala turjumo yaan ubaahanahaye
M.a ustad Arinkii Yimadana
Cabdi qaadir fil fil walle waaa tahay nin kaban ka oohiyo allha kuu barakeyo kacantaada wll
Wlhi wakugu xeran nahay ani wana jeclkahay kabanka xfda ayu iyaalaa hadana wku faladaa kaliya wayo ma keni karo sida lo sameyo marka noso badi bro tnks filfil from Belgium
In sha alaah wan so badinaya
Mansha allah sxb si qurux badan ayaad u sharxaysaa insha allah nosoo badi casharada
Hala Yaa filfil Ustaad dadk sidaan wax kuma baranayaan kowdheh Ee haisku dalinin Kii donayo inuu barto hasoo ibsado kaban kadibna hakusoradiyo haku imado meyshaa jogtid waa qofkii dhab aykatahay intuu barto 👍
Ustaad casharada waa mihiim. Marka magac isku mid ah iyo lambardii kusoo qor tusaale
Barashada kabanka qaybti 1aad
Barashada kabanka qaybti 2aad
Barashada kabanka qaybti 3aad.
Sidaas noogu soo qor fadlan
DHAMAAN ASAXAABTA KU XIRAN CHANAL KAYGA WAAN UGA FAAIDAYNAYA BARASHADA GARAACISTA KABAN SI AY UGA FAAIDAYTAAN UMADA SOOMALIYEED EE JECEL KABANKA INAY BARTAAN WAAN BILAABAYA MARKALE IN SHAA ALAAH ANIGOO AAN QAABKA UGU FUDUD AAN U TUSINAYAO AMA AAN U SHARXAYO
Fil fil waa anigoo ah ku yaar o rer jabutii ah wahan donaaya inan bartoo kabanka
Fadhlan macalin fil fil runtii waan kuu hiseyaa
Wakaa wats app +90 5526912353
Good
Ustaad barashada kabanka diyaar ban uhay noo faah faahi mudo intee leegbu qofku kula qabsada
Waad ka baxsatay duqa gacantada alaha barakeyo
Macalin oo Minnesota digan baan oo bahanahay.
Ustaad wan jeclaan lahayd in ad nomber watspkaaga no so qorto si anu kaala tashano waxyaaabaha mad madowga nagag jira
Waaow
Sxb hada waaa ii bilaaban yahay adaana kaabartay boss thnks
Asc, wlo iyado qoral miyad haysa?
Mahadsanid ustaad filfil.
Ustaad adigoo raali ah videos kaga way wada gaban yihiin ee noo yar dheere ilaa 20 daqiiqo camal xarkaha aad tubaysana si fiican noogu faah faahim please inta jeer ee xarig walba isagoo xiran iyo isagoo furan la tumaayo. Mahadsanid.
Mahadsanid macalin filfil
Ustaad. qaaciga aad ayaan u jeclahay ee sidee iiga caawin kartaa barashadiisa
zxp ana waan
raadinayay
inaan barto
eh halkee dagantahay
this Ur hooyo
MACALIN SHARAXAADA AYAA KAA MAQAN KA HADAL WAXA AY LABADA GACAN QABTAAN. Soo DHOWOW macalin filfil
Macalin waad mahadsantahay marka koowaad barka labad si casharada looga faiidaysto iyada qoraala xargaha midwalbo nitajeer ufurahay iyo sida isugu xirmayaan soo dhig video dadka kudubayana ha edited gareyaan qorka video israci hala soo galiyo mrkaa waxd noqnysa macalin aadlooga faido
Inanabarto banrabaa cmlinow
Asc mr filfil kaabe xageen kaalasoo xidhiidhaa adoo mahadan
+254721247124 whatsupkayga waye bro
Filfil waa balayo
sxb waad mahadsantahay waxaan jecelahay inaan kabanka barto fadlan noo sii wad casharada kabanka
Yaasalaam
aaad baad u mahad santahay
thanks thanks ilaa xad waxaad u sharaxaysaa si aad u qurux badan oo la fahmayo
Macalin kabanka meelkasta malaga heli karaa
Inaga daa hhhhhhhhh Somalilay bahalaha kala barta kan waxa laydhaa cuud guitar ku waa nooc kale kii maxamed mooge iyo dhuulle iyo
Weliba hanuuniye noosoo geli hasha labada geel jecel
comments ka ayan eegayoo wax dumar ah waan kawaayay hhhh howshani waa howl raged walee, hablow wax walba sidaasa ayaa loo kala leeyahaye surawaalada inoo daaya aad banaanka kusoo aadeysaan.
Anaa ka mid ah. Waan bartaa. Hadaan helay meshaan. Lkn ma jiro qeybo sii socdo
Haa waa ii bilaaban tahey. Kaban caadi heystaa. Haddaan help qof I baro, waxaan rabaa inaan soo gato Cuud.
, 😍😍😍❤❤no I'm took
Macalin kabanka wan baran lah lkn mayalo somaliland ee icawi si an u helo
carabaha iyo iimaaraad ka dube ayaa laga helaaa
Siciid Abdi anaa kenaayo sxb carabti ayaan la hadlaaa waa la dhamaynaa
@@Mukhtaar2004 sxp maxd kenaysa ma cuudka halkese keenaysa
@@Mukhtaar2004 sxp se maxa la dhameyey
filfil studio production asc ustaad filfil wan kuubaahanahay xageen kaalasoo xariiri karaa, 9077446966 hadaad igasoo wacdo wan kuu duceeynlahaa, kabanki iyo aniga in naloo kala turjumo yaan ubaahanahaye
BALAA KUGU CUNTAY CUUDKA
Waar filfil sidan waxba looma fahmayee caadi ugu sheeg dadka
Waaow