DARTA WAX WALIBO AAN USAMEYEY LKN XANUUN AYAA IGATAGTEY full

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #supercarab#haguleystojaceylka#higsino#

КОМЕНТАРІ • 108

  • @Najminaa
    @Najminaa 8 місяців тому +33

    Mahadsanid sida waqtigag quruxda badan inogu hurtid 🙏 wll🤗👍iyo qisoyinka mcaan💯

    • @IdirisKhaalid
      @IdirisKhaalid 8 місяців тому +1

      Whatsapp nmbrkdhaa isotir wll

  • @samiirasamiira2110
    @samiirasamiira2110 8 місяців тому +12

    Subaxan Allah miiskiin qof ado xanuusanaya ka tagay iyada hlaka isdhiigtay ha ku laban cashar ha ku noqoto

  • @IdirisKhaalid
    @IdirisKhaalid 8 місяців тому +4

    Mahadsanid sidhat waqtiqadha quruxda bdhan inoqo hurtey ...markee anga wxan dihii qof sas kukaleyy katariin iyo ilamahadha hoyadhot ukatarii lkn hakulawanin qof athgo bukan ahh katkey wll intas aya ikatala ahh mahadsani❤😘d❤❤

  • @assadhossein
    @assadhossein 7 місяців тому +1

    Absolutely 💯
    Ha aaminin inta aanooshahay muminka god 2mar lagamaqaniino brother

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 8 місяців тому +6

    Walal marka hore ilaahy sida kheyrka leh haku waafajiyo
    Mrka xigta qofka bini aadanka ah waxa labartaa markad xalad adag gashid
    Xaaskaga xaladas wey kugu nacdey ilmaheediina wey qiimeyn waysay
    Manta inad kunoqoto ila wangsana
    Inkasto bini aadanku khaldamo
    Lkn waxy ku geysaty wax liska indha tiri karo ma aha

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv 8 місяців тому +6

    Walaal haku laban diga oo xanunsan ayey kaatagtay oo wilba sarir saran oo aadan waxabo heysn hada markii aad waxa heshay ayey ku sooradsane marka qoftas adig kumarabto ee lacgtad ayey rabtaa ilamahaganah ha udhiibin waxa laka yabaa in aay daycto oo meel cidlo ah kaga dhaqajiso marka markle yey kugu soo laban❤haguuleysto jeclk❤ talada walalken suber carb qaato markale qalbikaga haku aaminin

  • @salaaxudinsalaaxudin3964
    @salaaxudinsalaaxudin3964 8 місяців тому +6

    wa gabar iLaahy ayan qaLdamin ee second chance sii maamada ay carur idinka dhaxyso❤

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 8 місяців тому +1

    Walaalkey waa sax dib ha ugu noqon waayoo caruurtii ay dhashay ka tagtay ka fogow ee caruurtaada korso gabar wanaagsan allaah haku siiyo koley waa tii aad ogeed meel aad ugu xilato ma jirto stay away from her

  • @istahilisteelka6401
    @istahilisteelka6401 8 місяців тому +6

    Aniga ayaa ku diyaara dheh oo ciyaalka xitaa ku haynya wllo wiilka anaa rabab

  • @fardowsoadanibrahim3032
    @fardowsoadanibrahim3032 8 місяців тому +6

    Wllhi qof darta rerkiisa ugooyeen in ey katgto ma eheen lkn shanlaayto wey dhimanthy

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti 8 місяців тому +3

    Ax ax 😢😢😢😢😢😢😢 runtiii qofka bini aadanka xanun laguma naco oo loogama tago waa xanun walhi wll ka isti qaaareeyso sida qerka alle haku waafajiyo 😢😢😢

  • @saafisheikhahmed21
    @saafisheikhahmed21 8 місяців тому +1

    Asa brother plz can you switched of the bag ground music if you don't mind.
    Many thanks

  • @CaliOog-ev8nr
    @CaliOog-ev8nr 8 місяців тому +3

    Walaal horta qof nool ayaa tahay, alle kartidaada hakuu siyaadiyo.
    Gabadha haddii ay dhab ka tahay soo celi ayaan ku dhihi lahaa, allena u istikhaarayso .
    Qofku wuu khaldami karaa khaladkaasi ha waynaado ama ha yaraado.

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 8 місяців тому +9

    Ax qofka xanuun lagagma tago😢😢😢😢😢

  • @HaniHanixasan
    @HaniHanixasan 7 місяців тому +1

    Runtii waa qiso xanuunkeda leh fikirkeyga hadan ka dhiibto wiilka wllken ah waxan dhihi lahaaa gabdhas haku laaban waayo gabar shalay ilmaheda iyo aabahoda oo sariir saran ka dhaaqajisey weliba ado jecel familkada uga so go'ay sii aad nin kle uga badbaadiso oo ay qofkii ay jcled uhesho kadibna ayadoo ladhibateyn iska baxday maanta haku laaban

  • @HindaHassan-n2x
    @HindaHassan-n2x 8 місяців тому +2

    haday ilmaheeda qadan lahayd kunoqo ayaan kudhihilahaa lkn dantu markay ciishay kugusonoqoto myo wyo awlaadada haku aaminin iskadaa naftaada allh kuusahlo gabadh wngsan tankale kaducayso awlaadada

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 8 місяців тому +2

    Salaan sare Ilmaha hooyadood wanaaji laakiin haddaad ku naqsato Allah ku aruuriyo waa kuu dhamaatay.

  • @user-abdirsak_AK
    @user-abdirsak_AK 8 місяців тому +2

    Biliadmka wa qldma wa hooyo wx dhshy ilmaheda ubhnthy mrka fursad 2 si zxp wx wlba ilhy ba qeyr kadhgya i.n ❤😢

  • @user-tj3jn8lv123
    @user-tj3jn8lv123 8 місяців тому +3

    Walaahiy anigu kulama taliyeen inuu u noqdoo sabtoo ah isagoo bukah haday katagtay mahaday unaxaysaa teeda kalee hooyo ilmaheediiy nacday ma ilmakalay xanaanay naysaa waa waqtigaa kaliyaah ee haweenkaa labartoo markuu ninkedu buko iyo markay caruurteedu garab haysan

  • @Rahmiita
    @Rahmiita 8 місяців тому +8

    ❤❤Ana u horeyo

    • @Najminaa
      @Najminaa 8 місяців тому +2

      Yaa iga hor mar kudhehe hee 😂😁😄😘😅😃😀🤣😆

    • @Rahmiita
      @Rahmiita 8 місяців тому +2

      @@Najminaa mcnt ideeso Noh 😂😂😩

    • @Najminaa
      @Najminaa 8 місяців тому +2

      @@Rahmiita ok Sharfeey ❤️🧕🌹👍

  • @user-ns7pk6zb8y
    @user-ns7pk6zb8y 8 місяців тому +1

    Taladayda waa ciyaalkaaga hooyadood
    Lkn haku noqon
    oo haguursan iyada markale
    Talayda

  • @Stary.Sh21
    @Stary.Sh21 8 місяців тому +9

    Sorry walalo..hoyoo iyo abo ka duceyso..ilmahaga korso ..gabar wanagsan illahey ha ku siyo Ameen ❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 8 місяців тому +4

    Haku noqon taasi maaha naan wacan
    Waa daneyesato ubad baa idinka
    Dhexeeya bes

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452 8 місяців тому +3

    😢😢 Qof bukaan kakugunacey Adoobahan katagey 😢😢

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 8 місяців тому +7

    Qof adoo baahan kaa tagay weligaa ha u Laban apowe😭💔jaceylka xumaan iyo wng intaba wqa kala kulmeysaa

  • @nasrocali7771
    @nasrocali7771 8 місяців тому +6

    Ha ku Laban Aboowe waa iga Talo 😢 Qof xanun kaga Tegay 😢 Teeda o Kiliyah Ayey Firsane 😢 Tii Shalay Tu Kadaran Yeysan kugu Sameyn🥲

  • @MarwaMohamed-qn9ts
    @MarwaMohamed-qn9ts 8 місяців тому +5

    Talada supar qaado wallo✌

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 8 місяців тому +2

    Qof bukaanka kgu nacay adoo bahan kaa tagey samo kuma.banaane Alla barsha wacana.qofka wxd bartaa markaad xaald adg ku jirto inta kle isma tqanin

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 8 місяців тому +2

    Xiisaaley waaye Ayaan ka dib hadana way kaa xiiiso dhici kartaa. Illaahey wax ka khayr badan ka bari.

  • @HindaHassan-n2x
    @HindaHassan-n2x 8 місяців тому +2

    naag nasiibleh unbaa kanoo kale hesho wllky qali hadad qoraalkayga aragto iisoducee in allh igu arsaaqo qof adookale aha 😢😢😢😢 adookele man iskahelo

  • @ummuabullah1
    @ummuabullah1 8 місяців тому +1

    Waa qiso aad u xanuun badan runtii waxa jiro damur sidaso kle aah o aan damiir laheyn ad Ayan uga xumahay

  • @alial-somaal3631
    @alial-somaal3631 7 місяців тому +1

    Talo wanaagsan waaye 100% wankugu raacsanahay. Hooyo fiican maaha hooyo ilmaheda tuurtey

  • @qadiijoyuusufibrahim4055
    @qadiijoyuusufibrahim4055 6 місяців тому

    Aboowe qalbiga Alle ku qawojiyo waan ku rajeyna nolol queux badan Alle idin ilaaliyo adiga iyo ilmahaga😢😢

  • @najaxkaab5117
    @najaxkaab5117 8 місяців тому +2

    Iska cafi ku dheh waayo ilahay adoomihiisa uu cafiyaa

  • @abdirhmanahmed1804
    @abdirhmanahmed1804 8 місяців тому +6

    Runtii aada uga xumahy
    Waana qiso cibro qaadsho leh
    Ninka wllkay ah mid baan odhan laha gabdhana mid baan dhihi lahaa
    Wiilka waxan dhahayaa shalay mrka ay kaa tagysay duruuf bay kaaga tagty slkn kumay sabrin manay aaminin inuu alle ku keenay
    Wiilkaw wll aduu ilaahy talo saaro caruurtada mustaqbalkooda adoo ka fikiraaya marka uu ilmuhu bilaa hooyo noqdo waa dhib wlhi
    Markaa adoo sidii hore u wanaajinaaya soo cesho waayo waa gabdh dumarkuna waa iska masaakin shaydaanka ka awood badiyay
    Gabdhana wxan leeyhy ilaahy ka baq in cashar kuugu filan waad haysataa ninkaagana ilaasho iskuna day inaad noloshiina quruxisid

  • @NuurtoRooble-j5h
    @NuurtoRooble-j5h Місяць тому

    Walaal maqaldame waa Allah iska cafi walal

  • @user-os2ei5ph1t
    @user-os2ei5ph1t 7 місяців тому +2

    Hakunokhanin marlabaad weykatagesas🥲🥲🥲🥲🥲

  • @hothoqaniismail7823
    @hothoqaniismail7823 8 місяців тому +2

    Gabadhas Uma Qalaanto Qofka Wngsn Runtii Walal Hadad Massejkyga Argty Gabaadh Kle Iska Gurso Tana Iska ILow

  • @user-pg8cy3kn1j
    @user-pg8cy3kn1j 8 місяців тому +2

    Qofka wxbaa iska dali kro il iyo af bani adan aya iska jiro ilhy cadowga dadka ka dhax shaqeynyo ilhy hka qabto 😢😥

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 8 місяців тому +1

    Iska baar oo is fiican ula hadal ka dib waqti kale sii sababta oo ah waa caruurtada hooyadood, se xaaskalena suubso.

  • @anzalfaarax2376
    @anzalfaarax2376 8 місяців тому +3

    Nabsigu ma kawoowo😢 wiks miskin sida la yeele anine igu dhacdey alx lkin waka baxay mal mihii wacna weey soo socdaan

  • @NimcoSheikh-jw6vs
    @NimcoSheikh-jw6vs 8 місяців тому +2

    Wll wxd iga gaysaa wiilkan hal talo oo ah qof mar ku qiyaamay second time ha siinin😢😭😭🥹🥹🥺🥺🥺

  • @falastiincabdiraxmaan9167
    @falastiincabdiraxmaan9167 8 місяців тому +6

    Masha alha❤❤

  • @JabraBino
    @JabraBino 7 місяців тому

    Madasanit Wall waa hoyo waxdhashay caruteda haudidan❤tangi wall

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut 8 місяців тому +3

    Aad iyo aad taladas wakug rac sanhey wll🙏

  • @SumayoCalixasan
    @SumayoCalixasan 8 місяців тому +3

    Iska dhaf wllo😢😢

  • @shidantareersool5199
    @shidantareersool5199 8 місяців тому +1

    Waliga haku laaban qof inta tiisa u yeeshay oo jacaylkeda u rumaysay marka duruuf nololed kugu timi kaga dhaqaaqday ilmaha wa xanuun caqligi shalay gudoomay berina wa gudooma e haka yeelin qalbi jab danbe haysku Raadsan😢

  • @ikraanducaale7305
    @ikraanducaale7305 8 місяців тому +2

    😮

  • @Stary.Sh21
    @Stary.Sh21 8 місяців тому +4

    Sorry sister Walahi you have hurt him very bad ..he is a good boy you don’t deserve him ..walalo move on may Allah swt give you isbadal wanagsan Ameen

  • @aminoxusen4002
    @aminoxusen4002 8 місяців тому +2

    Abowe ilmahaaga hyadood ilmahaga dartooda kuso celi

  • @abumumtaz9208
    @abumumtaz9208 8 місяців тому +2

    Super carab kulamaaqabo fikirka
    Walal qofka wuqaldama haadi uu qirte qaadkisa sii fursad markale

    • @IdirisKhaalid
      @IdirisKhaalid 8 місяців тому +1

      Wey kiratee qaladkedha lkn asaqo cfmd kaboo hatey kataqi lehett inu kulabto surta kal wayo lkn qof athgo bukan ahh katakey mayaa wll😢

  • @user-bv5hp1ik8r
    @user-bv5hp1ik8r 8 місяців тому +2

    Isaga ma donayse lacagtiisay donaysa🤏

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 8 місяців тому +1

    Talo majirto e haku noqon sxb wa,

  • @user-qm5su8jb6t
    @user-qm5su8jb6t 7 місяців тому +1

    Ayado sas ah ani waxa qaba inu ku labto oo danta ilmihisa firiyo ilmo in hooyo aabo koriyan ku fican thy maqaldome wa alle waxa laga yaba in laga wali jire jecel xasid ma wayo so in ku labto jeclan laha

  • @alwiyaali1806
    @alwiyaali1806 8 місяців тому +3

    Qof fcn Illahay amarkiis qof xun baa ku soo ada yuusan ku noqon waayo xanuuun bey oga tagtay no bax dheh

  • @NaimaAbdi-o8g
    @NaimaAbdi-o8g 8 місяців тому +1

    Hasoo ceshan taas abwe

  • @user-or8oe7xp8x
    @user-or8oe7xp8x 3 місяці тому

    Wll Runtii wlhi wn ka xumaaday qisadaada wll ma khaldame waa Allh Qofka mar khalad galo markle inuu ku noqdo wuu ka taxadari wll ilmahan hooyo la aan ha ka dhigin iney jeceylkii hore mid ka duwan kana Qurux badan hada kuwada noolaatan ayaa macquul ah please Ani fikirkeyga waa inaad isku noqotaan khayr baan idiin rajaynayaa ensha Allh 😊

  • @barlinissak4444
    @barlinissak4444 8 місяців тому +2

    Runti waxwalbo ayad sisay way ku fahmi waysay intaas kabadan baxi dah😅

  • @hibaaqdeeq9483
    @hibaaqdeeq9483 7 місяців тому +2

    Warunta walhai wa nolol adag

  • @Anisocabdulaahi
    @Anisocabdulaahi 7 місяців тому

    Wallke waxna dhihilha iisakda😢😢😢😊😊

  • @hamzaabdullahimuqtar3887
    @hamzaabdullahimuqtar3887 8 місяців тому +1

    Kadero sxb qali sr dumar lamaslgaru aqli ayay kawadata

  • @ayanabdullahi333
    @ayanabdullahi333 8 місяців тому +2

    Abowe Allah dartisa ogu noqa abowe mcn

  • @Ibnuahmed678
    @Ibnuahmed678 8 місяців тому +4

    ✌️

  • @MunoNur-xm9bs
    @MunoNur-xm9bs 8 місяців тому +1

    May amey kaatagtaa hadane

  • @bahjabilan2350
    @bahjabilan2350 8 місяців тому +1

    Iska cafi walal wa qof dumar o qaldamay ilmahana hoyadod iyo abahod o islajira wax udhama malahan iskagalabo lagayaba inad isku barakawdan qaladka wudhaca wayna kasolabatay ka aqbal walal ilmahas iyo hoyadod kulmi ajar bad kaheli rerkasna dhis

  • @hayaatabdalla-pc6cy
    @hayaatabdalla-pc6cy 7 місяців тому

    Qisoxanuun badan😢😢😢

  • @user-uq3bz9bf7n
    @user-uq3bz9bf7n 8 місяців тому +2

    Hakunoqon qof ado bahan katagay

  • @abumumtaz9208
    @abumumtaz9208 8 місяців тому +2

    643

  • @KadraBogoreh
    @KadraBogoreh 8 місяців тому +2

    Asc do not accept her walalo she left when you need here😢

  • @jhg5545
    @jhg5545 7 місяців тому

    Ha iskiga noqsado Allah ha so tosiyo ee ma qaladame wa Allah wan is daremena hadan nahay dumar qalat wowo dhaca

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 8 місяців тому +2

    M.a.❤❤❤❤

  • @ayanabdullahi333
    @ayanabdullahi333 8 місяців тому +1

    Abowe supper carab number rabaye intea kahela wala

  • @AbdiweliHussein-dy4qy
    @AbdiweliHussein-dy4qy 8 місяців тому +1

    Qof adho bahan Ka tagey haku lawanin zxp

  • @user-ik2pr8cp8x
    @user-ik2pr8cp8x 8 місяців тому +1

    Saasan ani xita dhihi laha sababto ah rux bukan kagu gu naco khayrkuma sowdo
    Waxn raba inan qiso kula wdago😢

  • @adanmohamed6031
    @adanmohamed6031 27 днів тому +1

    Talo watii allah kadigtoono wixii xun

  • @AwohodanAwohodan
    @AwohodanAwohodan 8 місяців тому +2

    Sorry borther ❤❤❤❤❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 8 місяців тому +3

    ❤❤❤❤

  • @user-tu8gu2ig4g
    @user-tu8gu2ig4g 8 місяців тому +1

    Fursad sii😢😢😢

  • @HindaHassan-n2x
    @HindaHassan-n2x 8 місяців тому +1

    qof bukaankagaaga tagay ma amineen

  • @mandeqcdy
    @mandeqcdy 8 місяців тому +2

    Runti waxwalbo ayad sisay hadey fahmi weysay intaas waliged wanagas mafahmeso

  • @munakhadar2500
    @munakhadar2500 7 місяців тому

    fursad labad hasin wllky 😢

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 6 місяців тому +1

    Sorry wllky 😢waxii kugu dhacay

  • @amiirahersi6437
    @amiirahersi6437 8 місяців тому +1

    WLL0 waxan ku dhihilaha marka hore tuko salaatul istaKhaaro ee ah lapada RaGcadood ka Dip Alle ka pari in uu kuGu celiyo haday khayr leedahay haday shar leedahayna in alle aanu kuGu celin lapadaada waalidna La wadaaG WLL0

  • @AsmoAhmedXaaji
    @AsmoAhmedXaaji 2 місяці тому

    Mya elmha xetaa asinin abwe😢

  • @Sahrokiin1
    @Sahrokiin1 8 місяців тому +1

    Hakunokhanin marlabaad weykatagesaa😢😢😢😢

  • @RumnMoha
    @RumnMoha Місяць тому

    Qofka dhibkagugu nacay hada matkad wax yeelaty waxpo kuma tarayo qofka dhibka kugu dulqata baa dheeftaa uqalma inu kugula nolado😢

  • @user-vv6fe2ru5z
    @user-vv6fe2ru5z 8 місяців тому +1

    Sorry 😢😢😢😢

  • @user-sx8ss7ng4f
    @user-sx8ss7ng4f Місяць тому

    😢😢😢😢😢

  • @FartunMussa
    @FartunMussa 8 місяців тому +1

    👐👐👈

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 8 місяців тому +1

    Wllkeygiyow noloshaada horay u sii wado gawar kle ayaa kaa badan I.a

  • @user-eu1hs2xq2w
    @user-eu1hs2xq2w 3 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔😢😢😢😢

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 8 місяців тому +2

    Woooww abowe adha mudhan

  • @OPTHIKANIMOHAMED
    @OPTHIKANIMOHAMED 5 місяців тому

    iskacafi lkn haku laaban

  • @zamzamabdi555
    @zamzamabdi555 8 місяців тому +1

    Sorry ❤😊

  • @dulqaad3
    @dulqaad3 5 місяців тому

    Haku laaban ayaan dhihi lahaaa

  • @HunKing-w9d
    @HunKing-w9d 5 місяців тому

    noooooooooooo

  • @CabdiJibaar-ju5hu
    @CabdiJibaar-ju5hu 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @user-je7jt4yn1d
    @user-je7jt4yn1d 8 місяців тому +1