MARTIN IYO IKRAAN CARAALE SHEEKO CAJIIB AH XAFLADI CASHO KARINTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 роки тому +3

    Abtigeey Mustafa Martin libaax Habar yoonis ah from Garoowe

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 2 роки тому

      Masha Allah abtigay ayaad tahay ana habaryartaa ayaan ahay maxaa ka fiican

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 2 роки тому

      @@muuminad3143 waa saas Soomaali waa walaal xidid iyo xigaalo reer Shiikh Isxaaq iyo Daarood waa ehel iyo xigaalo dhibaca abtigaan kaasoo galine habo soo dhawoow

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 2 роки тому +5

    Madaxwaynaha dumarka waxan ka codsanaya inad igu cawiso garoob ama gabar, thanks. 🌹 👍

  • @abdis70
    @abdis70 2 роки тому +2

    Dumar shiriye. Hortaa jiraba Diric wax ku waa. Dilaalka Guryaha Ribadda lagu qaato ayuu ku faafayaa ninkaa weyni. Allow sahal amuuraha.

  • @Dagan721
    @Dagan721 2 роки тому +4

    Martin waa nin culus waan ku wada doranay

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 роки тому +2

    markey ISAAQ abti ku yihiin❤🎉

  • @ugbaad48
    @ugbaad48 2 роки тому +3

    Waaaaw qurux badan wllo

  • @nuuraciiseyusuf7706
    @nuuraciiseyusuf7706 Рік тому

    Mashalhall ❤🎉

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 роки тому +1

    martin sidii gobonimada ahayd ee la inagu yaqaanay ayaad u soo dhaweysay inaantaan abtiga u nahay masha allah.

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 роки тому +2

    Hodan Iyo ikraam

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому +1

    Asww, Khadraayqaran caday yaryar waziiratu iyo maamushadii gudaha waxaan dhahay iyo Rayi yaashaydi lagu tisqaaday raystayna.

  • @Itzmeahmet
    @Itzmeahmet 2 роки тому +1

    Mnsha allh

  • @fihiimamohame6109
    @fihiimamohame6109 2 роки тому +2

    Dhal fanaan🥰

  • @yassienmuhamed101
    @yassienmuhamed101 2 роки тому +1

    MADAXWEYNAHA SOMALILAND BUU SHEEGTAY MARKASA QOLA CADHAYSANI RUN MODEEN AYAANTII DANBI ISKA YIDHI " WELIGAY MA TUKA "
    KHAYR LAAWE!

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 2 роки тому +1

    😂😂

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 2 роки тому +1

    😅🤣🤣🤣🤣🤣

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 2 роки тому +1

    Madaxwaynayaha dumarka 😂

  • @ayaankayd8908
    @ayaankayd8908 2 роки тому +1

    U 7