Haweeney ku geeriyootay Garowe ayaa meyd loo haysto lacag dhan $75 ,000 kun oo dollar.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 199

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 День тому +16

    SUBXANALLAHLAAH ALLAH BAA WAX IDIN SIYE IDINKA MANTA NOOLE ISKA CAFIYA MARKII HORABA WAA DAYMISENE 😢😢😢

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc День тому +29

    Walaala yaalow somaaliyey haloo gurmado meydkaas yaa allah

  • @canabiinadia
    @canabiinadia День тому +11

    War cafiya waa aduunyo qof walalka dhintay sidee u weydiinee inaaalilaaaah

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 День тому +10

    SOMALI NAXARIIS WAA KA GUURTAY XASBIYALLAH WALIBA WAY QOSLAYSA 😢😢😢😢

    • @NightingaleTorso
      @NightingaleTorso 23 години тому +1

      Rabbi haku barakeeyo. Adeer 2 Dirham nin lagu leeyahay ayuu nabigu صلي الله عليه وسلم diiday inuu ku tukado . Ilaa lacagtii laga bixiyay .

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому +12

    Subxaanallaah war soomaaliyeey meeydka haloo gurmado

  • @munaxasandahabo7331
    @munaxasandahabo7331 21 годину тому +1

    Ilahy ha unaxariisto ganacsatada waa wayn haka bixiso lacagtan ilahay aya badal khayr qaba siine xadiisbaa ahaa nabiga laga wariyay csw qofkii daynta bini aadamka iska qaata bixina waaya oo wax warwara aanay ku hayn dayntaasi illaahy isaga ayuu dilaa oo umada ka qabtaa ilahow hana daymayn😢😢

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 День тому +2

    Inaalillaah wainaa ileyhi raajucuun Allaha unaxariisto

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 17 годин тому

    Inaalillaahi wainaa illeehi raajicuun Alle haunaxariisto allena si sahlan deeyntaa hauga baxsho janadii fardoossna hooy hauga dhigo caruurtaa agoonta iyo rajadana haxafido hana koriyo kuwa ehludiina oo baariyaal ahna Rabi haka dhigo Aamiin Yaarabi

  • @YaasirMohamed-k9i
    @YaasirMohamed-k9i 19 годин тому +1

    Subxana allah walalaylow iska cafiya meydka xita hadeydan cafinayn mudo haloo qabto si deyn loogu qaraamo oo muxsiniinta somaliyeed ee dunida dafaheeda jooga
    Manta waa aduunyo barina waa akhiro meydakas hala aaso bip axsaan aduunyo macankii iyo naxariistii ka dhamatay ayaan joogna

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 21 годину тому +1

    Walaalha soomaaliyeed qoyskaas halloo gurmado.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 День тому +4

    Inalilah wa ina ilayhi raajucuun. Walaalo Maydka maad fasaxdaan QAADHAAN SOMALI HA GURTO MEEL AY JOOGTABA

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io День тому +1

    Somaali meeyd Rabbi horyaala u gurmanmeeyso ee Hooyada aad ka ilmeeysiiseen baa gurmad uga baahan ee Mǰ adaa ku faanayay majeerteen lacag waa heestaa ee bixiya.hooyo la inkiray hadii lacag lagu waayay ma Meeyd baa loo dhacay in isbaaro loo dhikto. سبحان الله

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 22 години тому +2

    iLaahay..Ha.UNaxariisto..WaLaaShaa...AMiiN

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io День тому +1

    SOOMAALIYEEY FUUSTO LASOO RIIXAY WAAYE OO ARINTA (FAREEY) BAA LAGU DABOOLAYAA EE DADKA DEENKA KU LEH LACAG LA'AAN BAA SOO WAKAHDAY OO PUNTLAND GAAJAA KA DHACDAY.

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 День тому +4

    Waa Yaab waxaan oo dhan waxaa sabab u ah. DhaQaale Bur burka wadanka iyo. Madaxda. Maamul. Goboleedyada oo aan. Dadkooda waxba u. Qabanin. DhaQaalaha. Canshuurtana. Jeebka ku. Shubta. Gaar. ahaan. Saciid. Deni muxuu u. Daawanayaa. Ceebtan muu ka. Jawaabo Waa isaga. Dowlad Walbo ka. Socon la’dahay

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 21 годину тому +1

    Walaalaha marxuumaddaas deynta ku leh waxaa idiin khayr badan inaad ilaah swc dartiis isaga cafidaan.

  • @بنجرادمحمود
    @بنجرادمحمود 21 годину тому +1

    Ilahay ha unax riisto aamiin yaarabi
    Ilahay ha ugar gaaro aamiin yaarabi

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 День тому +4

    La xowla wala quwata ila billah 😢😢

  • @Abz65
    @Abz65 18 годин тому +1

    Inalilahi wa inalileyhi Rajucun 😢.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 23 години тому +1

    inalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha unaxariiso Danbigeeda Allaha dhaafo illahow mamada somaliyed Daynka Ka Gud Yaa Rabi dad muxsiniin ah oo khayrka baxsanaaya Allow usoo dir Yaa Rabi walaalayaal Daynka Nabiga csw wuu ka Hadlaye iska ilaaliya intad iska ilaalin kartaan

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan День тому +3

    Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun😢

  • @aminaguled8745
    @aminaguled8745 День тому +3

    Alaha u naxariistee marxumada waxhaystaa ma aha reer mudug ada kaaga dhigtay waa nugaal si kastaba meydka iska cafiya lacagta intaa le.eg maxaad ugu daldalayseen ma ii qaadaan ku qabsadee bay ahayd mise kayd hayeey idiin ahayd alah u naxariisto

    • @nagad-t8o
      @nagad-t8o День тому

      Sax wlo intay deyn kuwadno goyeen ayey manta lama asayo xishod maleh islamahan waceeb wa meyd may cafiyan ama may kadayan awalba midba tiri 17kum aya kuleyahay bal sabab ayey usinaysay dayn hakuhayso islahayd in ay dhiman lahayd malin un may ilabeen dadka dayntooda lama qato hada dhimanayoso walaahiy shah lagada walaahiy waxanun

  • @maryami2299
    @maryami2299 День тому +3

    Waxan ka yaabay soomaaliya qof Ari qalaya70 kun see ku qaatay

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 19 годин тому +1

    Xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 21 годину тому +1

    Subxaana allah
    War deynta ka gogaada

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 День тому +1

    Allah u naxaristo gabadha, Allah hani gargaro 🤲🤲

  • @OsobAhmed-d1c
    @OsobAhmed-d1c День тому +1

    SubxaAllah dadkaa xasisanaaa Mey iskacaafiyoooo

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e День тому +5

    SOMSLIYEEY WAX AAN U URURNO MISKINTAAN.SADQADAN WAA WAAJIB

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 День тому +2

    allahu akbar ilaahay ha uso fududeyo naxariis majirto

  • @KawsarMowliid-il3fl
    @KawsarMowliid-il3fl День тому +1

    Subxaanalaah war meydka iska cafiya

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 Годину тому

    Maxaa lacagta intaa dhan u siiseen qaladka adinkaa leh Allah ka cabsada

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 23 години тому +1

    Allaahu AKbar may iska cafiyaan

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi День тому +1

    Allaha unaxariisto

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker День тому +1

    SOUBHANALLAH ALLAH ALLAH hou gargarroh. Meyda 😢😢😢😢😢😢

  • @laylaxuseen-i7s
    @laylaxuseen-i7s 20 годин тому

    Subxaanalaah bar hala saamaxo qaybna hala bixiyo gurmad gala reer garoobe dadkay wax ku leedahayna hala raayyo

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 21 годину тому

    Bismillaahi Raxmaani Raxiim dayntu waa khatar.

  • @ifkaiftiin7107
    @ifkaiftiin7107 11 годин тому

    Subxanallah walalayalow den iska ilaaliya ma sahlane😔

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 годин тому

    REER MEYD QABSADE WAA DADKA SOMALI UGU FAAN BADAN WAA SHEEKO AAN SOMALI HORE UGA DHICIN MEYD LOO DIIDEY XABAASHA WALAAHI MA JIRTO MEEL SOMALI DEGTO OO AY HORE UGA DHACDEY TAARIIKHDA WAA IN LA GELIYAA GAAJO GAAJO DHASHAY DAAROOD WAA FAQRI AFKA KA NOOL

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 Годину тому

    Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 15 годин тому

    Laaxoowla walaa quwata illaa billaah

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 День тому +1

    Subxan Allaha 😢😢😢😢(Allaha u naxariisto

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 День тому

    Subxanalah somalid qaar waa naxaris malahaa maa maad baa daan uhaastaan waaji malahaan subxanalah 😢😢

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 День тому +6

    Waxaan umaleynayaa gabadhu ma gabooyaa soo sheega hadeytahay soomaalida ka le waa la aasilahaa somaliyeey umada ilaahey uga baqa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 День тому +4

      Walaal saas hadhihin ayaan dhaweyd 25 bari iyo kabadan ayay wiil buurtinle talaagad ku haysteen maxamuud saleebaan ayaa isku haystay maydka illaahay haw naxariisto gabadha

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 День тому

      filaar-gilgilasho-kaagama-harto!

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 День тому +1

      Waa gabooye ayaan facebook ka arkay illahay haw naxariisto

    • @nastehomohamed-i8q
      @nastehomohamed-i8q День тому

      Waaraya gabooye maxa masha kaanya gabooye miya aasa idanka bahan uus 😂mid kala soo cadaya hadan lacagta biixanaya hadaya tahay basha gabooye anga cid kasta ka lacaga badan. Hadi kala baanta jiaya oo magaca noo diiga

  • @BeksiArtsDj
    @BeksiArtsDj День тому

    Sheeko soomaalidii ma halkaasbaygaadheen walee alla hasahlo la aasimaayo haday marayso waa halis alle ha unaxariisto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fardusa411
    @fardusa411 14 годин тому

    Waan ka xumahay walahay tancimro qaadasho ayay nootahay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 годин тому

    DAAIR CALASOW PLEASE KA HADAL ARINTAN OO WAX KA DHEH FAQASH WAA LOO JEEDAA MEESHA AY MARAYSO KU DAYOO PANTULAND KU DAYOO KU DAYOO PANTULAND KU DAYOO

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 День тому +4

    Wallee rer mudugu waa billaa naxariis subxaanallaah hadey rer koonfur ahaan laheed lacgataas waa laga cafin lahaa

    • @ommucadegal
      @ommucadegal День тому +3

      waa reer garoowe maha mudug meeshu

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 День тому

    This is very sad really and may Allah help guys😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin

  • @mahdiibrahimabdi3197
    @mahdiibrahimabdi3197 5 годин тому

    Soomali yeey isku taboo qof iyo Hal doller aan bixino insha allaah

  • @falisa576
    @falisa576 День тому

    Ilaahoow deyn islaameed hanagu
    Dilin war deynta iska ilaaliya ma fiicna
    Naftuna meel ma jirto. $75 kun o
    Dollar wa lacag badan qof ari qalo
    Se logu yeeshay

  • @falisa576
    @falisa576 День тому

    Subxaanallaah war may iska
    Cafiyaan ilaahoow iimaanka noo
    Siyaadi

  • @FaisoMaxamed-n6d
    @FaisoMaxamed-n6d 16 годин тому

    Yarabi ilalaahwo ufudude kuwa qanta sheganaya unsiqir muslimin muxsinintah Sidney denta uga bixin lahayen marx um oy xor ug a dhiglhyen

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 День тому

    Inaalillaahi wainaa ilayhi raajicuun 😢😢😢😢😢😢😢

  • @FatimaAbdiyoussouf
    @FatimaAbdiyoussouf День тому +1

    Balaayo inu cuntay maydka ay dideen inla aasso ha cunaan waaxaaso dada siday uusiyeen markay kuwa hore siin waysay may iska ceshasaan waxooga inalillah wa ina illayhi rajicun

  • @lulali8651
    @lulali8651 21 годину тому

    Marka Yaad lacagata Ka rabataan iqitiiyaarkiinaa idinkeey iidon talagaliin.

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 День тому +2

    🎉🎉

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 Годину тому

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 20 годин тому

    War ma isku naxari satan ya Allah 😢😢😢

  • @LuulKhalif
    @LuulKhalif День тому

    Laa ilaaha ilahaahu islaanimo majirto walaa xowla walaa quwati

  • @MuuseCusmaaniidaan
    @MuuseCusmaaniidaan День тому

    .inaalillaah wanaa ilayhi rraajcuun Sahay aakhiray dilin noqone.iskacafiya

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 День тому

    $70,000 SUBHAANALLAH WA YAAB

  • @messil8080
    @messil8080 День тому +1

    inaa illaahi raajucun wakaa caduun

  • @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633
    @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633 День тому +1

    Ilaahayoow dadka usikhir

  • @Umisamiir
    @Umisamiir 23 години тому

    Alaha usoodiro umaðkabixiso dental marxuumada yaa alaah

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y День тому

    😂😂 hospital kasto private sida ah qofka ku dhintay lacag KU leyihin meydka u heystan 😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 День тому +2

    (SUB HAN ALLAH)!! DADKSN INRY RUN SHEEGEYAAN YAA FARSNAYA TOLOW?? FADLSN DADKAN OODHAN (KITAABKA QURAANKA) halagu dhaariyo!!SIDANI ISLAANIMO MAAHA! MEY ISJA WADA SAAMAXAAN TOLOW!!(RABBI) haw naxariisto(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 День тому +4

    Waa suaal sidey lacagta intaas laeg ku qabtaa ma ganacsi ayaa ka galey meydka wax suuragal ka sheega

  • @cabaasibraahim4544
    @cabaasibraahim4544 День тому

    Qoraalka aad umadda u baahinaysaan iska saxa, qoraalkan wax micne ahba lgama fahmayo.

  • @FilsanHashi-v2w
    @FilsanHashi-v2w День тому

    Waxay u deemoowday waa korinta agoonta dad baa leh 3 sano baan ku lahaa intaasba waad ka la.eeden waadna naqmeeseen maad iska cafisaan allaa meel kale idinka siinaaye

  • @ShamsoMohamed-lc2yg
    @ShamsoMohamed-lc2yg 23 години тому +1

    😢😢

  • @maymunamaymay
    @maymunamaymay День тому

    subxaanalaah waamaxay habrahan bahalaha ah naxariistii kazuushay waa naxdin arinkaan

  • @Ceergabo
    @Ceergabo 21 годину тому

    Hadday adhi qali jirtay siddee toddobaatan kun loogu yeeshay?

  • @MuuseCusmaaniidaan
    @MuuseCusmaaniidaan День тому

    .soomaali yay dadka maydka kafur.fura subxaana laahi Allahu akbar

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 День тому

    SUBHAANALLAH ILAAHAY OOW U NAXARIISO

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 17 годин тому

    Subxan allah

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io День тому

    WAlAALAYAAL MJ MEEYD MAA KEENTEEN LA AASIMAYO AMA LACAG NA SIIYA. MEEYD LACAG LAGA RABO HOOYO SHEEGASHAFEEDII LACAG LAGU XIRAY. انا لله وإنا إليه راجعون.
    ADINKEEY IDIIN TAAL MJ EE ANAGU WAX BIXINMEEYNO

  • @Umu-aya
    @Umu-aya День тому

    Ano gabadh yar baan den necba shilin Somali ma ilowi jirin cida an ka qaato 😢 deen ciyar ma aha wlh aqiro halaga
    Fakiro maskinta halo kaco si ee qabrika ugu nafisto😢

  • @Maria28832
    @Maria28832 День тому

    WALEE DAAROID MJ WAA GUN MASAKIIN MJ OO ARI QALE AH OO GEERIYOOTEY BEEY LACAG KABRABAAN AAWEY FAANKI MJ AMA DAAROOD KA BIXIYA LACAGTA AMA FASAXA MEYDKA HA LA AASO

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y День тому

    Laa xawla walaa quwata illaa billaahi daynta somaliyey daynta halaga bixiyo maydkas

  • @LibanGuhad-w8y
    @LibanGuhad-w8y День тому

    75000 mxaa u dhahee dadkaan waxey shegeen maba dhano tiradaas inta soo hartay jeebka ma lagu shuban rabaa war reer garoowe waxooda ma dhintaan oo kama samraan miya war iska cafiya irsaaqada allah baa hayee

  • @AliyaAbdowe
    @AliyaAbdowe День тому

    Dadkaan ayagaa gardaran qof daynta inay ku daldalan ayee u qabsanayaan misna

  • @QamarMaxamed-u4e
    @QamarMaxamed-u4e 18 годин тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi День тому

    Subxaanallaah 😢 Allow xaqa adaa u hiiliyo

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 День тому +1

    Majerteen haka bixiyaan

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle День тому

    Majeerteenku maba naxaan la aasi maayo ayey yidhaahdeen haday arintaasi isaaq dhexdiisa ka dhici lahayd looma qabsadeen qof dhintay lacag allaahu akbar

    • @Abu-ayisha
      @Abu-ayisha День тому

      Meel walba ma qabyaalad baa galinaysaan soomaaliyeey

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 День тому

    Asc
    Subxaana laah
    Weligay ma arkin
    Mana maqlin meyd lacag loo haysto
    Hada hadii layiraahdo meydka haysta ma lacag buu u noqon
    War isku xishooda oo illaahay ka cabsada
    Oo meeydka siidaya hala aasteee

  • @abdiqanimohamudyusuf8756
    @abdiqanimohamudyusuf8756 День тому

    Subxanallaaaah..wll ka bixiya daynta yaanay raacin ifka ayaa wax la isugu yahay...akhiro waxba la isuguma aha..wll ka bixiya dar ilaaahay day tu way culustahay

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز День тому +3

    Maydka Hala Siiyo Dadkan Gaajaa Xun Baa Haysa inay Cunaan Bay Rabaane❤

    • @abdiqanimohamudyusuf8756
      @abdiqanimohamudyusuf8756 День тому +1

      Wll aan ku aqli celiyo..subxanalaah.wll dayntu way culustahay..ifka ayaa wax la isugu yahay wa in lo gurmadaa maydkaa..hadlkaa dib uga noqo wll

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o День тому +1

      DADKU XOOLAHOODA XAQBEY ULEEYIHIIN

    • @nagad-t8o
      @nagad-t8o День тому

      Wllo qofka dayn lama galiyo walodida intay siyam ayey lacag kuleyahay um hayan war naxdin bay udhimatay allow dayn hanagalin waxyar ed haysatan dumarow shah gada adhi balayo haysku qadanina ​@@user-mk1gp2cw7o

  • @XasanjananxasancadeXasancadexa
    @XasanjananxasancadeXasancadexa 13 годин тому

    Gurmad.degdeg😂😂

  • @ArladiEmid-r2g
    @ArladiEmid-r2g День тому

    Reegoroowe mayka xishmeeya iskana cafiya hadii kake waxaan noqonaysaan kuwa bilskada somaaliyeey dhaqan fin kusoo kordhiyay

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 День тому

    Asc, Ragii malaayiinta dollar doorasho iyo laaluushka ku bixin ayey lacag Taas canshuurta iska ants Arita wash’s iyo tan casbahs iyo baradads iyo yaanyads gada , canshuurtoodii weeye. Waxaana dhici doonaa in mardhiw puntland Haaji loogu baqtiyo.

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o День тому

    Haa wa adhi war adhiga iska ilaaliya oo shah yar gada iskadaya waxas oo sabayada qureeca kuganacsada ama cake hoyoyin lacag dhan aya laydim ku leyhaay wahalis walaahiy

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 День тому

    Inteey nooleyd maxaad😂usheegan weyseen

  • @ChoukriAli-sc2jv
    @ChoukriAli-sc2jv 17 годин тому

    Inaalilaahi wana ilaahi raajicun war iska samaxa maydku muxu idiin tarayaa hadi nili siin wayo maad cunaysiin maydka 2 sans iyo 7 bilood sowniga sugayy imikana suga

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad День тому +1

    Ilaahow usahal maydka

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 День тому

    Lacadta wey badanthy seeloo aaminikara dadkan ayaamahan silacak loohelo wax walbo filo illaahay ayaa xaal og

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o День тому

    DADKU DEYNTOODA XAQBEY ULEEYIHIIN EE DEYNTA HALAISKA DHAAFO

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 День тому

    Sheekadan been e u ektahay 75kun dad sidan u rafaadsan xagey ka keenen iygaba bahane war ilahey ka cabsada oo meydka culuska ka qaada somalia meel mahaan galaada wadamadan an joogno qofka hadu dhinto waa iska cafiyan hadii 100kun lagu leeyahay xeytahay umada muslimka ee meydka ku dhagan subxanallah 🥲

    • @SamiyaRashiid
      @SamiyaRashiid День тому

      Islamahaa ariga ka ķanacsada puntland boosasò ama faroowe waxaa isdhahaysaa kuwan gaaja dishay markasaa arkeysaa tiiyoo magalada barleh akoono lacagi uga buuxdo