Fillo iib ah, Daarusalaam, Orange Estate, 4 qol, Fadhi, 3 Suuli iyo Kushiin +252610482060 WhatsApp

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Guri 🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Guri fillo iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Deegaanka Daarusalaam.
    Cabirkiisa: 20×15
    Document: Saxan.
    Deegaanka: Daarusalaam
    Xaafada: Orange Estate
    Qiimaha: 110,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252614194979, +252610482060(WhatsApp),
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

КОМЕНТАРІ • 13

  • @aweeytransportation8412
    @aweeytransportation8412 6 місяців тому +2

    Masha Allah waye ugaas wax yar iska hagaaji kamirda aad ku dubeysid nadiif ma ahan teeda kale walalayaal walalayaal yarey xogaa waa talo walaltinimo mahadsanid taliye hormar wacan ban ku rajenaa insha allah

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 6 місяців тому +1

    Walaalow camaara fiican raadso. Guriguna aad qaali u yahay.

  • @fayecooking
    @fayecooking 6 місяців тому +3

    Waa qaali 75 kun ayaa ku fiicneyd ma aha 20x20 !

  • @sky_1003
    @sky_1003 2 місяці тому

    Cajib. Magacyo soomali ma la isticmalo. Banana orange estate.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 6 місяців тому

    Masha allaah ❤

  • @mr-yaaniofficial6751
    @mr-yaaniofficial6751 6 місяців тому

    Maa magaalka kagadto markaa 110 kabixinayo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 6 місяців тому

    Mahadsanid

  • @mohammedamiin9761
    @mohammedamiin9761 4 місяці тому

    Degmada shibis aya guri dhisan oo diyaarsan 130 kun la kala iibsaday, umaleyn maayo wax kaa iibsanayo inad heleysid😂

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 6 місяців тому

    Orange ma cusubo ee waa xafadii 2 ee laga dhisay waana qadiimi marka loo ego daarusalam

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 6 місяців тому

    Guryaha cusub ee Daarusalam aa 100 ah ee yeey ku sirin cida iska dheh. 600 hadu goyo alx ha dhahan

  • @user-ow4jy5ki7o
    @user-ow4jy5ki7o 6 місяців тому

    😊😊😊

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 6 місяців тому

    Lacagtuna waa imisi

  • @haldhaaabdi2158
    @haldhaaabdi2158 6 місяців тому

    😳 expensive