ma ogtahay in carruur badan soomaali saan kale u dhintaan oo vodie hadii ay daawadan ama waaalidkood daawadaan in qayb ka noqonayso in waxaas ka digtoonadaan. qurbe hada joogtid waa fahmi lahayd xaalada ku jiraan ciyaalka soomaali. qisada nebiga scw iyada waa waxa ugu muhiimsan aduun iyo aakhiraba na anfacaya
B diddy ey ey dhalay waye yahuudka inkastoo awalba gaal ahaa hadana wacal weyn buu ahaa bal kawarn dhagrtiisa intas oo dumar u bahdilay iyo caruur u galmoday bahdilay dili jiray xita rag u galmooday subxanalaah ileen caanimo iyo lacg darteed dadka wa loo bahdilaa tankle somalia walhy dad badn hadii la baadi goobo somalida wa jahilin aan awod fiicn lahayn anan aqoon sida saqajanka iyo dembiilaha loo qabto oo cademo loga diyarsado walhy gabdho badn sidaan oo kle aya la soo helaa oo xaran iyo bahdil lagu haysto nacalaa ku yaal qof alle ka furty oo dhagr qabe ah aan xishoonyn oo beni adamanimo aqoon ilahow quumu luudkaas ama wax bahideen noloo ka faidysto ha nagu qasbin aduunka muslim iyo gaal cadow badn ba ku jiro😢😢😢😮😮😳😳😳🙌🙌
They All friends, Tpack shukur, wuxuu Ahaa , Nin Handsome ah naagaha dhan way jeclaayeen , wuxuu samyn jiray heeso Badan. R&P Oo dhan wuxuu ka Ah hit, waxaa ka dambeeyey dilkiisa in la’dillo PDY
Waxaasi oo dhan waxaan kamacan badan hal qiso oo rasuulka noga tagay inaa nogashekeso walaley kuwan gaalo waye diinta sobaro oo nogashekey subxanallah jooji waxan
Gabadha barnamijkeeda fiirso qma iska tag
Nebiga csw dhinaciisa ha ka soo wqreegan
Adiga yaakugu qasbooyo o ku leh daawo orod bax katag nabigana haku soo hoos ganban edeb malihid
ma ogtahay in carruur badan soomaali saan kale u dhintaan oo vodie hadii ay daawadan ama waaalidkood daawadaan in qayb ka noqonayso in waxaas ka digtoonadaan. qurbe hada joogtid waa fahmi lahayd xaalada ku jiraan ciyaalka soomaali. qisada nebiga scw iyada waa waxa ugu muhiimsan aduun iyo aakhiraba na anfacaya
Iyaa hada lee arkee ma reer youtube aa kusoo biirtay welcome to UA-cam internationalRufyaan👏👏👏
Waa imaaday 🤣
@@InternationalRufyaanwelcome 😂🎉😊
Magac yada magaranaayi meelna kuma qoranaayi..😂😂😂.xal noo raadi marka 😅😅😅waan ku salaamay natural beauty❤ from ATL USA
BDDY HALAXIRO. FORE EVER. DAYUUSKA. DILAAGA WEYN.
ILMAHII. KADHAMEEYEY
Next qaabka madowga ay drugs ku barateen ka dhig shukran❤
Wllahi wan iska jeclahay gabadha ❤
Aniga xata waa jeclahay
Sawiradooda kusoo dar si aan usii fahano fartuuney
So badi muqaladan quruxeey you are the best Black woman
Tupac Shakur ❤😢
Maya p dady oo fiigsan noo mareesay sheekada 😮
Waa nagu socodey sheekada
Kim Porter xitaa asaa dilay. Plane crush
Fartuun Shekoyinkaga Way fiicanyihiin lkn waxaa ku dadasha Qof kasta kahadlaysid inaa swirliisa soqadato Qof kudawanayo Xitaa video kuma cajisayo 🎉👋🌍📸
Haye, thank you
Ninka la dilay ee Marcellus Williams xog tiisa noo keen Fartuuneey
Fartun horay usoco
Fartun UA-cam adi lee ka maqnaa ❤
Waaw! Waa suubisay. You are perfect!
Keep going dear sister
illahayoow kuwaan kale kaa magangalney. subxannallah
Yes daddy😂😂😂
Abayo please waxad noga soshekaysa Black pink afarta gabdhood ee kuriyanka OK wan kasuga❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂
Wax lagu qoslo maan shegay😄🥵
Plz nooga Soo sheekey baby oil diddy Maxa waaye kkkkkkkk plz kaso hadal
My gossip 😂❤❤
From tiktok welcome international rufinyaan😂❤️
Fartuuney sheekada ninkan tikto ku arkay wan Rabay qof wax ifahansiyo Shukran ❤
War shikadan ayaba rabay wana iga daba giysay thanks ebay
10k gabadha ha la gaadhsiyo international correspondent farun
thank you sister is good history
Fartuunx la,aanteda abaar😂❤thanks queen💗🙏🏽😫
Inuu bakhda kasuro 😂😂 qosolkaa igadhamaadeey
Fartuna shukran qalbii❤
Sheeko jacayl iyo somali wixii sheeka ah waan ku haysanaa
Abayo wax iga dayo salid maxuu ku sameyn jiray😂😂😂 so gaabe aniga fananti ma kal aqano
Dad ku jaajireyn jiray😁😂😂💜
Wll qof kasta ood sheegaysid sawirkisa soo raci waayo sheekadu maa macananayso hadi kale
Qisoyinka hiphop nosobadi puff dady wasaq wayay
Plz gabadha flow dhaha maxaa waaye xaasidnimada intay dawaneeso iyo inta flowka ah iskuma dhigmaan ❤
Soodaqso qeybta kale walasheena ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😊
Thanks abyo nacalaa ku yaalkaas wad inoo shegty tankle ani kuwa kle dhan kama nixin balse justin bieber wa innocenta aqof ciyaal yar buu ahaa walhy anagoo koryno hortena ku weynady wan amini lahay justin inuu wax garsiyey wacalkaas 😢😢😢 inkastoo isaga gaal yahay hadane hoyadiis iyo walidiintiisa lacg darteed bay u dayaceen
Magac yada kuma fiicni meelna maku qoronaayi 🥰
P daddy 😂 you calling dr dre or p dre
whats daddy😭💀
Mase sxb sooma ahayn say kukala haren badboys
❤❤❤❤❤
2pac asagoo 25 jir ah ayuu dilay, biggy sanad kadib asagoo 25 jir ah ayuu dilay, Aaliyah maalintui dilaayay taariiqda 25 ayay aheyd, micheal jackson markuu dilaayay taariiqda 25 ayay aheyd, biggy qofta uu qabay 2pac saaxibtiis ayay aheyd asaga ayaa ku daray Xitaa one week isma aqoon, Eminem Iyo 50 cent waa 2da ninkan fahansanaa, Jay z sabab ayuu ku lahaa aaliyah, sheekada sida soomaalida camal ayaa u dul martay, ninkan 20 rabbers ayaa ku maqan….
Fartuun baby oil naga daba gee
😂😂😂😂
haye
your boutifull good sis
B diddy ey ey dhalay waye yahuudka inkastoo awalba gaal ahaa hadana wacal weyn buu ahaa bal kawarn dhagrtiisa intas oo dumar u bahdilay iyo caruur u galmoday bahdilay dili jiray xita rag u galmooday subxanalaah ileen caanimo iyo lacg darteed dadka wa loo bahdilaa tankle somalia walhy dad badn hadii la baadi goobo somalida wa jahilin aan awod fiicn lahayn anan aqoon sida saqajanka iyo dembiilaha loo qabto oo cademo loga diyarsado walhy gabdho badn sidaan oo kle aya la soo helaa oo xaran iyo bahdil lagu haysto nacalaa ku yaal qof alle ka furty oo dhagr qabe ah aan xishoonyn oo beni adamanimo aqoon ilahow quumu luudkaas ama wax bahideen noloo ka faidysto ha nagu qasbin aduunka muslim iyo gaal cadow badn ba ku jiro😢😢😢😮😮😳😳😳🙌🙌
They All friends, Tpack shukur, wuxuu Ahaa , Nin Handsome ah naagaha dhan way jeclaayeen , wuxuu samyn jiray heeso Badan. R&P Oo dhan wuxuu ka Ah hit, waxaa ka dambeeyey dilkiisa in la’dillo PDY
Naa maa daddy walaahi maa tahaaye waabade uu egtahaye ee 😂😂😂😂
You look like diddy 😂
😂
Leave the girl alone 😒😒
Wllhi waa iga qosliseyy 😂😂😂
Fartuney please sawir qofka mesha sosar see shekada umacato
Fartun ❤
2PAC Waxaa Lagu Dilay Mike Tyson Cayaar ka Dhaceyso Las Vegas Ka dha ceyso Sidaa Lagu Dilay 2PAC
Alla xan jecliyaa ilaa intaan xan lee isoo waday😂
International rufiyan you tube ma jogta😂😂😂
Thank Uu ❤❤❤❤
burna boy and diddy ka soo hadal
Soo badi😮
didy eey eey dhaley weeye waan rajaynayaa xabsi daa in in lagu xukumo
Aniga ugu horeyay 😂
Gawadhaan see isku qaloocineeso ayaan kahelaa d😂😂😂
50 cent ayuu ku dayay odayga hooyadaa wase macnahaa kulahaa qudaar maad ii maleysay markad afka nala so aadee lol😂 50 video laga so qarxiyay
She knows heestas noo fasir😅
Waryaada gabdha flower gareeya
Aliya iyo left eye maxaa sheekadaan ka khuseya
Io MJ 😂wa fahmi la ahay ani xtta
Thanks
❤
Part 3 sister 😂😅
Naa sug part 2 ba dhax imarysa 😂😂😂😭
Abayo sorry xumaan ha ii fahmin lakin hadalka tartiib🙏🏽
2pac sorry pro 🕊🕊😢😢
Ninka saliida muxuu ku sameyaynaya
Like I said before there cheat Tupac lkn qayanadii laga kalay way usoo Bixi doonda xaqiisa
Sister pls what's benefit of this?
Just to be updated 😢😅.
Lkn isaga iyo jz iyo beyonce iyo aflagadadi 50 cent dhexmartay waxyala badana katagtay sister shekada wa kor martay okaliya masoniyada xita weyku jirta
That’s another case somaha
@@InternationalRufyaan yep ila bbby oil ina wada larabay shekada 1000 of bottle
@@InternationalRufyaanFanaanka r Kelly maxaa dhexmaray
@@InternationalRufyaan r Kelly 30year prison
ADIGA BENTA NAGA DA EE FANANITA MAGAC YADODAWA MATAQANID SIDEN KU DAWANAA. ANIGAWA IWAASHAY
Asagan maantey heeysataa kaxaa xaabi dheh
West cost☠️
West coast 😂😂
puff daddy legend
justin bieber heesta uu soo qadey diddy ku socoto ka soo hadal
Ma qaadin waa la dulsaary😅😅
Girl you telling something you don’t Evan sure ..ninkaasi ma qiran waxba ..wali maxkamad baadhis ayay wadaa balse waxba ma qiran
Fartunay ila hada mahafmin maisaga shaqada laga qabanayay mise isaga qabanjiraay ifahnsi
Isaga qaban jiray😂isaga ragana wu full jiray dumarkana sido kle
Waan daalay bas naga dheh
😂😂
𝐩𝐨𝐥𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐲𝐞😂
Beyonce kaso hdl
😂😂😂🎉
😢🎉😅
daddy 😂
Qashin Inaad noo soo gudbiso ma aha wax laga faaidaa malaha ee umada u faaiday
.............
Abaayo markaa qofka ka hadlesid sawiradoda soo saar sidaa u fahamno mahadsanid ❤
taaan jaahilnimaadi doqonimo bay ku darsatay yaabka adunka waxay sheegayso wa qurafaad iyo been yaabka adunka
Jdnxjx
Daddy= mkala jeedaan aabo ee waa erey bixin u adeegsadaan galmo Heerka ugu sareyso mrka qofka lala sameeyo slave sexual ahaan qofka loo hysto ayy u isticmaalaan ereyga Daddy
2bac Soryy 😢😢😢
Why do we care ?
We care 😂
Why are you here if you don't care?
Why are you watching her if you care this topic 😂
❤❤❤
❤❤❤