Faahfaahinta Vidiow cajiib ahaa ee ay caawa baahisay Aljazeera israil guri aykujireen oo ladultagay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • Faah-faahinta Vidiowga cajiibka ahaa ee ay caawa baahisay Aljazeera, Ciidamada israil oo guri ay kujireen ladul tagay Nagtatana laga geliyay, iyo wararkale oo cusub xiisana leh.

КОМЕНТАРІ • 495

  • @nadaarashow9782
    @nadaarashow9782  6 днів тому +299

    Vidiow kale oo cajiib ah Siyaaro.ua-cam.com/video/26aRNxY7Qf8/v-deo.htmlsi=eK1hXd4qQP_JrdMb

    • @MaxamedCwali-my2ot
      @MaxamedCwali-my2ot 6 днів тому +9

      Asc sxp masha Allah 😂

    • @hennabyamaar9416
      @hennabyamaar9416 6 днів тому +5

      Awalbaa yahuuda wax ka fuuleysa ilahey dunidan maa abuuriin 😂😂😂

    • @MahamedclahiAadan-cm9uw
      @MahamedclahiAadan-cm9uw 6 днів тому +2

      ad iyo adbad umahadsantahay

    • @Halkan271
      @Halkan271 6 днів тому +3

      @@nadaarashow9782 way cibaadaysteen walahay bilaaahay ragaaasi ilahay how gargaaro ragaaa

    • @kuuxiisay5347
      @kuuxiisay5347 6 днів тому +3

      🎉😂​😂@@MaxamedCwali-my2ot

  • @sadio949
    @sadio949 6 днів тому +8

    Masha allah mujaahidiinta oo wata kubada iyo yuhuudii oo daashey alxamdillillah

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 5 днів тому +4

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin

  • @sadiamohamud3692
    @sadiamohamud3692 5 днів тому +11

    Adigana Nadaaro kheyr alle ha ku siiyey, ha ka degin ereyada kala ah masha allah tabaarak markaad aragto war farxad leh iyo insha allah marka aad ka hadleyso mustaqbdlka

  • @mfjk1377
    @mfjk1377 5 днів тому +5

    Nadaara wax yaraan kuu sheegaa adoon iga xumaan wixii ku cajabiya oo aad aragto masha allah dheh walaal si muqaawamadu u sii siyaadiso dhiiranaanta iyo geesinimada allaha guuleeyo adoo mahadsan

  • @user-tz9ny6gp8f
    @user-tz9ny6gp8f 5 днів тому +10

    Allah ha ku xifdiyo.....guul muqawamada ha u sugnato bi IDNILLAH...Allah ha duleeyo yahuudda iyo kuuwa tageero

  • @GacmaDheere-xi4fz
    @GacmaDheere-xi4fz 5 днів тому +42

    Fircon markuu wiilasha yar yar dilayey oo gabdhaha dhaafayey rabiyow waad badbaadisey wiilashaas rabiyow badbaadi
    reer falastiin 🤲🤲🤲aamiin

    • @kingartshargeisa
      @kingartshargeisa 5 днів тому

      Wariye cajaa ib ayaa tahy dadka saan ayay u bashan yihiiin lafo hore ayaad ku dishay yaaa inaan sawir kaa sawiro ayaan rabaa soo fasax uma ihi yaah

    • @fatiabenoit2381
      @fatiabenoit2381 5 днів тому

      ✌️✌️✌️🚀🚀🚀🪚🪚🪚🪬

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 5 днів тому +8

    Allahu Akbar walillahi xamdi yahuud illaahay ha jabiyo indha adakaa intay dad aan xaq ka qabin ay laayeen bay hadana guryahoodii seexanayaan geesiyaal xornima dirirka Reer Falastiin hadaad dhimataan sharaf io xaq ku dhimo hadaad noshihiina cisi io sharaf io guul ku nolaada oo illaahay ha idin siiyo guusha Akhiro io tan Aduun 🦁🦁🇵🇸🇸🇴❤️

  • @jamacaxmed4681
    @jamacaxmed4681 5 днів тому +6

    Alahu Akbar Alahu Akbar ilahow muslimiinta guuleey

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 6 днів тому +10

    Ilaahey ha guuleeyo Falastiin

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 5 днів тому +10

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 6 днів тому +7

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @shukriali6708
    @shukriali6708 6 днів тому +5

    Maasha allaah ilaahay ha saacido falastiin

  • @user-tf7io4uh4t
    @user-tf7io4uh4t 6 днів тому +7

    Yaaa alaah halp falasatin yaaa alaah halp falasatin yaaa alaah halp falasatin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😘

  • @MohamedDahir-vb7gl
    @MohamedDahir-vb7gl 5 днів тому +6

    اللهم انصر أخواننا فى فلسطين

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 6 днів тому +6

    ❤❤❤ Maasha Allh 😢Allow ugar gaar muqaawamada✍🏼✍🏼✍🏼✍🏼✌️✌️✌️✌️✌️

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 6 днів тому +4

    Alle ha jabiyo yuhuuda

  • @suleymanali111
    @suleymanali111 5 днів тому +2

    Falastiin allow guulsii
    Ustaadii Masha aalla

  • @aliabdi-z4p
    @aliabdi-z4p 5 днів тому +2

    Very good news

  • @MaxamedCwali-my2ot
    @MaxamedCwali-my2ot 6 днів тому +8

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 6 днів тому +4

    Allahu akbar ilaah mhdleh mhsanid nadaara siyaarada qatar aheed

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 5 днів тому +3

    اللهم انصر الاسلام واخواننا في غزة العزة والكرامة

  • @fayomar9684
    @fayomar9684 6 днів тому +15

    Allahu akbri Allahu akbri Allahu akbri Allahu akbri 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪

  • @ibrahimtoti-xn2oq
    @ibrahimtoti-xn2oq 5 днів тому +3

    Allaahu..akbar.guuuuul..xaamaas..iyo..Xeloda.Amiiin..yaarabi❤❤❤❤❤

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 5 днів тому +2

    Illaahay tabartiina dhamee quwadiina allaaha jabiyo Allah ha dhameeyo yahuud

  • @user-bq7zs8jg2o
    @user-bq7zs8jg2o 6 днів тому +5

    Masha Allah ,Allah ha u gargaaro walaalaheen Falastiin Alhamdulilah Alhuma Ameen Ameen Ameen, Nadaara Jazakalahu kheyr.

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 5 днів тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 5 днів тому

    Allaahow uhiil.Falastiin oo guusha sii mujahidiinta xamas Aamiin❤

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 5 днів тому +2

    Allow geesiyadan guusha
    Sii ya rabil caalimin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 6 днів тому +3

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dudef6438
    @dudef6438 6 днів тому +3

    📺🎤Nadaara nagta we love you bro keep going ✅👍

  • @sadiamohamud3692
    @sadiamohamud3692 5 днів тому +2

    Masha allah tabaarak ilaahow u siyaadii geesinimada iyo kartidaba reer gasa

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 6 днів тому +23

    Allhamdulillah, waa guuleysteen reer Qaza,xamaaz,,

  • @MohamedJawahiri-un2do
    @MohamedJawahiri-un2do 5 днів тому +1

    Masha allah waan ku farxa dilka yahuuda alle gacmahooda ha barakeeyo muqawamada

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty 5 днів тому +3

    نصركم الله 🇵🇸
    وسدد رميكم 🇵🇸
    وثبت اقدامكم 🇵🇸
    اللهُمَّ سخر لفلسطين ملائكة السماء وجنود الأرض ومن عليها وأفتح لهم أبواب توفيقك ، ويسر أمرهم وقوي عزيمتهم ، ومد صبرهم ... اللهُمَّ أكرمهم وأحفظهم واجعل لهم من كل ضيقٍ مخرجاً اللهُمَّ ، أنصرهم على من عاداهم وأفتح لهم فتحًا مُبينًا، اللهُمَّ احفظ فلسطين وأهل فلسطين يامن لا تضيع عندك الودائع ..اللهُمَّ آمين."!🇵🇸#اللهم_نستودعك_اخوتنا_في_غزة يارب ياكريم ياحي يا قيوم ندعوك باسمك الأعظم ان تحفظ شعبها و ارضها وجوها وبحرها🤲🤲#اللهم_نستودعك_اخوتنا_في_غزة يارب العالمين🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭😭😭😭

  • @LionSimba-uh3vh
    @LionSimba-uh3vh 6 днів тому +7

    Free free free 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭✋✋✋🤲🤲

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 5 днів тому +2

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 5 днів тому +1

    Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 6 днів тому +3

    Walaahi si sharaf iyo karaamo leh ayaa loo dubtay yuhuudii,👌👌👌👌

  • @FardosoHeybe
    @FardosoHeybe 5 днів тому +1

    Mashaalah waan aragnay guulista goor walba falastiin

  • @ibnucabaasibnuxusayn8166
    @ibnucabaasibnuxusayn8166 5 днів тому +2

    Wll c/qaadir nadaaro bl xaalada macluusha dhawaan masoo qadatid miyey wllaheen gurmad heleen

  • @user-pn4xt8wc3l
    @user-pn4xt8wc3l 5 днів тому +1

    Asc
    Ustaad nadara
    Meeshas waa meel inkar qabta
    Waye ayaa dhahdey
    Ee Shujaciya waa meel
    Ilahey u Hiiliyey
    Cadowkana tabaryaridoda ilhey tusiyey Sahyunida khansirta ah
    Alxamdullilah yaa Alaah.my love alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @musehassan4505
    @musehassan4505 5 днів тому +1

    Waa mahad thy al wariye nadaara sida wararka xaqiiqda ah noo keynto wiliba af soomaalia nooga xaqabtirto ❤

  • @jawahirwarsame902
    @jawahirwarsame902 5 днів тому +1

    Mashallah Allah kuxafido waa mahadsantahay

  • @cabdulaahicabdi687
    @cabdulaahicabdi687 5 днів тому

    ASC.ALLE AYAA MAHADLEH
    ALLE HA XIFDIYO WIILASHAAS.ALLOOW AAMIIN.

  • @user-mg4hl6js4n
    @user-mg4hl6js4n 5 днів тому +1

    Maaha Allah Al Nadra show for good new

  • @FardoussaAli-qn1we
    @FardoussaAli-qn1we 6 днів тому +3

    Asc nadaraa shoow negta lagageliye alleho akbar alleh akbar

  • @shukrimohamed1525
    @shukrimohamed1525 6 днів тому +3

    Alhamduilallah

  • @hawal1287
    @hawal1287 5 днів тому

    masha ALLAH, mujaahidiinta guul ALLAH ha siyo

  • @baazimufti5807
    @baazimufti5807 6 днів тому +3

    MashaAllah 😊

  • @MohamedHassan-rj4mo
    @MohamedHassan-rj4mo 5 днів тому +2

    insha'Allah guusha wey Iman ❤❤

    • @WadaniYare-p3m
      @WadaniYare-p3m 5 днів тому +1

      Lingiga halke kutala itilmaam maxa kuqoran

  • @ayaanmaxamedcumar
    @ayaanmaxamedcumar 5 днів тому +1

    allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar caadimaaha mugaawamadu guulaaysta dhantii hajabo cadawgu inshaallah guul falastiin mahadsanid nadaara guulayso adiguna

  • @maryanHasan-cg2wb
    @maryanHasan-cg2wb 4 дні тому

    Shukran nadaara yuhuud allaha jebsho xamaasna allaha guuleeyo intii shahiidayna firdowso aclaa alaha geeyo ee ascww

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 6 днів тому +1

    Masha. Sha. Allhaa. Alxamduliilaah

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 5 днів тому

    Allahu Akbar Allahu Akbar ☝🏿☝🏿☝🏿, Allah ayaah mahada isga leh oo jeb weyn gaarsiiyey Yahuuudi✊🏿✊🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🏿💪🏿💪🏿, illahow Gacanta sare siih 🇵🇸 markasta 🤲🏿🤲🏿🤲🏿💪🏿💪🏿💪🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 5 днів тому +1

    Asc Nadaara illaaheey ha Xafido Xaaji Xuuti iyo Reer Falastiin Aamiin Aamiin iin shaa alaah Qeeyr Cadaga Yahuud, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Reer Falastiin Aamiin Aamiin iin shaa alaah Qeeyr.

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q 5 днів тому

    Masha allah guul ciidan muqaawamada

  • @hassanissa6355
    @hassanissa6355 5 днів тому +1

    Nadara show from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
    @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 5 днів тому +25

    اللهم نصر إخواننا في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم نصر إخواننا المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين 🤲

  • @user-zk2jp7cf6p
    @user-zk2jp7cf6p 5 днів тому +1

    Allow guulsiy
    Mujahidinta falastiin

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 5 днів тому +1

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @abdiwasahabdullah6151
    @abdiwasahabdullah6151 5 днів тому +1

    Mashaallah beautiful

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 днів тому +1

    Caawa siyaaradu caadi maaha illaahow awoodaada ugu hiili yaaaaaaaarabi

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 5 днів тому +1

    Allah ayaa lajira nimankan Yaarabi cadowgan jabkooda iyo baabaoda Yaarabi natusi

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 днів тому

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @user-dk8cc1tg3p
    @user-dk8cc1tg3p 5 днів тому

    اللهم انصر بدولة فلسطين وثبت رميهم في بلادالكفار وصرف صاروخ المشركين حيث شئت يا رب العالمين اللهم تقبل دعاء بفضلك

  • @user-nm7bd5zn7i
    @user-nm7bd5zn7i 5 днів тому +2

    Kuwi jiirka kacararaayaay maa taangi qaadan Karo huf iyo baaba baan idin Ku ogahay Allaha idin halaago israaiileey huf iyo baaba

  • @user-ih5zj5wk8x
    @user-ih5zj5wk8x 5 днів тому

    Allaahu akber al xamdulihaahi nasrulaahi fadxulqariib

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 5 днів тому

    Waa meel barakaasan dhe Nadaarow meesha yahuuda nagta lagaga dhigay

  • @abdinoormuhumed6013
    @abdinoormuhumed6013 5 днів тому

    M.a weye,war farxadleh muqawamatha Allah ha guleya.

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 5 днів тому

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @maan8746
    @maan8746 5 днів тому +1

    Nadaara show waa youtuberka somaliyeed ee ugu fiican ee Gaza ka hadlo %90 waxa gaza eheen kama hadlo, mhdsnd mcalin nadaara

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 6 днів тому +1

    Wcs wllken allaahu akbar allaa mhdleh

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 5 днів тому

    Yahuudii Waa Jabatay Ilaahow Halaag Ameen Yaa Rabi.

  • @NimcoAided
    @NimcoAided 5 днів тому

    Allow guusha sii falestin cadowga yuhuuda jabi

  • @rukiaadenmohamed7270
    @rukiaadenmohamed7270 5 днів тому

    allahu Akbar Gul Gul geesiyada rer Gaza 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💕💕💕💕💕💕💕

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud 5 днів тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر.
    أتى أمر الله فلا تستعجلوه سبحانه وتعالى عما يشركون.

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 5 днів тому

    Walahi waa fuurey qosal ❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @macalinmazaye7219
    @macalinmazaye7219 5 днів тому

    Maashaa alaaah walaalkay ilaahay ha ku xifdiyo

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m 5 днів тому

    Masha allah waad naga farxisaye allaha kaa farxiyo wlhi Jecliyaa jabka yuhuud nacalatulaahi cayk

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 5 днів тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @Talmoona
    @Talmoona 5 днів тому

    Wuu iga qosliyay kulahaa mit Ku celceliyo like TA 😂😂😂😂

  • @user-hv6du5uk9t
    @user-hv6du5uk9t 5 днів тому

    Ilaahayow gulee Falastiin

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 5 днів тому

    Allah ha dhameeyo tabattooda iyo hubkooda cidamada yuhuuda allah ha ku riido jab iyo khasaaro iyo tafaraaroq iyo arkagax aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi

  • @user-qz1dw4nu1m
    @user-qz1dw4nu1m 5 днів тому

    Wonderful NeWS

  • @abdullahiabdirahman8436
    @abdullahiabdirahman8436 5 днів тому

    الله أكبر ولله الحمد جزاك الله خيرا

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 5 днів тому

    Allah ha seeeyo guuuuuuuul giseeyashasa mujahiidinta reer falastiin dhulkooda xoreysanaayo aaamiiiiiin yarabi allah garabgooda haa ahaado muqawamada aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi allah haa hajabiyo yuhuuda cidamadooda aaamiiiiiin yarabi

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 5 днів тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 5 днів тому

    Mansha allaah illahow falastiin ugargaar

  • @user-zy4cy7rs4m
    @user-zy4cy7rs4m 5 днів тому

    Illahay ha gusha ha noo siyadsho yaa rabi u hilihi muslinka

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 6 днів тому +1

    Maashaa allaah guul wiilasheena geesiyada

  • @user-qb6do6zw3s
    @user-qb6do6zw3s 5 днів тому

    Allaha ugargaaro falastiin iyo muslimiinta oo dhan

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 5 днів тому +1

    Waa gedinimo Allha wagabar

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 5 днів тому +1

    Allah awood leh aa ku mahadsan in laga guuleysto cadowga god iyo goof kasto lagu jebiyo allow u saa,ida yahuda jabka heysta in dhulka ummad leedahay ha ogadaan gumeysi mar hore laga baxay ayey rabaan iney ku haystaan gumeysi allow falastiin oo xor ah allow na tus

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 5 днів тому

    Alahu Akbar Alahu Akbar ❤Alahu Akbar❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdiwarsame2329
    @abdirahmanabdiwarsame2329 4 дні тому

    Walaalaheen heer falastiin allaha u gargaaro

  • @user-jr8qo7lt5l
    @user-jr8qo7lt5l 5 днів тому

    Mahadsanid guleeso reer falastiin

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 5 днів тому

    Alxamdulillah alxamdulillah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👌🇸🇴🇳🇱🇵🇸🇵🇸

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 5 днів тому

    Ilaahayow xifdi falastii insha allah weygulesanayaa mardhow

  • @abdallexasanyare1231
    @abdallexasanyare1231 5 днів тому

    Wr xarfaney odeyga like an usaarno