Siciid & Nimco - sida geed barda ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • sacid xamarqoodh & nimco jaamac
    miraha xasan adiib
    laxanka iyo musiiga ibraahim maxamed "bey"
    sanadki 1972

КОМЕНТАРІ • 78

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 років тому +35

    Siciid (AUN)
    Sida geed barda ahoo
    Gal biyale ku yaalo
    Intuu baxshay laamahaa
    Baalaha caleentiyo
    Ubax midabya badan iyo
    Bushimeeyey midhahaa
    Bilicdiisi leedehee
    Ana barashadaadi
    Boholyoobey caashaqii
    Inanyahay barwaaqiyo
    Raaxo maysku beegnaa
    Nimco
    Baddu inay qadhaadho
    Biyahana la midab tahoo
    Badowguna ku lumi karoo
    Waa hadal buruufee
    Bilistana ma baran karoo
    Booqashada dharaariyo
    Ninka bilic ku raacaa
    Baxsanow kalgacalkiyo
    Warkan kaa bilaash yimid
    Waa barasho duniduyee
    Maxay kaaga badan tahay
    Siciid (AUN)
    Sida kaymo baadloo
    Barqo roobku helayoo
    Baliyada xareedii
    Baalaha ayska celiyeen
    Baharay waxaa tahay
    Barwaaqada aduunkee
    Loo boratamaaye
    Bacadkiyo dhibaatada
    An kaa badbaadshee
    Inanyahay barwaaqiyo
    Raaxo maysku beegnaa
    Nimco
    Adigo ban iyo hawd
    Marin kuu banaan yahay
    Dabac laysma taago
    Buur laguma daalee
    Inaan ahay basari iyo
    Gaaridaa la beegsado
    Baryo maad ogaaninee
    Adigoo u beeraqin
    Bilicdeydan gaarkaa
    Waa barasho duniduyee
    Maxay kaaga badan tahay
    SICIID (AUN)
    Banka lagu lumaayiyo
    Baadiye kol ay tahay
    Baanaha ardaagiyo
    Baarkiyo ciyaaraha
    Waxan ahay nin loo bogay
    Barashadaa aduunkoo
    Bilad sharaf ku qaatee
    Bacadkiyo dhibaatada
    An kaa badbaadshe
    Inanyahay barwaaqiyo
    Raaxo maysku beegnaa
    Nimco
    Runta lagama boodee
    Amba waan u bogayaa
    Bilicdaada quruxdiyoo
    Bildhaan aragtidaadee
    Waxse aan ka baqayaa
    Boog kuu qarsooniyoo
    Bari hadal yimaadee
    Balankii an qaadee
    Inanyahow bil iyo laba
    Waa barasho duniduyee
    Mays baxnaaninaynaa

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 Місяць тому +1

    SACIID XAMARQOOD, ALLÂH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 років тому +12

    Un réel chef d’oeuvre de la chanson Somali ! Comment un tel poème métaphorique enveloppé d’une mélodie aussi magnifique, pourrait être autrement ?

  • @siyaadxiiray
    @siyaadxiiray 11 років тому +23

    oof oof, waxan xasuustay markaan yara een djbouti subaxdii schoolka tagaayo , radio djbouti heesihi laga saari jiray intaan baska ku sii jiro , waxan jecla inan kursiga chaufeurka adtiisa fadhiisto si,aan radio ga u sii dhagaysto , waa xasuus qiimo leh ,wallee , i love it

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 4 роки тому +1

    Woooooooooow Fanka asalka Jabuuti(Siciid Ahun aamiiiin iyo Nimco) taariikh fanned waqti dheer iyo waayo aad iyo aad u wanaagsan xusuusta ku Duggan.

  • @asmadegan8194
    @asmadegan8194 5 років тому +4

    Djibouti ban safar ku tagay intan heestan dhagaysanayay 😭😭😭 mar unban tagi baladki aan ku hana qaday 😢😢

  • @chscr
    @chscr 10 років тому +6

    It's one of the best somali songs I have listened to. Many thanks for sharing it.

  • @fouliyeyoussouf5114
    @fouliyeyoussouf5114 3 роки тому +2

    Sacid camarqodh illahey haku naxaristo ,cod kaga lamagadhayo.

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 7 місяців тому +1

    Rabiyoow naxariistaada jano ugudeeq hahadhsadee insha;allaah yaarabal caalamiin aamiin aamiin aamiin

  • @salaanmaxamuud6616
    @salaanmaxamuud6616 7 років тому +8

    woow waa xasuus waqtigii aan yaraa ee aan subaxdii iskuulka aan u socdo aan dhagaysan jiray allaha kuu naxariisto

  • @ifrahsaid120
    @ifrahsaid120 7 років тому +8

    Très belle chanson qui retrace l'histoire de Djibouti. Said Hamargod Qu'Allah te garde dans son paradis éternel.

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 5 років тому +3

    Heesta Wa heesihi hore Rorkii lagamalai haagagii Haa hassoussebaa gueillaaa lagou reergueihaa Allah Warham Said hamarog Allah Accueille au Jardine du paradise Jannadi Firdaws Haalaah AMINE

  • @maxamedibraahim1355
    @maxamedibraahim1355 3 роки тому +3

    Xasuus hore radio djibouti

  • @abdullahyusuf9689
    @abdullahyusuf9689 8 років тому +11

    walle hees waa heesihi hoore dadnaa waa dadkii hoore aniga maba dageysto kuu waan hadda heesaan

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 6 років тому +3

    was barasho dunudiye maxay Kaaga badantahay, I love

  • @mukhohussien9192
    @mukhohussien9192 5 років тому +1

    Xusus igu ledahy aniga heestan wxa iso duupty gabdh isku dad ahyn barisamad 2009 😓😓😓😓😓😓😓

  • @yahane33
    @yahane33 11 років тому +2

    Pure classic, ,, I love it!

  • @hami155a
    @hami155a 12 років тому

    hassan noolool, xusuuus barisamaad kii. je vs feliciter merci de votre chanson aussi neima djama vive.......................

  • @salaadabdi2275
    @salaadabdi2275 8 років тому +1

    hees aan dhegeysto tii iigu horeesey weeye heestani waayo waayo.xasuus

  • @gfyuui
    @gfyuui 5 років тому +2

    Best of the best, thanks for sharing

  • @yahane33
    @yahane33 10 років тому +4

    Oh, Djibouti I miss you.

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 8 років тому +1

    waa hees iyo badh l like

  • @luqmaansuldan6499
    @luqmaansuldan6499 6 років тому +1

    woow xasuus iguqaaliya runtii Nimco jaamac

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 років тому +2

    I love nimco jaamac nooloow

  • @husseinismailhozza
    @husseinismailhozza 9 років тому +2

    Hees asal ah!

  • @everythingfryou2506
    @everythingfryou2506 7 років тому +2

    The Best Singer Sinon Que Dieu t'accueil dans son Paradis éternelle

  • @ahmetoismail2199
    @ahmetoismail2199 8 років тому +2

    walee wa hees iyo badh siddu waleeke uusheeg markanu uusoco school apremidiga aya waxaa siden jirtay radio rtd waxana qaadaya siciid xamargo iyo nimco jamac waxan xasusta djbouti iyo sideetanadi aduyo

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 5 років тому +1

    buurlaguma dalee inan ahay basari iyo gaarida la beegsado baryo maad ogaanine

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 7 років тому +2

    Ax my home i miss you xasus yarnti nima djama et said

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 3 роки тому +2

    inoubliable chanson ke j l' aimai de mon enfance

  • @axmedcali5851
    @axmedcali5851 3 роки тому +2

    Heestan midhaheeda waxa leh Ibraahim Gadhle
    Originalkeeduna waa Siciid iyo Xaliimo cabdi

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 2 роки тому +1

      Originalka waadigan dhegaysanaya imika

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 Рік тому

      Ibraahim malaha waxa laydhaa saleeban daauud sikale hadaan kuu baro abwaanki la odhan jiray aadan diiriye dacar ayaa abti u ahaa oo walashii dhashay

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 5 років тому +2

    Heeso waa heesihii hore hadalna waa hadalkii ragii hore

  • @aaminaamiisha988
    @aaminaamiisha988 8 років тому +3

    badu nay qadaadhoo biyahana la midab too badawguna ku lumi karo walee waa hees iyo badh nice you are welcome

  • @hassanomar8224
    @hassanomar8224 3 роки тому +1

    Istaahil waa barasho dunidee maxey kaaga badantahay

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 6 років тому +4

    Mudo hal saac kabadan baan raadiyay heesta caawa nimco ninkii la qaadayay baa garan waayay magaciisa.
    Xasuusahayga qayb ka mida waayo waayo.

  • @alimoaw4039
    @alimoaw4039 Рік тому +1

    Waarun markii hore waxaa qaaday xaliimo cabdi iyo siciid xamaqoodh

    • @kkin7066
      @kkin7066 Рік тому

      Maya hunno Nicma umba qade iyo Allah ha unaxariisto Said ok

  • @mukhtaarxuseen2242
    @mukhtaarxuseen2242 8 років тому +1

    nimco jamac hees wax ku ool ah

  • @cartawiil
    @cartawiil 15 років тому +1

    thanks hasssan sxb xusuus qaaliya walee

  • @djcadawehasan3108
    @djcadawehasan3108 6 років тому +1

    hees waa tan

  • @mahdiahusen
    @mahdiahusen 4 роки тому +2

    Waa hadal buruufee
    Bilistana ma baran karo
    Booqashada dharaariyo
    Ninka bilic ku raaca...

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 років тому +3

    Ogaalkaa Xasanow in uu Ibraahim Maxamad Bey noolyahay iyo in kale ? Erayada ciddii lahaydna waan jeclahay inaan ogaado haddaad garanaysid walaalow. Mahadsanid

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  5 років тому +2

      Waxaan u maleynayaa inuu nool yahay
      sida aan ka maqlay wareysi Ibraahim Bey u siiyey RTD, qoraaga heesta wuxuu ahaa xasan adiib
      ua-cam.com/video/XEYZjEEgH3I/v-deo.html

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  5 років тому +1

      ua-cam.com/video/XEYZjEEgH3I/v-deo.html

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 років тому +1

      Mahadsanid walaal Xasan. Waan kaaga abaal haynaa hawshaas.

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  5 років тому +1

      waad ku mahadsantahay shaqadaa aad ka qabatay halkan (qoraal iyo kuwa kaleba)

  • @xassandhidar4699
    @xassandhidar4699 7 років тому +1

    Nimco xasuus dheh

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 4 роки тому +2

    "Badu, iney qaraartoo....
    Biyaha la midabtahey....
    Badowguna ku dhumi-karo"
    "Budowgu".... micnihiisa waa qofkii jaahil ah.... like
    DumarkaSomali.... ah oo isCadeeyey.....lol....
    Nev...3.... Waxaan Boycott ku sameyneynaa..... hablaha... is cadeeyey.... tii fanaanada... waa ku jirtaa...... Stop!! Ure Beautiful
    Boycott also, Al-Baraka... Black seed.... Soo. Saabuun...ah...
    1-Kimikada wajigiina ka daaya....plze....
    2-hadaad uur leedahey.... Kimikada cunugaaga u godbeysa....
    Boycott all these products....... Kuwa tukaamadana Boycott......

  • @ShowkY
    @ShowkY 14 років тому

    i thnk the new singer of this song is farhan xidig and other singer who idnt know his name

  • @sacdiyocabdullahi8635
    @sacdiyocabdullahi8635 6 років тому +3

    Geedkii berda ah ladhoho saan umaayaalo ee meesha berde so saaro ama iska dhaaf hhhh

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 років тому

      Sacdiyo xagow ka baxaa abaayo geedkaas

    • @mobayle8508
      @mobayle8508 5 років тому

      Darray buu kani u egyahay, balse malahayga Berde maaha, Berduhu waa geed caleemo balaadhan, Soomaaliya hadaana khaldanayn meelo badan buu ka baxa, Sida Nugaasha, Soolka dhanka kale Koonfurta Soomaliya Baydhabo hees baan ku maqlay Uu Xasan Aadan qaado oo uu leeyahay Berdihii kuyaal
      Isha Baydhaba.

    • @maxamedibraahim1355
      @maxamedibraahim1355 3 роки тому

      Gobolka awdal iyo gabliy aaad UGA baxaa

  • @ahmethajiyoow3490
    @ahmethajiyoow3490 7 років тому

    dadwadaadkihooriyohadalkuyidhi

  • @djcadawehasan3108
    @djcadawehasan3108 6 років тому

    hees waa tan