Mustafe Martin😱"Labaatan Sano Maan Tukan waligey masomin"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @zeinababdi4757
    @zeinababdi4757 2 роки тому +1

    Martin is an honest man, educated, very smart and intelligent with the world wide exposure, I have no idea why somali people are making big deal out of him not fasting or praying....that is very personal and is between him and his creator....let the guy live his life.

    • @GeeljirePower
      @GeeljirePower 2 роки тому

      i think people are shocked about him doing zina and drinking

    • @fply3303
      @fply3303 Рік тому +1

      let the guy live his life😱
      subxanallah
      inta aynu nahay muslimin qof sidas ahi inaguma dhex nolanayo nolol u gar ah oo u leyahayna ma jiridoonto
      ma waxad aragtay qof leh muslim ban ahay oo weligay ma soomin 20 sanno ka hor baa salad ii gu danbaysey oo iska qoslaya wuu iska qoslayaa hadda🤨 kama qoomameynayo ugu yaraan wejigiisa haba yarate wax murugo ahi kama muuqato 😪
      waxasi raganimo maha waa gaalnimo doqoniimo ugu darsantay 😵adiguna 4 kalmadood oo ingiriisi ah waxba haku taageerin oo ha odhan u daya noloshisa wad danbaabte ilahay usoo noqo
      ilahaw xaqa na tus🤲

    • @tash7356
      @tash7356 7 місяців тому

      ​@@fply3303kkkkkkkk subxaanalh acudubilh

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 2 місяці тому

      ​@GeeljirePower not shocked he's just living his life

  • @cnsirjama2217
    @cnsirjama2217 3 роки тому +1

    Martin ufiirsada sida uu uhadlaayo wuu cabsan yahay kan waraysanayaana wuu fahansan yahay inuu cabsan yahay sidaas ufiirsada martin codkiisa

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 роки тому +2

      Ninka waraysanayaa waa munaafaq , wuu ugu talo galay inuu mustafe ceebeeyo,
      Wuxuu arkay inuu cabsan yahay waana sababta uu uga faa’iidaysanyo

    • @fply3303
      @fply3303 Рік тому

      walaal qof kasta oo wax qaldan yidhaa ma cabsana ma ogtahay ,
      waan ogahay maskax qof muslim ah way ka weyntahay in qof muslim sheeganayaa uu waxan ku hadlo balse wuu u badheedhay
      waxana uu garanayaa in an waxba laga qaban karin iska ba daaye qaar kale ay taageerayan ma ogtihiin in haddii dil lagu xukumo illeen qofka aan tukan ee la yidhaa tuko ee diida in uu gaal yahay ladilayo haddii dil lagu fulinayo iskadaa in uu meelahaa ka yidhaa ma tukado mana soomo waxa laga yaabi lahaa in uu tubta qabsado salaad aanay ka tegin lkn inta madaxdeenii arimahas qaban lahayd isku jeedo waxas iyo wax ka daranba waa la arki
      والله أعلم

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 9 місяців тому

    Mustafe waa simalilander uma baahhna waxaad caawa waydiinaysaa waa ceeb, iska dhaaf diintiisa ilaahay baa ku leh

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 9 місяців тому

    Mutafe waligay ma tukan, ma caawa ayaad waxaas la timaadeen awalba waad caayayseen

  • @CabsiyeCumar
    @CabsiyeCumar 11 місяців тому

    Kani MAA maraaaan iska cas

  • @antitoogtakulmiye2485
    @antitoogtakulmiye2485 3 роки тому

    Rasuulku calihi salaam (إذا ابتليتم بالمعاصي فاستترو wa hiding aad danbabti oo shdaan ku ibtilayay is astur.
    Mara kaa ma qabo shakhsigan qof cadiya maaha
    Shaki baa ku jirata is lam nimadiisa
    Ka waray sanyana wu khaldanyahay oo wuuba la qoslayaa

  • @wizdegod6238
    @wizdegod6238 3 роки тому +2

    😂😂 Guuleso Martin waa somali asil ah lol 🤣 😂 .

  • @AndoulkarimAhmed-rc8pk
    @AndoulkarimAhmed-rc8pk Рік тому

    War nimanyahaw odaygan Wayne 60 jirka ah Daya waxa uu ku hadlayo?

  • @shakuurislamiccentre6609
    @shakuurislamiccentre6609 3 роки тому

    Allah yahdika

  • @MohamedIbrahim-kh6up
    @MohamedIbrahim-kh6up Рік тому

    Talyaani afka bartay ayan u arkaaa aniga

  • @adamgabriyel3414
    @adamgabriyel3414 2 роки тому

    Martin.
    Akhiro.ninakamaxigo
    Hawjojin.horeusoco
    Somalidu.dhaqnkodi.
    Waykatagen.carabaynoqdeen.

    • @fply3303
      @fply3303 Рік тому

      doqon bad tahay wallee😕

    • @adamgabriyel3414
      @adamgabriyel3414 Рік тому

      @@fply3303 doqonka maxad utaqana rerbadiye.amus

  • @moseslaibu1231
    @moseslaibu1231 3 роки тому

    Jg afro

  • @abdilahiahmed5715
    @abdilahiahmed5715 Рік тому

    Naacala kugutaalo