Masha allaah caan ayaad noqotay i aamin Horay u soco marka waxa aa doonto kharibtid waan ka cudurdaaranaa siyar oo fudud Walaahi waan ku xiri lahaay hadaan awood u leeyahay مثلك جناية للعلم الشرعي ، ودخيل فيه طهّرك الله من العلم وسلك من بين أهله
Walaal ilaahay kacabso mawanaagsano inaa saan wax loo saxo waxaa kaa muuqato deg deg الحافظ السيوطى رحمة الله Xisaabta dhaxalku way ku adkayd hadabo inaa mimbar fadhiisano maa ka dignaa الكمال لله Waa iga naseexo walaal
Walaalo lama raacraacine sa laakiin khaladkiisa waa loo nasteexeyey nateexadii wuu qaadan waayey Marka dantu wxey keensa neysa iyo siduu sharcigu ina amrayo in halka isagu wax ka soo qaldey laga saco
@@hassanahmed9878 Walaal waan raadiyay laakiin maan helin kadib waan la xidhiidhay oo bil wax ka badan ayaan sugaayay oo kolba aan wacaayey WhatsApp ka ayaan cod ugu duubay oo xataa salaanta igama uu qaadin
Muxuu kuugu soo jawaabay maxaad se kala kulantay maad caydaynin , labo qaab raddiskaaga xaga akhlaaqda waa ka fogyahay . Ma aqaano dhaxalka oo wali jaahil baan ka ahay laakin qaab asluubka sax wax karaamo ah u maad reebin
اري بعض الناس يتهمون شيخنا ابا العباس بحب الشهرة !!!! اقول : هذا اتهام باطل فهل شققت صدره حتى ..الخ اتق الله واترك التعصب الاعمي . لان شيخ الخاشعي تخبط فى فن ليس متخصصا فيه فن اهم من علم النحو والصرف وغيرها
بارك الله فيكم وجزاكم وجزاكم خير الجزاء.
أنت فتح الله عليك باب الفرائض
جزاك الله خيرا يا شيخنا الحبيب
ماشاء الله !
جزاك الله خيرا ،شيخنا ابو العباس الفرضي لقد افدت واحسنت تلميذك ابو سلمة من جكجكا
Waajaahil
أخي ما يلزم على المدرس أن يذكر ويستقصي جميع الشروط بل قد يذكر في كتاب شرطا وفي الكتاب الثاني شرطا آخر وليس ذلك جهلا وإنما إختصارا للطالب فتنبه
جزاك الله خيرا فلا تخف ولا تعجز في بيان الحق ولا يهمك تعليقات العامة فهم لا يعرفون أنك تؤدي فرض الكفاية عن المسلمين.
جزاك الله خيرا واحسن الله اليك وبارك الله فيك يا شيخنا الحبيب ابو عباس
عش رجبا ترى عجبا
مهلا يا مسكين ،،،،، ما هكذا تورد الإبل
فيا ناضحا جبل العالي ليوهنه إشفق على الرأس لا تشفق على الجبل
ustaad allaaha ku barakeeyo cadee khadka aad aragto adigoo ilaahi ogu dhawaanaya d,a yarduna ku dhibi meyso mar jadaad heyso aqoonteedi
نعوذ بالله من جميع المصائب ومن تتبع عورات اهل الايمان
Masha allaah caan ayaad noqotay i aamin
Horay u soco marka waxa aa doonto kharibtid waan ka cudurdaaranaa siyar oo fudud
Walaahi waan ku xiri lahaay hadaan awood u leeyahay
مثلك جناية للعلم الشرعي ، ودخيل فيه طهّرك الله من العلم وسلك من بين أهله
Nin candhuuf kugu tufay waxba kuma yeelin wuxuu yahayna wuu kuu caddeeyey
جزاك الله خيرا
نقول لك
هجوت زبان ثم جئت معتذرا من هجو زبان لم تهجو ولم تدع
جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك وأطال الله عمرك يا شيخنا الفاضل
Dadkoo dhan ayaa qaldama lkn sheekhani wuu kaa aqoon badanyey wlhi alle xifdiyo khaashici
@@Cabdifatah-h1m dadka oo dhami waa ay gafaan cidda gaftana waxa ugu khayr badan cidda tawbad keenta
Allaah haku barakeeyo isagana wuxuu khalday haku baraarujiyo
War wiilka xumka ah maad ulaysaan waa bilaa adab
Sheikh qofku wax waa aqoon wayn karaa lkn adiga af adayga saaid ah ayaa iiga kaamuuqda sxb sidaas sika dabacsan ood udhigi kartaa jidhay
Walaal ilaahay kacabso mawanaagsano inaa saan wax loo saxo waxaa kaa muuqato deg deg الحافظ السيوطى رحمة الله Xisaabta dhaxalku way ku adkayd hadabo inaa mimbar fadhiisano maa ka dignaa
الكمال لله Waa iga naseexo walaal
Sheik maxamed khaaashici bal halaga war doono anii ma amiinsanii sheekhaa inuu shuruuda garanwayy
Oo sawdogaa maqlay codkiisa ma been baa laga sheegay?!!
Sheikh
Sheikh moxamed kashicii
Umada
Wa anfacee umada mxad uqabatay
Adigaa
نعوذ بالله من العجب والتطاول على العلماء
dadka caamada ah ee ku aflagaadeynayana waxba ha ka soo qaadin waligood ba culimada ahlu suna xaq daro wey ku dhaleeceyn jireene
Sheikh duruus akhrinaa khalad lagamawaaya wxaa khalad ah in lararaaca khaladaadka culumada
Walaalo lama raacraacine sa laakiin khaladkiisa waa loo nasteexeyey nateexadii wuu qaadan waayey Marka dantu wxey keensa neysa iyo siduu sharcigu ina amrayo in halka isagu wax ka soo qaldey laga saco
Sh adoo mahadsan edebta raddinta hagaaji
Sheekha Haku so caan bixin
Sh waadmahadsantahay laakii sheekh hakusheegin jaahil
Akhii hadaad wax saxeyso sheikha intaad raadisay malawadaagtay mas Alada aad saxeyso mise waxaadu waa خالف تعرف
Ama حبّ الشهرة
@@hassanahmed9878
Walaal waan raadiyay laakiin maan helin kadib waan la xidhiidhay oo bil wax ka badan ayaan sugaayay oo kolba aan wacaayey WhatsApp ka ayaan cod ugu duubay oo xataa salaanta igama uu qaadin
War sidaan wax looma radiyo ee utag hadii aad wax saxeeso ee ladood hadii aad faraa id taqaan
Kani sheekha biyuu kadhigay sheekha maad la saayirtid niyahow
Wll cilmiga ilaahy dartiibaa loodhigtaa inaad KUSOO caanbaxado loomadhigto
الفرض😂😂😂😂😂
Culimada afkaga hurada badan ka du
Muxuu kuugu soo jawaabay maxaad se kala kulantay maad caydaynin , labo qaab raddiskaaga xaga akhlaaqda waa ka fogyahay . Ma aqaano dhaxalka oo wali jaahil baan ka ahay laakin qaab asluubka sax wax karaamo ah u maad reebin
اشفق على نفسك ياولدي
اذا تريد ان تصصحح مسألة اتصل الشيخ اما اذا نشرة الاخطاء في الانترنت هذا غير صحيح ان جرينا علي مذهب السلف اذا تريد الشهرة امش طريقك
@@CaliHusseinIbraahim
Oo saaxiib degdeg badanidaa miyaanad wada dhagaysan sooniga ka hadlay in aan la xidhiidhay
1:13 oo matanaa amaan ah.
Layaab ma le, waayo mashruuca jadiidiyada ayaa ku dhisan daminta mashaariicda dacwada ee ka ag shaqaynaysa.
اري بعض الناس يتهمون شيخنا ابا العباس بحب الشهرة !!!!
اقول : هذا اتهام باطل فهل شققت صدره حتى ..الخ
اتق الله واترك التعصب الاعمي .
لان شيخ الخاشعي تخبط فى فن ليس متخصصا فيه
فن اهم من علم النحو والصرف وغيرها
لكنه أعلم منك وأفقه منك والله أنت مخيط أدخل في البحر
Sheekhu waa qaldami kraa lkn inaad kusoo shaacbaxadaa adeer tiktok iska furo
Hade mas alaa laguqaldamay
Ha bunbunini
Saxib
Imikaabad bad kashay
Ood dhiiqada cagaha lagashay !
Wll aan kuu nasteexeeyee
Iska aamus aqoon ma lihide
Hadalka shiikhuna na dhameysay tirna
@@naasirsulieman8737 walaal haye'e isagu ha caddeeyo in ay arrintaasi qalad tahay dadku yaanay ku kadsoomine
ويا حبذا لو سكت لكان أحسن
adu dadka maxad u qabatay sh khashici wa daciye
تريد الشهرة
جزاك الله خيرا
جزاك الله خيرا
جزاك الله خيرا
Kafuq shekha Adigaa Ayaa jaahil ahaa