Waraysi Faro Badani Ay Ku Godan Yihiin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim День тому +8

    Waa naclad warbahinta rer galbeedka iyo dowladahooda ba ma ahyn in uu wareysi ka aqbalo wxn , dowlad rer Afghanistan cml haka dhigo dowladiisa hadu guul kama danbeys ah rabo

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 День тому +3

    jawaabti ku jawabaya noso turjima Ustaad

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas День тому +4

    Adiga iyo Buuggaa Nafiisi ee kaa dambeeyaba wan idin salaamay walaal.

    • @maan-maalchannel
      @maan-maalchannel  День тому +2

      Aniga iyo buuga nafiisiba waanu laa qaadnay walaal

    • @Runta2024
      @Runta2024 2 години тому

      Carabiga sideen Buugagta ugu akhrinaa maad muuqal nooga samaysid iyo sidaad adigu kubilowday​@@maan-maalchannel

  • @mohamudulusow3668
    @mohamudulusow3668 День тому +2

    Marshall Plan dheh bro lot Law Mahadsanid 🎉

  • @MohammettAxmettJimcale
    @MohammettAxmettJimcale День тому +1

    Mahadsanid ustaad 🙏

  • @CaydaruusCabdilahi-f2y
    @CaydaruusCabdilahi-f2y 59 хвилин тому

    Thanks pro🎉

  • @saidbaxar8513
    @saidbaxar8513 23 години тому +1

    Manshallaah wajigaaga aadban ugu baahna inan arko aqoonyahan

  • @khadarmohamed5566
    @khadarmohamed5566 День тому +1

    Codkaaga waa unique sxp hore u socoto in badan Ayan dhagaystay adoo leh dhacdadan oo fasir loowayey

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 День тому +1

    Masha allah codkaaga mid gaara.
    Soo koobidi buugta noso celi

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin День тому +1

    Maanmaal youtube kii wuu soo noqaday guuuuul 🌳 🌳 🌳

  • @RidwanMaygaag
    @RidwanMaygaag 17 годин тому +1

    Sxb barnamujyadii taariikhda iyo sayniska noogu celi

  • @caytoeconomist
    @caytoeconomist 23 години тому +3

    Jawaabihii uu bixiyey ayaa noo muhiim ah hadan nahay caalamul islaam.
    Mxd usoo gudbin weydey?

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin День тому +1

    Guuuuul guul hambalyow ❤❤❤❤❤

  • @Maahir397
    @Maahir397 9 годин тому +2

    Wa dhaqn ka marykanka wuu kudhisaya isago dantisa ka atkaya hadhowna eukudumunaya markudantisa ka,arkiwayo

  • @umu_cafiifa
    @umu_cafiifa День тому +1

    Hure usoco ustaD

  • @sakariyekayse5589
    @sakariyekayse5589 День тому +1

    Golden voice

  • @AbdallaSakariye
    @AbdallaSakariye День тому +1

    First macalin ka 🎉🎉🎉

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali День тому +3

    Gaalada Waxee kaa raali noqon markaa diintooda raacdid

  • @suhaybi
    @suhaybi День тому +2

    Madaxdii ba soo noqotay.
    Cod hibo leh ayuu ilaahay ku siiyay ka faaideyso

  • @AhmedAbdi-z8q
    @AhmedAbdi-z8q День тому +1

    Ustaad wankaga mahadcelinaya qaabtabintada haben hadana dawan habenka kale wan dawada shekoyinkaga thanks

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka День тому +2

    Hala yaabin saxafiga galbeed-ka ah, waa Nin doowladnimadiisa ilaashanaya,
    Waxaase ceeb iyo foolxuma ah, in eeynan wali fahmin dhagarta iyo lug-gooyada aay nagu hayaan

  • @ahmedmohamedmadar8798
    @ahmedmohamedmadar8798 День тому +1

    Waar waa ninkii codka wanaagsanaa ee caqliga iyo cilmigaba saxiibka u ahaa

  • @cabdiqanishuuriye9506
    @cabdiqanishuuriye9506 День тому +1

    Ustd ayaga hamogada ugu weyn wxa weeye iney rabitankoda ay wax fican uga dhigan

  • @Maxamed-cabdirisaaq
    @Maxamed-cabdirisaaq День тому +1

    Ustaad waxan kuugu hanbalyaynaya qaabkan cusub ee aad maalmahan danbe wax u soo tabinayso ee maqal ka iyo muuqaal ka ah.

  • @suularts3529
    @suularts3529 День тому +1

    jacfar suldaan yusuf salaan sare sxb qaaliya

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali День тому +2

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel День тому +1

    Turjumaanta hoos ku qor zhp iyadoo sonaliaia

  • @HassanAbdirahman-q4z
    @HassanAbdirahman-q4z 2 години тому +1

    Wqriyaha si buu dhaa dhaan u yahay, mowduuca mihiimada maba ka hadlij, sida mowduuca looga hadlo soo baro oo isku laabo.

  • @naciimaxuseen8330
    @naciimaxuseen8330 21 годину тому +1

    Wll qaybtii 2aad ee barbaroosa goormuu soobaxayàa

  • @EagleD47
    @EagleD47 День тому +1

    😊hadaan awood u lahaan lahaa dhalinyarta somaaliyed oo dhan in aan kuu soo jeediyo si ay kaga faaideystaan oo kugu so xirmaan wan sameen lahaa wall .cz aad ayaan u jeclahy .teda kale walal hadad awodi karto bar mamija aha Dacdoyinki wareriyy saynis yahanadii ay xalin wayeen .aad iyo aad ayan u jeclahy asiga oo kale hadaad hayso wax kuc ah xita noo soo badi pls❤🎉🎉

    • @maan-maalchannel
      @maan-maalchannel  День тому +2

      Aad ayaad u mahadsan tahay walaal, inshaa alaah waan raadinayaa dhigane kaa hore lamid ah oo aan soo aftebiyo.

  • @BushraJamac-t1l
    @BushraJamac-t1l День тому +1

    Meeye jawaabihi uu bixiyayay ?

  • @pacificocean7130
    @pacificocean7130 День тому +1

    nacalad ba ku taal reer galbeed iyo warbaahintooda intaas fidno munaafiqnimo bay raadinayaa ilahay shartooda hanaga qabto

  • @PSA4
    @PSA4 16 годин тому +1

    War jacfarow codkaga unban maqli jiree nin. Shidan ayaadba tahaye walee.😂

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 2 години тому

    Gaalo waxay tuur io golxo isku yeelayaan inaynan soo noqon awoodii muslimiintu, wxn rajaynayaa soo bixida xiniinyo cadayaal gaalada edbisa mana fogaba dabcan

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel День тому +1

    Turjumaanta hoos ku qor zhp iyadoo sonaliaia