Sideen Kayd loo samaystaa? || Ustaad Hamse Habiib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Sideen Kayd loo samaystaa? || Ustaad Hamse Habiib

КОМЕНТАРІ • 21

  • @idirisdiiriye6072
    @idirisdiiriye6072 10 місяців тому +7

    Afur wacan Bahda Razeen sh hamse Habib alle Haku Xiftiyo

  • @xuseincade1992
    @xuseincade1992 10 місяців тому +2

    Maanta waa 28-k Waye waxaan rajeeneeynaa sanadka danbe meehsaan markeey tahy 1m inaa gaarno ustad❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 10 місяців тому +3

    Mahadsanid walal noo soo badaiya cahsrada ku saabsan financial ka

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 10 місяців тому

    فضيلة الشيخ حمزة حبيب
    بارك الله علمك وعمرك 𝙢𝙖𝙝𝙖𝙙𝙨𝙖𝙣𝙞𝙙
    Wax badan ayan ka faaiday
    Miisanka xasanadka Alle ha ku saaro
    Ustaad Xamse

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 10 місяців тому +15

    Sheekhaw illaahay haku barakeeyo wlhi waxbadanbaan kaafaaiiday...awal zaad kale oon lahaa ayaan wax kukaydsanjiray lkn dhibka jiray waan kadabatagi jiray maadamoo uu telkayga kujiray....markaa meel fiican magaadhi jirin saving kaygu...lkn laftii an lacagta kukaydinayayba suuligaan kuriday.....hhhhh malin dhawayd dib usoofuray 2000$ ugu tagay

    • @ABDIWAHIDFAARAX
      @ABDIWAHIDFAARAX 10 місяців тому +1

      Allah ha kuu barakeeyo
      Suuliga kadaa marka labaad oo burburi haddii aad doonto😂😂

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 4 місяці тому

      funy waye😂😂😂😂😂😂​@@ABDIWAHIDFAARAX

    • @ABDIWAHIDFAARAX
      @ABDIWAHIDFAARAX 4 місяці тому

      @@abdirahmaanali24 ✔️🤣

  • @issarashid9585
    @issarashid9585 10 місяців тому +2

    Mahadsanid shekh biloyin kahore aya dawaday video yadada alx Hada waxa ahay qof xirfad laa ah Kuna raxesto shaqadisa mahadsanid

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 10 місяців тому +1

    Ustaad shukrn

  • @Goohdi300
    @Goohdi300 Місяць тому

    Mansha laaah ❤❤

  • @ibroz01
    @ibroz01 10 місяців тому

    Jazaakalaah kheyral jazaa

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 10 місяців тому

    Mnsha Allah sheikh xamse Xabiib mahadsanid

  • @suleimanbule1202
    @suleimanbule1202 10 місяців тому +3

    Shkh Xmze Well done

  • @hassanalwajid4607
    @hassanalwajid4607 10 місяців тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @charrago9644
    @charrago9644 10 місяців тому +2

    Mahadsanid Ustad, runtii Arina muhiima ka hadashay si fiican baad u dhigtay.
    Ustadka waxaan waydiin lahaa kwrn bahasa layiraahdo "Hagbadda/Ayuutada"?

  • @JamacAdan-j1k
    @JamacAdan-j1k 6 місяців тому

    Mansha alh

  • @mohameddeek291
    @mohameddeek291 4 місяці тому

    Khayr waxkuma tare shar utaag hay

  • @adenmohamed4874
    @adenmohamed4874 10 місяців тому +3

    Afur wanaagsan

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 10 місяців тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 9 місяців тому

    جزاك الله خيرا