Masha Allah Malyuuneey Run Sheegga iyo Caqliga , baraarujinta inta dulman ayaa laguugu soo duulay. Lakin Rabi ayaa kuu hiishay. Ha u bixin hor u soco walaalo.xaasid ma ahid Somali asli ah.
Maasha Allah 🥰❤️ Maama malyuun wanaag waad u dhalaty gob ba thy, inta xun carada cantuuga dheh. Ani tol iyo reer nimo ma aamin sani, Dantayda iyo rabigay oo kaliya. Dadka danbaa ina midaysa danna waaku kaltagnaa. MMS guulayso safar khayr qabo.
Masha’allah tabaraka’Allah cid ku gaadhi karta majirto ee naftaada Aamin. Intaan kula socday from day1, Dec 2016 inay ahayd baan filayaa. Intaad wax qurux badan dhisto baad ka dhaqaaqdaa. Waana dadkeena ayaan aqoon wax uquudhidda. Waad iga aqli badan tahay laakin waxaan jeclaystay Inaan kula wadaago wax aan caan kunahay haddan somali nahay oo layidhaahdo “ Crab Mentality “ oo aan inaguna unaqaan cadkanow ku cunay ama ku ciideeyay . Bahalka carab ka🦀 layidhaahdo jilaabatadu baaldi bay ku guraan iyagoo og in aan midna ka bixi karin waayo ka sii baxaya intay sugaan bay lugta kusoo dhegaan oo dhulka soo dhigaan. Markaa ninka jilaabanayaa werwer kama qabo in midkood ka baxo oo way isla hadhaan “ If I can’t have it no one will” drama.
Masha Allah's mamoy.waxan Raba inane daris kula noqdo had alla idmo ee dog buxdo nagasi dhulka qeymahadk abixisay qeymahad kudhisday had layaway school dugsi quran nogaso waran mamo
Malyuuneey hadalkaaga walaahi a igu waa fame karaa aniga sidaada dhar kayga waxaan la sugaa faradays oo walaahi ha ma labisto run bandannas laakiin ma fahmayaan soomaalida waxaa lagu Lee tahay waa walaantahay laakiin Darla caqli ha badan ayaa fame Kara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maaandha allaah
Hal guri baan rabaa inan Kenya ka dhisto 4 carurta.baan rabaa inan hoyadey o kismayo jogto u geeysto halkee fican inan ka dhisto ayantan Kenya waaba ka cabsade
I love her. She is very determined and powerful women. I hope she can heal from all childhood trauma she went true.
Masha allah noloshada cusub allow kubarakey ❤❤❤❤❤
Ilaahay cadow hakaa qabto cfmaadna alaha ku siiyo. Ciladna ale kuma yeelo. Sabarkaga ku meel gare ❤
Maansha Alaah tabaaraka ,keep going we ❤ you sister Ku dayasho ayaad mudantahay ,caqli gaab ha dhageysan👍👍👍👍👍👍
Walalashay fadlan iska sax saliga nabiga iyo aayada quranka ah jazakallah
Ilaahay swt mama malyuun aduun iyo aakhiraba hakuu gargaaro umada
gaal iyo islam hakuu saqiro wax khayr qabana hakula kulmiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiin
Manshaallah Queen kor dahab Allah ku barakeyo new life 🙏🏽 ✨️ ♥️ 💖 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah mamo malyun ilaahay haku barakeyo cadowgana haka qabto❤❤❤
Maasha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Malyuuneey Run Sheegga iyo Caqliga , baraarujinta inta dulman ayaa laguugu soo duulay.
Lakin Rabi ayaa kuu hiishay. Ha u bixin hor u soco walaalo.xaasid ma ahid Somali asli ah.
Mashallah mashallah mashallah congratulations to you beautiful amazing queen MMS 👑👑❤️❤️❤️❤️🇧🇻🇧🇻
Mashaa Allah congratulations
Mamo wanku jeclahay ilahay haku xafido gurigas farxad iyo nololqurux badan ku dhamayso
Mama malyuun ayantan hablihi waa la gowracayaye raga kenyanka Iska ilaali iyo shaqalayasha ilaahy garankaga hagalo mamo magaladan magaced halkee u dhowrahay Nairobi mise Mumbaisa
❤❤❤❤❤maasha allah mamo
Maasha Allah 🥰❤️ Maama malyuun wanaag waad u dhalaty gob ba thy, inta xun carada cantuuga dheh.
Ani tol iyo reer nimo ma aamin sani, Dantayda iyo rabigay oo kaliya.
Dadka danbaa ina midaysa danna waaku kaltagnaa.
MMS guulayso safar khayr qabo.
Mashallah queen malyuun guriga quruxda badan kheyr alle hakaga dhigo
Mashallah ❤❤❤❤❤ mom Somali ma ficna iska taxadar
Masha’allah tabaraka’Allah cid ku gaadhi karta majirto ee naftaada Aamin. Intaan kula socday from day1, Dec 2016 inay ahayd baan filayaa. Intaad wax qurux badan dhisto baad ka dhaqaaqdaa. Waana dadkeena ayaan aqoon wax uquudhidda. Waad iga aqli badan tahay laakin waxaan jeclaystay Inaan kula wadaago wax aan caan kunahay haddan somali nahay oo layidhaahdo “ Crab Mentality “ oo aan inaguna unaqaan cadkanow ku cunay ama ku ciideeyay . Bahalka carab ka🦀 layidhaahdo jilaabatadu baaldi bay ku guraan iyagoo og in aan midna ka bixi karin waayo ka sii baxaya intay sugaan bay lugta kusoo dhegaan oo dhulka soo dhigaan. Markaa ninka jilaabanayaa werwer kama qabo in midkood ka baxo oo way isla hadhaan “ If I can’t have it no one will” drama.
Masha alah ilahey ha ku xifdiyo hooyo
Ma sha Allah ❤❤❤
❤ malyun suban samatr ❤🎉🎉🎉🎉🎉hore usoco ❤iinta aqliga u saxibka ah aya kujecel e ha ujojin ❤❤
Insha allah hakuu macaato
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Qolka renjiga yalowga iska bedel waa xanaaqii oo qol ah alaabtii bal arag sey ku soo baxday bal arag renjiga berseda waa Mash’allah kaas marso qolkana
Yellow - optimistic, cheerful, playful and Happy xanaaq shaqo kuma lahan
Masha allaah tabarakallaah ❤❤❤
Somali oo dhan ma xuma habaarka xaqdarada ah qofkuu afkiisa ka soo baxay buu ku soo noqdaa iska jir habaarka
Mama waa qof caqlibadhan Manshallah mama waa ruuntaa qalbiga laga soocdaa 100% true
Masha Allah's mamoy.waxan Raba inane daris kula noqdo had alla idmo ee dog buxdo nagasi dhulka qeymahadk abixisay qeymahad kudhisday had layaway school dugsi quran nogaso waran mamo
Maasha Alaah!
Bal is ilaali Kenya dadqalato iyo qurismaris baa kadilaacaye
Eedo maanta Ilaa masaydii baa u shaqaynayso lacagto waa muhiim 😂
Mashalah mama mayun
Malyuuneey hadalkaaga walaahi a igu waa fame karaa aniga sidaada dhar kayga waxaan la sugaa faradays oo walaahi ha ma labisto run bandannas laakiin ma fahmayaan soomaalida waxaa lagu Lee tahay waa walaantahay laakiin Darla caqli ha badan ayaa fame Kara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maaandha allaah
Mama malyun alla ku barakyo gurigada 👍💖
M a. Is ilaali cidna ha aaminin ❤❤❤❤❤❤❤
M.a mms horumar wacan❤
Malyuuney maansha Alaah tabaarkalaah isha Alaah waxad lebisataa lebis quruxbadan oo Alla kacabsinakujiro lebiso sharaftadana wax udhimeyan♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Aaway Bruce
My sunshine ☀ guuleyso
butter then galadi
better than deh
ESL class 😂
malyuuney aawey brus maad eridey cadhisey
ALLAYLAHE WAA RUNTAAA HABO MACAAAN❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤
Mashallah Hore usoco ❤
Masha allah
Mama iskah gursoh xaladah kenya 🇰🇪 way so xumanaysah
Mashallah
Manshaa Allah Manshaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Keep going
Walee gurigaan pod leedahay ilaahay ugu xamdi hakuu yaraado
ALLAYLAHE WAA RUNTAAA HABO MACAAAN
Wca ❤
Asc xiro camera🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maasha allah. Horey u soco❤
Mama iska ilaali shaqalayasha
Hal guri baan rabaa inan Kenya ka dhisto 4 carurta.baan rabaa inan hoyadey o kismayo jogto u geeysto halkee fican inan ka dhisto ayantan Kenya waaba ka cabsade
Somaliya ka dhiso walashay wan ku la taliyay waliba kismaayadaa sheegtay dhul adan lahayn wadan shisheeye oo hadana darisa dhibtiisa buu leyahay lacag haysaga khasaarin
Dhulka hada dhisanayso somaliya ka dhiso ilmaha egypt/masar geey waxbarasho fcn
Kenya xitaa waxbaro fcn ba tl
Next video no soo duub bananka xafada
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Queen kordahaab nolow ❤❤❤❤❤
Guulyso ❤❤❤
Malyuney brus Miyuu kaa tagay
Xabiibti Geesiyad baad tahay
Mama allah ku ilaaliyo ee is ilaali
Dadka maxaa wax kugu daray dantaada ka raac
Mama change your walls paint the house is going look modern house paint white ama gray clor mama
malyuuneey bruce ma cayrisey waa xay masaygu
Habar. Waalan. Sheekadeedu. Guri. Ma. Dhaafto
Habrta walan wa aqli badan tahy guri be nagu karbashesa😂hoyada aydna ma walte video noga so dub😂😂
Guri qurxoon weeye
Ilah hakugu amansado
Malyun qadar dhacay wan haystaa am very am very sad😢😢😢😢
Bqrd baaad Tahay Guuulayso Galdogob Kaaa Salamaaya kor dahab malyuuun
Baati waa dhaqankeena soomaaliyeed
💕💕🎉
Makyuuney walaal Allah kugu xafido.
Soomaalida hahabaarin somaalida maama malyuun
Masha allaah maama malyun
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Where is Bruce?
Wapi Bruce
Guriga waxuu fiican yahay markaa dhulkaaga ka dhisato inta kale qeylo dhaan 😂
Mamo wapi Bruce?
Mama malyun xage kalasoxarira
+14805699408 WhatsApp
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Malyuney is ilaaali kenya amnigeda ma ficneee
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Walee waa runteed
Maama meeyey Brus,ma eriday durba.
Maama malyuun burus away miyay kugu direen
Miskinki maad eriday allaha akbar
Maama malyuun aawi buruus
Mnshllh
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤
Cadan miya bal hoooooouuuuuuuf maxay
❤❤❤❤❤✊💪✌
Camira gasho
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤️❤️❤️👌👌👌👍👍🙌🏾🙌🏾
Dadka cadowga alah ka qabto dhib malah mel xisab tala imanayso
❤❤️❤️❤️⭐️⭐️⭐️⭐️🌹🌹⭐️⭐️⭐️👍👍👍