Faahiye_podcast
Faahiye_podcast
  • 162
  • 390 428

Відео

Q_2aad Deeqaha waxbarasho, fahamka fursadaha iyo farsamooyinka xeraysiga.
Переглядів 5 тис.4 місяці тому
Q_2aad Deeqaha waxbarasho, fahamka fursadaha iyo farsamooyinka xeraysiga. Waxa soo agaasintay madasha sawrac. Waxa soo jeedinaya ustaad caawiye.
Q-1aad Fahamka fursadaha iyo farsamooyinka xeraysiga Deeqaha waxbarasho, Ustaad caawiye
Переглядів 11 тис.4 місяці тому
Fahamka fursadaha iyo farsamooyinka xeraysiga Deeqaha waxbarasho, Waxa soo jeedinaya Ustaad caawiye Waxa soo agaasintay madasha sawrac. #faahiyepodcast #somalia #ganacsi #faahiye #motivation#scholarships #deeqwaxbarasho
Waa maxay IELTS’ sidee ku diyaarin kartaa IELTS prepiration.
Переглядів 4,2 тис.5 місяців тому
Waa maxay IELTS’ sidee ku diyaarin kartaa IELTS prepiration. Muuqalka waxa kaga hadlaynaa IELTS prepiration sidaa ku samayn karto waxaa khibradeeda inala wadaagaysa walalsheen safia oo ayada horey u gashay, waxay inala wadaagtay safarkeedi sida ay ku diyaarisay intixaanka, noocyada intixaanka inta uu u kala baco, meelaha lagu galo, maxaa qofka looga baahanyhy. Muuqalka dhamayso si aad u hesho x...
Sidee uga faaiidaysan kartaa' Mandela Rhodes scholarship.
Переглядів 2 тис.6 місяців тому
Sidee uga faaiidaysan kartaa' Mandela Rhodes scholarship.
Wax badan ka ogow' King Fahad scholarship (KFUPM) ' SAUDI Arabia 🇸🇦
Переглядів 3,8 тис.6 місяців тому
Wax badan ka ogow' King Fahad scholarship' SAUDi🇸🇦#KFUPM) #climatechange #scholarship #youthopportunity #somaliyouthorizon.
Burslari scholarship dhalinyarada horey ugu guuleystay Zoom meeting
Переглядів 3,4 тис.8 місяців тому
Burslari scholarship dhalinyarada horey ugu guuleystay Zoom meeting #somalia # #sdgs #climateaction #youthopportunity #youthempowerment #youthtraining #scholarship #faahiyepodcast
Qaybta 3aad Dhalinyarada ka faaidaystay Fursadaha caalamka aan soo dhigno.
Переглядів 2,1 тис.8 місяців тому
Qaybta 3aad Dhalinyarada ka faaidaystay Fursadaha caalamka aan soo dhigno. Facebook page halkaan ka Fallow garee 👇 Fahiyeinspire?mibextid=opq0tG tiktok👉🏽 vm.tiktok.com/ZM6CB9QbP/ #somalia #somaliyouth #fursadaha #youthopportunity #sdgs #climateaction #youthempowerment #youthtraining #somalischolarship #deeqwaxbarasho #fursadahacaalamka
Q2aad Dhalinyarada Ka faa'idaystay fursadaha free ga ah aan soo dhignay sanadka 2023
Переглядів 1,4 тис.9 місяців тому
Q2aad Dhalinyarada Ka faa'idaystay fursadaha free ga ah aan soo dhignay sanadka 2023 #Somalia #somaliyouthhorizon #faahiyepodcast
Dhalinyarada Fursadaha Caalamka ka faa'idaystay Sanadka 2023- Par1
Переглядів 1,9 тис.9 місяців тому
Dhalinyarada Fursaha Caalamka ka faa'idaystay Sanadka 2023- Par1
Sidee Coursera Waxbarasho free ah uga dhigan kartaa adigoo codsanaya hay'adda Kiron ee Germany
Переглядів 17 тис.9 місяців тому
Sidee Coursera Waxbarasho free ah uga dhigan kartaa adigoo codsanaya hay'adda Kiron ee Germany Asalamu calaykum saaxiibayaal. Muuqaal kan waxaa uga hadlaynaa sidee Coursera wax barasho free ah looga qaata adigoo codsanaya haaya’dda Kiron ee laga leeyahay dalka Germany. *Haayadda Kiron ee dalka Germany waxa ay wax barashada ka bixisaa dadka raba inay Coursera wax barasho free ah ka bartaan . Sid...
Fursadaha Dhalinyarada & Caqabadaha haysta |. Sidee looga gudbin karaa ! Martida -Ogaansho
Переглядів 16 тис.10 місяців тому
Fursadaha Dhalinyarada & Caqabadaha haysta |. Sdiee looga gudbin karaa ! Faahiye Podcast ) waxaa inoogu casuuman ustaad omer inshaar #ogaansho muuqalkan waxaan kaga hadlaynaa caqabadaha haysta dhalinyarada iyo sida looga gudbi karo,social media iyo sida loo xakamayn karo,wax akhriska iyo faaidadiisa -fursadaha caalamka sidee dhalinyarada uga faa’idaysan karaan sida deeqaha wax barasho ee caalam...
Qaabkan u xerayso Intership African Union .
Переглядів 3,1 тис.11 місяців тому
Qaabkan u xerayso Intership African Union .
Qaabkan U diyaari IELTS | Shahaado caalami ah-Courses preparation IELTS
Переглядів 7 тис.11 місяців тому
Qaabkan U diyaari IELTS | Shahaado caalami ah. #ielts #waa maxay IElts
Intership African Development Bank | Applied step by step.
Переглядів 3,5 тис.11 місяців тому
#Intership #African #DevelopmentBank Intership African Develoment Bank-waa Intership loogu talo in kor loogu qaado aqoonta ardayda si ay u helaan khibrad iyo sidoklena ay fursad u helaan inay ka shaqeeyaan banki ga *Intershipka waa fully funded waxkasta ayaga kuu qaba sida visaha ticket ka sidokale lacag guno ah ayey bishii ku siinayaan iyo noloshaada oo dhan intaa aad qaadanayso Intership ka. ...
Xog ku saabsan South-Korea | scholarship dhalinyarada horey ugu guulaysatay.
Переглядів 4,7 тис.Рік тому
Xog ku saabsan South-Korea | scholarship dhalinyarada horey ugu guulaysatay.
Qaabkan u diyaari (Duolingo English Test ) preparation.
Переглядів 4,9 тис.Рік тому
Qaabkan u diyaari (Duolingo English Test ) preparation.
Jaamacad heer ka 1aad ah fully funded(Undergraduate )Mastercard foundation.
Переглядів 6 тис.Рік тому
Jaamacad heer ka 1aad ah fully funded(Undergraduate )Mastercard foundation.
Habkaan u xerayso | Chevening scholarship- step by step #chevening
Переглядів 4,6 тис.Рік тому
Habkaan u xerayso | Chevening scholarship- step by step #chevening
Chevening -Scholarship- Dhalinyarada horey ugu guulaystay-Khibrad talooyin Su’aalo iyo tilmaamo.
Переглядів 3,9 тис.Рік тому
Chevening -Scholarship- Dhalinyarada horey ugu guulaystay-Khibrad talooyin Su’aalo iyo tilmaamo.
Chevening scholarships | UK🇬🇧 waxkasta oo aad rabto inaa ka ogaato
Переглядів 4,7 тис.Рік тому
Chevening scholarships | UK🇬🇧 waxkasta oo aad rabto inaa ka ogaato
Shirka Africa-Climate-Summit-Iyo doorka ay dhalinyarada Soomaliyeed Ku lahaayeen.
Переглядів 952Рік тому
Shirka Africa-Climate-Summit-Iyo doorka ay dhalinyarada Soomaliyeed Ku lahaayeen.
Scholarships Netherland | Zoom Meeting dhalinyarada Somalida horay uga guulasatay.
Переглядів 2,6 тис.Рік тому
Scholarships Netherland | Zoom Meeting dhalinyarada Somalida horay uga guulasatay.
Qaabkan u xerayso internship ka hay’yadda Unicef
Переглядів 7 тис.Рік тому
Qaabkan u xerayso internship ka hay’yadda Unicef
The Netherlands 🇳🇱 scholarships OKP Fully funded 2023
Переглядів 6 тис.Рік тому
The Netherlands 🇳🇱 scholarships OKP Fully funded 2023
Zoom- meeting dhalinyarada guulasatay Mandela Washington Fellowship ,oo ka sheekaynaya khibradoda
Переглядів 6 тис.Рік тому
Zoom- meeting dhalinyarada guulasatay Mandela Washington Fellowship ,oo ka sheekaynaya khibradoda
Waxkasta oo aad uga baahantahay,Mandella Washington Fellowship 🇺🇸
Переглядів 5 тис.Рік тому
Waxkasta oo aad uga baahantahay,Mandella Washington Fellowship 🇺🇸
Qaabka lagu helaa scholarships ka dalka Italy 🇮🇹 warbixin
Переглядів 15 тис.Рік тому
Qaabka lagu helaa scholarships ka dalka Italy 🇮🇹 warbixin
Sidee lagu helaa shaqooyinka iyo scholarship-yadda Dalka Qadar.
Переглядів 8 тис.Рік тому
Sidee lagu helaa shaqooyinka iyo scholarship-yadda Dalka Qadar.
SIDEE DHALINYARADA XIRFADAHA CAALAMKA UGA FAA'IDAYSAN KARAAN.@cabdiwali
Переглядів 2,7 тис.Рік тому
SIDEE DHALINYARADA XIRFADAHA CAALAMKA UGA FAA'IDAYSAN KARAAN.@cabdiwali

КОМЕНТАРІ

  • @fardowsaabdulqadirali4769
    @fardowsaabdulqadirali4769 15 днів тому

    Asc asxbey waxa u bahna iga caawiya hadu qof processkas maray please ha iso jawbo

  • @daudhaji9626
    @daudhaji9626 25 днів тому

    Mahadsanid walaal aad baan ugufarxay waxaan rabaa gancsigaan igajaahil bixi waxaleega rabo

  • @XasanAadan-cy7ks
    @XasanAadan-cy7ks Місяць тому

    MAHADSANID

  • @xamdashire
    @xamdashire Місяць тому

    Masha Allah alle ha ku barakeyo

  • @abdinaasiraadan5304
    @abdinaasiraadan5304 Місяць тому

    Abdinaasir muuse dahab le ma inankii dhintay 2024

  • @xamdiabdisalaan4239
    @xamdiabdisalaan4239 Місяць тому

    Bowe sidee loo active gareyaa

  • @DjgcjhDghffgf-p1u
    @DjgcjhDghffgf-p1u Місяць тому

    Harris Edward Gonzalez Dorothy Davis Brenda

  • @guleidmohamed4662
    @guleidmohamed4662 Місяць тому

    😂

  • @CabduQaalaq
    @CabduQaalaq Місяць тому

    Shahaada jamacad le miya lo bahanyhy mise shahaado dugsi sarena waa la qadan karaa maclin 🤔

  • @m-12flix73
    @m-12flix73 Місяць тому

    walaal BAASABOORKA SOOMAALIGA MA LAGU GELIKARAA KURIYA

  • @ISOULEchannel
    @ISOULEchannel Місяць тому

    😮

  • @IkranAbdikani
    @IkranAbdikani 2 місяці тому

    Hadanan wlgy shaqyn ma xrysn kra

  • @Upadatemedia
    @Upadatemedia 2 місяці тому

    youtube.com/@ganacsigaonline?si=e2MtRtDJzOpSIA_m

  • @MohamedIsmail-z5t
    @MohamedIsmail-z5t 2 місяці тому

    Wll waan u baahan

  • @qamamafrah4550
    @qamamafrah4550 2 місяці тому

    Dhiira galin yaad mudan tahay ustad faahiye guuleyso.

  • @qamamafrah4550
    @qamamafrah4550 2 місяці тому

    Mahadsanid ustad fahiye diyaar baynu nahay i.a

  • @khalifmohamud2204
    @khalifmohamud2204 2 місяці тому

    Ustad meeye link ga leyska diiwan gelnyo

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 2 місяці тому

    $70 waaa meqaaa kun oo Kenya money

  • @drshaaficicalidirir9315
    @drshaaficicalidirir9315 2 місяці тому

    Ninkan lambarkiisa zxb mahelikarah

  • @CabdishakurCabdishakur12
    @CabdishakurCabdishakur12 2 місяці тому

    2024 mala heli karaa

  • @EMMA_Fv_bts
    @EMMA_Fv_bts 2 місяці тому

    luqada hada ano aqana xaraysto kawaran mise sanadka wa khasab

  • @abdirahmandeelaal8760
    @abdirahmandeelaal8760 2 місяці тому

    Thanks

  • @MssShuwaaq
    @MssShuwaaq 3 місяці тому

    keep agion

  • @mursalmudakar2387
    @mursalmudakar2387 3 місяці тому

    Ustaad casharka waa dhigtee shaqaada xagaan ka helaaaa

  • @DAACIMEDIA19
    @DAACIMEDIA19 3 місяці тому

    Shukran

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 3 місяці тому

    Qof somalia jooga madiyaarinkaraa ustaad

  • @XaliimoXuseen-g7d
    @XaliimoXuseen-g7d 3 місяці тому

    Xaliimo 3:01 3:04 3:10

  • @XaliimoXuseen-g7d
    @XaliimoXuseen-g7d 3 місяці тому

    Xaliimo

  • @bishaarxaange5508
    @bishaarxaange5508 3 місяці тому

    Ilaahaw ku barakee caawiyaw, qof walboo soomaali ah oo waxbartay haduu sidaan dadkiisa ugu soo gudbin lahaa ,waa hore baan meeshaan ka dhaqaaqi lahayn. Ani ,ahaan barnaamijkaan aad buu ii anfacaa. Sannadka dambe june/2025 waxaan qaadanayaa first batchkyga. Jaamacadda HAWASSA UNIVERSITY oo kutaal Ethiopia 🇪🇹 koonfurteeda ayaan ka bartaa CIVIL ENGINEERING schoolership ayaan kubartaa. Insha Allah waxaan rajeynayaa inaan isla 2025ka dhexdiisa aan dalalka horumaray inaan MASTER program kaga sii darsado.

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 3 місяці тому

    Mahdsanid wllo

  • @axmedmaxamed9368
    @axmedmaxamed9368 3 місяці тому

    Fast wep.

  • @ismailjabarti7877
    @ismailjabarti7877 3 місяці тому

    Europass maxaan wax ku diyaariyey😂

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 3 місяці тому

    Caawiye indhataag Mahadsanid 😊❤

  • @MustafeClqani-j4i
    @MustafeClqani-j4i 3 місяці тому

    Mahadsanid ustaad caawiye

  • @delilsherif3140
    @delilsherif3140 3 місяці тому

    How I learn somal language

  • @halimaabdirahman7868
    @halimaabdirahman7868 4 місяці тому

    Mashaa Allah tabaaraka Allah I wiish our kids have these goals and ambitions

  • @cabdulwahabyuusuf3280
    @cabdulwahabyuusuf3280 4 місяці тому

    thnkz ustaad keyze macalin xushmad badan👏👏👏