Cabdi Curiye || Qisada Halis Qurux Badan oo Wadata Dareen Xanuun badan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 кві 2023
  • Waxaan idinka codsanayaa inaad subscribe saartaan channelka gambaleelkana furataan si aad ula socotaan wixii cusub
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 62

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 Рік тому +7

    Fankay khalad ka fahantay. Anaaga dhal Abwaan, boqorka kabankuna idhalay, akhlaaq iyo sharaafna laygu koriyeey,
    Fanaankuna waa farin gudbiyo, wana lama huraan. ❤️❤️❤️

  • @nashaadbarre6120
    @nashaadbarre6120 Рік тому +12

    Abwaane waxad tahay qof qalbi wanagsan daacadnimada ayad dhibaatoyin badan uga badbaadeysaa insha allah horey usoco

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Рік тому +6

    Masha.Allaah ninku baarisanaa gabadhuna nasiib daranaa Qof aad jeceshahay waxa ka qiimo badan Qof ku jecel lkn inta badan isma helaan dad is jecel

  • @asmaabdiasma-oh1wi
    @asmaabdiasma-oh1wi Рік тому +4

    Ninkan qisadiisu waa caji balse qof si sax ah u wareysta ayuu wayey

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +1

    Cabdi Curiyaba Rageena Somaliland/Somaliyeed buu Kujira
    Very good guy Masha Allah

  • @Taliso3344
    @Taliso3344 Рік тому +8

    Wr somaliyey nbsiga hlayska ilaaaliyo ruux kujecel mrkaad heshana ilaasho wllken cbdi curiyena nlol qruxbdan urajynaaa

  • @Aishah-
    @Aishah- Рік тому +4

    Dee soo anagii xalqadaan daawanay 😮

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Рік тому +4

    Ninkn nbsigii gbdhii ugu hreysay baa ku rfanaya iydii hddey mdx bnaan thy ooy ogashahy ha isga noqdo.

  • @bahjaahmed6071
    @bahjaahmed6071 Рік тому +12

    waar guursada oohaka tagina qof idin jcl wlahi nabsi waa noole ninkan inu farxo inta cimrigiiza kadhiman suurogal mha waayo waanabzigii gabadhi kowaad ax alxm hadnan nabzi galin 😭🙌

  • @xamdakaafiya3423
    @xamdakaafiya3423 Рік тому +3

    Tii hore uunbad soo celiseee

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому

    Walalkan waa daacaad masha allaah

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 Рік тому

    Waa nin dacada, Walaahi . Balse ninka ragga waaki sowayo arka . Waayo aragnimo badka qadatay horeey usoco inaa Aboo

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa Рік тому

    Subxaana laah 😮

  • @ayaanabdi9538
    @ayaanabdi9538 Рік тому +1

    I am so sorry huuno you are the best man ❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому

    Subxanaallah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Hogbay Qodatay Walle 💔

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 Рік тому

    Cabdi Qiso Caadi ma Ahan

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому +1

    Waa jacaal noc kale ah 😅😅😅😅

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Рік тому +4

    18:48 qofka mar hadad fursad siiso inad fursad labaad siisa waa qalad wayn🤔😡

  • @faaraxjaamac9924
    @faaraxjaamac9924 Рік тому +3

    waar iminka miyaad naga bariisaynaysaa dee waxay waxan aad kuso celinaysaa😂😂

  • @araweelo728
    @araweelo728 Рік тому

    Nafta naago kaa jare uun ban maqli jiray, waa maxay faaraxan xaliimooyinku iska wadwataan agah, abaalkaagay ka waraabisay, be strong man jacayl layne😮

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Рік тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @hoodocarab-yz5ug
    @hoodocarab-yz5ug Рік тому +1

    Wali qof aan ogahay imuu hoos keenin 😢 Hadu jiro Wn sugaya nabsi😢

    • @user-dn6vw9yp4w
      @user-dn6vw9yp4w Рік тому

      Kada wllo nin sun ku siiyay Subag ba la siiyaaye la saair wiilka

    • @hoodocarab-yz5ug
      @hoodocarab-yz5ug Рік тому

      @@user-dn6vw9yp4w 😭 nabsi bn sugaya Anu

  • @hamdaayaan301
    @hamdaayaan301 Рік тому

    Ma khalkhal baa imi waanu daawanay qaybtane

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    CodkaCqbdi lamamaqlayo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому

    Gabadhasi fanaanimada ayay khalad ka fahanty

  • @DMo-vu2od
    @DMo-vu2od Рік тому

    Naagtu waa naag xanunsan

  • @adenismacil8504
    @adenismacil8504 Рік тому

    Hnoo codka kaa raeba kaa dhehatlayo

  • @sahraabdi8620
    @sahraabdi8620 Рік тому

    Codsi iga gaadhsiiya c curiye wn jeclee xagen ka gaaraa

  • @hoodoaxmed
    @hoodoaxmed Рік тому +1

    Xalqadan ayd ku qafiftay ma is tidhi inpti

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 Рік тому +1

    Nabsigu ma dhaxo walee

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 Рік тому +1

    Dumarka. Reer. WaQooyiga intaan arkaayay Waa. DhaQaale. Raac aad iyo. Aad u. Naxariis Daran. Waayo. Raga. Reer. WaQooyiga ah ayaa ah. Rag. Wanaagsan Balse. Dumarkooda. Qabyaalad ku. Guursada. Waxaanse. Dhihi. Lahaa. Dumarka idinka fog. Raadsada. Sxb

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 Рік тому

      wll isumada mid maaha dumarka reer woqooyiga ahi aniga oo kula hadlaaya wxaan asal ahaan kasoo jeeda hargeysa somaliland walipa awlaadul caasima
      hadana qof kastoo xiriir isoo bandhigta ka aqbalo anoo udaacad ah walipa qadarinaya hayntiisa hadba inta ay leeg thy wxaan ahy qfka ugu dambeyn cidlo laga dhaqaaqo wlhi anoo qfka ku xirin dhaqaalihiisa alx niyad jab kasta ugu dambayn waa ka samray

    • @ahmedmohamud787
      @ahmedmohamud787 Рік тому

      @@asmamohamed3628 Waa. Runtaa walaalo. Dadku ma. Sinna Waa. Sida. Shanta farood. Dumarka. Reer. WaQooyiga in. Badan oo. Wanaagsan weey ka Buuxaan. Balse. Waxaan ka. Hadlayaa inta. Badan ama majority. Ee. Qalad ha ii. Fahmin walaal

  • @fatumaabdiadam7650
    @fatumaabdiadam7650 Рік тому

    Alla cabdiyow aniga kutagere aniga io adi man ismaqalno wll

  • @user-nature0109
    @user-nature0109 Рік тому

    Nafta waxaad u yaabtaa
    Markaad naago baridaa

  • @shimbirtanabada9178
    @shimbirtanabada9178 Рік тому

    Jaw waar ninkan naaga u tashadee bisinka😂

  • @user-ni1gc4bl1e
    @user-ni1gc4bl1e Рік тому

    Qofka gobtii silic ayuu maraa lkn tusaale ayaa loo qaataa

  • @fa9875
    @fa9875 Рік тому

    Ninkan waa reer galbeed waana bakhayl waxaan hubaa in uunan gabadha nool ay ku soo baxdo u dirin isagoo qurbo ka yimi dumarkuna saa uma fekeraan ee waa tijaabooyinka raga lagu eego 😅 isku dhaqan maaha dadkuye reer galbeedka ragoodu dumarka wax ma siiyaan saas darteed isma fahmayan gabadh gobolada kale ka timi i aamin islaan gobolo badan ka soo shukaansataan ahay waa nimanka keliya oo si qaduucnimaa ula xisaabtama dumarka 😅

    • @nuurayuusuf9628
      @nuurayuusuf9628 Рік тому

      wall mowduuciiba wad ka baxday ee bal kazoo noqo si aan kuu fahano kkk

    • @fa9875
      @fa9875 Рік тому

      @@nuurayuusuf9628 😂😂😂

    • @NasirAhmed-mg2zb
      @NasirAhmed-mg2zb Рік тому

      Imisa nin oo reer galbeeda ayaa kusoo dubeeyay eedo bal nooga sheeke 😂😂😂😂😂

    • @fa9875
      @fa9875 Рік тому

      @@NasirAhmed-mg2zb😂😂😂

  • @filsanabdi7074
    @filsanabdi7074 Рік тому

    Ninkan sheeko bena ah bu wadaa qaybi kowd wxu laha ana a ka khaldana o marka tagy warqdedi so si yay hdana hada wxu ka hadlyo isma laha

    • @hibbohappy1855
      @hibbohappy1855 Рік тому

      😂😂 naa dhawr nagod bu ka shekenaya qalbada ku tagane

    • @hoodocarab-yz5ug
      @hoodocarab-yz5ug Рік тому +1

      @@hibbohappy1855😂😂😂😂😂😂

  • @asmaabdiasma-oh1wi
    @asmaabdiasma-oh1wi Рік тому

    War hedh maxaaa ku diidey halkey qisadu ku godo i aad kaa sii anbaa qado waxay sidani

  • @hjhy6144
    @hjhy6144 Рік тому

    Alla rabiyow iiga nabsiguu iga galay daalimkii bilaa damiirta ahaa sida xun iigalay intaan daruuf ugu soo sabray maalintuu Arkay inuu hanti helayna igu yiri qofwalba kafila inuu isbedeli xitaa caruur aa dhashay haba ahaadaane sorry in Aad isku keeysiisay orad naftada usamir orod ducayso shalay maanta maaha hadii shalay Aand daruuf iigu soo samirtay Dee lacag nimcada Aan helay anigaa shaqaystay orad shaqayso
    Wlhi tagida Ama burburrka qosykeena uu la jeclaaday waanka xumaa saa Qoys shalay baahi daruufo adag ugu soo samray in sahal iiga burburo maan jecleen blse asagu goaankiisa ayaa u cadaa waxaan la ilmeeyaa goorwalba qalbigaygu soo xasuusto daruufihii Aad Ee Aan ugu soo sabray iyo ugu dambayn jawabtydu ay kudhamaatay sorry waad iskaay siisay orad naftaada usamir shalay maanta maaha wlhi show ooyhinta tan qalbiga kaso goda ugu xanuun badan sorry
    Abwaan curiye gabdhii kowaad ayuu dulmiyay nabsiigiina wa laga jaray waliba ayadoo cafisay
    Ka wrn qofka markaa soo xasuusataba Aad uun habaaraysud
    Xasbiyalaah wa nimca wakiil

    • @ixsaanaxmed
      @ixsaanaxmed Рік тому

      Bina aadan danbe duruuf hawgu samrin wllo qof isku filan oonoloshiisa soo dhistay mooye miskiin ha u tagin bilaa abaalkasa xiga wixii kaso maray allaah hakaa ajarsiiyo ubadkagana hakula koryo rabi
      Rabi qalbiga hakuu kabo
      Lkn cashar hakuu noqoto noloshaad soo martay kana istikharayso nolosha danbe
      Bilaa istikharo guur ha aqbalin

    • @nuurayuusuf9628
      @nuurayuusuf9628 Рік тому

      habaar wll haben iyo malinba wuu mutaystee

    • @hjhy6144
      @hjhy6144 Рік тому

      Haye wlo Aamin jazak allaah khayr insha allaah alxamdulilah Caawa iyo habenkuu iga tagayay wlhy Baan isku meel jogin rabi waxwalba wuu isaqiray al,xm

    • @hjhy6144
      @hjhy6144 Рік тому

      @nuurayuusuf9628 wlhy xbbti nafta hadba ruuxa wuxuu ugalp ayee gocataa kaasi Habaarkygi nabsiguu iga galay asagii ayaa Cudur Aan daawa lahayn kudhacay oo baabay hantidii quruxdii way is Cunfay tuzba, dheer intuu qaatay mazaajidka dhex fadhiyaa alxamdulilah alle wa zamiicul Baziir mid wax Arka waxna maqla in qof Muslim ah dulmino waliba ruux maalmahaa qaar Aad u xanuun badan kula soo qaatay inkista wa doqonimo alow raga kuwa Geesiga taqwada alle haysta wax Nogu dar shukran wlo

  • @abdifatahdekabdi8191
    @abdifatahdekabdi8191 11 місяців тому

    Abwaan adiga laftaadu inaad fanka iskaba daysay ahayd waayo dee nolol dhan baad adba dhisaysay gabadh dhan ayaad damaanad qaaday adduunka kula midawday oo kii rabbi u qoray aad noqotay
    Inaad fanka iskadaa darteed kolba ku furtaa jileecnimo kale ahayd sidan aad gobannimada faraha badan u samaynayso inaad intaana ugu dartaabay ahayd oo aad adigu roonaato
    Weliba aad bay kuu jecly xataa xiliyo kale ayaad fahamsiin lahayd fanka ee inaad u fulisay ahayd

  • @farhiyamohamed1923
    @farhiyamohamed1923 Рік тому +1

    Taa ilahay manshegiin lkn waxd ogtaa noloshada inaanad farxayn naabsibad gashay Ann abadi kahadhyn

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Рік тому

    Inkan maxaa kaqaldan dee isaga ma dumaruunba ka adeegta 🤣🤣🤣