Waa run waa la dhisay tiyaatirka labarweriga isbertiwada waa ladhisay ciidanka wuu isku habeeye si wanaagsan ayey u dhiseen cidiinka khayre waa nin wadan ah ee farmaajo ayaa lagu direy nin layiraahada qor qor ayaa kadabeeye in la buriyo kheyare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nimaan yaabin baa wuxuu yiri waan yaabey Maanta ma waxay maree in loo soo dhigtey hagbadii yarey ee islaamuhu ilmaha ku korsanayeen iskuulka iyo jaamacada uga bixinayeen ha la keeno Soomaali waxay ku maahmaahdaa nimaad taqaanin yaa tahay lama dhaho.
Kuwa muqdisho kunool ee qoslaye difacaya guryahooda burburiyay dhulalkooda ka xoogay qabuurahoodii soo fagtay umumadda muqdisho ku nool yaa diidaya in ay sixran yihiin
Qoslaye waa asaasaqay walaahi waxaasaa madax looga dhigay umadii umadaan balayo ayaa lagu intixaamay cirka laga soo riday bal pdagaas waashay wuxuu ku hadlayo bal eega waljda dhaqanta in uu qabo yey mugdi uga jirtaa Dr xabeeb ha loo geeyo ilaa afka ciida looga shubo walaahi in uusan dhergeyn waxaaba laga yaabaa qoslaye bahane in uu isagu is canshuuro oo labadiisa jeeb kala xado
Ayuutadii masaakiinta ah ee ilmaheeda cano ugu gadato qoslaye inkari kugu dhacdaye taad xadeysid maad ka dhistid inkaari kugu dhacdaye waaba kuugu dhacdaye ma dhargayahow imaanka alle ka qaaday
Yes Guulwade Siyaad aabihii garashada gayiganagoow❤😢we miis aabo Maxamed Siyaad Barre 🇸🇴❤️🩹🇸🇴🤍🫶🙌🏼👍Allaya raxma aabo Siyaad😢amiiin🤲
Aabe siyaad bare allh unaxaristo 🤲🤲🤲
UKO👍jaale siyaad janada firdoowsa
Raximalaahu aabe siyaad
Waa run waa la dhisay tiyaatirka labarweriga isbertiwada waa ladhisay ciidanka wuu isku habeeye si wanaagsan ayey u dhiseen cidiinka khayre waa nin wadan ah ee farmaajo ayaa lagu direy nin layiraahada qor qor ayaa kadabeeye in la buriyo kheyare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Siyaad. Bara alaha. Unaxariisto
Scw scw scw scw ❤
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤
Akhas hagbadii dumarkuu usoodhigtay
Salallahi Alleyhi wasalim
Wiil cali badan weeye ❤❤
صلى الله عليه وسلم
Xaasaaskaaga iyo gabdhahaada u sheeg
wiilkan yari wuxuu sheegayoo dhan waa. run
Haa waa runtiisa
Hagbad kuye! hooyooyin ka qaar baa ilmaha quraac iyo qado iyo qadoba u helikarin oo biyo dabka u saara. Ilaahay waa casiis waana samiicul basiir.
Kheire waa ninka inta jaanis fiican helay oo khasaariyey anagoo jecel buu noo baneeyey oo hunguri qaaday
Waa runtii walee
walahi wa.sax. wiilkan.hadalkisa
gurgurti.sakarta as dhameye.wu dhahy dhiqo.lugaha
Idhageyso wuxuu wiilka sheegaayo waa run saaxiroolka saan cadaaalaha alah iha ina dhaafiyo insha alaah
Waa runtime dhamaan weliba badii saxiixay itoobiya amaanaya
So kasta hadaa magaalo yin lacagtii aduunka laga soo qaaday ugu dhistaan kaligiin baa dagaya cid caliyaale iyo ceelmacaan tagaysa ma jirto
Dream lee waaye
Amiin
Awooda allaah waa sidaasi
Yaa aaminaa ya
Hayeeeey ayuuutada qarsada cararaaay
Waa runtiisa
Xiligaan lajoogo ciidanka dawladu matirsana maantay haduu xasan shiikh wareejiyo ciidanka dawlada tiro sax ma uu hayo. Waa run taas
Ciidankii lagu wareejiyay wax quman kama joogaan tiro yar baa joogta ciidanka hada jooga waa ciidan uu sameeyay intuu soo noqday ciisankii hore wax la shirqoolay iyo wax lakala eryay. Weeye
Yes
Saax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wxn hala af gembiyo xasan xaraashe
Scw scw scw
2060 u Xamze sheegaayo, wiilkaan yar ayaa cadeeyay, waa intu Xasan Sheekh Maxamud uu dheer yahay madaxdi soo martay wadanka,
😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍
Nimaan yaabin baa wuxuu yiri waan yaabey
Maanta ma waxay maree in loo soo dhigtey hagbadii yarey ee islaamuhu ilmaha ku korsanayeen iskuulka iyo jaamacada uga bixinayeen ha la keeno
Soomaali waxay ku maahmaahdaa nimaad taqaanin yaa tahay lama dhaho.
2060 ma noolaanayaa hee 😂😂😂immisa ayuu na jirayaa markaas
Hagbada ma asaga baa lacagta siiyey kuwa asaga la shaqeeyo uu lacagta siiyo haka qaato
Asc dawlada haloduceyo gargurte duck MA karto WA ofay haearan
Asc wadanka sacudigs culumads jogto mska iyo madina waxay uduceyan madsxdoda kuwsdna somalidana way habartsmayan subxanallaah
XASSN GARGURYE WA CASHARA NAQ
Rabbiyoow hana duleyin wuxuu yiri hoyooyinku lacagta ay hagbada kugalan sheer halagalan eyraborka cusub waxay cunan ayay la yihiin duli rabbi kubad ee umada dhibataysan kibirka iyo jestada kadaa xolaha xaranta ah adiga haku qabojiyan waxad lagubanaysaa waa xaranta eed la amusi ladahay.
INTA KHAYRE SHEEGAY OO DHAN WAA RUN OO DAWLADIISII WAA QABATAY.
INTA WIILKA DHALLIN YARADA SHEYGANA WAA RUN OO XASAN SHIIKH WAA KU KACAY.
Wax la cafinaayo maleh
Kuwaani maculumo ayay badbadiyeen ilaa shaqashankii culumo ayaa itopioya loo gacan gelinayey intii kalena togasho ayay ku dhameyen iyo gowrac aaway culumadii soomaaliyed waxay galadu kubedeleen niman suufiyal sheganaya laakiin galo ah sidii ninkii galkacyo lagu toganayey oo hada ninkii isaga macalinka u ahaa ayaa xarunti dib uqabsaday oo diinta iyo nebi muxamed صلى الله عليه وسلم ayaa sidii iyo sikadaran logu aflagadeya kuwo kale oo xamar fadhiya oo waxan arkayey dhalin yaro ku xisan u akhrinaya buug shirki ah oo dhahaya khaliqii wax abuuray waxa dila awood oo dhana ay isaga u sugnatay waxaa ka amar wayin Cabdulqadir jeylani ninka ayku maga caban. Subxanallah wabi xamdihi subxanallah cadiim yaa khaliq yaa caliyyu yaa waliyyu.
Wuu u sarbeebayaa reysalwasaaraha wuxuu ka wadaa qof ka doqonsan ma jiro
Markuu carshanta ka jijibinayay wuxuu islahaa hagbad ayay heystaa 🤔🥺
Ciraanoow walee cunugaasi xaqiiqbuj kahadlay intaa uu sheegayba waaruntii waana xadiis marka waxaan leeyahay cunugaasi wuu cibaadeetey
Ya aminaya tuugo
Kan qoslaye ilahow umadda wuu dhibaye ka hor dhaqaaji
WAY FIICNAAN LAHAYD INAAD WANAAGAAS DOWLADA AAD KU HOGAAMISID LAAKIIN XASSAN DHIIQO BAAD LA SAFATEY MAQAAMKAAGIINA DHULKUU KU MASAXAY XASSAN KHAYRLAAWE ARAGAA NACTER CAQLI IYO HAN MALEH HORJOOGEYAASHA HAWIYE .
de carabka llacagbukahelaya
😂😂😂😂😂
Kuwa muqdisho kunool ee qoslaye difacaya guryahooda burburiyay dhulalkooda ka xoogay qabuurahoodii soo fagtay umumadda muqdisho ku nool yaa diidaya in ay sixran yihiin
😂😂😂😂😂 waale waa isma dhanto iyo dhashood labaduba 😂😂😂
Qoslaye waa asaasaqay walaahi waxaasaa madax looga dhigay umadii umadaan balayo ayaa lagu intixaamay cirka laga soo riday bal pdagaas waashay wuxuu ku hadlayo bal eega waljda dhaqanta in uu qabo yey mugdi uga jirtaa Dr xabeeb ha loo geeyo ilaa afka ciida looga shubo walaahi in uusan dhergeyn waxaaba laga yaabaa qoslaye bahane in uu isagu is canshuuro oo labadiisa jeeb kala xado
War illa ballayo war nimanku hagbad mayaqana
Ayuutadii masaakiinta ah ee ilmaheeda cano ugu gadato qoslaye inkari kugu dhacdaye taad xadeysid maad ka dhistid inkaari kugu dhacdaye waaba kuugu dhacdaye ma dhargayahow imaanka alle ka qaaday
Xikmad haduu leeyahay muu is casilo una sheego ummada inuusan la shaqeyn karin waa qaade iyo qariye wixii dhacaba.
Kii dawladii dhistay oo turki dhisay buu Guri ka dhex dhistay ku kale buu Carfoon nooga dhisayaa hulaantaas yaa daaya oo tagaya unukaaleh
Weli jeebkiinaa loo tashanooyaa
Jees jees ka tahay ma naxe
Hilo danano meshi kala celin laheden dagaladi sokeya hiladi oo hadana dhanki kale usodananshen reer balad weyne gudki aad kusororten biyo nogusogalay karan bari dad dagal ujog dowlad mahe wax kale celineyn baba ubilowdeen hilo xawadle habar gidir isbahestay doowlado iney sodulen ookale dhulkiba ciriiriyeen xafadi malintas cida dagalamin ul lala dhacay yaan udirirna yaa deyna siaan ogabaxsano ergo xafado kale ucararnay dadki hadu isaqon isaga isdilo ilen cidi xogleh biyo aba qori qaad duq dhalinyaradi iskuxafad isdishay isaqon dugsi qarkod dhigay burka dhanto kudheloyan bada umuqatay madaxweyne sixiruu wataa sanbalolshe yuu ula jeeday qeere ilen wax dugen baa lookenay burunji eey ogolayeen kabaxay isbartibada
lawadan.shantan.sano.somali.wey.ku.ciyaren
Share-kaa jab, oo sheelo ha ugu dhacdo idim alle..
Hal been kuma jira