Caliyow Heesta Salaad derbi uu Gabadha u qaaday waxay ila dhigan jirtay Dugsi Hoose Lugta midigta ayeey tartiib jiidi jartay, waxay ahayd Gabar dhuuban oo cas Reer Dad ladan ayeey ka so kick jirtay? ❤❤❤❤
Noloshaada goormay kuugu darnayd? Maanta oo gabadhi i waraysanayso ku lahaa ... 😂 anigoo jiifay oo TVga ka daawanayay waan soo fadhaystay ... waxaan islahaa tolow ma sheekadii ina Siyaad ayuu uula iman miskiintan 😂
Gabadhan waa gole ka ful Provisional ma ahaa wayo suaale aan lawaydiin ayay kajawabaysaa Sida heestasan jeclaa Iyo ana maths ka ayaan ku fiicnaa yaa waydiiyay Please fanka joji inantay
Cali xarare dalkeena mahaa wuu bahdilay inanta iyo yaasin ducaaleba war ninku umadena Maha waa nin warsangali ah oo reer bari ah . Waxan ku bartay markii la furay voa somali 2007 iyo barnaamijkii caweyska washington Mar u waraystay nin idaacada wareegta la yidhaahdo oo meteli jirey codka siyaasiyiinta somaliyeed
ماشاء الله تبارك الرحمن قال النبي صلى الله عليه وسلم أحسن الناس أنفعهم للناس ❤❤
Ali Harare Kal iyo laab iga qosolsiisey runti sxbadeeda ku
Xumeeya 😂😂😂😅mashalah legend
Masha Allah legend Ali salaam and gbdha
Maasha'allaah tabaarakallaah . Cali Xaraare iyo gabadha qurxan ee fariidada ah . Barnaamij xiiso leh iyo daadihiyayaal aan kaladhicin .
Cali Xaraare raggeedi . Farax gabadh'eedi . Soo badiya barnaamijyada .
Thank you, Mr. Harary for history I left I like to so much history👍👍👍👍⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🌹🌹🌹🌹🌹
Woof caleykum🎉 barnamij qiimo badan barnamij off the years absolutely so inspired
Ali Harare❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa allah wareysi qurux badan weeye
Cali harare waa rijaal kaftan yahan ah 😂big fan
MaaShaaAllah Cali xarare 🙏
Masha Allah
geesi nasab ah
noolow bravo
halagu daydo
samaha
Ninkani. Waa legend
Ali harare, allaha ku sharfo ❤
Farax halagu casuumo Kaftanka siyaasada, khibrad iyo qurux ayey kusoo kordhin.👍💙🇸🇴🙏
Walaal ilahay ha ku dhawro noloow
ALI XARAARE WAA FUNNY 🤣
Asc war dadyahaw cali lambarkisa isiiya waan ubaahnahe
🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Caliyow waan idin salaamaya adiga iyo farax inaad ogtahay mooyi laakiin labada hees ee kala ah waa iska xaal aduun iyo haddii la isu dayn labadayada inuu isku nin sameeyay.
Cali waa funny 😂
Marsha Allah
caliyow aad baan kuu salaamayaa waxaad soo sheeg qaaday waalid aniga xage waalidka leygama soo maray sxp odayga aabaha inuu sanaag ku nool yhy ayaa sheegty sxp labo meel baad ku kala nooshiin waxaan jeclaan lahaa inaa wadna noolaa taan oo aad galaaska biyo usoo dhiibto ka faaideyso waa jannadiiyow ku hortaagan
Caliyow Heesta Salaad derbi uu Gabadha u qaaday waxay ila dhigan jirtay Dugsi Hoose Lugta midigta ayeey tartiib jiidi jartay, waxay ahayd Gabar dhuuban oo cas Reer Dad ladan ayeey ka so kick jirtay? ❤❤❤❤
Soo badiya please
Anigu waxaan jeclahay ilaa iyo hadda heestan Cali xaraare aad U necebyahay
Cali xarare dadkeena Maha wlhi war ninku hawl badana
Funny weyan cali😂
Heesta AUN khadra dahir cige ee wayska xaal adun waa hees cajiba oo an aad ujeeclahay
Baabuurta qadka waxaa la odhanjirey yaacay. Waa wariye ibraahim cali oo axmad oo jooga Jabuuti
Noloshaada goormay kuugu darnayd?
Maanta oo gabadhi i waraysanayso ku lahaa ... 😂 anigoo jiifay oo TVga ka daawanayay waan soo fadhaystay ... waxaan islahaa tolow ma sheekadii ina Siyaad ayuu uula iman miskiintan 😂
Calwu sxp Horta miyadaan qoslin anigu yabaayee
Waa looo qosala iskaga! Yasin baaa wabilsan qosolka 😂
Waa iska Aduna
Ali harare reer borama ayan modayay
Wareysi misaan leh
Ali oraye of
Ali xaraare saaka todobadii oo rubi dhiman xaga yagayaga saacadu markay ahayd aad baan u qoslay waad mahadsan tihiin adiga iyo farax
Barnaamijka maanta buuq baa ku furan, Guux gawaadhi iyo wax la garaacayo.
Caligu sow waa bir finiin ka hadhay, ma Sheekh Ismaciil bay isku class ahaayeen
Ma adaa iska marsanaya 😅
Ali xaraare waa story maker sheeko abuur meel uu kasoo qaado mawaayo luqaqa ayey ugujirtaa kkkkk
Oo tan ya usa geeyay
Kkkkkkkk❤
Gabaryahay haddaan lagu qabin cali uusan wax qabin waxaan iidin oran lahaa isku faataxeesta gabar quruxsan baad tahay.
Gabadhan waa gole ka ful
Provisional ma ahaa wayo suaale aan lawaydiin ayay kajawabaysaa
Sida heestasan jeclaa
Iyo ana maths ka ayaan ku fiicnaa yaa waydiiyay
Please fanka joji inantay
Inantaan MashAlah waa gabar Talent leh iyada iskeed isku caanbixisey. Alaha u ziyaadiyo
Qosol badanaa ceel buur ku yaal ma ahee waa ceelbuur ku yaal ,buur korkeed ceel ku yaal miyaad moodey
Farax duna maxay ahayd ????
Baryaahan siidan uu qoslay uma qosliin 😂😂😂😂😂😂
Farax iyo Cali waa dad aad u kala duwan Farax waa ina farxad iyo qosolbad Cali na maba qoslo kkkkkk
Tan yari waa naac
Cali xarare dalkeena mahaa wuu bahdilay inanta iyo yaasin ducaaleba war ninku umadena Maha waa nin warsangali ah oo reer bari ah .
Waxan ku bartay markii la furay voa somali 2007 iyo barnaamijkii caweyska washington Mar u waraystay nin idaacada wareegta la yidhaahdo oo meteli jirey codka siyaasiyiinta somaliyeed
Kkkkkkkkk
tan yari fagfag badanaa, qofka hadalka waa loo daayaa oo wala dhagaysta boqol jeer baan arkay qofkay waraysanayso iyadaa ka war badan. dam shitttt
707
Mulac reer jabuuti iyuu ahaa oo maalqabeen noqday !
Calimoow Naga ma xishoon .bidaarta annagu maanta sameysan
Ismaël cumaar geele iska illali
Cajuuuuska caloooosha weyni muxu ka qaaadi kara 😂