Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qaaci Show | Cabdikarin Jago

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2021
  • Martida: Cabdikariin Muuse (Jago)
    Cuudka: Aadan Karoone
    Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
    Camera: Mubaarak Jama
    Mubaarik Gabyaaye
    Vocal Record: Shabcaan Isko
    Editing: Faysal Cashuur
    Soo Saaristii: Astaan TV HD 2021

КОМЕНТАРІ • 95

  • @user-wh4xj2xj3v
    @user-wh4xj2xj3v 3 роки тому +15

    Wlhi been ilaahay ma jeclee wiilkaan cod waa ku hayaa, inkastoo reer muqdisho ahey hadana ninkaan cimaadada ma heysan kari,, markii 5aad dhegaysanooyaa 🖤🖤

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 роки тому +2

      haddaad reer muqdisho tahay, ma cuqdad baad ka qabtaa reer Hargeisa, is deji walaal, biyo badan cab iyo 2 kaniin ah, walaalahaa waaye, caadi iska dhig, bismillah

    • @zadaqnuur7
      @zadaqnuur7 2 роки тому +1

      @@mhassan0163 hahah qalad’u fahantay fanaanka asiga waa horre dhahay aduunka muqdisho u necbahay

    • @barwaaqoidil7367
      @barwaaqoidil7367 2 роки тому +1

      isaga tuur cimaamadiisa haku dhegin wlleey

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 Рік тому +1

      @@mhassan0163 adigaba xanunsan ee dhaqtar aad maxa meesha cuqdad keenay gabdhu reer muqdisho ayan ahay haday tiri ma ree somaliland bay cayday mise cid bay wax ka sheegtay adaa cuqdad ku haysa ee alle ha ku caafiyo

    • @Ahmedabdi2025
      @Ahmedabdi2025 4 місяці тому

      ​@@zadaqnuur7fikirkisa waye waxow rabo ha jecelado waxow rabane ha necbado. Qof walbow taata ilaasho qof na Mogadishu iyo hargeysa masuuul kama noqon karo ha noqonin malibanihii lagu liibanay shaqo kale yeesha from Somalida. Fiyow 😅😂

  • @omriyo
    @omriyo 2 роки тому +6

    Some of you are angry that you don't have his confidence because maybe if you did you would not feel so low as to comment on his appearance when his talent is clearly evident in his voice and ability to deliver the lyrics the way he does.

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 3 роки тому +5

    Fantastic, what great singer you are sir.

  • @Sultanadamqassim
    @Sultanadamqassim 3 роки тому +4

    Axyaa Fanaan Jago Runtii waa Fanaan Dhamaystiran Horay Usoco Brother 😍

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому +2

    Hadaan leys xaqiireyn ninkaan cod Kaan uu qabaa wlh ninkaan msha allh

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 3 роки тому +5

    Waaw waaw fannaankii weyna ee Cabdikariim Jago👍

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel 3 роки тому +2

    ayyy Abtiigay abdikarim jaago Keep going Abtii macan

    • @abdidaud9183
      @abdidaud9183 2 роки тому

      Ninyahaw reer waqoyiga waxan kala yaabay Baqalka xitaaa ceshan mayan keep going been ah ayey leyihiin😂😂😂😂😂

  • @dariqmahamed7535
    @dariqmahamed7535 3 роки тому +2

    Apdikariin jeego madaxa Qaaciyada 👋👋

  • @mustafemohammed2554
    @mustafemohammed2554 3 роки тому +3

    C/kariin jago sunta ka ilmaysiiya qadaadwaynta somalia, hore u soco nacabku darbiyada hadhaafo, viva Somaliland💚*❤

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 2 роки тому

      @@munacumar1984 IDINKAAA KHANIISIIN AH OOO YUHUUDA ILOWSHA DHOWAAA MA UMAL BAAA AMISOM WAAYO,XALANE KUWA KU JIRA WAYO EE YUHUUUDA WAAAYO KUWAAS IDINKOO INI GUMAYSTA
      SOMALILAND OO XOR AH KUSO MEEERAYSTAA REER QARAXLANDOW,R
      REER CUQDADLAND,REEER GUMAYSI LANDOW

    • @maslahbarkhadle952
      @maslahbarkhadle952 2 роки тому

      Qofkan Macasha Leh Somalia maxey uga baahanthy dhilo ku dhashaye

    • @hghvg2946
      @hghvg2946 2 роки тому

      Siilka hooyadaa buu ka ilmeysiiyaa😠

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 роки тому +2

    Yaasalaam, wuxuu na xasuusshay waay waayo

  • @hghvg2946
    @hghvg2946 2 роки тому

    War astaan waxay u qalantaa inlaga dhigo madxafka fanka somaliya🥀🥀🥀🥀

  • @matmat735
    @matmat735 3 роки тому +4

    Hibadu isma qariso!

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 3 роки тому +2

    axyaa fanaan

  • @awesamin1930
    @awesamin1930 2 роки тому +1

    Awesome indeed !!

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 3 роки тому +1

    The only and the one Jago
    caadi mahan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому +1

    Xasuustii cabdala yusuf hanuniye Uso duceeya magalada muqdisho ayuu ku xanuun sanaay

  • @hilaac075
    @hilaac075 3 роки тому +1

    Laaciibkaa wayn, nooloo maclin

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 3 роки тому +6

    Fanaankan deni maxay isku yihiin?

  • @naturalofficialchannel.3655
    @naturalofficialchannel.3655 2 роки тому +7

    Ninkaasi Jeego waa legen ee garab halasiiyo, fadlan ka daaya cayda iyo afxumada.

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 3 роки тому +2

    Waa kaa hadalku.

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 3 роки тому +2

    ❤❤❤❤❤legend ❤❤❤❤

  • @mahamedcarab3044
    @mahamedcarab3044 2 роки тому +1

    Axyaaa axyaaa sxbky macalinkaa cuudka qarniga #Adankaroone salan Sare iyo qof qaliya oo #Jagoo

  • @maxameddhere9327
    @maxameddhere9327 3 роки тому

    Astaan tv waad ku mahadsantiheen soo noolaynta asalkii fankeena si casriyeysan oo wadata akhlaaq iyo dhaqankii subanaa

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 2 роки тому

    Wow Amazing Legend

  • @obsacabdiraxmaan4352
    @obsacabdiraxmaan4352 3 роки тому +3

    Waaaaw

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 2 роки тому

    Waaw the best fanaan

  • @cilmiwade6489
    @cilmiwade6489 3 роки тому

    Codkaaga haa baan u hayaa se jidhka inaga adkee Al-fanaan🙏🏃‍♂️

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 роки тому +1

      ceeb iyo jaahilnimo ayey kugu tahay inaad ka hadasho jidhka qofka , qof tuur leh, qof wax kale leh, kama hadli kartid, ixtiraam baa lagaa rabaa, badow yahow

  • @abdifatahxiis7462
    @abdifatahxiis7462 3 роки тому

    al fanaan codkaga waa halaasi, kaliya GYM ka kuyar dadaal Jago...viva ....viva

  • @axmednaaji8206
    @axmednaaji8206 2 роки тому

    Axsan yaa yaa

  • @AbdirisaqGuled
    @AbdirisaqGuled 2 роки тому

    Ha is raacdo, war kan yare wuu kala socdaa dee.

  • @abdelqanimohammed995
    @abdelqanimohammed995 2 роки тому

    MashaAllah

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 3 роки тому +2

    War niinkaani reer jabuuti ayuu ahaan jiiray ee ma qabiil baa qaaday

    • @xarbixarbi7574
      @xarbixarbi7574 3 роки тому

      Qabiil ma qaadine wll waa askari katisrsan ciidamada asluubta somaliland
      marka maxa laga doonaya aan ka ahyn in uu guto waajibaadka qarankiisa uu matalo

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 2 роки тому

    Typical jeego wow

  • @deevaacadde7207
    @deevaacadde7207 3 роки тому

    Walba maa fariisisiin

  • @abwaanshiine3269
    @abwaanshiine3269 3 роки тому +1

    Hesta uma bisla fanankan e ka qaada

  • @mahadmaxamed8452
    @mahadmaxamed8452 3 роки тому

    Salfuc igadhe kkkkkkkk 😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣 uur yaahuu warya Dulufoow salfucooow balse keep going cabdikariin balbaraka

    • @mahadmaxamed8452
      @mahadmaxamed8452 3 роки тому

      @@dunidahorizons5082 shuqraan jzkl kheyr farxad kunolow aad iyo aad ayaad uu mahadsantahay walaal

  • @amiincllhi5026
    @amiincllhi5026 2 роки тому

    Jago kapax axsan hees

  • @maygaagguure2048
    @maygaagguure2048 3 роки тому

    Hees ha kaa ahaato Foorjo. Immika maxaa ku dhacay ee loo samayn waayo hees foorjo ah? Heesihii ba nacab aan la garanayn waxa looga jeedo ayey ku meereystaa

    • @yussufgeddi8194
      @yussufgeddi8194 3 роки тому

      Heeshaa Foorjada ahi asalka hore intooda badani Riwaayado ayay kusoo baxeen, oo sheekada riwaayadda ayay ku jaan go'naayeen, imikana riwaayadihii noocaas ahaa ayaan jirin.

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 роки тому +3

    War ninkaan ma dhuusada ayuu isku celiyaa horta 🤣🤣
    Sii daa cabdikariinoow haba la yaabee kkkk

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 3 роки тому

      Qaabkuu utaaganyhy miyaa😀😀😀

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 3 роки тому

      @@salaaniofficial5654 kuwa meeshaa fadhiya waa ma naxayaal ninka meey gargaar dag dag ah u fidiyaan 🤣🤣

    • @mahadmaxamed8452
      @mahadmaxamed8452 3 роки тому

      Yaahuu kkkkkkkkk kkkkkkkk 😂🤣🤣😂🤣

    • @mustafemohammed2554
      @mustafemohammed2554 3 роки тому

      Qadaadwayneey👎👎👎👎👎👎👎

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 3 роки тому

      @@mustafemohammed2554 cabaad weyneey

  • @dulqaadboyofficial5914
    @dulqaadboyofficial5914 3 роки тому +1

    War kan heesta halaga qabto wllhi ku tuntay
    Laxanka asaga lee wato ma ahn kii asalka

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 2 роки тому

      WALAAHI WUUU COD MACAANYAHAU ADIGU WAXAAD DOONAYSAA CIYAALKA YAR YAR EE IMIKA EE SHARMA BOY
      TAKALE NINKAN WALAAAHI WUU LA KEENAY FANAANADIII HORE HEESOOHOODI WUU LE KEENAY ANU WXAAAN AAMINSANAHY NIN SIDAASOO KALE OO SAMEYN KARA MA JIRTO
      HADAAD HAYSID ISOO SHEEG BAL

  • @wehlieofficial6261
    @wehlieofficial6261 3 роки тому +1

    school 🏫 🚫abaarso 🚫iyo🚫 🚫jamacadan🚫 barwaqo🚫 gaalnimo dadka laagu baraaa wax ka xun majiraan ee reer somalilaand haka amusininaaa caruurdinaa oo laa Galeysinaaaya musse bihi Haku Raali Galininaaa ee Allah ugu Dhawada sidaaa dulmiga iska wareejisaaaan ileen waad uu haal gandaan sidaaa ictiraaf uu heshin maha didaaayo inaad Diindaan kiristaankan laa dagalaan diin wax idinka culimaa badan ma jiraan dhulka somalidaa hadana ma Goobihi wax barashada ayaa kuu soo kordhiseen in laagu baaro jilasha soo kacaayo in laaa baaro gaalnimada waaal cibaadu bilaaahi

    • @aminayassinehussein8123
      @aminayassinehussein8123 3 роки тому

      Ciidama Amison ee koonfur haysta maxaad uga aamusteen kuwaasaa hablihii reer muqdisho wada kufsada oo wicilo ka wada dhalay Somaliland loo biqimaayo ee adigu taada xoree hanagu daba lumine

    • @xarbixarbi7574
      @xarbixarbi7574 3 роки тому

      Inaderow wadankan madaxba loo doortay kana masuula hawlaha qaranka culimadayadina way jogta hadi wax naga khaldamena waa la saxaya insha Allah....
      lkn manihin shacab caadifad darteed qarankoda u burburinaaya.

    • @wehlieofficial6261
      @wehlieofficial6261 3 роки тому

      Waxbo xaqaa haka xumaninaa waayo waxanu nahaay daad idin jecel Hdana Diiniyaan ayee sheekada mareysaaa Abaarso iyo jamacaada Barwaqo meshaa ka saraa hada tihin daad muslimin

    • @xarbixarbi7574
      @xarbixarbi7574 3 роки тому

      @@wehlieofficial6261 mahadsanid sxb dad wllo ah oo wada dhashay ayynu nahay lkn waxa haboon goaanka aynu gaadhayno in aynu ku gaadhno si caqliyaysan oo aqooni ku dheehantahy,hadi kale salfudadyku waxa uu inoo horsedaya dhibta aynu ka ordayno midka waxyeelo badan...
      Waajibka koobaad ee ina saranina waa ilaalinta iyo ku dhaqanka diintena suuban marka wllo waxa aynu ka war dhawrayna wllo baadhitanka W,diinta iyo awqafta iyo W,waxbarashadu wadaan iyo eedaymaha loo haysto coldoon markaas ayay wax waliba cadanayaan.
      Sxb waxan ahay aniguba tageerayaasha C.malik muuse coldoon waanan ka xumahay xadhigiisa wxann aaminsanahy in aad logu qaldamay isna uu ku khaldana inuu warbahinta fariintiisa u adeegsado iyado ay la habonayd in uu marks kobad ku wargaliyo cida masuuliydas leh sida laba wasaradode at qusayso

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 3 роки тому +1

      Zaki Ali Abaarso school Hooyadaa aya lagu dhex wasaa dhal faqashow

  • @hanadaxmad5276
    @hanadaxmad5276 3 роки тому +1

    Nin xaarka sohayo mesha ka wada🤧🤧🤧

    • @aminayassinehussein8123
      @aminayassinehussein8123 3 роки тому +1

      Adigu maxaad u fiirsanaysaa dad jecel oo ku faraxsan buu u heesayaa adigu xanuunka la tag

    • @aminayassinehussein8123
      @aminayassinehussein8123 3 роки тому

      Ina Amisoon adiga meesha lagagama baahna ee ka carar oo niikadiinii laga wuswusaayey soo daawo

    • @aminayassinehussein8123
      @aminayassinehussein8123 3 роки тому

      Waxaan ku cadaynayaa xaasidnimada iyo nacaybka aad reer Somaliland u qabtid qadaad weyn fooqal qadaad weyn

    • @aminayassinehussein8123
      @aminayassinehussein8123 3 роки тому

      Anigu ma murqaamo ee hooyada baa murqaanta markay u niikinayso Amisoon

    • @aminayassinehussein8123
      @aminayassinehussein8123 3 роки тому

      Adiga ninka maxaa futadiisa ku tusay ma waxaad tahay kuwa la dubeeyo ma futadaa ku dhaqdhaqaaday ilayn waa yaabe lama arag nin nin kale futadiisa iyo xaarkiisa markiiba ishu ku dhacdo oo aan ahayn qolada xaga danbe laga dubeeyo

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 3 роки тому +1

    ALA BUURINIMADO FOOL XUMAA WAR SOOMALIYEEY REG IYO DUMAR ISKA ILAALIYA BUURNIMADA.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 роки тому

      Badownimo ayey kuu tahay inaad qof jidhkiisa wax ka sheegto, ceeb bay kuu tahay

  • @adanxayle9610
    @adanxayle9610 3 роки тому +1

    👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @ahmedaaa2497
    @ahmedaaa2497 3 роки тому

    war hurdaaye ma dadaas ayaa hada ku soo toostay oo aad ku heseysaa balaayo calool kuusnataye

  • @hakimirro9315
    @hakimirro9315 2 роки тому

    Haaa Waa Runtaada