PRANK GACAN KA HADAL GAARAY CAPTAN PAARA😱SORRY🙏

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 238

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +102

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💜💞🕋

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Рік тому +33

    Nabi mohamed scw ayaa la weydiiyay waxa ugu badan ee dadku jano ku Galaan,
    Wuxuu yiri: "cabsida illaahey iyo akhlaaqda oo wanaagsan❤

  • @bishaaraction1708
    @bishaaraction1708 Рік тому +18

    kawaran adigoo kusalin karo Nabiga scw inaa ka bakhiisho fadlan Igula Sali Xabiibka scw

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +54

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯

  • @fartuunmohamed6461
    @fartuunmohamed6461 Рік тому +65

    Kabtan baara see cml hee intuu ku soo dhaftey dabeecadii 🤣🤣🤣🤣
    Shadiyo please abdifatax kusoo samee prnk 😌😌😁😁

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Рік тому +48

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 Рік тому

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jacaylowkhaalidabdirahman9856
    @jacaylowkhaalidabdirahman9856 Рік тому +73

    الهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +20

    the best person ever the most knowledge Scw

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Рік тому +11

    "Wa dareen xanuun bdn in qalbigaga uu ka baxayo olol xanuunna aad ka dareemeyso balse aad dhoola cadeyneyso si aadan ugu jabin dadka guul daradaada ku farxaya weli waxa thy qof adag isku day inad qarsato murugadada"
    So dhww wll ngu so biir❣🌷🙏

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Рік тому +22

    KEEP GOING SISTER SHAADIYO SHARAF ❤❤❤

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +6

    10:00 iskool bulusii faaruq ah kulaha ma,aadeena😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 Рік тому +55

    Prank gii shaadiyo ee astan qaraaxo uu ku sameeyay waa ka jaratay waana kala joogaan 😁😄😄🤣🤣🤣

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 Рік тому +4

    Shaadiyo wlhi waxaan ku riyooday iyadoon isla joogno weliba gurigaaga runtii qof aan iska jeclahay ayaad tahay wlshy waan ku salaamay ❤

  • @harithturab
    @harithturab Рік тому +30

    Ilaahay dhagax ha iga dhigo waaa beeen waxaan🤣🤣🤣🤣🤣lkn entertainment ahaan baan ufiirsanyaa ani lol

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Рік тому +14

    IGULA SALIYA NABIGEENA SUUBAN MUXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c Рік тому +8

    Riwaayadd Wanaagsan waaye MashaAllah. Wll Shaadiyo Kabtanka iin badan wax is lasoo duuba labadiina weey iskugukiin baxdaa oo laba qof oo funny ah ayaa tihiin.

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Рік тому +5

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
    Adigo mahdsn isoo booqo wll

  • @abdullaahimohamed7357
    @abdullaahimohamed7357 Рік тому +9

    Legendow timekeyga ku imaadey lakaa jeebaa🤩🤩🤩

  • @faadumocabdi5567
    @faadumocabdi5567 Рік тому +21

    Keep going my sister ✌💯❤

  • @aishocabdikarin6238
    @aishocabdikarin6238 Рік тому +17

    shadio prankigii qaraaxo soonkii ayaa ka aarsatay 😂

  • @nashaadali207
    @nashaadali207 Рік тому +16

    Apdi fitah kuso smey prank ❤😹

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 Рік тому +1

      Albaabkastoo kaa xiran wll alle hkuu furo fadlan subscribe

  • @cabdicaziizsaalaxaato110
    @cabdicaziizsaalaxaato110 Рік тому +24

    Kabtan baaara xanaaaq Dartiis kalarkiisa madowga guduuduu isku badalay😂😂

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 Рік тому +1

      🤣🤣🤣

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 Рік тому +1

      @@hodanbashir7886 albaabkastoo kaa xiran alle hkuu furo wll fadlan subscribe

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 Рік тому +3

    2020 iyo astaan ayaan Soo xassuustay kabtan Baara wuu Ku jiraa

  • @fooshassanali7553
    @fooshassanali7553 Рік тому +8

    M.a keep Going my Queentena🤗

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Рік тому +6

    Sister waankugu qaadanay maanta midkle noosoosamey 😁😩

  • @Hooyosomaliyeed
    @Hooyosomaliyeed Рік тому +6

    Meel walbo waan kaala socdaa wlsheey shaadiyo piin igu qabo asxaabtaada si aay isoo raacaan wlsheey❤❤❤❤ ayaaniita tiktok weeye

  • @abdullaahimohamed7357
    @abdullaahimohamed7357 Рік тому +3

    Waaan idi salaamey sxibayaaal💟🖇

  • @nazriinhussein7092
    @nazriinhussein7092 Рік тому +2

    Shaashka😂😂Io baara😂😂

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 Рік тому +5

    Labadina wan ku heysta

  • @farduuscali795
    @farduuscali795 Рік тому +2

    Wa ku salamay walahsy cadawga ha jabo👌🏻🥰🥰

  • @dagan8879
    @dagan8879 Рік тому +1

    Shaash ka walhi waan kujeclhy abaayo markaat farax santhy ✌️✌️from. Hobyo

  • @Abass894
    @Abass894 Рік тому +9

    🤣🤣🤣🤣kabtanka mantra walasaranya shashka keep going mcnto💚

  • @hanadyaasiin2069
    @hanadyaasiin2069 Рік тому

    Shadiyo wllhi fani thy markaa video dawanayo waan Iska quslaaa wllhi

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 Рік тому +1

    Asxaabtii hablahaygii iyo caruurtoodi igu xidhna waan soolabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +2

    The real queen 👸 shaadiyo sharaf

  • @munaali6200
    @munaali6200 Рік тому +8

    🤣Captan bara waji malahan🤣🤣🤣

  • @wllmaanka9251
    @wllmaanka9251 Рік тому

    The beat person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Muhammad scw scw (NNKH❤❤💯🕋✅✅)

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 Рік тому

    Shadiiyo iyo kabtab bare dunka soo badiiya aad ayaa u ku nasta labadiina ruunti. Kabtan bara waa Woow dacad iyo sheko wanag

  • @nasromaxmuud6306
    @nasromaxmuud6306 Рік тому

    Shaadiyo iyo baara keep going

  • @zizeyofficialchannel363
    @zizeyofficialchannel363 Рік тому +10

    Sheeka lee arka heshis ah😂😂🤣

  • @meymunbashir9020
    @meymunbashir9020 Рік тому +4

    😂😂😂😂wax laa isla ogyahay

  • @fatumamohamed7289
    @fatumamohamed7289 Рік тому +17

    Keep going my people 🥰😍

  • @hamdiahmed2307
    @hamdiahmed2307 Рік тому

    Ar kabtan baare igeeya hhhh manta walagugu kobtay sori bbe hhhh

  • @seynabali9562
    @seynabali9562 Рік тому +3

    Shaadiyo wn ku taageeraa😫✊

  • @mabarikabdi1707
    @mabarikabdi1707 Рік тому +1

    Dadka caanka ah waa dad isla weyn 🤗

  • @Saam143
    @Saam143 Рік тому +2

    Wlh wan casheyn waaye qosol dartii 🤣🤣🤣🤣

  • @aishayuusufxusen5889
    @aishayuusufxusen5889 Рік тому +2

    Shaashka love you ♥️

  • @fatushiftin6419
    @fatushiftin6419 Рік тому +2

    Shashka wlshy mcn ❤️💯

  • @manaalosman7176
    @manaalosman7176 Рік тому +4

    Shaashka tii astaan waa ka aarsate biibaa 😂

  • @anuushhayati7386
    @anuushhayati7386 Рік тому +4

    Wlhi kabtan baara isku midaa nahay dulqaad majiro😂😂😂😂

  • @hiboaddey8800
    @hiboaddey8800 Рік тому +2

    Dadka caanka ah anaga ariyaal mey na moodaan 😅😂

  • @iglanabdi1662
    @iglanabdi1662 Рік тому +2

    Asc shacdiya wankusalame apayo abdi Fatax prank kusosame

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Рік тому

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله

  • @saladomohamed2071
    @saladomohamed2071 Рік тому +3

    keep going queen

  • @sacdiyoxasan6212
    @sacdiyoxasan6212 Рік тому +1

    Shaadiyo sharaf abyo prank kusameey cabdi fitaax 😫😂

  • @zainmalik3783
    @zainmalik3783 Рік тому +1

    Much love my dhibley😚💕💖💞💓❣💝💘💯💢💫🗯💬💭💥💢

    • @zainmalik3783
      @zainmalik3783 Рік тому +1

      Keep it doing sis😚😌💥💫💯💥💢💔❣💖💟💓💕💓

  • @sowdomaxamedchannel8615
    @sowdomaxamedchannel8615 Рік тому

    Shaadiyo I miss you adiga iyo cabdifitaax

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Рік тому

    Kab tan baara miss you 😂😂😂😂😂

  • @sarahobsiye7556
    @sarahobsiye7556 Рік тому

    🤣🤣😅😆😆😆shadiyo cptanka Dibka kadaq

  • @fatumamohamed7289
    @fatumamohamed7289 Рік тому +2

    Kkkkkk

  • @sharifxaji4234
    @sharifxaji4234 Рік тому +1

    Alvaro ciyaal suuq wayn wye wlhi😂🤣🤣🤣

  • @fatumamohammeddies8251
    @fatumamohammeddies8251 Рік тому

    Keep going my sister

  • @xamdaidiris8644
    @xamdaidiris8644 Рік тому

    Shaadiyo quruxey

  • @xaawahappyabdulaahi1988
    @xaawahappyabdulaahi1988 Рік тому +8

    Shaadiyo umadeena maaha🤣

  • @mumtaazmuxamuud2704
    @mumtaazmuxamuud2704 Рік тому +2

    Baara saanaa🤣🤣🤣

  • @najaxmahdi4843
    @najaxmahdi4843 Рік тому +4

    Shadiyo cirid wn ku salamay🤣🤣

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 Рік тому

    Aby shaadiya abdifitax ku so samay aby waan kugu heysta mhd Snd

  • @timadhere3554
    @timadhere3554 Рік тому +2

    Shaadiyo walaley dadka wa iskudiree hadey isqabtaane madhaxgalikartid wa kujijibanaayan😂🤣😂🤣

  • @umasahra9460
    @umasahra9460 Рік тому

    Kabtan baara manta walaga gashty

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂omg qosol diyaar

  • @user-dj2to4gt2x
    @user-dj2to4gt2x Рік тому

    Kursi jiite markaaga adkayso kkkkkkkkkkkkk

  • @mohamednoor5465
    @mohamednoor5465 Рік тому

    Keep going sister

  • @Ifrah89
    @Ifrah89 Рік тому +7

    Prankiga maxa si kale ugo samayn wayden abaayo sidan babjey aya sameyey kaptan baara saan waa fahamaya 😂😂

    • @HanadEmran2024
      @HanadEmran2024 Рік тому +1

      Haduu baba jey xta sameyn laheyn Wxni waa wax la isla og yhy 😄😄😁

  • @farxaanmaxamed165
    @farxaanmaxamed165 Рік тому +1

    Shadiyo walahi waa kujec lahay Waa na ku daa kee raa

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 Рік тому

    Baraa Kaleexo Xariifow Waad Buubee Apaa🤣🤣

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому

    wacaleykum salaam

  • @neexoahmed2307
    @neexoahmed2307 Рік тому +2

    Walshey mcn 🌹🥰🖇😘

  • @qummanqalanjo4570
    @qummanqalanjo4570 Рік тому

    Shaadiyo sankuus 🤣🤣😁🤦

  • @ikraamabukar9674
    @ikraamabukar9674 Рік тому +2

    Dawaday noqady

  • @ayaanxasan5966
    @ayaanxasan5966 Рік тому

    Shadiyo abaayo ruwayadihii adiga iyo baara no so keen

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 Рік тому

    Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll

  • @ikraamabukar9674
    @ikraamabukar9674 Рік тому +4

    Qofki ku horya

  • @KF-hh8hh
    @KF-hh8hh Рік тому +4

    Waa leysla ogyahay wlhi

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +2

    Keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW✅🕋🕋✅🕋 🕋✅🕋🕋✅🕋🕋✅🕋🕋✅🌹🌹🌹🌹

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 Рік тому

    Cabtan bara wixi helan layabay🤣🤣🤣🤣

  • @tayasiirdaahir4280
    @tayasiirdaahir4280 Рік тому +3

    Shaadiya sharafeey

  • @luuljeylaani8260
    @luuljeylaani8260 Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @ashamohamed1790
    @ashamohamed1790 Рік тому +4

    Shadiyo dadkaa isku diree

  • @ramloabdihashi2525
    @ramloabdihashi2525 Рік тому +3

    😂😂😂😂😂😂

  • @qaalidumar1302
    @qaalidumar1302 Рік тому

    Abayo abdifatah u xiisnee kuso damey parnk blz shaashka nooh

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +3

    Prank 😱

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Рік тому

    Caadi mhn🤣

  • @fadumo.bilaney1
    @fadumo.bilaney1 Рік тому

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @hamdaaden8876
    @hamdaaden8876 Рік тому

    Baara😂😂

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Рік тому +4

    Sacdiyo kabtan bara boto ayu nago dilay halmalin ibalami wan caribixina walhi mel ow kanefsado ayan usamayna asntan in ow joga mow iskumaleye miya

  • @maryanxasan3121
    @maryanxasan3121 Рік тому

    Wlh anaa naxay baara dardiisa bisinka

  • @shamsoshariif1784
    @shamsoshariif1784 Рік тому +2

    canugan dawo buskad ah fiiri ar shadiya

  • @Waawenka1
    @Waawenka1 Рік тому

    Shaadiyo see cml hee ninkii kenay shekadaan maa ku dayoosaa naga qalee yaakh

  • @nafisobashiir2971
    @nafisobashiir2971 Рік тому

    Babajey ku soo samey shaashka🤣🤣🤣🤣👊👊👊

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 Рік тому

    Shadiyo sharf mid mhn. Lkn riwaaydii noo soo celi