Every day comment ga waa laso tagan tahay ma qurux badna in quranka iyo kitabka alle la barbar dhigo shay kle marka walal iskada comment gan micnaha aan ku fadhiyin😡😡
Ninkaasi wuu Gar dhigaty gari alaay taqanaye walal.. Inshalah Dhalinarada adoo waqooyi mata iyo nin sidaasa kula fikir ah ayaa la doonayaa in aay dalkeena Mustaqbal u Sameeyaan.. Awoowe Bosaso ayaan kaa soo Salamayaa
Mida inaynu fahano ayaa muhiima hadii aynu dhalinayarad nahay wlh siyaasiyinta aaya Ina walaysa iyo dadka Media ka canka ah oo qabiil inagu kala dilaya from Hargeisa
Adan sahan fikirsiisa wan la qabaa dhalinyarooy 70% kiiba wan ka badanhy hdan 2 siyaasibaa sidaa mustaqbalkeena u luminaya dhalinyarada somaaliyeedna meelkasta ha joogaane waan isku calool fayownahy tas wa laysla ogyahay hdana maxaaa sidan inoo gartay? wan idin salaamay dhamaan akhayaarta Froma Broama
@@hamsesuleyman4029 waa sax wllky waana su,aal muhiim ah inanynu ogaano meesha wax ka qaldanyihiin si aynu xalka u helno sbbta oo xanunka ilaa aan la ogaan waxa uu yahay dawadiisa lama helo. Cudurka kaa gala fardaha hadii laga gubo dameer dawada lama gaaryo!!!! Aniga fikirkayga iyo raygayga aan qabo wuxuu yahay horta qof walba oo binu aadama waxa samyn weyn ku sheesha bulshada uu ku dhex noolyahay oo inga dhalin yaro ahaan dawlad kumaynan dhaln wadanka oo burnursan ayaynu dhalany oo wax walba la boobay lana xumeeyay bulshada lakala qoqobay oo qolaba gaar meel siyaasi iyo odayaal loogu xiray oo bas waxay iyaga soo jeediyan iyo mabada aan somalinimada ku dhisny ku tageerno . Mantana adunka waa lays bahasnya si looga hortago fikirada iyo awoodaha dibada ka imanay ummadahan ay U jiraan balse inaga somliyed ahaan dhaman wadamada dariska inala ah waynu ku kala duwmhy mid siyasdeed iyo mid dimeedba sidas oo ay thy waxa fan gareeya ama lacag ku bixiya inan Somaliy heshiin oo aaynu qabil iyo IS qayb qaybin ku dhaqano wadamo waaweyn sida US, Yurub, Emerat, Yahuud kuwaas oo usoo mara Ethiopia iyo Kenya si kuwaasina ay wax walba U fuliyan waxay soo doortan ama Ummada inay madax U noqdaan U fududeyan Ragga somaliya oo inagu qabiila balse xambaarsan fikir iyo mabda galeed oo bulshada dhnkasata laga nfeyy qabiil ku daga oo isku dira bs iyo oo kuwaas kaliya danahooda siyasdeed fushana aynu ugu hilina. Dhalin yaro waa inaga kuwa manta ay thy in aynu ummadena iyo wadankeena u tashano wlh inaga oo aan odhnny qabiilka waa wax xun balse sida inaloogu adeegsaday ummada loogu dagay ayaa qaladn siyasiyiin ummda kale u adeegana inaga beer laxasanyan oo matida aan waxba fahmn xaga xun uga faidaysana.... Dadka waxaanu ehel nhy ninkay namidyso ujeedo ee si wax la arkayaaya. Allah iyo diintisana aynu U laabano wax walba way inoo hagayaan Mida kale Adam isku day inaad dhalinyrta fikirka saxda amisan ee somaliyeed meel walba oo uu ka soo jeedo ee kugu xiran smysn meel ay kuwada xiriran oo insha Allah ummmada hadii in uun siyasinta laalush qadasha iyo odayaal dhaqameedaydan meel layskaga saari lahaa loga wada tashan lhaa.. Alaykum wa Salma
Hadal iyo waano aad u qiimo badan ayaad soo jeedisay Adam Sahan. Kuwan ummadda kala dilayana xaqqa AlLaha tuso, waa wax ma garato iyo qolyo mashruuc soo qaatay oo aan doonayn inay Soomaali midowda arkaan. Mahadsanid
Waa run wlshy dadka dhana ma wada xuma balse mida ay thy inaynu fahana waa in siyaasiyinta dan gaara leeyihin oo ka muqdisho jooga iyo ka hargeisa joogaba marka Addis looga waco iyga oo forara utagan balse markay inala jogan inakala qabinaya iyaga oo fikir shisheeye iyo dano gaaraba wata. Ka waran haday manta ku heshiin lahayn in uu mid walba dhankiisa isku dhiso mudo 10 sanno ah kadibna laysku yimaado oo marka la wada hadlo intana wax walba layska kaashado from Somaliland waan jclhy wllh somaliyeed wlh dadka Somaliland ma jiran cid ka somali jcl balse mahmah aya ahayd ninka sinantina dida adana diid saryntiisa.... Malinta kenya bada somaliya qadatahy waxa shacka Somaliland U tabthy sada iyaga oo la dhahay waxa la qaatay hargeisa ama meel Somaliland ka mida. Siyasiyiinta yayna qabiil ku tageerin barri way tagayaan ee shacaboob inaynu fikirna qurux badan
Wlhi aadan Waxa ka hadashay arin mahiim ah anigaa ka soo hor jeeda arinta bada marka arkay reer koofurka af lagaada waan Ku wadaan dadka waaba taageeray!! Dadka shacabka aay kale dilisaa taas
Wll Allah ayaa inadhahay ha murugoonin Somalina insha Allah inta caqli leh aya talin doonta siyaasiyinta isku keen diraya ee inagana isku keen jabiyy cadowna inoo jabiyay waynu ka gulysan donaa
Maasha allah caqliga iyo grashada allaha ku siyaadiyo.siyaasiga konfureed ee walaaladeen waqooyi caayaya wuxu cawinaya in dadku walalaha ahi is nacaan , o itobiya anago is nacsan midba meel ku cunto ,mahadsanid aadan in badan
Aadan sahan waa shaqsi ka duwan sida somalidu u fekerayso kana caqli badan dad madax ah oo dhali kara legend hore u soco laga yaaba mar un inay somaliya afkaaga ku midowdo oo horumar ku gaadho 😊❤
Walaahi nin Somalia ah ayaan ahay hadane hadii aan heli lahaay awood aan wax u meel mariyo waxaan madax uga dhigi lahaay adiga iyo kuwa kugu fikirka dhaw ilaah caqli hakuu barakeeyo thanks
Masha Allah wll Aadan Sahan meeshas kasii wad wacyi galintaada insha Allah mar uun wxa rajeeyna state walbo oo soomaaliyed iney Madax ka noqdaan dhalinyar izku fikira oo danta gaarka tan guud ka hormariya oo umada si fiican u jiheeyo oo halmar Angel ka umada dhinaca guud ee wanaaga ubadala i.a weena dhici doonta inta karaan kaygana waan ka qeeb qaadan doonaa insha Allah❤❤❤🤝🤝
Wlllahi waa xaqiiq anigo ah nin isaaq ah waliba awal ah sacad muuse ah ninkaa ka adarkey ee muuse bixi wax kale umaan taagerin oo walibi mucaarid baan ku ahay lkn markan arko kuwa somaliya ee caytamay isagaan tageera muuse ficil baan u taagera waliba si indho la an ah
Halyaybad tahay Aden Sahanow. Wallal nin sharaf badan aya tahal waan ku tageera oo isku mabdabaan nahay oo midnimada umada Somaliyeed aya igu muqadas ah. Anno ka soo jeeda qabilka Ciise waxaan ogahay big population, big geography, big economy, one defence force can make a difference and influence the geopolitics. Mahad sanid.
@@Ali-cv4rvwar hal mid malinta ad so fulisid anaga i sheego ama dheh ana ku taliya wa malinta madaxdinu Hargeysa timado lkn intaas kle ay horumarkeyga ku ciyaya ayan ku aqaan🦮
Masha Allah walal adan dadka inta badan waa caamo qaasatan kuwa xilka haayo ee allaha naga samata bixiyo Adigana allaha kaa dhigo 100 sababto ah waxaa tahay qof ay taatiikhda xusi doonto insha Allah
Asc Bro 😎 Adam Khadar Wxn Rajaynaya Somali inay Ku Fahmaan InSha’allaH 🙏🏽❤️ Anigaba Deegan Kaygu Wa SomaliLand Balse Mabda aygu Wa Somali O Midowda Balse ilma Ahan Manta Muuse iyo Xasan Calayhi Nacla na Ma Odhan Kare Wxy Sabab u Noqon Raba Sidi Kacbda Rasuulka ( N.N.K.H ) ❤️ inay Xabashi Siday Dhagax Dhagax ugu Kala Dhigi Lahayen Wadadedi Ay u Sahlan Illahay Qadiyada Xaranta inan Ku Raaco Sabab igama Dhigo Saylac iyo Barbara Wa Meel Dhow 😢
Well said Adam, Dhallinyaradaa Hargaysa iyo Burco ku dabbaal degaya intooda badan, cunfiga Xamar laga soo afuufayo ayaa ku kellifaya inay taageeraan arrimahaa soo cusboonaaday
Waxan proudly noqdaa markay inamadayadu u hadlayaan sida raga arkona inan la dhashay nimanka dunida ugu fiican marka loo eego dumarka somali waa raga kaliya een waligay arag iyago dumar ku dhagan never ever waa waxan idinku jeclahay lander boys
We need millions of people like you ❌
We need to be like him ✅
Don’t try to be like others, be yourself!
Afkaaga ku faan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@Dreamy-Mafkaga aamin kkk
@@magicboy3765 afkaaga Somali ga inaa magacaaga kuqorato maxaa kuudiiday?
Heesaha waxa ka macaan qur,aanka Allaah ya igu raacsan ☝️❤️🙏
❤
Sheeydhaanyow maxaa quran iyo hees iskugu meel dhigaysaa
Dawrsiga joji ad dinta ku dawarsanyso😡
Wll yaaba hees dhagaysanaya😮
Every day comment ga waa laso tagan tahay ma qurux badna in quranka iyo kitabka alle la barbar dhigo shay kle marka walal iskada comment gan micnaha aan ku fadhiyin😡😡
Exactly 💯 we need millions of people like you from puntland
Waa khalad hadaladaa ina la isticmaalo waana jecelnahay walaaleheen Somaliland. ❤
Mahsanid lioh
Thanks❤️
Thanks ❤
Wll naga raali noqda wllhi wn jecelnahy waanaagiina balse dad xuma katalis ah baa Allah madax nooga dhigy Allah beerkeena burcad hysu mariyo❤😢🙏
Ilahay hakula qabto wllo arin wayn oo aanu codkaygu gaadhayn baad inoo gaadhsiinaysaa
Caqliga allah hakuu balaadhiyo
Waar nio intaad odhon karaysay waad tidhi oo intaad hadli karisay waad hadashe ee nio haday bari wax dhacaan mustaqbalka waad gudatay waajibki kaasarna wadanka ❤
Alleh aku xafido walal (from djibouti)
Dadka Fara kutiriskaa ee aan La fikirka ahey baa tahey ilahay haku barakeeyo Ustaad.
Wa anigu magacaygu yahay
Dr abdullahi
Wlhi arinka ka hadlayo Walalkeen
Waligee ba dadka kaga digi jiray.
Wax badan kasimanahay wilkan
@@hosingoofficial
Sxb adiga iyoo 2daan walaal iyoo cida idinku fakar ah ayaa umada aayaheeda hormarin karo insha allah ilaaheey umada ha isku keeno
isku mid nahay bro
Si wanagsan oo raganimo leh ayaad u hadashay waana jecelnahay walaladeena somaliland ❤from Mogadishu
❤ 👋
Sido kale waan idin jecelnahay wll❤
@@NimoAhmed-j9o orom iyo qashin yuusan ka faaidaysan colaada ay siyaasiyiinta ina dhax dhigayaaan
Great speech ❤
Ninkaasi wuu Gar dhigaty gari alaay taqanaye walal.. Inshalah Dhalinarada adoo waqooyi mata iyo nin sidaasa kula fikir ah ayaa la doonayaa in aay dalkeena Mustaqbal u Sameeyaan.. Awoowe Bosaso ayaan kaa soo Salamayaa
Mida inaynu fahano ayaa muhiima hadii aynu dhalinayarad nahay wlh siyaasiyinta aaya Ina walaysa iyo dadka Media ka canka ah oo qabiil inagu kala dilaya from Hargeisa
@@HamzaAbdilahi-rk5kp waa runtaa wllkay hada ayay dhalinyradu baraarugeen
Adan sahan fikirsiisa wan la qabaa dhalinyarooy 70% kiiba wan ka badanhy hdan 2 siyaasibaa sidaa mustaqbalkeena u luminaya dhalinyarada somaaliyeedna meelkasta ha joogaane waan isku calool fayownahy tas wa laysla ogyahay hdana maxaaa sidan inoo gartay? wan idin salaamay dhamaan akhayaarta Froma Broama
@@hamsesuleyman4029 waa sax wllky waana su,aal muhiim ah inanynu ogaano meesha wax ka qaldanyihiin si aynu xalka u helno sbbta oo xanunka ilaa aan la ogaan waxa uu yahay dawadiisa lama helo.
Cudurka kaa gala fardaha hadii laga gubo dameer dawada lama gaaryo!!!!
Aniga fikirkayga iyo raygayga aan qabo wuxuu yahay horta qof walba oo binu aadama waxa samyn weyn ku sheesha bulshada uu ku dhex noolyahay oo inga dhalin yaro ahaan dawlad kumaynan dhaln wadanka oo burnursan ayaynu dhalany oo wax walba la boobay lana xumeeyay bulshada lakala qoqobay oo qolaba gaar meel siyaasi iyo odayaal loogu xiray oo bas waxay iyaga soo jeediyan iyo mabada aan somalinimada ku dhisny ku tageerno .
Mantana adunka waa lays bahasnya si looga hortago fikirada iyo awoodaha dibada ka imanay ummadahan ay U jiraan balse inaga somliyed ahaan dhaman wadamada dariska inala ah waynu ku kala duwmhy mid siyasdeed iyo mid dimeedba sidas oo ay thy waxa fan gareeya ama lacag ku bixiya inan Somaliy heshiin oo aaynu qabil iyo IS qayb qaybin ku dhaqano wadamo waaweyn sida US, Yurub, Emerat, Yahuud kuwaas oo usoo mara Ethiopia iyo Kenya si kuwaasina ay wax walba U fuliyan waxay soo doortan ama Ummada inay madax U noqdaan U fududeyan Ragga somaliya oo inagu qabiila balse xambaarsan fikir iyo mabda galeed oo bulshada dhnkasata laga nfeyy qabiil ku daga oo isku dira bs iyo oo kuwaas kaliya danahooda siyasdeed fushana aynu ugu hilina.
Dhalin yaro waa inaga kuwa manta ay thy in aynu ummadena iyo wadankeena u tashano wlh inaga oo aan odhnny qabiilka waa wax xun balse sida inaloogu adeegsaday ummada loogu dagay ayaa qaladn siyasiyiin ummda kale u adeegana inaga beer laxasanyan oo matida aan waxba fahmn xaga xun uga faidaysana....
Dadka waxaanu ehel nhy ninkay namidyso ujeedo ee si wax la arkayaaya.
Allah iyo diintisana aynu U laabano wax walba way inoo hagayaan
Mida kale Adam isku day inaad dhalinyrta fikirka saxda amisan ee somaliyeed meel walba oo uu ka soo jeedo ee kugu xiran smysn meel ay kuwada xiriran oo insha Allah ummmada hadii in uun siyasinta laalush qadasha iyo odayaal dhaqameedaydan meel layskaga saari lahaa loga wada tashan lhaa..
Alaykum wa Salma
Caqliga ha waayin mudane❤
Waa saxantahay walaal ❤ from GAALKACYO 👍
Aadbad u mahadsanthy inder Adam
Meesha aanu aduunka ugu jecelnhy waa dalkeena somaliland kaasna waanu difaacynaa horyso iyo danbysaba 🎉
Alla inaader caqliga iyo maskaxdaba kubarakee . Dadku haday sidaa ufakarilahaayen . Dalna lama ibiyeen isku sodhawaanshiyo moyee .❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤.
Hadal iyo waano aad u qiimo badan ayaad soo jeedisay Adam Sahan. Kuwan ummadda kala dilayana xaqqa AlLaha tuso, waa wax ma garato iyo qolyo mashruuc soo qaatay oo aan doonayn inay Soomaali midowda arkaan.
Mahadsanid
Inta Aadan sahan iyo dhalinyaro la mid ahi joogaan laga ma yaabo in Ethiopia iyo cid la mid ahi qabsadaan dhulkeena❤
Aadan aniga reer muqdishan ahay wllhi isku fikir baanahay lkn waxa nafahmayaan jirinee somali meeleey joogtaba waan jeclahay allaha xafido xaqana hatuso😢❤
Waa run wlshy dadka dhana ma wada xuma balse mida ay thy inaynu fahana waa in siyaasiyinta dan gaara leeyihin oo ka muqdisho jooga iyo ka hargeisa joogaba marka Addis looga waco iyga oo forara utagan balse markay inala jogan inakala qabinaya iyaga oo fikir shisheeye iyo dano gaaraba wata. Ka waran haday manta ku heshiin lahayn in uu mid walba dhankiisa isku dhiso mudo 10 sanno ah kadibna laysku yimaado oo marka la wada hadlo intana wax walba layska kaashado from Somaliland waan jclhy wllh somaliyeed wlh dadka Somaliland ma jiran cid ka somali jcl balse mahmah aya ahayd ninka sinantina dida adana diid saryntiisa.... Malinta kenya bada somaliya qadatahy waxa shacka Somaliland U tabthy sada iyaga oo la dhahay waxa la qaatay hargeisa ama meel Somaliland ka mida.
Siyasiyiinta yayna qabiil ku tageerin barri way tagayaan ee shacaboob inaynu fikirna qurux badan
Maskax caafimaad qabta wiilkaan ayay kujirtaa wlh masha'allah, waan kugu taagersanahy kalmad walbood tiri. From koonfur🫶
Waa kugu raacsanay aadan from muqdisho 😢❤
Wllahay xalaybaan ku riyooday adigoo tartan u wabtay dhaman dadka ku xidhan oo aan anigu kaalinta 3aad soo galay ❤❤
Wlhi aadan Waxa ka hadashay arin mahiim ah anigaa ka soo hor jeeda arinta bada marka arkay reer koofurka af lagaada waan Ku wadaan dadka waaba taageeray!! Dadka shacabka aay kale dilisaa taas
Xaqiiqada barteeda ayaad dhigtay walaahi Aadan.👍
Alle caqliga iyo aqoontaba hakuu siyaadiyo aadan sahanawo❤
Ina adèer aadanaw raali noqo madaxaa noosaarantahy waana runtaa in arinkaa ay sameeyaa siyaasiyiinta iyo dadka saamaynta ku leh bulshada 1000 jeer raali noqda dhalinyaro
Waxan dhahayaa ka waan tooba nimanyahaw arinkaan iyo kala dilka bulshada
Waan idin jeclahay,sina idiin kama maarmo♥️😍💋
From GAROWE
Waliga haka shakin nin habar jeclaa ❤adan sahan this legend
Ilahay cimriga ha ku barakeeyo wll qli ❤
Wax garad baa tahay wall dadkuna wax garad ma wada aha aadanow❤
Aadanoow wallaahi runta baad ka hadashay iyo waxa aad aaminsantahay saaxiib marna anagaan kala tegayn ❤
You will good persone insh allah continua brother insh allah we will..
Well said brother
From galhareeri galgaduud
Allaha kusharfo adan sahanow❤ from mogadisho
آللهم آمين يارب العآلمين ❤🤲🤲
Adan nin waqiciytahy wanad garnaqsty runtii allaha caqliga iyo cilmigba haku barakeyo shodhahaygii hana kugu asturo wacyiga freega eed bulshda ula diyarka tahay goor walba👏🏾
Mahadsanid
Alle haku barakeeyo wll❤
Mahadsanid wll aadan 🙏
Waxan ahey gabadh somaliyeed ogadeen waxan ka cabsi qaba. Muruga dhulka ethiopia iney xanuun igu noqodo
Allihayow no gargaar🤲
Aaaamiiin😢
Wll Allah ayaa inadhahay ha murugoonin Somalina insha Allah inta caqli leh aya talin doonta siyaasiyinta isku keen diraya ee inagana isku keen jabiyy cadowna inoo jabiyay waynu ka gulysan donaa
@@HamzaAbdilahi-rk5kpinsha allah
Wll adiga hada wadanki ma jogtana
اللهم آمين ❤❤❤🤲🤲🤲
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaal waan kula qabnaa fikirkaa waxa kaliya oo ay umada islaamka waxaa midayn kara waa diinteena ialamka iyo kitaabkeena quranka ah 💯%
Mashallah Hambalyo bro Si fiican baad u hadashay maanta Somaliland baa ina deeqda
2018 ilaa hada kugu xiranahay sxb hore usoco Mogadishu joogaa wanaag mooye wax kale kuma haayo
tafkiirkeeyga saameen ku leedahay wax badan waan kaa kororsaday
mahadsanid
Keep going 🎉
Maasha allah caqliga iyo grashada allaha ku siyaadiyo.siyaasiga konfureed ee walaaladeen waqooyi caayaya wuxu cawinaya in dadku walalaha ahi is nacaan , o itobiya anago is nacsan midba meel ku cunto ,mahadsanid aadan in badan
Aadan sahan waa shaqsi ka duwan sida somalidu u fekerayso kana caqli badan dad madax ah oo dhali kara legend hore u soco laga yaaba mar un inay somaliya afkaaga ku midowdo oo horumar ku gaadho 😊❤
بارك الله اخي ادم.
From Djibouti 🇩🇯
❤Geeesi Adan Nin dhiig leh waa runta wllky Sitti diri dhaba somaligalbed awadal smlnd jabuti ❤
Gob ayaa tahay sxb yeysan dib kuu dhigin dadkan hore usoco qof qaali ah oo ku dayasho mudan ayaa tahay aniga tusaale ayaa ii tahay muqdisho ayaan joogaa guuleyso sxb halkaa kasii wad dadaalka
khabiir aadan xogta sahanka nin mufakir ah khibrad badan.na u leh arimaha diplomasiyada iyo iabedeladda ka socda geeska africa..weldone brother
Gooniugoosad shiinaha xitee woo dhahaa teeywaan waa gooniugoosad lkin hadaaddhibsateen raaligalin ayaan kabixinay walaal mahadsanid maadaama kahadashay tabashada aadnagaqabto🇸🇴🇸🇴🇸🇴
sxb Aadan soomaali indheer Garadkeedu wuu ku dhex dulmanyahay marka ee taasi waxba kuu dhimi maysee keep going
12:41 absolutely
Walaahi nin Somalia ah ayaan ahay hadane hadii aan heli lahaay awood aan wax u meel mariyo waxaan madax uga dhigi lahaay adiga iyo kuwa kugu fikirka dhaw ilaah caqli hakuu barakeeyo thanks
Somalida konfur iyo kuwa waqooyi kunol wlahi iskusi baan ujeclahy rabi waxan ka baryaa inuu ina mideeyo from jigjiga 👋 sharaf iyo karamo korkiina ha ahaato
Waaa sax sxb aadan ilaahay caqliga hakuu siyaadiyo sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤
Excellent wallhi❤
Aniga oo nin reer somaliland ah waan ku taageersanay indr❤
Adan mahadsanid wll tani io 2016-2017 melahas baa ku ku soo xermay oo aan ku dawada rer miqdishana waa ahay malin dhib kajiro dhul somali kuman farxin waa ilaa waxaan kafakaraa somli galbed sidee kusoo noqon laheyt gacan somali marka inta siyasiyiin io caamo sidaas u hadlayan wadanka waa kala tagayaan lkn dhalintada oo kale fakar salim ah ku hadlayo waa soo dhowdahay illah ajar haka siiyo
Wll waa run wlh ta ay tahyna inan fahana waa taa tusaale waxan mararka qaar wlh arkaysaa adiga oo somliy oo midoowda aan jclhy kana so jeeda Somaliland ayaad waxaad arkaysa qof somaliya magac ku dhex leh oo qabiil dhan caayay iyo ummad dhan oo meel dagan lkn kuwii fahmi laha waa inaga oo il ku firin laha
Me fron Ethiopia I am Love Somaliland
Run badanidaa nio jasakalah khayr
Waa hadal gar ah nin hadalkiisu wlhi🎉❤
Aadan sahanow zxp hdan ku wata
Well said
Masha Allah wll Aadan Sahan meeshas kasii wad wacyi galintaada insha Allah mar uun wxa rajeeyna state walbo oo soomaaliyed iney Madax ka noqdaan dhalinyar izku fikira oo danta gaarka tan guud ka hormariya oo umada si fiican u jiheeyo oo halmar Angel ka umada dhinaca guud ee wanaaga ubadala i.a weena dhici doonta inta karaan kaygana waan ka qeeb qaadan doonaa insha Allah❤❤❤🤝🤝
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
Excellent thanks wll
Horaa loo yidhi dadka ninki ugu aragti dheer baa dad ugu ayaan daran alle hakula garab galo Halganka wado walaal
I am with you bro
Wlllahi waa xaqiiq anigo ah nin isaaq ah waliba awal ah sacad muuse ah ninkaa ka adarkey ee muuse bixi wax kale umaan taagerin oo walibi mucaarid baan ku ahay lkn markan arko kuwa somaliya ee caytamay isagaan tageera muuse ficil baan u taagera waliba si indho la an ah
Waan ku wataa aadan sahan
Darood oromo maaha😂
Mahadsanid sxb war siyaasi hanoo qaban aadanow
Ugaas anigoo muqdisho jogo abigey batagy madax Badan ayaa ka fikirfcnthy keep going
Aad iyo aad ✅ Aqoon Yahan 💯
aadan sahan mahadsanid
Halyaybad tahay Aden Sahanow. Wallal nin sharaf badan aya tahal waan ku tageera oo isku mabdabaan nahay oo midnimada umada Somaliyeed aya igu muqadas ah. Anno ka soo jeeda qabilka Ciise waxaan ogahay big population, big geography, big economy, one defence force can make a difference and influence the geopolitics.
Mahad sanid.
Asc walal aad ayaan kuu qadariyaa alllah jaku xifdiyo aamiin
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War aadanow sxb nagaralinoqdo kuwa aan aqoon sharafka iyo cisiga umada ayaa noo madaxa marka naga rali noqda ❤
Wan ku taageraa zxp qali from puntland somalia❤
Masha Allah Aadan runtuu inoo sheegey
Waa wixi caloosheyda ku jirey iyo somaliland oo dhan ayad manta ka hadashey raganimo👍
Cuqdadadii ku jirtay ayuu soo matagay
@@Ali-cv4rvwixi uu laha naga daaya ee inagala dilayey ayad weli si wada lkn iska wad anaguna dacalkayaga ka wadayna
@@AshrafCarab ciilka aad noo qabtaan idinka dhan Ethiopia iska iibiya lkn anago ogolaan mayno in bada somalia 🇸🇴 la gato
@@Ali-cv4rvwax dhiman oo aancaadi ahayn baa tihiine dad aanwaxba fahmeyn oo gebigooduba cuqdada la sheego qabaa waa idinka wllahi waqqoyi horumarkisa ayaad ka gubaneysaan
@@Ali-cv4rvwar hal mid malinta ad so fulisid anaga i sheego ama dheh ana ku taliya wa malinta madaxdinu Hargeysa timado lkn intaas kle ay horumarkeyga ku ciyaya ayan ku aqaan🦮
Thanks million times
Masha Allah walal adan dadka inta badan waa caamo qaasatan kuwa xilka haayo ee allaha naga samata bixiyo
Adigana allaha kaa dhigo 100 sababto ah waxaa tahay qof ay taatiikhda xusi doonto insha Allah
Ustaad mahadsanid
Arintaan waan kula qabaaa Alle qalbiyadeena ha isku furo
Great speech
Asc Bro 😎 Adam Khadar Wxn Rajaynaya Somali inay Ku Fahmaan InSha’allaH 🙏🏽❤️ Anigaba Deegan Kaygu Wa SomaliLand Balse Mabda aygu Wa Somali O Midowda Balse ilma Ahan Manta Muuse iyo Xasan Calayhi Nacla na Ma Odhan Kare Wxy Sabab u Noqon Raba Sidi Kacbda Rasuulka ( N.N.K.H ) ❤️ inay Xabashi Siday Dhagax Dhagax ugu Kala Dhigi Lahayen Wadadedi Ay u Sahlan Illahay Qadiyada Xaranta inan Ku Raaco Sabab igama Dhigo Saylac iyo Barbara Wa Meel Dhow 😢
Well said Adam,
Dhallinyaradaa Hargaysa iyo Burco ku dabbaal degaya intooda badan, cunfiga Xamar laga soo afuufayo ayaa ku kellifaya inay taageeraan arrimahaa soo cusboonaaday
Waaaaano Aaaad u muhima Aden sahano waxeynu kudadaleyne ineynu badbaadino umada somaliyed
Siyaasiga Hargeisa joga iyo kan muqdisho wa dameer iyo 2diisa dhagood wa cida eynu ka badbaadino umada somaliyed cadowga 1gaad ee somalida wa siyasiinta somalida hafiriin hadalada
cadowga somaliyed.
Wan filaya inad qadato wll
I absolutely agree with you Sahan, Dheexdena waxa yaal xaal wa loo heelaya lakiin shisheeye dooni mayno.
Si qoto dher bu uhadly adan sahn ❤
Ugaas siyaasi horad u shegtay wa calaqate ha nooqaban ❤
Wax badan ayaan kaafaaiday wallaahay ماشاءالله تبارك الرحمن ياأستاد
Mashala tabarakala
Run
Adan sahan waa burcaawi manta wan brty ragnimada meshu ka keenay masha Allh ustad adan😢
Sax wallhi Allaw wilasheen aqligan ookale isii Allaw kusi 😢🤲
Waxan proudly noqdaa markay inamadayadu u hadlayaan sida raga arkona inan la dhashay nimanka dunida ugu fiican marka loo eego dumarka somali waa raga kaliya een waligay arag iyago dumar ku dhagan never ever waa waxan idinku jeclahay lander boys
Qof xaqiiq ah oo run badan baa thy wll alle haku barakeyo🎉❤
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
Zxp isooo qabo wax muhiima ku sheegayaye