КОМЕНТАРІ •

  • @AhmedHassan-n4u
    @AhmedHassan-n4u 11 місяців тому +1

    Walaal hadii jaamacada i aqbasho wasaarada ineey idiido malaga yabaaa
    Ama si kale hadaan u dhigo awood mauleedahay jaamacada ineey idiido deeqda waxbasho oo i aqbali weyso malaga yabaaaaa

  • @AbdallaBadri-ym3ib
    @AbdallaBadri-ym3ib Рік тому +1

    Wll qof ardeyda cawiya mjiraaa.waraqaha dhan wa iidiyar

  • @mohamudabshir8161
    @mohamudabshir8161 Рік тому

    zxp lambarkagaa isoo dir

  • @abdallaalli1385
    @abdallaalli1385 2 роки тому +3

    Heerka kowaad markaan xeraynaayo jaamacada malik sacuud darajadee layga baahan yahay

    • @hoygafursadahanolosha3601
      @hoygafursadahanolosha3601 2 роки тому

      Haddii aad Master ka codsaneyso waxaa lagaaga baahan shashaadada Bachelor, Transcript, Passport, Recommendations iyo wixii soo raaca

    • @abdallaalli1385
      @abdallaalli1385 2 роки тому

      @@hoygafursadahanolosha3601hadii an bachelor cod shadadayda dugsiga sare ma waxa la fiirinaa darada igu qoran A ama B

  • @AbdallaBadri-ym3ib
    @AbdallaBadri-ym3ib Рік тому

    Meel aan Kala xidhiidho ayan rabaaa asxb

  • @siidcali5376
    @siidcali5376 2 роки тому +2

    Sxb waxaan rabaa inaan rabaa bachelor degree marka waqtigee lafuraa codsiyada

    • @saki7952
      @saki7952 2 роки тому

      January ilaa febuary beey furaan

    • @sconto7
      @sconto7 Рік тому

      @@saki7952 thanks

  • @mohamedabdullahinoor
    @mohamedabdullahinoor Рік тому

    Wll darajoo yar oo High school certificate malagu Apply gareykaraa

    • @BaasheCraxmaan
      @BaasheCraxmaan 9 місяців тому

      Ha wll lkn darajada sare waxay kuu fududaynaysa in lagu aqbalo

  • @asmamuhumed5937
    @asmamuhumed5937 Рік тому +2

    dumar maku jiraa wllo darajada dugsiga sare B+ qofka hysta ma usuuragalaysaa in la aqbalo

  • @ABU_AXNAF
    @ABU_AXNAF Рік тому +1

    ardeyga maloo ogolyahy inuu dhulkisa hooyo kusoo laabto waqtiga fasaxa